-
Content Count
29,816 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Breakingnews Ethiopian troops and Kenyan troops invade Somalia.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Saraakiil Itoobiyaan ah oo Muqdisho soo gaadhay iyo ciidamo Itoobiyaan ah oo gudaha usoo galay Sooma Written by Somalifans Jun 20, 2009 at 12:44 PM Saraakiil ka socota dowlada Ethiopia ayaa la soo sheegaya inay hada ka soo degteen garoonka magaalada moqdisho, Saraakiishan ayaa waxa la sheegay inay ku yimadeen sii degdeg ah kadib markii habeenimadii xalay u madaxweyne shariif sheekh axmed telfoon kula hadlay mas’uuliyiinta Ethiopia ugu sarsareysa, kuwas oo u ka codsaday inay Soo farageliyaan xaaladaha ka jira dalka Somaliya Saraakiishan ayaa la soo sheegaya inay noqon doonan kuwa oddoros ku sameya xaaladaha ka jira magaalada moqdisho xiligan, iyada oo dhinaca kalena aay xiliga aay yimadeen saraakiishan magaalada moqdisho ku ka soco dagaal xoogan Dowlada KMG ee somaliya ayaa saacado yar ka hor ku dhawaaqay inay burburi doonto hadii aan 24 saac gudahood lagu soo gaarin, waxana la dhahi kara dowlada Ethiopia ayaa noqotay dowlada ugu horreysay ee u soo gargaarta dowlada u madaxda ka yahay Shariif Sheekh Axmed Dhinaca kale Wararka aan ka heleyno gobolada kala ah Hiiraan, Bakool, Galguduud Iyo Gedo ayaa soo sheegaya in ciidamo ka socda dowlada Ethiopia aay gudaha u soo galeen gobolada iyaga oo ku hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan, waxana laga filaya magaalada baladweyne In ciidankaasi soo gaaro halkaasi waqtiyada soo socda sidaa u soo sheegayo Wariyaha Somalifans Online ee magaalada B/weyne Ethiopia oo ka mid ah dowladah deriska la ah somaliya kuna jirta dowladaha aay dowlada KMG ee Somaliya baaqa u dirtay maanta inay soo fara geliyaan xaalada Somaliya Next> -
Ciidamada Wadamada Ethopia iyo Kenya oo soo buux dhaafshay Gudaha Soomaaliy News/Articles >EU extends anti-piracy operation for one yaer >unjani and somalia forge cooperation and education >Somali begins training 1st naval force in years >Somali Islamist leader not killed >Somali leader blames govt for civilian deaths >Gunmen kill Somali radio director >Nigerian tugboat freed by somalia pirates Waraysi Maqal ah > >Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee > > Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan in ka badan 80 gawaarida ay caanka ku yihiin ee Uralka ayaa lagu soo waramayaa inay soo buuxdhaafiyeen tuulooyinka ku heeran magaalada Beledweyn ee xarunta gobolkaasi Hiiraan saacado ka gadaal markii ay ka soo talaabeen soohdinta kala qeybisa Somalia iyo Itoobiya. Dad goobjoogayaal ah oo ku sugan tuulada Bacaad oo qiyaastii 25Km ka yara durugsan magaaladaasi Beledweyn ayaa goor dhaweyd Idaacadda HornAfrik u sheegay in ay arkayeen ciidamada oo qaarkood dhulka ku socda oo u soo gudbaya Beledweyn. Wararka qaarkoodna waxa ay sheegayaan in ciidamadu ay qarka u saaran yihiin Beledweyn xilli dadka ku dhaqan magaaladaasi Beledweyn ay cabsi ka muujinayaan ciidamada ku soo siqaya Beledweyn sadex maalin ka dib markii halkaasi qarax loogu laayey in ka badan 19 sarkaal, odayaal dhaqameedyo iyo mas’uuliyiin uu ka mid ahaa wasiirkii amniga qaranka dowladda Somalia Col Cumar Xaashi Aadan. Imaashaha ciidamadaas shisheeye ayaa ku soo beegmeysa xilli uu ku dhawaaqay afhayeenka baarlamaanka Somalia Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada ee Villa-Somalia in wadamada beesha caalamka gaar ahaan kuwa dariska la ah Somalia inay ciidamo caawiya dowladda u diraan wadanka Somalia. "Waxaan caalamka ugu baaqeynaa in ay dowladda ka soo gaaraan" ayuu yiri Aadan Madoobe. Afhayeenka