-
Content Count
29,828 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Xildhibaan Lagu Diley Bosaso iyo Dad Loo Qabtey Falkaas January 5, 2010Waxaa fiidnimaddii caawa lagu diley magaalada Bosaso Xildhibaan Cabdullaahi Cali Cismaan. Xildhibaanka ayaa toogasho lala beegsadey xili uu ka soo baxay goob masaajid ah, kadib waxaa weerar ku qaaday nin hubaysan. kaas oo rasaas la beegsadey Xildhibaanka ayaa la sheegay in uu isla goobta ku nafbaxay, waxaana isla markiiba goobta gaarey ciidanka amaanka ee Puntland. Warar lagu kalsoonaan karo ayaa tibaaxaya in ciidanka amaanku ay isku gedaameen goob lagu tuhunsan yahay in uu ku jiro ninka geystey, waxaana la sheegay in lagu rajo weynahay in gacanta lagu soo dhigo waqti dhaw. Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegay in Boolisku ay u qabteen falkaas laba nin kuwaas oo lagu tuhmey in ay xiriir la leeyihiin falkaas. Xildhibaan Cabdullaahi ayaa kamid ahaa xildhabaanada Baarlamaanka Puntland, waxaana uu ka soo galay Gobolka Bari gaar ahaan magaalada Bosaso. Waa xildhibaankii labaad oo lagu dilo gudaha Puntland muddo laba bilood gudaheed ah, sidoo kale waxaa la isku dayey in la dilo Gudoomiyaha barlamanka Puntland, Cabdirashiid Maxamed Xirsi, kadib markii qarax lala beegsadey gaarigiisa waxaana ku dhintey mid kamid ah ilaaladiisi. Faahfaahinka filo Hoseed Media…….. News Desk
-
A successful 2009 for Somaliland Foreign Affairs and Economy
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Somaliland launching debitcards Somaliland exporting live stock again things are good. -
Originally posted by Jacaylbaro: That is 26 years ago ..... silly xamar waliga ma tagtay it used to be a nice place.
-
From lawya cade 5 km away from Djiboutian border all the way to yoocade 5 km from garowe
-
Jigjiga is not necessary in this case because The British re shaped the border of Somaliland in the 50s, and the area known today as Somaliland is the right Somaliland., how ever the tribes of Somaliland all do want secession, from lawya cade ila yoocade. And Suldan Maxamud cali shire had a treaty with the British. The garaad also wanted a treaty but the dervishes killed him before he could make a deal with the British. When jamac jangali was the mayor of burco in 1936 he had some sort of treaty with the British
-
President rayaale cancelled his visit to the Saudi kingdom
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
General duke Wali ma Generalki ku dhalay baad day dayeysa Ingreeska ha ka dayin talyaaniga ka day -
Kooxo wasiiro ah oo maanta lagu dhaariyey madaxtooyada ka dib markii ay mudo qaarkood xilka hayeen iyagoon dalka u dhaaran sida dastuurku dhigayey SDWO (Hargeisa 04/01/2010) Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa u qornaa sida tan “Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre Mudane Maxamed Xirsi Oomane waxa uu maanta si rasmi ah ugu dhaariyey Madaxweynaha hortiisa Mudane Daahir Rayaale Kaahin wasiiraddi Cusbaa ee dhawaan xilalka loo magacaabay. Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibada oo la dhaarinayo Wasiirka Dib u Dejinta oo la dhaarinayo Wasiirul dawlaha Macdanta iyo Biyaha oo la dhaarinayo Wasiir ku xigeenka Hidaha iyo Dhaqanka oo la dhaarinayo Wasiirul dawlaha Arrimaha Gudaha oo la dhaarinayo qaar ka mid ah wasiirada maanta la dhaariyay Wasiiradaasi oo qaarkood ay la wareegeen xilalkii wasiiraddii geeriyooday Illaahay ha u naxariistee, kuwa kalena ay la wareegeen wasiiraddii xilalka laga qaaday. Wasiiradda maanta la dhaariyey waxa ay kala yihiin kuwan hoos ku xusan Xuseen Caynaan Faarax W/Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha. Cabdi Xirsi Ducaale Wasiiru Dawlaha Wasaadda Kalluumaysiga. Saleebaan Warsame Guuleed W/Wasaaradda Gaashaandhiga. Farxaan Jaamac Ismaaciil Wasiiru dawlaha Arrimaha Gudaha. Maxamed Axmed Faarax Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dalxiiska. Muuse Cabdi Muxumed Wasiiru Dawlaha Macdanta iyo Biyaha. Maxamed Yuusuf Cismaan Wasiirka Dib-u-dejinta. Axmed Aadan Ismaaciil Wasiir Xigeenka Arrimaha Dibadda. Cabdi Yuusuf Aadan Wasiir Xigeenka Dhalinyarrada iyo Ciyaaraha. Wasiiradaasi maanta uu guddoomiyaha Maxkamada Sarre uu ku hor dhaariyey Madaxweynaha JSL hortiisa waxa kale oo isaguna goob joog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane Axmed yuusuf Yaasiiin. Waxana uu madaxweynuhu wasiiradaasi cusub oo qaarkood ay in mudda ah xilka soo hayeen uu u rajeeyay in Illaahay ku guuleeyo xilka ay Qaranka u hayaan”.
-
Madaxweyne Rayaale Oo Baajiyey Socdaalkii Uu Ku Tagi Lahaa SucuudigaKadib Markii Layku Afgaran Waayey Baratakoolkii Lagu Qaabilayey Hargeysa January 4, 2010 (Haatuf) - Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa ka baaqday socdaal uu ku tagi lahaa dalka sucuudiga kadib markii laysku afgaran waayey maqaamkii baratakoolka lagu qaabili lahaa markuu tago dalkaasi. Sida lagu sheegay warbaahinta Somaliland todobaadkii hore madaxweyne Rayaale oo la filaayey inuu todobaadkan u kicitimo dalka sucuudiga ayaa haatan gabi ahaanba joojiyey booqashadii uu ku tagi lahaa dalkaasi. Sida ay ilo xogogaal ahi ay noo sheegeen waxa booqashadan madaxweyne Rayaale ee sucuudiga lagu sheegay inuu qaban qaabinayey ganacsadaha sucuudiga ah ee gacanta ku haya mamulka maxjarka xoolaha ee dalka Jabuuti. Si rasmiya looma sheegin sababaha ganacsadaha sucuudiga ee Abu yaazir ugu hawl galayey googol xaadhka booqashada madaxweyne Rayaale ee dalka Sucuudiga hase yeeshee sida la ogsoon yahay waxa ganacsadaha Abu yazir uu tartan xoolo dhoofinta ahi uu ka dhaxeeyaa ganacsadaha kale ee Sucuudiga ah ee Al jabiri oo isagu ku guulaystay sanadkii hore ee 2008-dii Maxjarka caafimaadka xoolaha ee uu ka hirgaliyey duleedka magaalada Barbera ee gobolka Saaxil. Source Haatuf.net
-
Wiyishoo marmartoo markaas meela badan daaqdey Oo labada gees muujisoo maqasha dhaarsiisey Ninka yiri anaa madaxa qaban, malaha waa beene Mabda'eena sida leeb laganay ha u maqiiqnaado Nasabnimo hadii aad martoo, muran ka keenaynin Adoonkii Muqlaad inaad tihiin, keena midigtiina Markad geela iyo malayga kala soocii karii weday Oo aan Midig iyo bidix baa an ku Mizzaamey Madashu raggu joogo madaxkusheegina ka yaaci jireye Meel aad mamuusheen Cidi guul kama Maansone eh Murti inad ka madhantihin weydinka iska muuse nabaaye Mawqifkad ka mideysantihin wa mid Aan daahir ahayne Moracante iyo maxay salebaan ayu nasabkinu ku milmaye Maandhow Inu massaayr assalkinu yahay Kama murantane Mudanayashi maganta loo aha cidi isku ma maan dhaafte eh
-
wa arin fiican wakhtigi calanka bluega walaga gudbay
