Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,814
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. JACAYLBARO WARARKA LAPTOPKIISA AYU NAGA LA SOCODSIIYAA ISAGU HARGEYSA JOOGA OO ,MUSHAKAL NA GACANTA KU HAYSTA. GALABTII NA WUU INDHA CASAYSTA . MARKU SOO KACA NA WUXU YIDHA INA RIYAALE MUXU YIDHI
  2. yes i listen to it on voa dood aad oo cilmiyassan ,
  3. Originally posted by Jacaylbaro: No ,, i don't agree with Amin this time ... This is an insult to our religion. There are no mobile phones in Aakhiro ... and no one knows the destiny of those who died ,,,, How do you know There are no mobile phones in akhiiro , everthing is possible
  4. ilaahoow jannada al shabaab hana gayn amiin to that
  5. Madaxweyne Rayaale oo Safar ugu Baxaya Gobolada Sool iyo Sanaag Written by Waaheen Jun 28, 2009 at 10:19 AM Hargeysa (Qarannews) Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin ayaa la filayaa socdaal in uu ugu baxo Todobaadkan Gudahiisa Gobolada Sool iyo Sanaag, halkaas oo uu ku tagi doono Booqasho la mid ah Tii uu ku tagay Gobolada Saaxil, Togdheer iyo Odwayne,. Safarkan Madaxwaynaha oo aan ilaa hada si rasmi ah loo ogayn waxay wararka u dhadhaw Madaxtooyadu sheegayaan in uu la xidhiidho Socdaalo u Xogogaal noqoshada Xaalada Dalka ah, isla markaana uu ugu kuur galayo, Baahiyaha Aasaasiga ah ee ka jira Degaanadaasi, taas oo la filayo Xukummad ahaan in ay wax ka qabtaan. Madaxwaynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin Safarkiisa ugu horeeya waxa la filayaa in uu tago Gobolka Sanaag, halkaas oo ay wararku sheegayaan in uu ka socdo u diyaar garaw Maamulkaasi ay ka wadaan soo dhawaynta Madaxwaynaha, iyaga oo u diyaar garoobaya sidii ay u saman lahaayeen qabilaad iyo Sooryo la mid ah tii ay Gobolada kale u sameeyeen. Sidoo kale Gobolka Sool Magaalo Madaxdiisa Laas Caanood oo la filayo in ay ka mid tahay Qorshaha uu Madaxwaynahu ku soo marayo Goboladaasi ayaa waxa ka jira u diyaar garaw la mid ah kaas oo kale, iyada oo ay Hor dhac u ahayd Furitaankii Baanka Somaliland laga furay Magaaladaasi oo sida ay wararka qaar sheegayaan loogu sii googol xaadhayo Safarka Madaxwaynaha, sidoo kale waxa la sheegay in Gobolkaasi la gaadhsiiyay Qalab Caafimaad oo loogu talo galay in Safarka Madaxwaynaha laga sii horaysiiyo si Dadka loo tuso in Xukummadu wax u qabatay, iyada oo Baryahanba muran wayni ka taagnaa Lacagtii 2 Percent ka ahaa ee Cashuurta Dalka loogu daray wax ka qabashada Goboladaasi. Safarada Madaxwaynaha waxa loo arkaa in ay qayb ka yihiin Ololaha Doorashada ee Xisbiga Talada haya ee Udub uu ku doonayo in uu mar labaad ku hanto Kursiga Madaxtinimada ee la filayo in 27 ka Bisha sebtember in kasta oo Xisbiyada Mucaaridka ahi ilaa hada ay u arkaan Doorasho in aanay Dalka ka qabsoomayn, hadana waxa la odhan karaa Xisbiga Udub waxa ay olole wayn ugu jiraan qabsoomida Doorashada.