baarlamaanka Somalia ayaa ka codsaday madaxda wadamada Kenya, Jabuuti, Itoobiya iyo Yeman in ay ciidamo la soo gaaraan dowladda Somalia 24-ka saacka ee soo socota si buu yiri loo badbaadiyo xukuumadda taagta daran ee Somalia, lama oga in ciidamada Itoobiya ay noqon karaan kuwo dowladda ka shaafiya cabsidii faraha badneyd ee ay ka qabeen xoogaga Islaamiyiinta ee duulaanka ku haya in dowladooda ay meesha ka tuuraan Dhanka kale dhaq dhaqaaq ciidan oo ka imaanaya dhinaca dowladda kenya ayaa waxaa siweyn looga dareemayaa degmooyinka ka tirsan gobolka Gedo gaar ahaan Magaalooyinka Balad Xaawo iyo Ceelwaaq oo labaduba ku yaala sowdinta u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya. Wararka naga soo gaaraya degmooyinkaasi ayaa sheegaya in dowladda kenya ay ciidamo fara badan ay soo buux dhaafisay xadka ay la wadaagto Soomaaliya,ilaa iyo iyo haatana lama oga sababta ka dambaysa ciidamadaani la soo dhoobay halkaasi,waxaan xirin gaadiid doonayay in ay gudaha Soomaaliya u soo gudbaan iyo kuwa kale oo doonayay in ay galaan Kenya. Gudoomiyaha degmada Balad Xaawo Axmed Max’ed Barkuus oo shabelle ay wax ka weydiisay ciidamada dowladda kenay ay soo buux dhaafisay xaduuda ayaa sheegay in uusan garanayn xiligaani sababta ka dambaysa in dowladda Kenya ay halkaasi ciidamo soo dhigto. Barkuus ayaa waxaa uu inataasi ku daray in arintaasi uu qadka taleefanka kula hadlay gudoomiyaha degmada Mandheere ayna ku balameen in ay maanta ku kulamaan Xaduuda si ay uga wada hadlaan xaaladaha ka soo cusboonaaday xuduuda u dhaxeysa labada dal. Ciidamada la soo dhoobay Xaduuda Kenya iyo Soomaaliya ayaa imaanaya markii maanta Dowladda KMG Soomaaliya ay ka codsatay wadamo ay ka mid yahay Kenya in ay Ciidamo si dhaqsi leh ay ugu soo diraan Soomaaliya allsnaag .com
-
President rayaale meets with the emir of Kuwait.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somaliland President meets with the Emir of Kuwait Written by Qarannews Jun 20, 2009 at 07:32 AM Kuwait (Qarannews)-The Somaliland President, Mr.Dahir Rayale Kahin and his delegation currently visiting Kuwait met with the Emir of Kuwait, Sheikh Nawaf Al-Ahmed Al Jabir Al Sabah this past Tuesday, June 16th, 2009. According to sources from the Horn of Africa Newspaper, the meeting took place at the offices of the Emir of Kuwait and was attended by the Kuwaiti Foreign Affairs minister, Mr. Mohamed Sabah Al Salem. President Rayale and his delegation, which includes the Somaliland minister of Education and the presidential staff departed for Kuwait last Sunday at the invitation of the Kuwaiti government from the port city of Berbera. The Somaliland delegation were also the guest of the Emir of Kuwait at a luncheon held in their honour attended by several prominent members of the Kuwaiti business community, according the Horn of Africa Newspaper sources in Kuwait City. Qarannews will endeavour to publish any further official communique from this visit. Qarannews Next> -
Mogadishu: The result of the Caravan Sharif Ahmed :PICS
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Lika shing its walad cabdalle wa wiilki maurataniga aha eeh somalia wakiil oo ah ilahaay ba wakiil oo ah eh. -
Afcourse xisbal al islam and alshabab are not the same, and they will fight wala isu kitaab sheegan doona other wise they would fight under one name one leader.
-
Will never happen sh dalxiis and his government will be the government on paper oo coma ku jirta oo ay african union troopsku nafta ku hayaan. The west will never allow an alshabaab government in Mogadishu .the neighboring countrys of Somalia will never allow that to.
-
BREAKING NEWS: ETHIOPIA MPS DO NOT WANT TO ACCEPT SOMALIA PLEA
Xaaji Xunjuf replied to Oromali's topic in Politics
The madow kid in Washington cut all the aid he was giving the Ethiopian government Ethiopia cant even feed it civilians , and sh dalxiis is talking about Melez can you please save me from al shabab, guess sheikh dalxiis is on his own. lol. -
Dee idinka meesha dhigay wadankiina, maxaad la calacalaysa imiika hadaba.
-
Ethiopoan army to rescue Mogadishu society another myth exposed
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Jacaylbaro: Waa laga ridanayay dee ,,,,,,, haday ka riiteen may iyaku xukumaan.. -
Ethiopoan army to rescue Mogadishu society another myth exposed
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
oo maxa cabdilahi yusuf lugu haystey haday tigraygii soo noqdaan lol. -
Eritrea is playing with fire...
-
Originally posted by m_aden_nur: In 2007 Prof.Dr.Ismail Hurre Buubaa's borhter Mahdi Buubaa died in Hargeisa. The Professor wanted to attend his brother's funeral but the Gov't of Somaliland refused him to enter to his Own country (Somaliland) and Capital (Hargiesa).The reason was known that he was Foreign Minister of Abdullahi Yusuf Gov't. This Clearly SHows the Equality of Somaliland officals on all somaliland Politicans who are in SOmalia. Indeed.
-
President rayaale meets with the emir of Kuwait.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Yeah I like to see that to I think they have on plate weyn oo ay bariiska ku wadda cunan. By the way the ties between the royal family of Kuwait and the government of Somaliland seems good. -
Any one who joins the government of the koonfurians we will hunt them down..
-
Madaxweyne Rayaale oo la kulmay amiirka dalka Kuweyt Written by Qarannews Jun 18, 2009 at 05:15 AM Kuwait (Qarannews)-Madaxwey naha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo socdaal ku jooga dalka Kuwayt, ayaa la kulmay amiirka dalka Kuwayt Sheekh Nawaaf Al-Axmed Al Jaabir Al Sabaah. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay labada dhinac oo ku saabsan kulankaas, laakiin ilo xogogaala ayaa wargeyska geeska afrika u xaqiijiyay Madaxweyne Rayaale oo amiirka la kulmay salaasadii doraad, sida uu warku sheegay kulankaas oo uu goob joog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Dibada Kuwayt Mohammed Sabah AL Saleem waxa uu Madaxweyne Rayaale, madaxda Kuwayt ugu bandhigay qorshayaal aan si rasmi ah loo shaacin, balse uu warku tibaaxay inay la xidhiidhaan dhinacyada horumarka oo uu ka codsaday inay dawlada kuwayt ka caawiso Somaliland, waxaana la sheegay inuu kulankaasi ka dhacay qasriga Madaxtooyada. Warku waxa uu intaas ku daray in amiirku shalay Madaxweyne Rayaale u sameeyay qado sharaf ay goob joog ka ahaayeen qaar ka mid ah tujaarta reer Kuwayt iyo waliba wasiirka arrimaha dibada ee dalkaasi, waxa kale oo uu shalay la kulmay ninka leh dhaxalka boqortooyada dalkaas. Madaxweynaha Somaliland oo uu socdaalkiisa ku weheliyo Wasiirkiisa Waxbarashada iyo Xoghayntiisu, waxa uu magaalada Berbera ka raacay Axadii toddobaadkan diyaarad gaar ah oo ay dawlada kuwayt u soo dirtay, waxa la sheegayaa in dawlada Kuwayt si diiran u soo dhawaysay Madaxweynaha iyo wefdigiisa, waxana madaarka ku soo dhaweeyay Madaxweynaha badhasaabka gobolka ay caasimadu ku taalo ee Kuwayt. Qarannews desk.
-
Breaking News : Qarax Is-miidaamin : Cumar Xashi (AUN)
Xaaji Xunjuf replied to Juje's topic in Politics
allah ha oo naxariisto. -
Mashallah diinta hala xoojiiyo.
-
Ilahay ha uu naxariisto amiin.