-
calankan puntland wabaad inugu waasheen big deal calankooda yar eeh farti . cismaniyadu ku qorantahay , ha haystaan u daya
-
Ina Bucur Baceyr marduuf qaad ah halay, waa majnuun falanee Mijin markuu cunuu, buu indhaha miriq kasiiyaaye Micna dawlladnimo leedahayba uma muraadaane Murankiyo makeykigey badshaan, maalin iyo layle Marfashkeey yaqaanaan intey marada xaytaane Musuqmaasuq iyo beenta waa meheradoodiiye Raganimo ma muujiyaan intey muruq ku faanaan Mushunguli Zinjibari malay helay wa maraan muruxsane Mabaadiidu aminsanyahay wa mid aan muslinku lahayne Maskax-xumada iyo murranku waa meheraddiiniiye Marakiibta aad dhacdaan ayaad hooyadin mire u saartaane Macruuf weye inaynadan Midhaha somaali Mid ku lahayne Malay ma dabto muran ma naagoodle gabay micnoyare
-
Alshabaab goes to places where there is no law and order , Kismayo iyo meelahaas iyo xammar iyo meelahaas bay qabsadaa iyo jawhar iyo. laakin meelaha dawladi ka jirto alshabaab ma iman karto. alshabaab dhawr suufi oo xadreynaya ayay iska celin kari wayeen. ma ciidan iyo boolice hubeysan oo nidameysan bay iska celin karan never. haba ka yaabin.
-
Originally posted by Abokor Omar: Its the ''SOMALI National Movement''. it was not called somalia national movement but somali, marka wa caadi
-
Nabii maxammad never used to call him self a salafi so u should never call your self a salafi
-
^^^Viva somaliland reer lascanod inta ismacil mire skoolada loogu dhigi laha waxa loo dhigaya Iebrahien koodbuur iyo kuwii dalka u so halgamay.
-
snm always wanted independence. umar carte qalib was the prime minister of somalia ama kooxdii manifesto. When somaliland declared independence from somalia in 1991
-
Ukrainian Candidate for President wants to declare war to Somalia
Xaaji Xunjuf replied to sahal's topic in Politics
Mamuulka xarakata mujaheediinta al ashabaab, oo mar dhaweyd soo dhaweye dagaalka u ciclaamiye Dawlada Ukrain. Iyaku oo sheegay inay gaalada meel alale meel ay ku arkaan inay ku leyn doonan. waxa kalo warku tibaaxaye dhoola tuski ay sameyeen xaraka tu alshabaab inay mid ka awood roon soo ban dhigi doonan todobaadkan fooda nugu haya. Emirka ku magac dheer Abu zubeyr Godane oo isna u sheegay saxafaada inay barro kicin doonan gaalo baddan oo Ifka ku nool. wararka laga helayo dalka Yeman oo iyaku na hanjabad, u so jeediyey ururka al shabaab. Dawlada federaalka eeh somalia ayaa iyaku na saxaafada u waramay oo sheegay in anay raali ka ahayn inay dawlada ukrain so weerarin dalka somalia hase yeeshe waxa la sheegaya, inu sheikh sharif sheikh axmed uu aan ba bixi doono dalka iyo ukrain. Source. alwariya.com -
What does Galgaduud has that Hiiraan, Jubba and Banadir lack
Xaaji Xunjuf replied to Naxar Nugaaleed's topic in Politics
Dikirka ilahay. cadawga wa jabbinaya waleh waleh. -
http://www.youtube.com/watch?v=5Kp1U7EQ0nU&feature=player_embedded Yasin juma in lascanood
-
Ashabab are chased out of CITY of FART Dhusamareeb.
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
Al shabaab mala wa lugu dhuusay -
Somali shot after allegedly attempting to attack Danish cartoonist
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Those who insult the prophet should be killed Fuq tuluhum. -
yeah he should, but no one knows how he looks like lol.