Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,624
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    73

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. loooooooooooooool garowe be the capital of somalia thats funny odaygii xaabsade qossal la aan ba ku dishay garowe xata riyooyinka garowe ma qoslaan . xamer will be over ever the capital
  2. Somaliland kamay cadhoon lol waxay ka cadhootay hadraawi lol laakin hadraawii haduu yidhi dad ba iga muddan inay magaca loogu darro instead of me dee wa gobonimo.
  3. why are they doing this this whole komishanka doorashada iyaka wax qassaya oo aan ka dacaad ahayn inay doorasha qabtaan. wa wax la yaab leh.
  4. jaw kuwana siyaasada ba way ka dhacsanyin war dawladow ina godane baa idiin dhaaranaya idina xoolo nool oo la dhoofiya baad ka sheekeynaysin.
  5. ooh i thought Obama was going to meet with jaaliyada puntland in moscow. I was waiting for big welcome
  6. lol the 4th day indha cadde went to the yearly hadj pilgrimage in 2006 i was in hargeysa i was watching Aljazeera English, and they where saying icu is threatening the weak tfg government at that time. But this time there are no Ethiopians to protect cumar buur and Sh dalxiis.
  7. how many mandelas do we have horta in somaliland i thought cigaal was our mandela. he went to jaill for a long time lol.
  8. loooooooooooooool godane is a litle girl oo khalmad xiidhan waxa weyaan inu indha cade isku qarxiyo godane lol
  9. the fact is we are called somaliland today whether we where callled somaliland in 1884 Is irrelevant , who cares about the British there are no British in Somaliland right now why keep mentioning them we where called state of somaliland in 1960 we are called republic of somaliland adn then please address us like that.
  10. Somali pride what’s the point of meeting government officials from other country’s when your own backyard is a mess Abdilahi yusuf used Ethiopian troops and they couldn’t keep him in power. What makes u think faroole can make a difference? Faroole if he can keep those 2 and a half provinces that is called puntland if he can keep them in check , that’s his job Mogadishu he will fail like abdilahi yusuf did.
  11. So let me get this straight oodweyne the koonfurians are tired and the policies keep on failing , that’s why they want a break.
  12. war halkee lugu kala nasan imikay ugu fiicantahay somalia iyo siyaasadeedii Diin ba la isku dilaya jabhada cusub dagaalo cusub sh dalxiis 1 iyo dhowr bilood ba oo hadhay madaxweyne cusub ba la soo dooranaya , Doorashadii dalka somaliland baa soo dhow halkee lugu kala nassan sxb wa markay ugu fiicantahay imika.
  13. Originally posted by somalipride: This is identical to how the children in Garoowe dress, you'll see dozens and dozens of them walking around with their books after school. I guess NW Somalia dresses the same way. in somaliland our kids wear uniforms wa siidii ingreeska aynu uga barranay but why call your self puntland and us northwest anba magaciina ayaanu idinku yeedhan maxa ku diiday inad magacayaga noogu yeedhiid.
  14. War deg deg ah:Xarunta Madaxtooyada Villa Somaliya oo agagaarkeeda dagaal ka socdo iyo duqayn ba'an. Warkii 03-Jul-2009 iyo Qormadii: News Waxaa caawa ka socda magaalada muqdisho dagaaladii ugu darnaa,iyadoo gacanta la isula tegay,iyadoo dagaalada ay ku sii siqayaan dhianca xarunta dawladee Villa Soomaaiya oo uu degan yahay madaxweyne Shariif iyo weliba ciidamada Yugaandhiiska ah ee xaruntaas ilaalada ka haya. Dagaalkan oo u dhexeeya ciidanka Al-shabaab Al-Mujaahidiin iyo Xizbul Islaami iyo kuwa DFKM oo ay kaabayaan kuwa AMISON ayaa ku sii fidaya marba marka ka danbeeya xaafado hor leh,dagaalkaasoo saaka ka biowday degmooyinka Shibis iyo C/casiis,bale caawa ku sii siqaya dhinaca Xamar-Weyne iyo Shangaani,iyadoo ay xoogaga dawlada ka soo horjeedaa isku dayayaan inay kala gooyaan dekeda iyo madaxtooyada,iyadoo la filayo inay dekeda ka soo degaan ciidamo iyo hub u socda dawlada ku-meelgaadhka ah. Magaalada Muqdisho ayaan caawa la seexan iyadoo ay magaalada laga seexan la yahay sawaxanka madaafiicda ay ridayaan ciidama Aminson,kuwaasoo si darndoori ah ugu soo dhacaya xaafadaha waqooyiga Muqdisho,sida Kaaraan iyo Shibis. Ilaa iyo hadlama ogaan karo khasaaraha ka dhashay dagaaladan lagu riiqday,waagu haduu baryose wararka oo faahfaahsan ha ka fogaan Afnugaal.com Afnugaal News Desk,Muqdisho
  15. Originally posted by Che -Guevara: Alla Ha, Unaxariisto. yaa ku yidhi ilahay gaaladu oo naxariista Ilahay micheal jackson oo muslim aah buu uu naxariista , not dad dad kale muslim ah dilla
  16. Maya gheele anigu waxan ka wadda labbada wiil markay waynadaan waligood is fahmii mayaan..
  17. THats the difference between a koonfurian kid and a Somalilander Young kid how will they ever understand eachother walaal qaliin qaado oo wax dhigo waryaa qaldan waa ku togana nooh
  18. First of july na way dhamaatay dagaalkii na halkii ba ka socda ,
  19. iyo sheikh dalxiis oo uu dhoofay dalka liibiyaa. lol
  20. Dagaal ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Shibis iyo Kaaraan ee Magaalada Muqdisho Arbaco, July 01, 2009(HOL): Dagaal la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo dhinac ah iyo Xoogagga Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab oo isku dhinac ah ayaa galabta wuxuu ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Sanca iyo Igsoyka Degmada Kaaraan iyo xaafadaha u dhow. Dagaalka ayaa wuxuu xooggiisa ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska Sanca iyo Daarta Beyxaani iyo Isgoyska Degmada Kaaraan iyo halka loo yaqaano Geedoole, wuxuuna dagaalkaas ahaa mid xooggan oo hubka noocyadiisa kala duwan la isugu adeegsaday. Inta la xaqiijiyay 15 ruux ayaa geeriyootay 40 ruux oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray, kuwaasi oo u badnaa dad rayid ah oo ay haleeleen madaafiic iyo rasaas habow ah. Dhimashada iyo dhaawaca tirada badan ee dadkaas soo gaartay ayaa waxaa kordhiyay madaafiic ay dhinacyada dagaallamaya isu adeegsadeen intii uu dagaalka socday. Dagaalkan oo bilowday galabta casirkii isla markaana socday muddo seddex saacadood ka badan ayaa wuxuu ku soo beegmay iyadoo maalmihii aynu ka soo gudubnay ay xasiloonaayeen xaafadaha ay maanta dagaallada ka dhaceen. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya