-
Content Count
29,827 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland on verge of observer status in the Commonwealth
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by The Zack: LOL Yo go to Jerusalem on the weekends? How nice! Visit a synagogue there? Off topic but that’s where I am during the weekends. I am staying here till 22 December. -
Good news guul inshallah Dhulkaasii wuu xoroobi
-
Somaliland on verge of observer status in the Commonwealth
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Off topic but that’s where I am during the weekends. I am staying here till 22 December. -
Somaliland on verge of observer status in the Commonwealth
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Warkan wa war aad uu fiican We will have our own membership any time soon -
i heard they moved to the united Arab emirates they are chilling with the local clan jaaliyad
-
Horta booss ma leenahay lol adress ba ma lihin
-
Qarax xoog leh hadaad afsomali uu turjuntiid. So huge explosion maha
-
Qarax caawa ka dhacay Magaalada Gaalkacyo. Horseed Media News Desk. Inta la ogyahay 4-Askari ayaa dhaawac fudud ka soo gaaray Qarax nooca gacanta laga hago kaasi oo lala beegsaday goob Isbaaro ah oo ay Ciidan ilaalo ah ay ka hayeen magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Taliyaha Qeybta Booliska gobolka Mudug Muuse Axmed Xasaasi oo goor dhowayd u waramaayay Horseed Media ayaa sheegay in qaraxaasi ay u soo qabteen hal qof oo ay ku tuhunsanyihin kaasi oo ay ka soo qabteen goobta u ka dhacay qaraxaasi. Wuxuuna intaasi ku daray Taliyaha in xaalada goobta u ka dhacay qaraxu in ay tahay mid degan. Mar uka jawaabayay Su’aal ay ahayd sababta ay ugu soo noq noqdaan qaraxyada magaalada Gaalkacyo ayuu sheegay in arimahaasi ay la wadaagan magaalooyinka Soomaaliya. Waa qaraxi Saddexaad oo asbuucaan gudihiisa ka dhaca magaalada Gaalkacyo,iyadoo hore qaraxyo kala duwan ay ka dhaceen magaalada oo ay ugu dambeysay mid lala beegsaday Xarunta Dowlada Hoose iyo weliba xarun ay Wasaarada Maaliyada Puntland ku leedahay Magaalada. Si kastaba magaalooyinka waa weyn ee Puntland ayaa marti u noqday dilal iyo qaraxyo isdaba joog ah. Horseed Media.
-
Galkacyo: Qarax xoog leh oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo. 15. november 2009 APL Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email -------------------------------------------------------------------------------- Print This Article | Daabaco warkaan Gaalkacyo(AllPuntland)- 07:23 Saacada magaalada Gaalkacyo qarax weyn ayaa ka dhacay gudaha magaalada Gaalkacyo, kaas oo dhawaaqiisa laga maqlay guud ahaan magaalada Gaalkacyo, waxaan la ogaan Karin halka uu ka dhacay, ayadoo ay sheegayaan in uu ka dhacay mid ka mid ah xarumaha laamaha amaanka ee magaalada Gaalkacyo, gaar ahaana inta udhaxaysa Saldhiga iyo Qeybta Booliska ee magaalada Gaalkacyo, inkastoo ay adag tahay xaqiiqada in la ogado meesha ay wax ka dhaceen. Rasaas xoog leh ayay ciidamada dawladda Puntland ee magaalada Gaalkacyo cirka urideen markii uu dhacay Qaraxan, waxaana dhawaaqiisa laga maqlay guud ahaan magaalada Gaalkacyo. Faahfaahin lagama hayo laamaha amaanka, waxaana ilaa hada aan wax hadal ah laga heyn Masuuliyiinta dawladda, APL oo isku dayday xiriir ay la samayso Saraakiisha amaanka ayay suuragalin, Hawada oo aad xun awgeed, markii ay ka bateen dadka oo dhan oo is-wacaya isna weydiinaya wixii dhacay. F. C. Maxamed AllPuntland
-
Somalia: Is Puntland Drifting Towards Collapse?
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Buuqlaand inu buuq ka dhaco anagu raali kama nihin. -
Somalia: Is Puntland Drifting Towards Collapse?
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Yes but we rather have one guy ruling somaliland .rather then a incompetent leader Who cant even secure Galkacyo or protect his cabinet members, its not about changing leaders its about having the right leader to accomplish the mission. How many leaders did Somali had since 1991 Cali mahdi Caydiid Abdiqaasim salad boy Inkaarqabihi mudug yey Sh dalxiis Way is bad badaleen maxay soo kordhiyeen laakin While Somaliland had 3 presidents so far Abdiraxmaan axmed cali aun Maxammad xaji iebrahien cigaal aun And daahir riyaale kahin -
Somalia: Is Puntland Drifting Towards Collapse?
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^Former siyadist who are from somaliland are not discriminated in somaliland sxb wadanka way ka talinayaan its just Siyadist koonfurians are not welcome in somaliland -
Somalia: Is Puntland Drifting Towards Collapse?
