-
Content Count
29,976 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Onlf rebels attack Ethnic Somalilanders in Ethiopia.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
wax maxay ah meesha ma caanan ku iibinaye maxaan qubbay? -
Onlf rebels attack Ethnic Somalilanders in Ethiopia.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Complicated: Oo kan daga Puntland ama Baydhabo iyo Bu'aale ma kala ummad, dhaqan iyo af baad tihiin iyaga? War nimanyahaw kala xishooda oo nacnacdan meesha ka daaya, after all your bullsh*t will not change an ounce from waxay ugu yeedhaan politics in that godforsaken area called the Horn of Africa. Dee ninka puntland joogo Isku af maha Ka ay baydhabo jooga marka siiday isku jinsiyad ama isku qawmiyad u noqonayaan? -
Onlf rebels attack Ethnic Somalilanders in Ethiopia.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Xaji_Xunjuf: Let me tell you something people say Somalis are homogenous group of people I don’t believe that , I believe there is 3 Ethnic groups In the horn of africa Su maal The nomads Tu maal The black Smits And Biyo maal The farmers Don’t confuse them with a Somali clan group. And the mistake was when we said every one is a Somali Which is not true Xiin knows it Che knows it. Xiinfinin Inadeer anigu Cuqdad ma qabo Dad an takooro na ma jirto mise an fogeyo haba ka yaabin laakin waxan aminsanahay dadka Somaliland wadda dagga inay isku qawmiyad yihin qabilkay doonan ha dhashan eh wa ummad isku dhaqan ah isku af ah isku dad ah jinsiyad ah isku dhul ah That’s what I am Talking About when I am saying Somalilands Ethnic group. -
Onlf rebels attack Ethnic Somalilanders in Ethiopia.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Let me tell you something people say Somalis are homogenous group of people I don’t believe that , I believe there is 3 Ethnic groups In horn of Africa Su maal The nomads Tu maal The black Smits And Biyo maal The farmers Don’t confuse them with a Somali clan group. And the mistake was when we said every one is a Somali Which is not true Xiin knows it Che knows it. Xiinfinin Inadeer anigu Cuqdad ma qabo Dad an takooro na ma jirto mise an fogeyo haba ka yaabin laakin waxan aminsanahay dadka Somaliland wadda dagga inay isku qawmiyad yihin qabilkay doonan ha dhashan eh wa ummad isku dhaqan ah isku af ah isku dad ah jinsiyad ah isku dhul ah That’s what I am Talking About when I am saying Somalilands Ethnic group. -
Onlf rebels attack Ethnic Somalilanders in Ethiopia.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Che -Guevara: ^No sovereign nation or state "allows" another nation to intervene in its internal affairs. If Ethiopia intervenes in Somaliland's internal affairs, it is cuz weaker neighbor or vassal state. In your sordid attempt to divide people, you are attempting to add new terms into our lexicon. There is no such thing as Somaliland ethnicity-the word Somaliland itself is oxymoronic and it hardly differentiates from those you are running away from. Well the people of Somaliland have their own culture their own customs and even have another form of Islam , which is not that militant Islam , unlike Somalia. Well the people who are from the hawd and reserve area Are Ethnic Somalilanders they share the same values and costumes with the people who are from with in somaliland . We don’t distinguish them from other Somalilanders those who are from Beyond the borders have every right to have the somaliland citizenship Somaliland has every right to intervene with Ethiopian affairs because it concerns our people. -
Denmark and Europe have a strategic and political interest in supporting and recognizing Somaliland. The country has a strategic location in relation to shipping in the area and are highly interested in all initiatives to support law and order in this part of the world. The country will under no circumstances be integrated in Somalia – and why should it be integrated into one of the world’s worst regimes? A strong European alliance with Somaliland would be a strategic holding.
-
Onlf rebels attack Ethnic Somalilanders in Ethiopia.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Che -Guevara: ^You are confuse citizenship with ethnicity, all deliberately! N you haven't answer, why intervene with Ethiopian issue anyway? Doesn’t Ethiopia intervene with our issues, why can’t we return the favour? , why is it if we intervene with their issues it’s seen as a crime -
Onlf rebels attack Ethnic Somalilanders in Ethiopia.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ethnic Somalilanders live in Ethiopia the same way they live in Djibouti -
Originally posted by Duufaan: poor and dirty as any where else. they are depededent on livstock market from other somalis Whether they are dependent on livestock or other trade , riots happen in the most developed and peaceful countries of the world , but the demonstrations never undermine the law and order in somaliland.
