Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Originally posted by Che -Guevara: ^Dajiye..You are dancing around the issue. Let me clarify my position-Garowe and Hargeysa administrations take direct order from Addis-each if so ordered will hand anyone and everyone. My question is what was Malacin's motivation considering all both admins hand over innocent citizens to the Tigray regime? What is logic behind it? You condone one criminal entity and condemn the other? Because one they share a bloodline with And one They share Magaca somali
  2. Originally posted by Dajiye: ^It's is deeper than what you think of, young man. But if it helps I support secession too. Somalinimo, and the fake unity died long time ago. It's Faroole who believes that Farah is not Somali any more. So why cry river now? well said
  3. Originally posted by Cowke: Xaaji. You have bucur bacayr position in the tfg and you don't get more then minister role. If you don't like that mugdiga ku jir it's up to you with riyale, but when u do see the light you will follow buuba path!!! Ps: Tell me how is it possible to recognize somaliland, when somalia has recognized tfg that the world communicates to? Maybe in your dreams, I suggest you taking your uncle buuba route and see the light!!!! TFG was and is a failure and will be a failure in the near future. I don’t see why u get so excited About the TFG its just Government on paper, it never passed a few blocks in Mogadisho And buuba being part of it and not able to go to his home town tells a lot about The TFG , and not the other way around. Keep investing in something that will never function
  4. Originally posted by Cowke: Aideed sent u tuur...yusuf sending u siilanyo...mark my words "waad isku habar waceysin after the devastation is going to be done in somaliland. Just look at paltalk how its all heating up with siilanyo thing!!!! It's because everyone knows who he is working for!!! GAROWE So now the Former SNM chairman works for Faroole , This shit is hilarious, can you also back It up, and not with paltalk as it source
  5. Originally posted by xiinfaniin: Farah Moallin slipped big time. The question is was what he did prompted by the alleged mistreatment of his kinsmen in Garoowe, and did it as protest as many assert or did he truly share the secessionism ideology of balkanizing Somalia, and the region? Why not he is from Nfd Region , Somaliland as a sovereign state how could it possibly harm the Somali Kenyans , or even other Somalis. Farax Macalin Wa nin jira
  6. Mar mar cowke waan la yaaba Warqad la sexeexay bu ka hadlaya war jamhuuriyadi somalia wixi la odhan jiray Aya ba la wayey gabigeedi ba , Markad wax haysatid aya wax la sexeexa iyo qalinka wax lugu duuga Bal adigu warqad hayn maxaad wax ku qori?
  7. Originally posted by Cowke: As for the darawish don't be fooled by these snm people. Abdullahi Yusuf called buuba by the finger and said "share a seat with rer awdal" in the tfg. Today mr.buuba is recognized snm person, whilst rayale is still in dark!!! ask yourself why? waa awooda puntland wax kale ma ahan. Now back in 1999-2004 that is when we fought snm, ask yourself why? because their was no federal in hamar. So the ina salad boy could of at anytime sought to give recognition to sland. This is what made it urgent back then. Today their is tfg and a constitution that says "the borders can never be negiotated" and the international community only talks to this administration becaused it's recognized. That is why the snm click is never paid