-
Content Count
29,828 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland forces say attack on mosque foiled
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by djibsomali: Unlucky they didn't kill shaydan siro. He is a ****** who took side in ceelbardale war. nacallah kuu yaal!! He does not have any business in ceelbardale but took side just out of cuqdadnimoo iyoo calool xumoo kuu ragtay... such people exist in a land where dreams are made of khat ugu rida ugu rida ya ala wax siyee -
Somaliland Opposition leader arrives in Washington
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
God bless the mujaheed. -
Somaliland forces say attack on mosque foiled
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
They tried to kill my fav sheikh . sh adan siro. -
Khawarijis tried to destroy A Mosque in hargeisa Somaliland.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somaliland: Qarax Lala Maaganaa Masaajid Hargeysa Ku Yaala oo Fashilmay Hargeysa (Somalilandpress)- Qarax la magaanaa in lala beegsado masaajid ku yaala Xaafadda Xawaadle ee Degmada 26-ka June ee magaalada Hargeysa oo uu Iimaam ka yahay Sheekha Caanka ah ee Aadan Siiro ayaa fashilmay, ka dib markii goor dhawayd gacanta lagu dhigay oo la helay walxaha qarxa iyo hub faro badan. Hubkan iyo Walxahan oo noocyadoodu isugu jireen 8 nooc ayaa waxa la dhigay Qiblada hore ee Masaajidka, waxaana sida ay sheegayaan wararka aanu ka helayno dadkii goob joogka ahaa ee jaarka la ahaa Masaajidku noo xaqiijiyeen dhigay hubkan oo laga soo dhigay xashiish oo kale, Nin jinsiyadiisa lagu sheegay Oromo.. Hubka markii masaajidka la hor dhigay waxaa isha ku dhuftay oo aragtay gabadh ka mid ah dadka degan Xaafadda Xawaadle ee la jaarka ah Masaajidka, kadibna gabadha ayaa gacanta ku dhigtay ninkaasi oo kaladhka ku dhagtay, balse ninka ayaa gabadha ugu hanjabay sida la sheegay hadii ay sii dayn weydo in uu isku qarixin doono, taasinas waxay sababtay in gabadh ay sii dayso. Hase-yeeshee waxaa markiiba lala xidhiidhay Rugta booliska xaafadaasi oo aan ka fogayn Masaajidka, ninka ayaa ilaa hada lagu raad joogo qabashadiisii oo fakaday, inkastoo la qabtay nin kale oo hubka meesha kala baxay intii ay gabadha isku jeedeen ninkii fakaday, balse ay baadhis ku socoto. Taliyaha Qaybta Saldhiga Daloodho Cornayl Mahdi Nuur Maxamed (Lixle), oo aanu wax ka weydiinay dhacdadan ayaa noo sheegay in ay hayaan sideed qaybood oo uu ka koobaan hubka maanta la dhigay masaajidka Sh. Aadan Siiro Iimaamka ka yahay. Taliyaha ayaa intaas noogu daray in la rabay in masaajika loogu burburiyo idil ahaantii, hase ahaatee uu fashilay qoraxaasi Hubkan ayaa hada waxaa lagu wareejiyey qaybta baadhista miinooyinka iyo walxaha qarax oo hada gacanta ku haya isla markaan ku wada baadhis. Waa markii ugu horaysay ee masaajid ku yaala magaalada Hargeysa la damco in lagu qarxiyo noocyada kala duwan ee hubka. Sheekha Iimaamka ka ah Masaajidkaasi la rabay in la qarxiyo sh. Aadan Siiro ayaa isagu caan ku ah ka hadalka xaqiiqooyinka dhabta ah ee ay ku doodaan ururada magaca Islaamka adeegsada ee ku talaabsada falalka axmaqnimada ah, iyada oo Sheekhan ay horu uga yimaadeen hanjabaado ay kula kaceen Al-shabaab oo ka dagaalanta Koonfurta Soomaaliya. Source: Somalilandpress -
DKMG oo Isku Heeysata : “Sagaaro Biyeey Cabtaa iyo Ma cabto
Xaaji Xunjuf replied to Kamaavi's topic in Politics
wa arin anu aad u so dhaweyneyno -
