-
Content Count
30,183 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
82
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Birgitta Ohlsson named as Sweden's new EU affairs minister
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Birgitta Ohlsson waxa loo magacaabay Wasiirka Arrimaha “European Union” ee Sweden Written by Qarannews Feb 02, 2010 at 07:28 AM Sweden,(Qarannews)-Birgitta oo ahayd afhayeenka Arimaha Debedda ee Xisbiga Liberaalka ee Sweden ayaa manta oo bishu tahay 2 feb. 2010 loo magacaabay Wasiirnimo. Birgitta Ohlsson waa saaxib dhab ah oo tageera Somaliland. Marar badana Baarlamaanka Sweden ayey soo dhigtay ictiraafka Somaliland. Somalilandna dhow jeer ayey tagtay. Waanay la kulantay Madaxweynaha Somaliland Mudane Dahir Riyaale Kaahin , Iyo Gudoomiyahaya golaha Wakiilda Mudane Abdirahman M Abdillahi (Cirro). Waxa kale oo ay la kulantay Gudoomiyayaasha Asxaabta Mucaaradka ah. Anigu oo ah wakiilka Somaliland ee Sweden waxa aan tahniyad u diraya Birgitta Ohlsson oo ah saaxiibkay iyo saaxiibka kowaad ee Somaliland. Markaas shacbiga reer Somaliland ee deggan Sweden aad ayuu manta u faraxsan yahay. Waxa aanu ku rajo weynahay in cilaaqaadka Sweden iyo Somaliland uu sii hoogeysto. Eidarus Sh Adan Wakiilka Somaliland ee sweden -
Originally posted by GAAROODI: stop this silanyo stuff man, the man is a 75 year old elderly man who in my view has alot of sinister motives towards the main population of burco and hargaisa. This man single handedly distroyed the snm while he ran it and now if given power he will sink our great state into an even further abyss. His man supporters look at him from a clan perspective and support him because of clan reasons. have some pride, have some vision, riyale is a SOB but still he is miles ahead of silanyo. THE DRUNK. BIG BELLIED SENIOR CITIZEN. Wrong silanyo was the longest chairman of the snm and he served the snm with respect and dignity Where was rayaale when we where In dirdhawe And Baligubudle Fighting the evil dictator And him being old is no reason wasn’t cigaal in his 70s when he was our president. Why was he our longest SNM chairman if he does not have leadership skills. Silanyo For president 2010
-
Birgitta Ohlsson named as Sweden's new EU affairs minister Posted : Tue, 02 Feb 2010 10:56:11 GMT By : dpa Category : Europe (World) News Alerts by Email ( click here ) Europe World News | Home Stockholm - Swedish parliamentarian Birgitta Ohlsson was Tuesday named as the new minister for EU affairs, Prime Minister Fredrik Reinfeldt said. Ohlsson, 34, is a member of the Liberal Party, one of the four parties in the centre-right coalition that took office in 2006. She succeeds Cecilia Malmstrom who last month left the Swedish cabinet after being nominated to the incoming European Commission. Both Reinfeldt and Liberal Party leader Jan Bjorklund underlined that Ohlsson was a strong supporter of European cooperation, not the least within the framework of the 27-member European Union. Ohlsson, a former head of the Liberal Party's youth wing, was elected to parliament in 2002 and is a member of the foreign affairs committee. She told reporters she hoped to focus on three areas as minister. One area was the "core" of what Europe stands for, and to ensure "that Europe lives up to fundamental human rights", she said. Another area was to highlight knowledge and education as economic growth factors, and a third centred on efforts to tackle climate change, Ohlsson added. Sweden is due to hold parliamentary elections in September, and Ohlsson said she looked forward to the coming election campaign. Read more: http://www.earthtimes.org/articles/show ... z0eVT6nxln
-