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
I do not think “Pirate-land” is heading for a collapse. Since, something to collapse presuppose the existing of structure (or at the very least identifiable layers of systematic edifice in the first place -
11/14/2009] Dowlada Ethiopia iyo Djibouti oo Adis Ababa; Dowlada ethopia iyo dowlada Djiboute ayaa Maanta oo Jimce waxaa ay kala saxiixdeen hashiisyo Cusub oo kor u qaadaya xiriirka wanaagsan oo hada ka dhaxeeya labada Dowladood. Ra`iisal Wasaaraha Ethopia Males Sanawi iyo madaxweynaha Djiboute Ismael Omar Gele ayaa waxaa ay maanta Qalinka ku duugeen Hashiiskan oo ay soo diyaariyeen khuburo ka socota Labada dhinac. Wasiiro ka kala socda labada wadan ayaa iyaguna waxa ay kala saxiixden heshiisyo kor u qaaya xiriirka ka dhexeeya Labada Wadan ee deriska waa sida ay hadal ka u dhigeene. Heshiiskaan ay maanta kala saxiiixdeen labada wadan ayaa waxaa u saamaxayaa in ay ka wada shaqeeyaan Labada dhinac wax yaalaha ay ka mid yihiin Caafimaadka,Waxbarashada, Arimaha dibada,Dekadaha,Ganacsiga iyo Horumarka dhinaca Dhismaha. Waxaa kale oo ay kala saxiixdeen sidii ay isga kaashan lahayeen Nabadgalyada Geeska africa,iyo weliba sidii u socon la hayeen isu socodka dadka aan sharciga ahayn. Melas sanawi oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in heshiiskaan uu anfici doono Jiilasha inaga danbeeya , waxaa isaguna hadlay Madaxweyne Geele oo sheegay in Heshiiskaan dhaqso loo hir gelin doono. Dhinaca kale waxaa Caawa si lama filaan ah uga soo degay Madaxweynaha dowlada federaalka Shiekh Sharif oo ka soo kicitimay dhinaca wadanka kenya oo uu wada hadal uu lalahaa Madaxweynaha Dowlada Puntland uu ku fashilmay, Su`asha ay dad badani is weeydiinayaan oo daneeya Arimaha ka soconaya wadankoodii ayaa waxaa ay tahay Dowladaan shariifku heshiisyo badan ayey la gashay wadama badan oo ku yaal africa iyo yurub maxay ugu adkaatay in ay la heshiiso Walalahood Puntland.
-
Tuute muuse is my fav puntland president wa dacad wa ninki yidhi Aniga ciyaal beezaani waayee nooh siida xamar le uu seexday . Garowe uma seexan. wa sheekadii xaabsade oo kalle eeh hargeisa ka dhacday
-
Puntland should ignore the TFG that only controls 2KM of Somalia
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Adigu uun ba sh dalxiis hadal haya isagu ma isaga ba og inad jirtiid iyo inad joogtiid -
Nairobi: President Faroole meeting with US official: PICS
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
aaww how cute i heard after the diner they went to the movies in Nairobi and watched the new movie called 2012. -
M.Shabelle: The Blue flag defended against the Black flag
Xaaji Xunjuf replied to Meiji's topic in Politics
calanka bluegu wa marro micno weyn kuma fadhiyo Besides wuxu symbolisgereyn jiiray 4 Ayaa maqan Kii ugu danbeyee na calan madow bay qateeen give it a rest -
wa kee ka aniga axmaqa igu sheegaya. Somaliland government will not assist these people way iska balan bili doonan. Ilahay ba leeyiihhin Somaliland government waxay ula dhaqmaysa sii dad qaxooti ah. ama caalamku Ha ku cawwiyo amay yay ku cawiin miid anaga noo taala maha
-
Originally posted by Hunguri: Xaji, where are you in the world, if you dont mind i am in tel aviv at the moment
-
Kooonfurians needs to be removed from somaliland asap.
-
Breaking News: Puntland State under attack.
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
One thing I am sure when cabdilahi yusuf was president of puntland the security of puntland was tight no roadside bombs no Killings of parliamentarians and ministers and supreme court leaders. Reer puntland cabdilahi yusuf soo ceshada kollay yemen buu iska fadhiya qabriyada agtooda -
WAR DEG DEG AH: XILIBAAN IBRAAHIM CILMI OO AY RAG HUBAYSAN KU DILEEN GOOR DHOWAYD MAGAALADA GAROOWE -------------------------------------------------------------------------------- Goor dhowayd ayaa Waxaa lagu dilay Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland Mid ka mid ah Xidhibaanada Dowlada Puntland oo Wakhtigaasi ku sugnaa Goob Makhaayad ah oo lagu shaaheeyo. Dilkaan loo Geystay Xidhibaan Ibraahim Cilmi l ayaa Waxaa uu dhacay Wakhti ay saacadu ku beegnayd 1:40 Fiidnimo Waxaanu lagu dilay rasaasta ka dhacda baastoolada Wax yar kadib Cisbitaalka ayaa loola cararay Sid aan ku helayno Warar lagu kalsoon yahayna Waxay Tilmaamayaan in uu Geeryooday Xilibaanka. Macada in lahayo Cidii ka dambeysay iyadoona ay haatan Goobta Ciidamadu heegan sare ugu jiraan amaankeeda Waxayna ku soo beegmaysaa Xili Caawa fiidkii lagu dilay bosaso Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka bari Maxamed Cabdi Awaare oo isna Cidii dishay ilaa hada lahay. Abdirahman Mohamed koronto Laasqoray.Net-Garoowe
-
Marxuumka ayaa waxaa la xaqiijiyey in koox afka soo duubatay ay ku dishay xili uu kasoo baxayey Masjid ku yaal nawaaxiga suuqa weyn ee magaalada Bosaaso, halkaasi oo la sheegay inuu Guddoomiyaha u dhintay tacshiiradii ay la la beegsaday. Qaar afka duubtay tallow somaliya ya afka duubta ?
-
Ilahay ha uu naxariisto Marxuumka