attention to now, however if we weren't in control of hamar we would be fighting again in ssc just like before in 1999-2004 under yusuf days of puntland because we had no presence in hamar politics!!! As for the snm click, u get nothing more then minister role in any government that is recognized!!! that is something we have agreed upon up in garowe!!! And if u try to do anything we will take ur highest minister role wasirka arimaha dibbada from u and give it to jengali!!! Sheikh-Sharif-na is doing good job his killing his people for the federalism and waa inaynu taagerna!!! Whilst we have a foot inside the door of somaliland under siilanyo who is also a federal and causing mayhem for them!!! because silanyo saw the light is brighter on buuba side because he is recognized whilst rayale is not!!!! We will always come out on top, because we are the best politicians out there and strongest and mightiest people of all somalis. wa billahi towfiq TFG IS A JOKE NO ONE TAKES THAT SHIT SERIOUS ONLY IN PUGLAND
  8. Originally posted by bilan: forget about kacaanka,keena SNM iyagaba gacmahooda dhiig baa ka buuxa,funny how people like to act victim all the time, it's been over 20 years get over it. Dee dacwe wakuwas eeh ya ku hor tagaan
  9. That is if u get rid of Emir Seylici the governer of jubbaland wal shabaabiya Federal Bugland uun ba hadal haysa Wala sh dalxiis ba hadal haya wala aw xisbal xasuuq ba wakhti u haya. somaliland na hadalkeeda ba da ama frenchie dhe ama federal dhe yaa ba ku og inad jirtid sxb
  10. Originally posted by Qhalib: This thread made me laugh I don't know why. Duke is truly outstanding clown. ahhahaha Pugland ba beryahan yara qiiqaysa marka wa inu is yara ilaawsiya
  11. Madaxweynaha Puntland ayaa ku dhaliilay Madax dhaqameedka Sool, Sanaag Iyo Cayn go,aamadii ka soo baxay shirka Buurawadal isaga oo sheegay in ay ahaayeen go,aamo la mid ah kuwii Nairobi, laguna doonayo in lagu dhiso maamul kale, wuxuuna sheegay sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ahi in ay keeneen go,aamadaasi in golayaasha maamulku la kala saftaan oo noqdaan kuwo go,aamadaas diidan iyo kuwo ogol. C/raxmaan Faroole waxa kale oo uu sheegay in aan maanta loo baahnahayn in Maamulka Hargeysa lagula xisaabtamo deegaanka Laascaanood xaalado jiro awgood, wuxuuna soo jeediyey in aan loo ololayn sidii Laascaanood hadda ciidan loogu ururin lahaa. War ninki faroole sooka bah dilay khuusuusigi
  12. Originally posted by Alien13: Qaran news & Gabileynews. Sorry afnugaal beri bay so qori doonaan
  13. Wefti Culus oo ka Kooban Xukuumadda iyo Baarlamaanka oo Maanta u Ambabaxaya Maraykanka Weftigan oo uu Hogaaminayo Wasiirka A/Dibadu waxay ku sii Hakanayaan dalka Djibouti Hargeysa (GNS) Wefti culus oo ka kooban Xukuumadda Somaliland iyo golayaasha Baaralamaanka ayaa la filayaa inay maanta u anbabaxaan dalka Maraykanka. Waftigan oo ku tagaya marti-qaad rasmi ah oo ay ka heleen xukuumada Maraykanka waxay ku sii hakan doonaan dalka Djibouti oo ay u sii dhaafi doonaan dalka Maraykanka. Waftigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, C/laahi Max’ed Ducaale waxa ku wehelinaya wasiirada Arrimaha Gudaha C/laahi Ismaaciil Cirro, Wasiirka Qorshaynta Cali-Sanyare, Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Cismaan Sh Cabdi Sh Maxamed iyo labada gudoomiye ku xigeen ee labaad ee golayaasha baaralamanka (Wakiilada iyo Guuritida), Baashe Maxamed Faarax iyo Siciid Jaamac Cali, ayaa Mudada ay joogaan dalka Maraykanka waxa la filayaa inay wada hadalo rasmi ah la yeeshaan xukuumada Maraykanka taas oo uu ku saabsan xoojinta xidhiidhka labada dal iyo arrimaha iskaashiga ay ka yeelan karaan labada dal. Waa markii ugu horaysay ee wafti culus oo ka kooban xukuumada iyo baaralamanku ay socdaal wada jir ah ugu baxaan dibadda, taas oo xoojinaysa dadaalka ay Somaliland ugu jirto inay aqoonsi ka hesho caalamka. Gabileynews