Somaliland parliament speaker meets his Swedish Colleague pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo la kulmay Gudoomiyaha Barlamaanka Sweden, Daawo Written by Qarannews Feb 03, 2010 at 08:19 AM Sweden,(Qaran News)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane Abdirahman M Abdillahi(Cirro) ayaa maanta oo bishu tahay 2 february lagu qaabilyey Baarlamaanka Sweden. Gudoomiye Cirro waxa qaabilyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg oo si wacan u maamuusan u qaabiley Mudane Cirro. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg waxa uu Gudoomiye Cirro u sheegay in uu ku faraxsanyahay inuu qaabilo wefdiga uu hoggaaminayo Mudane Abdirahman M Abdillahi. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa weheliyey kulankaas Xildhibaan Ibrahim Mahdi Buubaa iyo Wakiilka Somaliland ee Sweden Mudane Eidarus Sh Adan. Mudane Cirro waxa uu warbixin ku saabsan Barlamaanka Somaliland iyo geedi socodka dimuqraadiyada siiyey Gudoomiye Per Westerberg. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden waxa uu sheegay in uu ku farxsanyahay horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Taasina ay tahay mid la dhiiri geliyo. Waxca uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudaane Per Westerberg ku ballan qaaday in uu ka shaeqeyn doono sidii aqoon isweydaarsi loo sameyn laha ku saabsan labada Gole. Booqashada uu Gudoomiye Cirro iyo xildhibaan Ibrahim Mahdi Buuba ay ku tageen dalka Sweden waxa ka dembeeyey casuumad ka timi Baarlamaanka Sweden. Intaaney labada gudoomiye kulmin waxa uu Gudoomiye Cirro la kulmey madax ka socota Gudida Distoorka ee Barlamaanka Sweden. Halkaas oo looga waramey sida ay Gudiyada Baarlamaanku u shaqeeyaan guud ahaan, khaastana Gudida Distoorka. Gudoomiye Cirro intaa uu booqashada rasmiga ah ee uu ku joogo Sweden waxa uu la kulmi doona madax ka socota Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Waxa kale oo uu booqan doona Gudida Dorashada ee Sweden (Swedish Election Authority). Waxa kale oo maalinta jimcaha5 february ka dhici doona Baarlamaanka Sweden siminaar ku saabsan doorashada Madaxweynaha ee soo socota. Siminaarkaasna waxa ka soo qeybgeli doona madax ka socota Arrimaha Debedda ee Sweden iyo Xildhibaano ku jira Baarlamaanka Sweden iyo Hayaddo u hadla xuquuqda Aadamaha. Booqashadan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somalialnd uu ku joogo Sweden waa mid taariikhi ah. Waa markii ugu horeysay ee Gudoomiye Cirro lagu qaabiley heerka ugu sareeya. Taasina waxa ay tuseysa in Dawladda Sweden iyo Baarlamaanka Sweden ay rabaan in ay wax la qabsadaan Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland. Mohamed Abdillahi Hassan Freelance journalist Stockholm Sweden -
Somaliland parliament speaker meets his Swedish Colleague pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
KulanTaarikhiya Gudomiyaha Barlamanka S-Land Iyo Dhigiisa Dalka Sweden Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden waxa uu sheegay in uu ku farxsanyahay horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Taasina Stockholm(GNS)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane Abdirahman M Abdillahi(Cirro) ayaa maanta oo bishu tahay 2 february lagu qaabilyey Baarlamaanka Sweden. Gudoomiye Cirro waxa qaabilyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg oo si wacan u maamuusan u qaabiley Mudane Cirro. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg waxa uu Gudoomiye Cirro u sheegay in uu ku faraxsanyahay inuu qaabilo wefdiga uu hoggaaminayo Mudane Abdirahman M Abdillahi. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa weheliyey kulankaas Xildhibaan Ibrahim Mahdi Buubaa iyo Wakiilka Somaliland ee Sweden Mudane Eidarus Sh Adan. Mudane Cirro waxa uu warbixin ku saabsan Barlamaanka Somaliland iyo geedi socodka dimuqraadiyada siiyey Gudoomiye Per Westerberg. