-
Content Count
29,828 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Laascaanood: Death injury from attack on SNM militia
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
no one died -
lol me and jidbaale anigu wararka meel walba waan ka so ururiya not one place
-
Qarax ka dhacay Laascaanood iyo Somaliland oo koonfurta ku eedaysay (Dhageyso) January 12, 2010Waxaa caawa Qarax xoogan ka dhacay bartamaha magaalada Laascaanood, ayadoo qaraxan lala beegsaday saldhig ciidan ayaa keenay khasaaro. Qaraxan ayaa caawa ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool, halkaasi oo Saldhiga Booliiska ee ku yaal bartamaha magaalada lala beegsaday qarax. Guddoomiyaha Maamulka Soomaaliland ee gobalka Sool, Faarax Askar Xassan oo Horseed Media caawa khadka telefonka ugu waramay qadar yar kadib qaraxaasi markuu dhacay, ayaa sheegay inuu hada baaritaan socdo. Mr.Askar ayaa sheegay inaysan jirin cid loo soo qabtay falkan, balse baaritaan xoogan ay wadaan, wuxuuna Guddoomiyaha Soomaaliland ee gobalka Sool, sheegay in ay jiraan 2 askari oo dhaawac kasoo gaaray. Dhegayso Wareysigii Faarax Askar Xussen: Ma jiraan warar madax banaan oo xaqiijin kara khasaaraha qaraxan ka dhashay. Faarax Askar Xuseen ayaa sheegay in falkan ay filayaan in koonfurta laga soo abaabulay, asagoo sheegay inay ka danbeeyaan dad dano shisheeye u shaqeenaya. Horseed Media oo weydiisay inuu ku eedaynayo kooxaha Koonfurta Soomaaliya ka dagaalamo inay falkan ka danbeeyeen, ayuu sheegay inay sidaa ulla muuqato. Weerarka ka dhacay magaalada Laascaanood ayaa kusoo beegmaya xili ay jiraan abaabulka iyo qorsheynta shir balaaran oo beelaha ku dhaqan gobalkaasi cuqaashooda iyo issimadooda ay ku yeelan doonaan deegaanka Holhol ee gobalka Sool. Horey ayey magaalada uga dhaceen weeraro noocaan ah oo bambaano lala beegsaday askarta maamulka Soomaaliland, ee magaalada gacanta ku haya. Waxaan horey weerar bambaano lagu dilay Taliyihii ciidamada Soomaaliland. Dhinaca kale qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliland ay inta badan qab qabtaan dhalinyaro aan wax galabsan markii ay dhacaan weeraro noocaan oo kale ah Source horseed media
-
haa waxa la yidhi koonfurians ba ka danbeye kuwi baydhabo iyo bakool ka yimi ba ka danbeyaa kuwasanu u xidh xidhayna qaraxyada. gabaygana yaa tiriye ?
-
Hub cusub baanu yara testgereyneyne wax weyn maha beri magaaladu wa caadi
-
Hubka Darandooriga U Dhaca Oo lagu Garaacayo Xaafado ka Tirsan Lascaanood (Lascanood) 12.1-10 Waxaa qarax weyni ka dhacay magaalada Laascaanood caawa. waxaan qaraxyada in yar ka dib bilaabatay Hub waa weyn oo lagu garaacayo xaafadaha. Sidoo kale waxaa magalaada ka jira jaha wareer ayadoo aan la garadeyn cida duqaynaysa Magaada xiligan oo ah wakhti habeen ah. ilaa hada wararku way iska so daba dhacayaan , mana jiro war sugan maadaba wariyahaga ku sugan magaaladu uusan awoodin in uu helo meel Acess ah maadab ay wada xidhan yihiin meheradihii interneryadu. Wararkii ugu danbeeyey waxay sheegayana in sadexda qofi ay yihii Askar aysana jirin cdi dhimatay. Sida uu soo sheegayo weriyaha Widh-widh online ee gobolka Sool qaraxn ma jirto ilaa hada cid ku dhimatay waa warkii ugu danbeeyey hada oo saacada geeska afrika tahay 10:50pm. la soco warar kale
-
Originally posted by xiinfaniin: This is very close to Kismayo...cant blame Kenya for taking advantage for Somalia's down Do you think the world stand still because koonfurians are fighting because of their religion world goes on and Kenya indeed will keep on developing, while Somalia is sinking deep into anarchy
-
Good news
-
The killer of Col Cisman yusuf nur just need to be brought to justice and the city will come back to normal.
-
Remember the killing of the Somaliland military officer that got killed in lascanood last year there is suspect being held in of those prisons, and some locals just want him out of the prison.
-
I think this is the work of just some angry locals that know there is a guy being hold in of the prison of lascanood.