  6. Actually Somaliland has proven the world wrong, the world pumps millions of dollars in to a somali interim government called the TFG, and its crumbling . And it’s worthless today. Somaliland message is very clear , we have nothing to do with Somalia and its government nor do we have something to do with its extremist groups , so we cant be part of it solution , Mr Donald payne seems that he needs Somaliland dispersedly to keep the TFG alive
  7. 26 June 2009 oo si heer qaran loogu xusaya madaxtooyada Somaliland Warkii 26-Jun-2009 iyo Qormadii: sugulle Waxaa caawa lagu xusay 26 June 2009 magaalo madaxda Somaliland ee hargaysa gaar ahaan waxaa xaflad qaran loogu sameeyay xarunta madaxtooyada Somaliland oo ay isugu yimaadeen madaxda dawlada , isimada ,culumadda, xisbiayad dalka iyo bulsho waynta Somaliland. 26 June 2009 waa maalintii gobolada waqooyi xornimada ka heleen gumaystihii ingiriiska ee gumaysan jiray dhulka hadda uu ka arimiyo maamulka soomaaliland waana maalintii ugu horaysay ee calan soomaaliyeed dhulka korkiisa lagu mudo. xaflada oo ay goob jog ka ahaayen madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland mudane daahir riyaale kaahin iyo marwadiisa hudda barkhad aadan , madaxwayne ku xigeenka mudane axmed yuusuf yaasiin , iyo dhamaan golaha xukuumada Somaliland. waxaa sidda caaddu ahaydba lagu furay xafladda quraanka kariimaka , kadibna uu halkaa kazoo jeediyay kalmadii xaflada wasiirka madaxtooyada nuur aadan ismaaciil oo ku hadlaya afka madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland mudane daahir riyaale kaahin iyo xukuumaddaba uu yir waxaan salaan iyi hanbalyo u dirayaa bulsho waynta reer Somaliland dal iyo dibadba oo aah leeyahay ciida ciideeda bashbash iyo barwaaqo iyo nabad galyo ilaahay haynagu gaadhsiiyo . intaa kadib waxaa xafladii maamulkeeda iyo hanaankeedii la wareegay fanaaniin aad u tiro badan oo dalka gudiisa joogtay iyo kuwo dibadda ka soo kici timay , halkaana ku soo badhigay heeso aad dadkii goobta joogay u wada qanciyay ,waxaa goobtaa si aada looga tilmaami karaa fanaanda wayne somaliyeed maryan mursal ciise iyo labadeeda wiil oo baryahan danbaba ku sugnaa Somaliland, maryan waxay halkaa ku soo bandhigtay hees aad dhawaanahanba dadka reer Somaliland ula dheceen oo xafladii 18 may ee sanadkan ay ku soo bandhigtay , noqotayna heesta kaliya ee loogu jecel yahay Somaliland. Fanaaniinta oo ahaa cida kaliya ee goobtaa sida aadka ah uga muuqanayay ayaa waxay ku soo bandhigeen riwaayad ay ugu magac dareen furaha nolashu waa nabad oo ay halkaa dadka ku tuseen wax ay nabadu tarto iyo waxa laga dhaxlo colaada . Isku soo wada duuboo xafladii waxay ku soo gabogaboowday jawi aad u heer sareeya oo ay ku jirtay farxad iyo rayrayn aad ka dareemayso dadwaynah iyo madaxdii halkaa isugu timi . Sugulle Afnugal office hargaysa somaliland
  8. Well we have not attend any reconciliation deal for the koonfurians the passed 17 years and we have never faced any trouble from the failed state of Somalia . Our crazy neighbor , so its working fine manaad is odhan.
  9. Somaliland is very clear and its very simple we do not participate to any briefing reconciliation or any peace deal that is held for the koonfurians . what part do these people don’t understand , if he wants to talk to us he can send us an email. Guys what’s Donald Payne going to do take back our ictraaf lol. Kulaha we are going to isolate you lol. :eek:
  10. We are proud people we are proud of what our forefathers did for somaliland Mujaheed sheikh basher killed by the British Mujaheed Xaaji suudi shabeele Killed by the British in talleex Mujaheed farax omaar Mujaheed suldan nur Mujaheed Suldan time cadde Mujaheed Qaasim Mujaheed xasan kayd Etc and many more who died for the existence and our state of Somaliland So don’t say we are not proud of what took place on 26 june 1960, the dream and the desire for Somali empire a super state , just became unrealistic because we where the only one who where honest about that dream. The koonfurians look at them today no unity the city of Mogadishu became a battlefield for extremist terrorist the north of Somalia became a save heaven for pirates. At least our land the country we took back from the British got one government one people one flag one president