Khawarijis tried to destroy A Mosque in hargeisa Somaliland.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somaliland forces say attack on mosque foiled 09 Jan 2010 15:10:54 GMT Source: Reuters * Rockets, mortar bombs recovered * Imam had criticised rebel tactics By Hussein Ali Noor HARGEISA, Jan 9 (Reuters) - Security forces in Somalia's northern breakaway enclave of Somaliland said on Saturday they had foiled an attack on a mosque in Hargeisa where the imam had spoken out against militant suicide bombings. Somaliland prides itself on its relative stability, unlike southern parts of the failed Horn of Africa state, where hardline rebels from the al Shabaab group control large swaths of territory and are battling a weak Western-backed government. But al Shabaab, which Washington says is al Qaeda's proxy in Somalia, wants to extend its influence north into Somaliland and neighbouring, semi-autonomous pro-government Puntland. Mohamed Saqadi Dubbad, the commander of Somaliland's security forces, said six rockets and two mortar bombs were recovered from Imam Sheikh Aden Sira's mosque after a local woman saw a suspected bomber carrying the explosives in a jacket. "She thought he had stolen what he was carrying and ran to grab him," Dubbad told reporters. "The man could not free himself, but he threatened the woman, saying: 'I will blow you up with me if you do not release me,' so she released him." Imam Sira had been critical of suicide bombings carried out by al Shabaab insurgents in southern Somalia, and officials said he had received death threats from the militants. Al Shabaab hit Somaliland and Puntland with synchronised suicide blasts that killed at least 24 people in Oct. 2008. A court in Hargeisa has sentenced five men to death in absentia for the bombings, which struck the Ethiopian embassy, the local president's office and a U.N. building. It said they were on the run in other parts of Somalia. [iD:nLT624067] Somaliland, which has long sought international recognition as sovereign state, declared itself indepedent in 1991. (Editing by Daniel Wallis and Dominic Evans) AlertNet news is provided by -
Khawarijis tried to destroy A Mosque in hargeisa Somaliland.
Xaaji Xunjuf posted a topic in Politics
Masaajidka Sh. Aadan Siiro Iyo Xaafadda Xawaadle Oo Saaka Qarax Miino Oo Loo Xidhay Ka Badbaaday Written by Waaheen Jan 09, 2010 at 06:52 AM Hargaysa (Qarannews)- Waxa saaka fashilmay qarax in ka badan sagaal xabo oo Miino ah oo lagu xidhay Masaajidka Sh Aadan Siiro, Madarasada Al-furqaan iyo Madarasada Nuuruk Qur'aan oo dhamaantood ku yaala meelo isku dhaw oo xaafadda Xawaaladle ah . Miinooyinkan la doonayay in lagu qarxiyo Xaafaddaasi ayaa la sheegay in la qabtay qaar ka mida ragii dhigayay, waxaana la sheegay in saaka waaberigii iyagoo dhigaya ay aragtay gabadh ka mida dadka degan xaafadaas oo aragtay nimanka dhigay. -
Somaliland On The Brink Of Starvation. Rayale Do Something
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
abaarta ilahay ba keena we can just pray for rain. -
Originally posted by Jacaylbaro: quote:Originally posted by ThankfulSP: Again this is your interpretation. I was in Lascaanod in 2006 Aaar kuwii meesha laga eryaday baa SOL ku jira ,,,,, ma anaan garan ,,, loooool
-
Marxuum Fagadhe: Siyaasi ka koray Dharabta Qabiilka
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Maaday somalinimad ma wax laga baxa marna la so gallo manay ahayn wax lo dhasho mise to proof your somalinimo wa inad isbaaro badda iyo bariga dhigatiid. Inaadeer cambahaga iyo muuskaga iyo waxaas oo dhan iska haysta anagu maba cunno waxaas Geelena ino kala sooca ma ceeb ba waxaasi sxb? -
Marxuum Fagadhe: Siyaasi ka koray Dharabta Qabiilka
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Jacaylbaro: Hmmmmmmmmmmm ,,,, Koonfur iyo hagaag hada waa kala dheer yihiin ,,,,, isma oga -
Marxuum Fagadhe: Siyaasi ka koray Dharabta Qabiilka
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Ninkaasi nin halyey ah ayuu ah wa mujaheed. -
Wont change anything alshabaab is superior to xisbal xasuuq. Black flag it is.