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden waxa uu sheegay in uu ku farxsanyahay horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Taasina ay tahay mid la dhiiri geliyo. Waxca uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudaane Per Westerberg ku ballan qaaday in uu ka shaeqeyn doono sidii aqoon isweydaarsi loo sameyn laha ku saabsan labada Gole. Booqashada uu Gudoomiye Cirro iyo xildhibaan Ibrahim Mahdi Buuba ay ku tageen dalka Sweden waxa ka dembeeyey casuumad ka timi Baarlamaanka Sweden. Intaaney labada gudoomiye kulmin waxa uu Gudoomiye Cirro la kulmey madax ka socota Gudida Distoorka ee Barlamaanka Sweden. Halkaas oo looga waramey sida ay Gudiyada Baarlamaanku u shaqeeyaan guud ahaan, khaastana Gudida Distoorka. Gudoomiye Cirro intaa uu booqashada rasmiga ah ee uu ku joogo Sweden waxa uu la kulmi doona madax ka socota Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Waxa kale oo uu booqan doona Gudida Dorashada ee Sweden (Swedish Election Authority). Waxa kale oo maalinta jimcaha5 february ka dhici doona Baarlamaanka Sweden siminaar ku saabsan doorashada Madaxweynaha ee soo socota. Siminaarkaasna waxa ka soo qeybgeli doona madax ka socota Arrimaha Debedda ee Sweden iyo Xildhibaano ku jira Baarlamaanka Sweden iyo Hayaddo u hadla xuquuqda Aadamaha. Booqashadan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somalialnd uu ku joogo Sweden waa mid taariikhi ah. Waa markii ugu horeysay ee Gudoomiye Cirro lagu qaabiley heerka ugu sareeya. Taasina waxa ay tuseysa in Dawladda Sweden iyo Baarlamaanka Sweden ay rabaan in ay wax la qabsadaan Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland. Mohamed Abdilahi Hassan Freelance Journalist Stockholm Sweden Eidarusadan@hotmail.com -
Somaliland parliament speaker meets his Swedish Colleague pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo la kulmay Gudoomiyaha Barlamaanka Sweden Written by Qarannews Feb 03, 2010 at 08:19 AM Sweden,(Qaran News)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane Abdirahman M Abdillahi(Cirro) ayaa maanta oo bishu tahay 2 february lagu qaabilyey Baarlamaanka Sweden. Gudoomiye Cirro waxa qaabilyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg oo si wacan u maamuusan u qaabiley Mudane Cirro. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg waxa uu Gudoomiye Cirro u sheegay in uu ku faraxsanyahay inuu qaabilo wefdiga uu hoggaaminayo Mudane Abdirahman M Abdillahi. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa weheliyey kulankaas Xildhibaan Ibrahim Mahdi Buubaa iyo Wakiilka Somaliland ee Sweden Mudane Eidarus Sh Adan. Mudane Cirro waxa uu warbixin ku saabsan Barlamaanka Somaliland iyo geedi socodka dimuqraadiyada siiyey Gudoomiye Per Westerberg. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden waxa uu sheegay in uu ku farxsanyahay horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Taasina ay tahay mid la dhiiri geliyo. Waxca uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudaane Per Westerberg ku ballan qaaday in uu ka shaeqeyn doono sidii aqoon isweydaarsi loo sameyn laha ku saabsan labada Gole. Booqashada uu Gudoomiye Cirro iyo xildhibaan Ibrahim Mahdi Buuba ay ku tageen dalka Sweden waxa ka dembeeyey casuumad ka timi Baarlamaanka Sweden. Intaaney labada gudoomiye kulmin waxa uu Gudoomiye Cirro la kulmey madax ka socota Gudida Distoorka ee Barlamaanka Sweden. Halkaas oo looga waramey sida ay Gudiyada Baarlamaanku u shaqeeyaan guud ahaan, khaastana Gudida Distoorka. Gudoomiye Cirro intaa uu booqashada rasmiga ah ee uu ku joogo Sweden waxa uu la kulmi doona madax ka socota Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Waxa kale oo uu booqan doona Gudida Dorashada ee Sweden (Swedish Election Authority). Waxa kale oo maalinta jimcaha5 february ka dhici doona Baarlamaanka Sweden siminaar ku saabsan doorashada Madaxweynaha ee soo socota. Siminaarkaasna waxa ka soo qeybgeli doona madax ka socota Arrimaha Debedda ee Sweden iyo Xildhibaano ku jira Baarlamaanka Sweden iyo Hayaddo u hadla xuquuqda Aadamaha. Booqashadan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somalialnd uu ku joogo Sweden waa mid taariikhi ah. Waa markii ugu horeysay ee Gudoomiye Cirro lagu qaabiley heerka ugu sareeya. Taasina waxa ay tuseysa in Dawladda Sweden iyo Baarlamaanka Sweden ay rabaan in ay wax la qabsadaan Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland. Mohamed Abdillahi Hassan Freelance journalist Stockholm Sweden -