  11. Originally posted by Hannibal: Are we upset or have moved on? make up your mind! Rayaale was appointed to show the political as well qabiil maturity of Somaliland. It turns out he was a bad choice not because of his past but because of his present. In addition, here Somali govt crimes caught in a vidoe: Well said
  12. Anigu Ma Ihi Dadka Ku Qanacsan Kuwaa Maanta Dadka Lugaha jaraya Ee Gacmaha Jaraya Iyaga Oo Aan Shareecadii Fulinaynin” Sheekh Aadan-Siiro. -------------------- -------------------- -------------------- -------------------- (Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud [Aadan Siiro]) hadhwanaag 2009-06-26 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Sheek h Aadan Maxamuud Xiiray (Aadan-Siiro) oo ka mid ah Culimada Diinta ee reer Somaliland,ayaa sheegay in aanu ku qanacsanayn Diin Stander ah,isla markaana talaabooyinka Ururka Al-shabaab Gacmaha iyo Lugaha ay dadka ku jarayaan ayuu ku tilmaamay kuwo aan loo baahnayn in si dhib-yar oo aan shareecada Islaamka waafaqsanayn loogu dhaqaaqo. Sheekh Aadan-Siiro oo xalay ka hadlayay Xaflad xadhiga lagaga jaray Huteel cusub oo laga furay Galbeedka Magaaladda Hargeysa, kaasoo la magacbaxay Mount Royal Hotel oo uu ka qaybgalay.Waxaanu Sheekh Aadan sheegay in sababta uu ugu soo celceliyo Xasuusinta Halgamayaashii SNM, in ay tahay abaalka ay dadkan iyo dalkan ku leeyihiin. “Waa hogaankii diiday iyaga oo dal kiristaan ah dhex jooga kalmaddaa tawxiidka inay ka daayaan calanka, oo markii laysku qabsaday ee laba kooxood ay noqdeen ee Mingise laysula tagay uu yidhi, ‘waar kuwaasaa idinka saxsan leh calanka tawxiidka halagu qoro, waayo dadkiinu waa dad 100% Islaaam ah, halgankiinuna waxa uu wuxuu asal ku noqonayaa idinka oo waxa ay rumaysan yihiin ugu baaqa.” Sidaa ayuu yidhi Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray. Aadan-siiro,mar uu ka hadlayay mawqifkiisa ku wajahan talaabooyinka Ururka Al-shabaab iyo Kooxaha kale ee ka dagaalamaya Koonfurta dalka Soomaaliya, waxa uu yidhi,“Anigu ma ihi dadka ku qanacsan shareeco Standar ah,kuwaa maanta dadka Lugaha jaraya ee Gacmaha jaraya iyaga oo aan shareecadii fulinaynin. Maaha dadka inaad Gacmaha jarto, maaha dadka inaad Lugaha jarto ee waa inaad horta Adigu isjartaa, lama hayo nin hogaanka Shabaabta ka mid ah ama nimankaa dagaalamaya ee dadka laynaya ka mid ah oo la yidhi hebel baa shareecadii lagu fuliyay.” “Waxaan uga jeedaa, Shareecadda aynu wadno iyo diinta aynu ka hadlaynaa maaha Diin Istaandhar ah oo koox lagu qiyaasay, laakiin waa Shareecad dhamays ah oo inaga dhaxaysa oo runtii qof walba xaqeeda siinaysa. Dood baanu ka samaynaynaa ee haddii layga badiyo xuquuqda dumarka ayaa lagu warwareegaaye Xaqa Islaamku siiyay haddii aqoon inta sheeganaysa oo dhami isu yimaadaan kaaga ayaanu qaadanaynaa baan leeyahay.” Ayuu hadalkiisa sii raaciyay oo uu yidhi, Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro). Mustafe-Janaale Hadhwanaagnews.com/O ffice Hargeysa/Somaliland. Email:Janaale94@gmai l.com
  13. Gabbal that so called meeting was irrelevant to Somaliland and its government there was no point of the Somaliland foreign minister of going there because they where talking about terrorism sharifs government and how it needs to be saved from alshabab and puntland piracy neither of that concerns us
  14. looooooooool poor faroole kaligi buuu meesha taggay Somaliland na may iman dawladii somalia na may iiman ,
  15. Of course the siyaad barre government did horrible things to the people Somaliland it bombed their city killed their elders murdered their sons, raped their woman , maxay odhan jiireen dhulkooda na waanu qaadanayna hantiidooda na waanu xalalaysanayna dhulkooda na waanu gubbayna. Wax dhintay iyo wax qaxay baanu ka dhigayna. Aniga iga sheekeyn meysiid dawladii Maxamad siyaad barre. But who is responsible for this The head of state Maxamad siyaad barre , taliyaha ciidanka qarranka Somalia Maslax maxammad siyaad Moorgen qeybe 26 eeh ciidanka qarranka Somalia. eeh joogay gobolada Somaliland 2/3 of the Somali army was in Somaliland. Kii cali samatar oo madaxweyne kuxigeen aha these men are responsible for this not just some labba xidigle in berbera who was making his daily life and doing some briefings .
