-
Content Count
29,961 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Puntland's new flag should include a crescent moon and star
Xaaji Xunjuf replied to Shilling's topic in Politics
No he is actually from beledxaawo , a typical koonfurian, our beledxaawiyan cousin, could not even visit the Burial of his father. While Cumar buur goes for exercise to Buqland -
Puntland's new flag should include a crescent moon and star
Xaaji Xunjuf replied to Shilling's topic in Politics
There is a difference your part of the TFG , I am not Your represented by cumar buur I am not. -
Puntland's new flag should include a crescent moon and star
Xaaji Xunjuf replied to Shilling's topic in Politics
He is still your president he is the one farooles is begging we don’t get our aid . yaa sheikh dalxiis wax noogu dhibay , wakan hadh iyo jeer voa ka calacalaya. And out of frustration puntland is making flags -
Puntland's new flag should include a crescent moon and star
Xaaji Xunjuf replied to Shilling's topic in Politics
Puntland waxa ka weyaan please ii arka sh dalxiisow ii arag hadaad uu soo dalxisii waydiid puqland wanu goosanayna. -
jacayl baro ninka maad toobtiid mala markaasu garan
-
Originally posted by Jacaylbaro: and you want to fix Somalia ? ,,, looooool
-
Mr somalia Riyaale Hayb iyo assal iyo gobol uu ka yimi lugu ma diidayo waxa lugu diidaya wax qabbad la aan iyo siyaasad xumo. hadaad leedahay dad ba is dilaya hadu riyaale tago dalku nabbad buu aha marku riyaale dalka qabsaday in 2002. sxb Xata Mudane Cabdiraxman Cabdullaahi Ismaciil Seylici. the vice president of xisbiga kulmiye madaxweynan uu dooran laha.
-
Another one Eebow inad dheyman igu dartiid ayaan uu diyaargaroobaya Eebow inad dheyman iga dhigtid dahabo oo kalle ayaan doonayey Eebow daliilkaygu wuxu yahay inan iyada dabka uu qaadi lahaye Eebow dunnidan dacar ku joogi mayo dayin abidkiyeh Eebow doorashadeedu intan sugayey ayaan dacaad uu daalaye Eebow dumarku way daandaansii badan yihin diinta islaamkanu ku dabaqnaye Eebow dreyskaygu marku dashiki noqdo ayaan duhurka tukadayee Eebow daahirkeedu marku dayacmo ayay diracyo xiidhayate eh Eebow durugtay jacalkaygii siidi dabayl dacaaladisiyeh Eebow dudub ku duudsiin mayoo wa daariiq aan saxsanayn eh Eebow ducadan inad iga aqbashiid ayaan daruuraha uu joogaye eh Eebow dibad bax markan uu dhaqaaqo ayay darisku ii magaane eh Eebow Diirimaadekeeda waxay ku darsatay jacayl ay ii duurxulayseh Eebow dheyman inay dawlad tahay dallal na mamuushe eh Eebow dheyman dirkeeda waxa uu dhigma 100 halaad iyo dooralbe eh Eebow dhab ka dhig inan iyada ku danbeyoye
-
The blue Somali Flag yet again defended by Somali masses!
Xaaji Xunjuf replied to Meiji's topic in Politics
Originally posted by ThePoint: ^It's a collective Somali failure adeer. If you can't automatically see it - I'm afraid I am unable to help. We waved that flag for 30 years, our best poets made the greatest poems for that flag. And when we left the union in 1991 , the rest of Somalia kept that flag and flashed it trough the toilet. -
The blue Somali Flag yet again defended by Somali masses!
Xaaji Xunjuf replied to Meiji's topic in Politics
The point how did we do that? Calankaas oo xammar ka tagaan 1991 oo magaalada Mogadishu oo dhisan oo uu ka dull babbanayo ayaanu ka goossanay wixi la odhan jiiray Jamhuuriyadi Somalia, Marka calankaas siideenu wax ugu dhinay -
The blue Somali Flag yet again defended by Somali masses!
Xaaji Xunjuf replied to Meiji's topic in Politics
Calan dadkisu qiimihisa ridaan iyo calanyahow ha dhicin waxa isu dhigma maha -
The blue Somali Flag yet again defended by Somali masses!
Xaaji Xunjuf replied to Meiji's topic in Politics
Marraad ka hadlaysa adna, wax qiimo oo calankaasi maanta ku fadhiyo majiro. xisbal xasuuq oo marro uu hiliyey . allah ha sahlo. -
qudhac hadda waxa la yidha habarta kuxigeeenka way istaagtay lol
-
Originally posted by Qudhac: horta intanad odayaasha qoorta ka wada gurin waxa ka horeeysa.... islantan buuran buuran buuran buuran ee dowlad ku sheegaa ee ina riyale kolba dhinac u fooranrinayo meesha ha banayso markasaa wax la qabsan karaa... se waati la joojiyay way duushay iyo way dhaqaaqday.... yaa.. waar yaanay qaanu reeraha badh xanaaqin, waabay kula dagalamayaane hadaad tidhaahdid wey dhaqaaqday... looool slaanta afsomaliga xun affarta tuug eeh la shaqeyo waxa weyaan in laga dilo markasay slaanta buurani ka tagaysa meesha guurtida markasa la badalii kara dastuurkana markaasa la badalii kara
-
You understand exactly what I am saying but your udubness has blinded you.
