-
Content Count
29,970 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland On The Brink Of Starvation. Rayale Do Something
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
abaarta ilahay ba keena we can just pray for rain. -
Originally posted by Jacaylbaro: quote:Originally posted by ThankfulSP: Again this is your interpretation. I was in Lascaanod in 2006 Aaar kuwii meesha laga eryaday baa SOL ku jira ,,,,, ma anaan garan ,,, loooool
-
Marxuum Fagadhe: Siyaasi ka koray Dharabta Qabiilka
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Maaday somalinimad ma wax laga baxa marna la so gallo manay ahayn wax lo dhasho mise to proof your somalinimo wa inad isbaaro badda iyo bariga dhigatiid. Inaadeer cambahaga iyo muuskaga iyo waxaas oo dhan iska haysta anagu maba cunno waxaas Geelena ino kala sooca ma ceeb ba waxaasi sxb? -
Marxuum Fagadhe: Siyaasi ka koray Dharabta Qabiilka
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Jacaylbaro: Hmmmmmmmmmmm ,,,, Koonfur iyo hagaag hada waa kala dheer yihiin ,,,,, isma oga -
Marxuum Fagadhe: Siyaasi ka koray Dharabta Qabiilka
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Ninkaasi nin halyey ah ayuu ah wa mujaheed. -
Wont change anything alshabaab is superior to xisbal xasuuq. Black flag it is.
-
Garaad jamac garaad cali is the supreme leader and I don’t think he will be coming to boosaaso, if he does he will lose those who support him that support an independent state called ssc and they will see him just a puntland sympathiser and they don’t want that. That will just push them further away.
-
Riyaale can stay in office he has the blessing of the people of somaliland and the house of elders till the Electoral commission set up a date anything from that he will stay president till election happens. Our government is doing everything to secure the big cities. Like they always did. This is the work of criminals and Somaliland police does not tolerate criminals.
-
so garaad abshir and garaad cali buraale, are a jabhad lol.
-
this is the work of the koonfurians fashyada dadka reer somaliland ma qataan. waba reer rwanda oo kale
-
Mr red sea Reerka faanka wa lugu yaqaana ha la yaabin wa wax ay ab iyo isir ay u leeyihin. odaygi ina cabdulla xassan ba arkay u sheegay lol
-
I am still waiting for an response wanaanigi ku jawabay mise affarti erey eeh aad khalif Maxamuud ka xafiiday ba ka kala daatay.
-
Puntland parliamentarians not safe in bosaaso.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xildhibaan C/laahi Cali Cismaan Oo Caawa Boosaaso Lagu Dilay ,Laba Qof Oo Loo Qabtay Dilkan Written by Jidbaale.com Tuesday, 05 January 2010 21:17 Boosaaso(Jidbaale.com):- Waxaa caawey lagu dilay magaalada Boosaaso ee Xurunta Gobalka Bari Xildhibaan C/laahi Cali Cismaan oo loo yaqaan Karaad xildhibaanka ayaa la dilay asaga oo salaaddii cishe ka soo baxay meel aan saas oga fogayn Masaajid uu ku soo tokoday salaaddii cishe. Waxaa soo badanaya weerararada loo gaysanayo masuuliyiinta ka tirsan Dowladda Puntland iyada oo magaalooyinka waaweyn uu maamulka Puntland la daala dhacayo sidii loo adkeyn lahaa amaankooda. Xildhibaanka ayaa noqonaya xildhibaan kii labaad ee la dilo waxaa horay loo dilay Xildhibaan Ibraahim Cilmi warsame iyo Wasiirkii warafaafinta Puntland Warsame Abdi shirwac Seefta banaanka waxaa kaloo weerar lagu gaaciyey oo miinooyin loo dhigay wadada Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Puntland C/rashiid Maxamed Xirsi. Maamulka Puntland ayaa wada dadaalo lagu adkaynayo ammaanka Puntland .War haatan na soo gaaray ayaa sheegay in ciidanka Amaanka ee magaalada Bosaaso ay gacanta ku dhigeen laba qof oo geystay dil