-
Content Count
29,624 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
73
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Duke’s manifesto for Somalia a path to restoring the republic.
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Mr. Somalia: quote:Originally posted by Xaaji_xundjuf: waxam duke soo walaqay waxba soo kordhin maysso. Muxu yidhi sagaal wasiir loooooool. ****************** ************ Wabillahi Tawfiiq! [/i] Mr somalia , if duke wants to install a government for somalia its his good right i have nothing against that maybe he will do better then, all the previous warlords dhigyo cab fighting wadaads etc. but its just not realistic , that was all. Mr Somalia. Somalia is a neighboring country of mine and I hope inshallah they will have a government that protects their interest in the near future [ October 10, 2009, 01:31 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] -
Duke’s manifesto for Somalia a path to restoring the republic.
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
waxam duke soo walaqay waxba soo kordhin maysso. Muxu yidhi sagaal wasiir loooooool. -
Odweyne Diaspora Give Their Full Support To Rayale
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
26 people how the hell are those reer oodweyne oo dhan lol -
Mogadishu: Al Shabaab parade, captured police Vehicles: PICS
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
looks good -
Somalia has 18 regions Sharif Hotel control = 0 regions
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Anigu waxan la yaaba ninkan madaxweynihisa cananaaya war madaxweynahaga aflagada ka daa puntland buu mamuula iyo vila somalia Sh dalxiis na waxa lugu baddalay uun Odaygii inkaarqabihi mudug. intaasuun ba is badashay marka wuxu cabdilahi yusuf xukumaye uun buu xukuma sheikan cusubii. Marka madaxweynahaga ha aflagadayn dee. wa kusiide duke. -
Somalia has 18 regions Sharif Hotel control = 0 regions
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
How is it a shame if riyaale is our president lol. your killing your own president in this threat like he doesn’t rule you and then you have the guts to talk lol. -
-
Originally posted by Che -Guevara: A&T-Both Puntland and Somaliland would eventually be overrun by Oromo anyway. Their population is growing and soon enough will be thriving.No wonder Godane was concerned about Xabashis trickling into the north. He went as far as saying, don't rent them your houses. LOOOOL AND IF SOMALIA REMAINED SOMALIA THERE WOULD NOT BE SOMALI ABOWS IN SOMALIA LOL GODANE IS JUST AFTER POWER SXB AND WE EXILED HIM FROM SOMALILAND
-
Good job boolicka somaliland
-
sxb what ever makes you feel better. ku seexo lol
-
Originally posted by Mr. Somalia: ^^ Walaale SSC ummad dhan oo soomaaliyeed weeye oo laba garaad kiliya am aha. Waa ummad mustaqbalkooda iyo aayahooda markey rabaan ka tashan kara, waxna ka qaban kara. Marka anigu waan garan la'ahay waxaad dadkaan aad u liidaysid intaad kheer urajeen-lahayd. Calaaya kulli-xaal; idinku reer-Shankaroon hadaad tihiin, gormaad ka shiri doontaan Riyaale asbaxnimadiisa iyo dimuqraadiyada uu ku dheelayo. maya ummad walba hogaan bay leeyihin marka garaadku hadu meesha ka maqanyahay waxba jiira? Waxan is weydeye oo qudha maloo dhanyahay shirka. wa intaas uun as for Riyaale anaga dooranay wa madaxweynahayagii ila intano doonu na haysanaya , waaad ku qanacday baan fiilaya
-
Maxan ka nixi ma xaji marro ka naxan ahay anigu lol . Well kuwan shirkoodu waxba kama soo baxayaan Garaad selebaan of garowe maba joogo Garaad jamac uun baa jooga
-
Maxay ka shiirayaan?
-
Viva silanyo , Madaxweynaha mustaqbalka
-
Saddex Nin oo hindisay aragti ku cusub guud ahaan Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
WAR NINKU MUXU SEMEYEE MA HELICOPTER CUSUB LOL -
indeed somaliland democracy daahir riyaale ku tuntay , wa iska caadii wuu xukun jecladay kamana dagayo imik udub waxay ka shaqeyneysa uun sii ay doorashadu uu dhiciin 2 sannoh bay marraysa doorashadii xiligeedii la soo dhaafay lol.