-
Garaad jamac garaad cali is the supreme leader and I don’t think he will be coming to boosaaso, if he does he will lose those who support him that support an independent state called ssc and they will see him just a puntland sympathiser and they don’t want that. That will just push them further away.
-
Riyaale can stay in office he has the blessing of the people of somaliland and the house of elders till the Electoral commission set up a date anything from that he will stay president till election happens. Our government is doing everything to secure the big cities. Like they always did. This is the work of criminals and Somaliland police does not tolerate criminals.
-
so garaad abshir and garaad cali buraale, are a jabhad lol.
-
this is the work of the koonfurians fashyada dadka reer somaliland ma qataan. waba reer rwanda oo kale
-
Mr red sea Reerka faanka wa lugu yaqaana ha la yaabin wa wax ay ab iyo isir ay u leeyihin. odaygi ina cabdulla xassan ba arkay u sheegay lol
-
I am still waiting for an response wanaanigi ku jawabay mise affarti erey eeh aad khalif Maxamuud ka xafiiday ba ka kala daatay.
-
Puntland parliamentarians not safe in bosaaso.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xildhibaan C/laahi Cali Cismaan Oo Caawa Boosaaso Lagu Dilay ,Laba Qof Oo Loo Qabtay Dilkan Written by Jidbaale.com Tuesday, 05 January 2010 21:17 Boosaaso(Jidbaale.com):- Waxaa caawey lagu dilay magaalada Boosaaso ee Xurunta Gobalka Bari Xildhibaan C/laahi Cali Cismaan oo loo yaqaan Karaad xildhibaanka ayaa la dilay asaga oo salaaddii cishe ka soo baxay meel aan saas oga fogayn Masaajid uu ku soo tokoday salaaddii cishe. Waxaa soo badanaya weerararada loo gaysanayo masuuliyiinta ka tirsan Dowladda Puntland iyada oo magaalooyinka waaweyn uu maamulka Puntland la daala dhacayo sidii loo adkeyn lahaa amaankooda. Xildhibaanka ayaa noqonaya xildhibaan kii labaad ee la dilo waxaa horay loo dilay Xildhibaan Ibraahim Cilmi warsame iyo Wasiirkii warafaafinta Puntland Warsame Abdi shirwac Seefta banaanka waxaa kaloo weerar lagu gaaciyey oo miinooyin loo dhigay wadada Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Puntland C/rashiid Maxamed Xirsi. Maamulka Puntland ayaa wada dadaalo lagu adkaynayo ammaanka Puntland .War haatan na soo gaaray ayaa sheegay in ciidanka Amaanka ee magaalada Bosaaso ay gacanta ku dhigeen laba qof oo geystay dil ka dhacay caawa Boosaaso Wararka ayaa intaa ku daraya in laba qof haatan lagu hayo Saldhig ku yaal Dekkada Boosaaso oo su,aalo la weydiinayo. Saraakiisha Amaanka ee Boosaaso ayaa diiday in ay wax tafsiil ah ka baxshaan dilka iyo cida ka danbeysa balse waxaa ku soo badanaya Puntland dilalka aanada ah oo ku salaysan qabiilka taas oo ay adeg tahay in xal loo helo. Dad joobjoogayaal ah ayaa sheegay in ciidanka ay qabteen laba qof oo loo badinayo in ay dilka iyagu geysteeen ka dib markii ay ceyrsadeen shacabka ayna mid ka mid ah dhaawaceen midna uu galay guri ku yaal Boosaaso ka dibna ay ciidanka ay xoog ku galeen guriga. Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa ah haatan mid degan waxaana ay ka dhacay banaanbax rabshado wata ka dib markii ay shacabka maqleen in dil uu ka dhacay Boosaaso. Jidbaale.com jidbaale.com@gmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it Last Updated on Wednesday, 06 January 2010 00:12 -
http://www.youtube.com/watch?v=lqCYovx7Pug&feature=player_embedded
-
Originally posted by Jacaylbaro: Waan joogi jiray ,,,, maxaase ka dambeeyay ?? Aniga ku sheegaya waxa ka danbeyey Anagu xammar dooni meyno xumaana uu geysan meyno xoriyo iyo xera dawladiyo xuduud ba naga dhaxayso