-
Originally posted by Jacaylbaro: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: Jacaylbaro niyo buqland maxay odayasha uu xidh xidhayan ma waxay rabban inay meesha inay isku madhan or something. ileen odayasho wa kuwa nabbada ilaalinayo. and u said this in another thread: haa odayaasha haday inaga wada dhintaan somaliland sii fiican bay uu dhaqaqaysa Jacaylbaro you are putting my words out of context Those are two different things the elders need to their work keep the peace between clans. They are not suppose to make political decisions for the country. Let’s put it like this my friend there are clan tensions in puntland right now, the elders are trying to find a solution. Unlike our elders they are to busy extending riyaales terms in office every single time. While we still have clan disputes in ceel baardaale . Do you understand?
-
So clan elders in puntland carry knifes and guns this Is something new to me
-
Jacaylbaro niyo buqland maxay odayasha uu xidh xidhayan ma waxay rabban inay meesha inay isku madhan or something. ileen odayasho wa kuwa nabbada ilaalinayo.
-
Ciidamada Amaanka Puntland Oo Xabsiga Dhigay In Ka Badan 40-Oday Dhaqameed Oo Ku Sugnaa Qardho Warkii 09-Dec-2009 iyo Qormadii: Xafiiska Muqdisho Xasarada iyo qabqabashada dadka shacabka ah ayaa kusii kordhaysa gudaha maamulka puntland taasoo dhalisay xaalada nabad gelyo o faraha kasii baxaysa iyadoo ay manta Ciidamada Maamul goboleedka Puntland ay Xabsiga dhigeen in ka badan 40- Nabadoon oo lagu eedeeyay inay guubaabinayeen dhalinyaro la sheegay inay abuurayeen xaalada amaan daro Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa la sheegay inay howlgalo ay ku baadi goobayaan ciidamada amaanka Maamul goboleedka Puntland sadexdii cisho ee la soo dhaafay ay ka wadeen qeybo ka mid ah Magaalada qardho ayay ku soo qabqabteen in ka badan 40-Oday oo nabadoono ah kuwaasoo ay ku eedaynayaan ciidamada amaanku inay abuurayeen khal khal colaadeed Sidoo kale qaar ka mid ah dadka ku dhaqan magaalada qardho oo lasoo xiriiray xafiiska warqabadka afnugaal ee muqdisho ayaa tibaaxay inay ciidamada amaanka ee puntland ay jaahwareer iyo qas ka abuureen magaalada qardho taasoo ay beruyahanba ay la gebi dhaclaynaysay guud ahaan maamulka puntland xaalad amaan daro oo kusoo korodhay Magaalada Qardho oo ahayd magaalooyinka ugu degan puntland ayaa manta laga dareemayaa xaalad kacsanaan ah taasoo ka abuurantay qabqabashada odayaasha dhaqanka ee laga urursaday Gudaha magaaladaasi islamrkaana laga cabsi qabo inay keento xaalad amaan xumo Xafiiska Muqdisho Afnugaal News
-
Originally posted by Qudhac: DEE LIXDANKII QIIRO YAR OO CANTAYN AH AYAA INA QAADATAY, KUWA MAANTA FADHIYANA WAA IN LAGA TRASHADAA haa odayaasha haday inaga wada dhintaan somaliland sii fiican bay uu dhaqaqaysa
-
Qudhac wixii wax ku darsaday lixdanki ba ka walaan wa kuwa maanta guurtiida inoo wadda fadh fadhiya. kuwa doorada cunna qalladka malaha inaga lahayn.
-
Originally posted by Fu-Fu: Anaka Doorada sida loo cuno ayaan kufaana Anaka mise anagu mise unuka
-
Fu fu Suaal bal idinku maxaad ku faantan wa iga suaal eh?
-
Originally posted by Fu-Fu: you seem to be very happy. The daynile crew are just being realistic , the moment the koonfurians accept that Somaliland is gone, that’s the day they can focus on their own country
-
Originally posted by Jacaylbaro: quote: Shirkada Xawaalada Dahabshiil oo ah shirkadii ugu Horeyasy ee ka Shaqa bilaawda dalkii la isku Oranjiray Soomaaliya haatana u Xuubsiibtay Somaliland iyo Soomaaliya Sidaasaa laga rabaa ,,, Way saxsanyihin