  14. Wefti Culus oo ka Kooban Xukuumadda iyo Baarlamaanka oo Maanta u Ambabaxaya Maraykanka Written by Qaran News Feb 23, 2010 at 07:32 AM Hargeysa (Qaran News) -Wefti culus oo ka kooban Xukuumadda Somaliland iyo golayaasha Baaralamaanka ayaa la filayaa inay maanta u anbabaxaan dalka Maraykanka. Waftigan oo ku tagaya marti-qaad rasmi ah oo ay ka heleen xukuumada Maraykanka waxay ku sii hakan doonaan dalka Djibouti oo ay u sii dhaafi doonaan dalka Maraykanka. Waftigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, C/laahi Max'ed Ducaale waxa ku wehelinaya wasiirada Arrimaha Gudaha C/laahi Ismaaciil Cirro, Wasiirka Qorshaynta Cali-Sanyare, Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Cismaan Sh Cabdi Sh Maxamed iyo labada gudoomiye ku xigeen ee labaad ee golayaasha baaralamanka (Wakiilada iyo Guuritida), Baashe Maxamed Faarax iyo Siciid Jaamac Cali, ayaa Mudada ay joogaan dalka Maraykanka waxa la filayaa inay wada hadalo rasmi ah la yeeshaan xukuumada Maraykanka taas oo uu ku saabsan xoojinta xidhiidhka labada dal iyo arrimaha iskaashiga ay ka yeelan karaan labada dal. Waa markii ugu horaysay ee wafti culus oo ka kooban xukuumada iyo baaralamanku ay socdaal wada jir ah ugu baxaan dibadda, taas oo xoojinaysa dadaalka ay Somaliland ugu jirto inay aqoonsi ka hesho caalamka. Waaheen
  15. Disarm puntland that’s not good that would mean the security of puntland will get better.
  16. Suldaan sicid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Suldaan Cali shire, oo maanta calanka Somaliland siita wa arin aad u qurux badan
  17. Jacaylbaro its called gobolka badhan hada la soco Good on the maakhir Sultan
  18. war inantu ma foga inadeerkeed Cumar iley bey la joogta , marka naga daya buuqa.
  19. War deg deg ah:Alshabaab oo dib u qabsatay Dhoobley iyo Axmed Madoobe oo xadka dhaafay. Warkii 19-Feb-2010 iyo Qormadii: NEWS Wararka aan ka helayno magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in saaka ay dib ula wareegeen degmada Dhoobley xoogaga mujaahidiinta Alshabaab,iyadoo halkaas ay ka firxadeen malayshiyadii Axmed Madoobe oo shalay qabsaday magaalada,waxaana wararku sheegayaan in Axmed Madoobe aan la hayn meel uu jaan iyo cidhib dhigay,iyadoo loo badinayo inuu galay dhinaca Kenya. Ciidanka Mujaahidiintu Alshabaab ayaa Dhoobleey ka soo galay Jihooyin kala gedisan sida dhanka waqooyi ee Diif iyo dhanka Qooqaani oo ay ka dhaqaaqeen Boqolaal katirsan Ciidanka Alshabaab iyo kuwa Diif kasoo dhaqaaqay. Dhowr Gaadiid dagaal oo ay ka carareen Maleeshiyadii ONLF iyo kuwii Axmed Madoobe ayaa laga helay Howdka Dhoobleey waxaana weli socda baaritaano ay saraakiisha Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ku baad goobayaan Maleeshiyadii Axmed Madoobe. Wararka oo faahfaahsan ha ka fogaan Afnugaal.com Afnugaal News Desk. Contact:info@afnugaal.com
  20. Originally posted by The Zack: Puntlanders and Jubba can't go together unless Puntland = Clan. I thought Puntalnd was on northeastern of Somalia. Can good Xudeedi explain where the relationship is coming from here? On the other hand, Xaaji Xunduf, unlike you, Xudeedi calls all Somalia his home, adigu 3da magaaalo xabsi iskaga dhig. i call Jerusalem my home 2 , that doesn’t mean its my home