-
Some say 3 are dead some say 3 are Wounded
-
Laascaanood,(lasanod Online)- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood, ayaa sheegaya in Rasaasta hubka culculus ayaa laga maqlayaa gudaha magaalada Laascaanood.. iyadoo xaalad adag ay gashay magaaladu dhinaca amaanka. mana cadda meesha lagu ridayo hubkan iyo cidda ridayso midna. Saldhigii qaraxu ka dhacay ayaa dhankiisa laga maqlayaa dayaanka hubka culculus, iyadoo gudaha magaaladana ay shacabku yaacayaan iyagoo u kala jihaysanaya ruux kasta halkii ku beegnayd. Warar hada nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in 3 askari oo kamid ah askartii saldhigu ay ku dhinteen qaraxan balse wararka iska soo daba dhacaya ayaa tibaaxaya inuu jiro khasaare badan. Warka dhimashadan askartan ayaa ah wararka ilaa iyo hada laysla dhexmarayo iyadoo aanay jirin warar sugan oo si cad u qeexaya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhalatay qaraxan. Kala socda Shabakadda LASANOD wararka kasoo baxa qaraxan ka dhacay saldhiga magaalada.
-
Laascaanood: Weerar Bambaano oo Lala Beegsaday Saldhiga Ciidanka Booliska Laascaanood (Somalilandpress)- Weerar loo adeegsaday Bambo-gacmeed ayaa lala beegsadaycaawa fiidkii Saldhigga Booliska ciidamada Laascaanood oo ku yaala xaafada daami ee badhtamaha jidka Laamiga ah ee magaalada. Weerarkan oo ilaa hadda sida ay noo xaqiijiyeen dad ku sugan magaalada Laascaanood oo lagu kalsoon yahay, qaraxana nooga waramaya ayaa waxa la hubaa ilaa hadda inay 3 Askari oo ka tirsan ciidankii Saldhigaasi inay soo gaadheen dhaawacyo kala duwan, iyada oo warku intaasi ku daray in dhaawaca ciidankaasi qaarkood culus yahay oo loo soo qaadayo magaalada Burco si loogu dawaayo. Cabdiqani Axmed Ismaaciil oo ka mid ah dadka ku nool magaalada Laascaanood ayaa Somalilandpress oo khadka telefoonka kula xidhiidhay u xaqiijiyay inuu qaraxani laba jeer dhacay, oo laga maqlayay gariirkiisa magaalada iyo tuulooyinka nawaaxigeeda ah. Qaraxan Bambaano ayaa siday wararku sheegayaan ahaa mid xoogan, ciidamada ayaa xidhay dhamaan wadooyinka, wayna adag tahay ilaa hada sida lagu ogaan karo, baaxada khasaare ee dhaafsiisan 3-daas Askari ee naloo xaqiijiyay in la ogaadaa. Warku waxa uu intaasi ku darayaa in aanay jirin, ilaa hadda cid loo hayo inay ka dambaysay falkani, hase yeeshee, waxa ay arrintani daba socotaa weeraradii hore uga dhacay magaaladaasi ee looga shakisnaa inay ka dambeeyeen ururka argagixisada ah ee Al-shabaab. maaha markii u horaysay ee qarax noocan oo kale ahi uu ka dhaco magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Saaxil, hase yeeshee ilaa dabayaaqadii Sanadkii tagay inta la ogyahay waxa ka dhacay ilaa 5 qarax, iyada oo mid ka mid ah qaraxyadaasi oo gaystay dhaawac iyo dhimashaba lala beegsaday Alle ha u naxariistee Taliyihii Qaybta 12-aad ee ciidamka Qaranka Somaliland. wararka aanu jiida Sool ka helaynaa waxay intaasi ku darayaan in qarax caawa uu ku beegmay iyada oo maanta Maxkamada Gobolka Sool ay fasaxday oo ay xoriyadoodii u soo celisay dad badan oo xidhnaa falkii lagu Dilay Taliyaha ciidanka Qaranka ee qaybta 12-aad, ka dib markii Maxkamadu siday xustay wax dambi ah oo arrintaasi la xidhiidha lagu waayay. wixii warar ah ee ka soo kordhan magaalada Laascaanood kala socda Somalilandpress.com
-
War dag dag ah Waxaa caawa ka dhacay magaalada lasanod Qarax weyn oo gilgilay magaalada iyadoo lala beegsaday Saldhiga Daami Posted to the web on Jan 12 S Waxaa Caawa weerar loo adeegsaday Bambaano Gacmeed lagu weeraray Saldhiga Daami ee magaalada laascaanood saldhigaas oo ku yaala badhtamaha magaalad laascaanood weerarkan Ayaan wali la helin wax ka danbeeyaay islmamarkiiba waxaa la xidhay wadooyinka soo gala saldhiga, surta galna may ahaay in la booqdo saldhiga oo ay joogeen askar aad ugadoodsan. War hada nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in 3 askari oo kamid ah askartii saldhiga ay wax yeelo ka soogaadhay wax yeeladaas oo aan wali la xaqiijin in ta ay leegtahay iyo in ay jirto wax dhimasha ah, Dhinac kale warar isasoo taraya ayaa waxay sheegayaan in qasaaruhu intaa ka badan yahay waxaase xaqiiqda dhabta ah la ogaan doonaa bari insha allah. Wixii War Ah Ee Ka soo kordha kala soco Shabakada holholnews Holhol.net holholnews@hotmail.com
-
Ahmed I Samatar Sees the Light -------- Finally