-
Somaliland: Daallo Airline Introduces New Jets and Flights
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
yeah ina waran cadde wasiirka duulista works hard .. 737 boing landed in hargeysa in april for the first time ,we will get there, inshallah. -
How come it looks like a house. you think its big enough for a library
-
Somaliland: Daallo Airline Introduces New Jets and Flights Hargeisa, 15 June 2009 (Somalilandpress) — Daallo airlines has launched a new luxury, daily nonstop services connecting Somaliland’s capital Hargeisa to number of cities in Africa, Middle East and Europe using it’s new fleet - the McDonnell Douglas DC-9, a twin-engine, single-aisle jet airliner. The DC-9 passenger Jet can carry 91 passengers; 75 people in economy class and 16 business class passengers and its flight crew. The airliner has long been known for its reliability and efficiency. The first Daallo airline DC-9 passenger jet arrived at Hargeisa’s Egal International Airport at 10:30 am, on time, on Sunday by a French flight crew. The carrier was met at the VIP terminal by cheerful political dignitaries, influential members, business executives, media personnel and community leaders who were invited to the occasion. Among those who attended this historical inaugural flight were the chairman of Somaliland’s House of Elders, Mr Saleban Mohamud Adan, Chairman of the Somaliland parliament, Mr Abdirahman Mohamed Abbdillahi (’Iro‘), Member of Parliament, Sheikh Mohamed Adan, Civil Aviation Minister, Mr Ali Mohamed (’Waran Ade‘), former Somaliland Foreign Minister, Ms Edna Adan Ismael, President of WHO [Hargeisa], Ms Asiya, business executives from Dahabshiil, Telesom and Daallo airline’s Hargeisa employees and management staff. Daallo Airline’s Hargeisa chief executive Mr Munir Haji Abdullahi told Somalilandpress that Daallo is the oldest private carrier to operate in Somaliland. “Daallo has been operating in Somaliland for very long time from the time of the civil war when we started with old carriers, in fact, the legs would not even fold, we use to circulate around the city three times before landing. People use to wait for such a long time. Today however we brought a new luxury airliner, the DC-9 configured for 75 people in economy-class and 16 in the business-class.” Mr Munir concluded that they will expand their flights from Hargeisa’s Egal International Airport. “Daallo airlines will operate seven days a week from Hargeisa to all the states. In addition, we will operate two flights to Hargeisa from Nairobi, three flights to Hargeisa from Kingdom of Saudi Arabia, four flights to Hargeisa from Dubai, two from Europe to Hargeisa and two flights to Hargeisa from Addis Ababa, Ethiopia,” Mr Munir told Abdulqani of Somalilandpress. In recent times, airline business has became one of the hottest industries in Somaliland, where in the last four months two new airliners were created, Suhura airways and Cosob airlines. There are also plans to expand Somaliland international airports to accommodate this surge in flights. Just last week Somaliland’s Civil Aviation Minister, Mr Ali Mohamed traveled to the port city of Berbera to unveil new plans to reconstruct and expand the existing airport due to fears of Hargeisa airport becoming too over crowded. Mr Ali told local media he plans to divert some of the flights to Berbera to ease the pressure on Egal International Airport during busy flights and in times of expansion and repairs. Daallo airline unveils new luxury jets Daallo airline unveils new luxury jets Mr Ali also told reporters that his staff are expecting new equipments from Djibouti that will enable them to expand and construct a new highway for Egal International Airport to give motors better access. Daallo airlines is the market leader in the industry and has been introducing customer-driven schemes and attractive fares due to competition from the new carriers. Most passengers complain about Daallo airline’s noisy old Russian jets, lack of proper ventilation and often over crowded. Will the new McDonnell Douglas DC-9 jets restore passenger’s confidence with Daallo? Only time will tell but one thing is for sure, its new day for Daallo airlines and Somaliland.
-
Dayniile's outcry on Maryan Mursal continues.
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
Originally posted by Emperor: ^Lool, maxaan ladhiman waynay ma anagaa idinka maaranna, waar dee waanu idin jecelnahay Lool horta idinku is jecladaa jacaylkayagu ha idin danbeeeyo. -
Dayniile's outcry on Maryan Mursal continues.
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
Koonfurians xata waxay ka xanaqaayaan fananaad noo heestay waleh angu ictraaf helna na wabay dhiman lahayeen..
-
Popular Contributors