-
Riots happen every where in the world Big deal it’s not like we are in anarchy like the koonfurians
-
sxb waxaasii waxba kama jiran wasiirka warshada muxu dhagaxa u dhigaya mu iska dhisaan uun dawlada ka saaran oo ay private ka dhigtaan arimahooda. why let the goverment take the credit for it
-
dhagax udub dhigto manad idinku ka ilbixin ba horta.
-
Amiin
-
Ciidamada Booliska oo laba qof ku dilay Wajaale iyo Mudaharaad ka dhacay Magaaladaas January 19th, 2010 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Laba qof ayaa dhintay ka dib markii Ciidamada Booliska ee Magaalada Wajaale toogteen xalay, taas oo keentay in ay dadweynaha ku dhaqani magaalo-xuduudeeddaasi ay maanta isu-soo-bax ka sameeyaan Magaaladaas. Siday sheegayaan Wararka ka imanaya magaalada Wajaale ee xadka Somaliland iyo Itoobiya, labadan qof oo Wiil iyo Gabadh ah ayaa dhintay ka dib markii Ciidamada Boolisku xalay Rasaas ay ku fureen Gaadhi ay saarnaayeen, taasina waxay sababtay inay labadooduba dhintaan. Dadweynaha ku dhaqan Wajaale, ayaa arrintan maanta kaga jawaabay isu-soo-bax ay cabasho kaga muujiyaan, waxaanay socod ku marayeen Jidadka Magaaladaas. Iyaga oo wararku intaa ku dareen in meelaha qaarkood ay shiideen. Maaha markii u horraysay ee Ciidamada Somaliland Rasaas ay rideen ay ku dilaan dad shacab ah oo aan waxba galabsan, hase ahaatee, waxa sanadkii u dambeeyay ee 2009 dhammaadkiisii Ciidamada Booliska Hargeysa rasaas tan la mid ah ku dileen 3 dhalinyar ah oo isu-soo-bax ka qayb qaadanayay. Somaliland.Org Hargeisa News Desk wararkasomaliland@gmail.com
-
Goorma? Komishanki doorashado tallow halkay ka dhaceen beryahan way is nabayaan eh lol
-
Dilki Labada Ruux oo Sababay Mudaharaad Balaadhan oo Gaystay Khasaare Burburiyay Saldhiga iyo Dawlada hoose Degmada Wajaale: Dadwayne Gadoodsan ayaa ilaa saaka hor tunaa Saldhiga Booliska Degmada wajaale iyo Xarunta Dawlada hoose Daawo Sawiradda Hargeisa (GNS)-Wararka Naga soo Gaadhaya Magaalada Wajaale ee Xarunta Degmada Wajaale ayaa Sheegaya in Mudaharaad Balaadhan oo Saacado Socday ka dhacay Degmada wajaale kaasi oo lagaga soo horjeeday Dhacdadii Foosha xamayd ee Xalay Ciidanka Booliska Somaliland ku Dileen Marxuum Yacquub Seeraar iyo Raxma Maxamed Ismaaciil, mudaharaadkaasi oo ilaa saaka waabarigii ayaa joogsaday Goor dhawayd ilaa abaaro salaadii Casar. Sida uu ku soo waramayo Wariyaha Gabiley News ee Magaalada Wajaale C/rasaaq Maxamuud Aw Daahir (C/risaaq Dhago) labada Marxuum ayaa Goor wakhti danbe ah oo ay ka soo Rawaxay Shaqo lagu dilay iyaga oo hortaagan Guriga Marxuumadda oo u dhaw suuqa wayn ee magaalada Wajaale, Marxuumad Raxma Maxamed ismaaciil oo Suuqa ku iibin jirtay Jaad iyo Marxuum Yaquub Seeraar oo ahaa Dirawal wata Gaadhi rakaab ah ayaa waxay wararku intaasi ku darayaan in maydkoodu yaalo Cusbitaalka Guud ee Magaalada Hargeisa, Maydka Marxuum Yacquub seeraar ayaa waxaa ka muuqday Xabaddo badan halka mid ka mid ah Askartii Rasaasta ku Riday labada Marxuum uu dhaawac ka soo gaadhay Raas loo malaynayo in Daawaha Gaadhigu ku soo Celiyay kaasi oo lagu daawaynayo Magaalada wajaale. Dadwayne Gadoodsan ayaa ilaa saaka hor tunaa Saldhiga Booliska Degmada wajaale iyo Xarunta Dawlada hoose kuwaasi oo ku weeraray Dhagaxaan ay ku tuurayeen Ciidanka Booliska iyo Shaqaalaha Dawlada hoose. Dhinaca kale waxa aan ilaa hadda wax war ka soo saarin Xukuumada Somaliland arintaasi Shaqaaqada