  16. Daahir riyaale wa madaxweynihi qarranka somaliland shacabka reer somaliland bana doortay oo na codkooda siiyee ummada reer somaliland na way ii sii samaxday in 1991 dadkii godobta ka gallay shacbka reer somaliland eeh reer somaliland ka aha oo dhan wa la is cafiyo people move on marka i dont get it why you bring ina riyaale in to this.. we where talking about The garaad of lascanood and siyaasadiisa stay with the topic
  17. Mudane ka mid ah xildhibaanada Ingiriiska ee u ololeeya qadiyada Somaliland oo loo doortay guddoomiy Written by Qarannews Jun 26, 2009 at 10:08 AM London (Qarannews)-"Qadiyad da Somaliland waxaan odhan karaa maaha goosasho, ee waxa weeye dib uga noqosho Midnimadii Jamhuuriyaddii Somalia." Sidaa waxa yidhi Mudane John Bercow oo ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska, wuxuuna hadalkaas yidhi 4tii Bishii February 2004 isaga oo ka qayb-qaadanaya dood Baarlamaanka Ingiriisku ka yeeshay qadiyadda madax banaanida Somaliland. Mudane John Bercow wuxuu ka mid yahay koox Baarlamaanka Ingiriiska ah oo u ololaysa qadiyadda Somaliland. Hase yeeshee isagoo kooxdaa gudoomiye ku-xigeen ka ah ayaa Isniintii toddobaadkan (22 June 2009) loo doortay gudoomiyaha (Speaker) Baarlamaanka Ingiriiska. Mudane John Bercow oo ka tirsan xisbiga Mucaaridka ugu weyn ee Conservative waxay doorashadiisani ka dambaysay kadib markii uu dhawaan iscasiley Afhayeenkii hore ee Baarlamaanka Ingiriiska Michael Martin. Afhayeenka is-casiley Michael Martin ayaa ah gudoomiyihii ugu horeeyay ee Baarlamaanka Ingiriiska ee muddo 300 oo sannadood ah lagu khasbo inuu is-casilo, waxayna sababta cadaadiska loogu saaray inuu is-casilo ay ka dhalatay kadib markii ay fadeexado musuq-maasuq oo la xidhiidhaha kharashaadka iyo gunooyinka Miisaaniyadda golaha Baarlamaanka Ingiriiska. Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Ingiriisku doortay Mudane John Bercow oo markii la doortay ka hadlay siyaasadiisa hoggaamineed wuxuu yidhi: "Balankaygu waxa weeye in aan guud ahaan dhex u noqdo Mudaneyaasha golaha ha noqdee kuwa aanu isku xisbiga nahay ama kuwa aanu kala xisbiga nahay. Waxaynu soo marnay xaalad adag, xubno badan baana ka xun, balse dadka intiisii badnayd waxay xaaladdani ku keentay cadho iyo niyad-jab, sidaas darteed waxaynu samayn doonaa dib u habayn. Ra'iisal-wasaaraha Britain Gordon Brown ayaa soo dhaweeyay Gudoomiyaha cusub ee loo doortay Baarlamaanka, waxaanu ku bogaadiyey Mudaneyaasha Baarlamaanka tallaabada isbedelka keentay ee ay ku talaabsadeen, isagoo ku tilmaamay tallaabadaas mid aqalka Baarlamaanku uu cagta saaray dhabadii dib u cusboonaysiinta. Sidoo kale Mudaneyaasha Baarlamaanka Ingiriiska ee xubnaha ka ah kooxda u ololaysa Somaliland, ayaa ku hambalyeeyay John Bercow doorashada loo doortay gudoomiyaha Baarlamaanka. Kerry McCarthy oo Xoghaye ka ah Kooxda Somaliland All Party Parliamentary Group, kana mid ahayd Mudaneyaashii codka siiyey John Bercow, ayaa si weyn u soo dhawaysay doorashadiisa waxaanay ku tilmaantay mid horumar ah. Mr. John Bercow ayaa waxa uu ka mid yahay xubnaha Mudaneyaasha ah ee u ololeeya qadiyadda Somaliland, isagoo gudoomiye ku-xigeenka 1aad ka ah kooxda Mudaneyaasha ah, kuwaas oo qaar ka mid ah socdaalo dhawr ah ku yimid Somaliland, isla markaana doodo iyo mooshin ay ugu ololaynayaan Somaliland hor dhigay Baarlamaanka iyo Xukuumadda Britain. Sidaas darteed doorashada John Bercow oo loo doortay gudoomiyaha Baarlamaanka Ingiriiska ayaa loo arkaa inay fursad fiican u noqon doonto ololaha ay kooxda Somaliland All Party Parliamentary Group ugu jirto inay Xukuumadda Britain ku qanciso aqoonsiga iyo taageerada Somaliland.