KulanTaarikhiya Gudomiyaha Barlamanka S-Land Iyo Dhigiisa Dalka Sweden Stockholm(TVSLE)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane Abdirahman M Abdillahi(Cirro) ayaa maanta oo bishu tahay 2 february lagu qaabilyey Baarlamaanka Sweden. Gudoomiye Cirro waxa qaabilyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg oo si wacan u maamuusan u qaabiley Mudane Cirro. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg waxa uu Gudoomiye Cirro u sheegay in uu ku faraxsanyahay inuu qaabilo wefdiga uu hoggaaminayo Mudane Abdirahman M Abdillahi. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa weheliyey kulankaas Xildhibaan Ibrahim Mahdi Buubaa iyo Wakiilka Somaliland ee Sweden Mudane Eidarus Sh Adan. Mudane Cirro waxa uu warbixin ku saabsan Barlamaanka Somaliland iyo geedi socodka dimuqraadiyada siiyey Gudoomiye Per Westerberg. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden waxa uu sheegay in uu ku farxsanyahay horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Taasina ay tahay mid la dhiiri geliyo. Waxca uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudaane Per Westerberg ku ballan qaaday in uu ka shaeqeyn doono sidii aqoon isweydaarsi loo sameyn laha ku saabsan labada Gole. Booqashada uu Gudoomiye Cirro iyo xildhibaan Ibrahim Mahdi Buuba ay ku tageen dalka Sweden waxa ka dembeeyey casuumad ka timi Baarlamaanka Sweden. Intaaney labada gudoomiye kulmin waxa uu Gudoomiye Cirro la kulmey madax ka socota Gudida Distoorka ee Barlamaanka Sweden. Halkaas oo looga waramey sida ay Gudiyada Baarlamaanku u shaqeeyaan guud ahaan, khaastana Gudida Distoorka. Gudoomiye Cirro intaa uu booqashada rasmiga ah ee uu ku joogo Sweden waxa uu la kulmi doona madax ka socota Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Waxa kale oo uu booqan doona Gudida Dorashada ee Sweden (Swedish Election Authority). Waxa kale oo maalinta jimcaha5 february ka dhici doona Baarlamaanka Sweden siminaar ku saabsan doorashada Madaxweynaha ee soo socota. Siminaarkaasna waxa ka soo qeybgeli doona madax ka socota Arrimaha Debedda ee Sweden iyo Xildhibaano ku jira Baarlamaanka Sweden iyo Hayaddo u hadla xuquuqda Aadamaha. Booqashadan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somalialnd uu ku joogo Sweden waa mid taariikhi ah. Waa markii ugu horeysay ee Gudoomiye Cirro lagu qaabiley heerka ugu sareeya. Taasina waxa ay tuseysa in Dawladda Sweden iyo Baarlamaanka Sweden ay rabaan in ay wax la qabsadaan Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland. published on Tuesday, 2 February 2010 Source: tvsle
-
Horta nimankan garaadadu shirar badana,Shirkadooda go aankay ka so saraana ma oofiyaan. waxan xasuusta boocame markay ku shirayeen 2007 ku Somalidiida Ka Socota golaha garaadada Ku Mamuulka tolka puntland Ka isimada Puntland. wa ina la tageero mamuulka puntland wa ina la xoreyo laascanoood. Imikana tallow maxay so saari , markay caashe geele la so qadeyaan.
-
Originally posted by Qudhac: riyaale is sitting duck as presidential elections come near there is no hope of UDUB winning, they will be out I don’t think there will be any election soon. udub played their cards well this time they have an extension with out limit. Nothing can stop them now. Why hold election, you know u cant win. I mean in 2 months time rayaale had 2 full years in office.
-
Interesting
-
very disturbing ilahay ha u naxaristo.
-
Originally posted by Dajiye: Farah Ma'alin's visit was succesful then?