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Dajiye: ^Jigjiga iyo xamar oon xor (ama nabad waarta haysan) ayaad si dadban iyo si toos ahba u hoos timaada. Intaad is leedahay xamar fogee, Meqelle uun ha iska gadin. Hada waxad tahay kuwi sacabka u tumayey inu Tankiyada Tigraygu xammar soo dhex istaagan. hada wa siyaasintoodi kuwi laha Ethiopia iyo somalia xuduud ma kala laha hall dall hall basaboor hal dawlad hal calan war adigu Tigray ha u hoos galin intad qof Mekelle uga digaysiid hada isma oga ba -
Ahmed I Samatar Sees the Light -------- Finally
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
War hee dhe waxa weyan inad wax kala saartid waxaad jeceshihid iyo wixi dhabta eh jira Imika ma waxad is barbar dhigaysa Jigjiga Oo ah magaalo la haysto iyo xammar oo ay madfacu ka dhacayo. ayaad barbar dhigay Djibouti war manaad xiishoonayn. markasay is weydiyaan maxay xammar iyo somalia u midoobi weyday lol. sxb anigu somaliland gaar bay isu taagtay adigu taadii meel ku sheeg intad tayda ad isha ku eegeysid. manad adigu wax noqon kareyn war adigu meel istaag oo wax noqo. -
SOMALILAND: Foundation stone laid for new livestock quarantine station
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Dadku na kama ilbaxan dhagax udub ay dhigto. Beri hore baan ka ilbaxay anigu Dhagax udub dhigto dhagaxanti bay naga badiyen -
Ahmed I Samatar Sees the Light -------- Finally
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Djibouti dhaqaalo is better then ever ninkan ismacil cumar gele dalkisa wa dhisay Djibouti Gdp is 1.880 billion usd ciyaaar mood sxb ma waxad rabta inad Djibouti ardaydoooda inad xammar ku qarxisid sided caruurtii xammar aad uu qarxiisay war meesha sheeko kuma haysiid sxb, Somaliland wa dall macdan leh Dad wax ku ool ah leh oo wax soo saarii kara habka loo mamuulo na yaqaana , Adigu tada meel ku sheeg sxb. Somaliland jiritaankeedu wa muqadis Gooni isutaagedu na mid gorgortan gali karta maha sxb marka wax kale ku mashquul. -
Ahmed I Samatar Sees the Light -------- Finally
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Dajiye aniga ha i sheegin waxan ii fiican anigu wa ogahay waxa i fiican tiisa daryeela aya tu kala ku dara tada meel ku sheeg. umadada mide oo shacabka mide oo dawlad u same oo nabad u same oo wax u dhig oo dalkaga dhiso. Shacabka somaliland dalkoodii way la so noqdeen gobonimadoodii ay iskaga ciyaaren 1960 isu tagaas ba qalad ah Dhaqaalo ahaan wanu isku filanahay dal ahaan wanu isku filanahay dad ahaan wanu isku filanahay ma fahantay sxb -
Golis Brings Sahal Services To Las Canod. Pictures
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
Good news -
Ahmed I Samatar Sees the Light -------- Finally
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
haa i was reading it yesterday wa runti Way adkanaysa inay somaliland iyo somalia mar labaaad midoobaan wana wax aan waligeed dib u dhacayn. -
WAR DEG DEG: Ahlu Sunah Waljamaacah oo mar kale la wareegay Beledweyn.
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
beri baad maqli war deg deg ah koxaha xarakata al shabaab u dib u qabsaday Beledweyne. Koonfurian politics maalinkasta wa is badasha siida hawada. -
Somaliland forces help free Yemeni-flagged ship. SANAA, Jan. 10 (Xinhua) — Somaliland forces have helped in releasing a Yemeni-flagged container ship held by Somali pirates for nearly three weeks, Yemeni Interior Ministry said on Sunday. Al-Mahmoud ship, carrying 15 crew members on board, was freed from Somali pirates on Friday with the help of the Somaliland naval forces, said the Interior Ministry in a statement posted on its website. “The Al-Mahmoud ship left Aden port on Dec. 18 and was hijacked during its sail through the Arqabah area in Gulf of Aden,” the Yemeni coastguard was quoted as saying in the statement. The ministry provided no details about the casualties, but said the ship is expected to arrive in the city harbor of Al-Mukalla in Hadramout Province in south Yemen on Sunday. Despite international warships patrolling the Gulf of Aden and the Indian Ocean, piracy is still rampant in one of the world’s most important and busiest shipping lanes. According to statistics released by the Yemeni coastguard, 41 cargo vessels along with 521 sailors of different nationalities were seized by hijackers in 2009. Source: Xinhua
-
Somaliland forces say attack on mosque foiled
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Djibsomali cuqdada ha u dhiman sxb