  18. Aniga Oo Ku Hadlaya Magaca Mudanaayasha labada Gole Barlaam,Ee Beesha Sool Waxaanu Tahniyad u Direynaa Garaadka Cusub”.Xil:Siciid Maxamed Cilmi -------------------- -------------------- -------------------- -------------------- (Xildh. Siciid Maxamed Cilmi) hadhwanaag 2009-06-13 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Xildh ibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee laga soo doortay Gobolka SOOL ayaa isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Xildhibaanada reer Sool ee golayaasha Barlamaanka [Guurtida Iyo Wakiillada] Somaliland waxa uu hambalyo u diray Garaadka Cusub ee Beesha Jaamac Siyaad, Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Shalay lagu doortay Shir ay Guurtida iyo Cuqaasha beeshaasi ku yeelatay Laascaanood. Sida waxa uu xildhibaanku ku sheegay qoraal kooban oo uu soo gaadhsiiyey Xafiiska Shabakada Hadhwanaagnews ee Magaalada Hargeysa, waxaanu u dhignaa qoraalkii sidan: “Aniga oo ku hadlaya Magaca xildhibaanada Golaha Wakiillada Wakiillada Iyo Golaha Guurtida ee Beesha Sool, waxaanu hanbalyo iyo bogaadin aan u dirayaa Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo shalay lagu doortay shir guurtida iyo cuqaasha Beesha Jaamac Siyaad ku qabteen Magaalada Laascaanood. Waxaanu Ilaahay uga baryeynaa inuu ku garab-galo xilka culus ee dushiisa la saaray, waxaanuna balanqaadaynaa in aanu Wakiil ahaan, hiil iyo hooba la garab taagnaanayno wax Allaale iyo wixii garaadku uga soo baahdo Jamhuuriyada Somaliland, waxaanuna u rajeynaynaa inuu garaadku noqdo kii wanaajiya xidhiidhka iyo wada noolaanshaha dadka wada-yaala Gobolka Sool iyo Gobolada Kale ee Jamhuuriyada Somaliland” Hadhwanaagnews.com/O ffice Hargeysa/Somaliland. i mean somaliland welcomes the new garaad where is Mamuulka puntland oo soo dhaweynaya garaaadka cusub eeh lascanood..
  19. Fact is he was crowned as the garaad of lascanood , in lascanood while the Somaliland administration is present there. I even heard some government officials where present a the ceremony, but where does the young garaad stand politically is he walking the same path as garaad cali in the 1960may Allah bless his soul or garaad cabdiqani Who is , loved by the people of Somaliland, we all know the head of all the garaads lives in exile garaad jamac garaad cali and we all know he doesn’t consider puntland as an effective administration , he also took back his support not long ago. The only garaad that is still part of the garowe administration is garaad selebaan. But this young garaad I think he will be the future of gobolka sool ama Somaliland oo idil Bad he .
  20. looooool oromo prime minister of Ethiopia ma iyaka ba hanka leh.
  21. Good development maybe this time we are really going to have an election just like in 2003.
  22. Great job anagu mana tagno shiirarka loo qabto koonfurianska kamana qayb galno shaqana kuma lihin beesha calaamkuna way ogtahay , marka next time dont send us an invitation , wakhtiga ha iska lummin Somaliland government did great.,
  23. Somaliland will never give its troops to sh hotel anaga maxa noogu jiira nothing Somaliland government will not send troops to koonfuria haba ku riyooon taas,,