ka dhacay caawa Boosaaso Wararka ayaa intaa ku daraya in laba qof haatan lagu hayo Saldhig ku yaal Dekkada Boosaaso oo su,aalo la weydiinayo. Saraakiisha Amaanka ee Boosaaso ayaa diiday in ay wax tafsiil ah ka baxshaan dilka iyo cida ka danbeysa balse waxaa ku soo badanaya Puntland dilalka aanada ah oo ku salaysan qabiilka taas oo ay adeg tahay in xal loo helo. Dad joobjoogayaal ah ayaa sheegay in ciidanka ay qabteen laba qof oo loo badinayo in ay dilka iyagu geysteeen ka dib markii ay ceyrsadeen shacabka ayna mid ka mid ah dhaawaceen midna uu galay guri ku yaal Boosaaso ka dibna ay ciidanka ay xoog ku galeen guriga. Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa ah haatan mid degan waxaana ay ka dhacay banaanbax rabshado wata ka dib markii ay shacabka maqleen in dil uu ka dhacay Boosaaso. Jidbaale.com jidbaale.com@gmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it Last Updated on Wednesday, 06 January 2010 00:12 -
http://www.youtube.com/watch?v=lqCYovx7Pug&feature=player_embedded
-
Originally posted by Jacaylbaro: Waan joogi jiray ,,,, maxaase ka dambeeyay ?? Aniga ku sheegaya waxa ka danbeyey Anagu xammar dooni meyno xumaana uu geysan meyno xoriyo iyo xera dawladiyo xuduud ba naga dhaxayso
-
Xildhibaan Lagu Diley Bosaso iyo Dad Loo Qabtey Falkaas January 5, 2010Waxaa fiidnimaddii caawa lagu diley magaalada Bosaso Xildhibaan Cabdullaahi Cali Cismaan. Xildhibaanka ayaa toogasho lala beegsadey xili uu ka soo baxay goob masaajid ah, kadib waxaa weerar ku qaaday nin hubaysan. kaas oo rasaas la beegsadey Xildhibaanka ayaa la sheegay in uu isla goobta ku nafbaxay, waxaana isla markiiba goobta gaarey ciidanka amaanka ee Puntland. Warar lagu kalsoonaan karo ayaa tibaaxaya in ciidanka amaanku ay isku gedaameen goob lagu tuhunsan yahay in uu ku jiro ninka geystey, waxaana la sheegay in lagu rajo weynahay in gacanta lagu soo dhigo waqti dhaw. Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegay in Boolisku ay u qabteen falkaas laba nin kuwaas oo lagu tuhmey in ay xiriir la leeyihiin falkaas. Xildhibaan Cabdullaahi ayaa kamid ahaa xildhabaanada Baarlamaanka Puntland, waxaana uu ka soo galay Gobolka Bari gaar ahaan magaalada Bosaso. Waa xildhibaankii labaad oo lagu dilo gudaha Puntland muddo laba bilood gudaheed ah, sidoo kale waxaa la isku dayey in la dilo Gudoomiyaha barlamanka Puntland, Cabdirashiid Maxamed Xirsi, kadib markii qarax lala beegsadey gaarigiisa waxaana ku dhintey mid kamid ah ilaaladiisi. Faahfaahinka filo Hoseed Media…….. News Desk
-
A successful 2009 for Somaliland Foreign Affairs and Economy
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Somaliland launching debitcards Somaliland exporting live stock again things are good. -
Originally posted by Jacaylbaro: That is 26 years ago ..... silly xamar waliga ma tagtay it used to be a nice place.
-
From lawya cade 5 km away from Djiboutian border all the way to yoocade 5 km from garowe
-
Jigjiga is not necessary in this case because The British re shaped the border of Somaliland in the 50s, and the area known today as Somaliland is the right Somaliland., how ever the tribes of Somaliland all do want secession, from lawya cade ila yoocade. And Suldan Maxamud cali shire had a treaty with the British. The garaad also wanted a treaty but the dervishes killed him before he could make a deal with the British. When jamac jangali was the mayor of burco in 1936 he had some sort of treaty with the British
-
President rayaale cancelled his visit to the Saudi kingdom
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
General duke Wali ma Generalki ku dhalay baad day dayeysa Ingreeska ha ka dayin talyaaniga ka day