-
USA: Court to weigh lawsuit against former Somali PM
Xaaji Xunjuf replied to Juje's topic in Politics
He is a Criminal he should be in jail. -
SHONGOLE: Why are we not fighting P'land S'land
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
Milky boy canoole is on a mission -
Dilal Kala Duwan Ayaa Ka Dhacay Magaalada Boosaaso. September 27, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (2) Dilal Kala Duwan Ayaa Ka Dhacay Magaalada Boosaaso. | read this item Cismaan Axmed Ciise ( Turaabi). Horseedmedia Boosaaso, Puntland Abaara 11:00-kii duhurnimo ee maanta ayaa waxaa magaalada Boosaaso gudaheeda lagu dilay nin dhalinyaro ah oo sida la sheegay saarnaa Gaari nooca loo yaqaan dhaynaha. Taliyaha saldhiga bartamaha Booliska ee magaalada Boosaaso C/raxmaan Qaybdiid ayaa waxa uu sheegay in ay gacanta ku hayaan cidii ka danbeysay falkaasi dilka ah, isagoona intaasi ku daray in ay barayaan sababta keentay in dilkaasi uu dhaco. Dilkan duhurnimadii maanta dhacay ayaa waxa jira isna dil xalay xili danbe loogu geystey magaalada Bosaso nin dhalinyaro ah ilaa iyo iminka wax war ah lagamahayo cida ka danbeysay falkaasi dilka ah. Wararka qaar oo aan ka helayno ilo lagu kalsoonaan karo oo ku dhow dhow ehelada ninkan dilka hore loo gaystay ayaa waxa ay sheegeen in dilkaasi ay gaysteen ninman ku labisnaa dharka Booliska,markii danbe ay falka gaysteena ay goobta ay wax ku dileen ay isaga carareen,waxayna intaasi ku dareen in aysan garaneyn sababaha loo dilay. Dilalkan ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xili dhawaanhan gudaha magaalada Boosaaso ay ka dhaceen dili is xig xiga oo ka dhacay magaalada Boosaaso. Subscribe Now
-
Laba Nin oo Lagu Diley Duleedka Gaalkacyo September 27, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (1) Laba Nin oo Lagu Diley Duleedka Gaalkacyo | read this item Horseed Media News Desk Waxaa maanta laga helay duleedka magaalada Gaalkacyo meel 3km magaalada u jirta, laba dhalinyaro ah kuwaan oo u muuqdey niman la diley. Warbaahinta Horseed Media oo xiriir la samaysey Taliyaha Qaybta Gobolka Mudug Col. Muuse Xasaasi ayaa u xaqiijiyey falkan, waxaana uu sheegay in nimankan ay dileen dad burcad ah ayna ku raadjoogaan, Taliyaha ayaa sheegay in nimankan da’doodu qiyaastii ay tahay 25- 30 jiro, waxaana jira warar aan rasmi ahayn oo sheegay in ay walaalo yihiin. Meydka raggan ayaa la keenay magaalada waxaana ka muuqdey sida loo sheegay Horseed Media dhaawacyo rasaasta ka dhacda qoryaha.
-
Why isnt Cali axmed jamac jangali not smiling his wife is smiling so is Michelle Obama. And barrack Obama got the biggest smile. Maybe Cali axmed jamac jangali is thinking war kii xumma Eeeh Cabdilahi yusuf eeh inadeerka muxu maraykan ku geyn wayee 2008 Aad bush la so qadeysiid eeh kan madow Eeh obama waad ku soo khasartay, kulankiisi
-
Somaliland haa nooolato Iga waleh kuwas aya losers ah Dhufays hadaan maanta uu imado ugu taggo koonfuria an ku yidha maxaad ii haysa aboow anu isla gubbane buu ku odhanaya, umamdi na wuu gawracaya aniga na wuxu ii leeyahay ila dhimo loool. halkee laga ciyaara war somaliland jiritaankeedu wa muqadis iyo mustaqbaleedu iyo dadkeedu iyo shacabkeedu.
-
Popular Contributors