-
Good news
-
odaygi godane heshisyo horleh bu saxeexaya wa khabir siyasada irhaabiga ku takhasussay.
-
Ali Samatar Case Goes to Supreme Court - NYTimes
Xaaji Xunjuf replied to Mintid Farayar's topic in Politics
Originally posted by The Zack: War sheekada nac nacda ah meesha kala taga dheh. Why pick only on SAMATAR? because he was doing the killing duuh. -
damn you guys are slow. bal ka so yara fakira
-
Wow The Biggest Welcome ever for Silaanyo in Hargeisa
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
http://www.boramanews.com/images/stories/0%200111KULMIYE/DSC04583.JPG Even the Somaliland animals support silanyo in office -
Wow The Biggest Welcome ever for Silaanyo in Hargeisa
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyay Madaarka Hargeysa, ka dib markii uu socdaal kaga soo laabtay dalalka Maraykanka iyo Itoobiya oo uu soo maray Kumannaan dadweyne ah ayaa maanta kala xidhay Jidadka Magaalada, isla markaana waxa guud ahaanba maanta joogsaday dhaqdhaqaaqyada Gaadiidka, marka laga reebo kuwa ka qayb-qaadanayay soo-dhawaynta Guddoomiyaha KULMIYE, kuwaas oo qiyaastii dhawr boqol oo Gaadhi tiradoodu gaadhaysay. SL (11) by you. SL (6) by you. Taageerayaasha Xisbiga iyo Masuuliyiinta Xisbigaas ayaa loo diiday inay ka ag-dhawaadaan Garoonka Diyaaradaha, marka laga reebo hoggaanka sare ee Xisbiyada UCID iyo KULMIYE oo halkaas loo sii daayay. Ciidanka Booliska ayaa dadweynaha ku hortaagnaa Jidka hore ee laga galo Albaabka u horreeya ee Madaarka, halka Ciidamo kalena la dhigay Jidadka badhtamaha magaalada dhinacyadooda. Jidka hormara Madaxtooyada ayaa guud ahaanba maanta la xidhay, waxaana halkaa la dhoobay Ciidan Boolis ah iyo Gaadiidkoodii oo lagu jaray. Soo-dhawayn xamaasadi ku dheehnayd oo aan hore loo arag oo lagala hortegay Guddoomiyaha KULMIYE ka dib, waxa Axmed-Siilaanyo loo gelbiyay Xarunta dhexe ee Xisbiga, halkaas oo uu kula hadlay dadweynaha iyo Warbaahintaba. Guddoomiyaha KULMIYE wuxuu bulshada uga mahad-naqay soo-dhawaynta ay u sameeyeen oo uu sheegay inay si gaar ah u taabatay. “Waxa aad iyo aad ii taabatay soo-dhawaynta qiimaha leh ee ay shacabkaygu ilaa intii aan Madaarka ka soo socday aad ii soo dhawayseen, waxaanan ku maqnaa danaha Somaliland iyo qaddiyaddeena Aqoonsiga waxtar u leh, hase ahaatee, wixii faahfaahin ah dib baanu idiinka soo bandhigi doonaa.” Ayuu ku yidhi Axmed-Siilaanyo hadalkiisii. Mar Guddoomiyaha wax laga waydiiyay dhawaaq xukuumaddu hore ugu sheegtay in aan dalka soo geli karin intii uu safarka ku maqnaa, wuu ka gaabsaday oo wuxuu sheegay in aanu ka hadlaynin. Somaliland.Org
-
The Lion Is Landing in Hargeisa ....... Some Some
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
welcome welcome mujaheed silanyo -
Open Secret: Puntland's Betrayal of SSC Mr. Double Agent A/samed Shire
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
fidhin awliyo is a reader he doesn’t post ma fahantay wa dadka akhrista laakin maanta Somaliland bu kaska iyo laabta ka tageeray -
The paranoid Qurba Joog now believe Riyaale runs butland admin
Xaaji Xunjuf replied to Qudhac's topic in Politics
war kuwa qiyaamahoda kacay way dawakhsanyihin wa dadka boqol shir yeeshay waxbana kama so baxan. ila yawman hatha na way shirayaan.
-
Popular Contributors