keenta, Xukuumada ayaa todobaakii ugu danbeeyay soo dhoobtay degmada wajaale ciidan dheeraad ah tan iyo intii la qabtay qaar ka mid ah dadkii lagu tuhunsanaa inay ka danbeeyeen Dhacdadii foosha xumayd ee ka dhacday inta u dhaxaysa Dilla iyo kalabaydh. Warar lagu kalsoonyahay oo aanu ka helnay dadwayne ku sugan Degmada wajaale ayaa sheegaya in habeenkii saacadaha danbe ay gaafwareegaan Ciidan tirro badan oo aan hore loogu arki jirin Degmada Wajaale, halka dadka qaarkood sheegayaan in dhibaatooyin ay ugaystaan Muwaadiniinta Reer Somaliland eek u dhaqan degmada wajaale. Dhakhtarka Wayn ee magaalada hargeisa oo ay yaalaan Labada ruux ee la dilay ayaa ilaa saaka la buuxdhaafiyay iyada oo dadwaynuhu ka sii badanayaa marba marka ka sii danbaysa, dadkuna aad u kacsanyihiin oo laga soo horjeedo in la aaso
-
Onlf rebels attack Ethnic Somalilanders in Ethiopia.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Che Guevara why not If there is such thing as Ethnic Somali There must Be something called Ethnic somalilander. wa laba qawmiyadood dhankayga. Dadka Somaliland wa isku qawmiyad Dadka Somalia na wa isku qawmiyad. wa sida. -
Yes i said if he does go to bosaaso he will lose support from those People that really believed in a state called ssc.
-
Naxar nugaaleed intanu gaalki giib dilnay ayanu waliba mag ka bixinay lol. Well garaad jamac isaga labba af ku hadla mar puntland wuu ka baxay mar wu ku jira mar wa ssc mar wa puntland.
-
Onlf rebels attack Ethnic Somalilanders in Ethiopia.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ No they are not Ethnic Somalilanders live only in somaliland. -
Aniga Suldankaygu Darwiish Babu aha Suldaan nuur Amaan. While garaad jamac ingreesku la socday waraaqo u qor qorayey Marka keene ba martabad roon.
-
Originally posted by Duufaan: This graad, who's granfather signed the indepedent of northern somalia. Pro colonial groups financed and supported the new and old colinial will be defeated again. Ali Jama respond 1904 muslin kuudaran gaal macasha kuudhowra oo aad magansataa dhamaa this is still true for pro colonial gang You mean his father cali garaad his grandfather was killed by ina cabdulla xassan Because darwiish diid buu aha awoowgi
-
Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Ka Degay Bosaaso- Lasanod Online. Monday, January 18, 2010 Garaad Jaamac Garaad Cali Bosaaso,(Lasanod Online)- Waxaa maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaaso, Garaad Jaamac Garaad Cali oo Beryahan dalka dibeda kaga maqnaa. Garaad Jaamac ayaa waxaa si diiran garoonka ugusoo dhoweeyey madax sare oo ka tirsan dawladda Puntland iyo dadweyne kasoo jeeda Deegaanka SSC. Garaad Jaamac ayaa lagusoo waramay inuu si toos ah ugu anbabixi doono shirka magalada Holhol ee gogosheeda uu dhigay Garaad jaamac Garaad Ismacciil. Intii uusan ka anbabixin magaalada Jabuui , waxay wararku sheegeen in Garaadku shir albaabdu u xidhanyihiin la galay Madaweynaha Puntland C/raxmaan faroole oo ku sugan Magalada Jabuuti. lamana shaacin wixii ay ka waa hadleen Garaadka iyo Faroole. Warku wuxuu intaa ku darayaan in wada tashi iyo kulan dhex mari doono Isimada jooga Garoowe iyo Garaad Jaamac oo kusoo beegan magaladaas, kadibna loo anbabixi doono Shirka Holhol oo si rasmi ah u furmi doona 22 bisha January 2010.. Wariye: Fadumo M. Hassan Admin@lasanod.com Xafiiska Wararka Lasanod Online. Garoowe, Somalia