Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,829
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo la kulmay Gudoomiyaha Barlamaanka Sweden, Daawo Written by Qarannews Feb 03, 2010 at 08:19 AM Sweden,(Qaran News)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane Abdirahman M Abdillahi(Cirro) ayaa maanta oo bishu tahay 2 february lagu qaabilyey Baarlamaanka Sweden. Gudoomiye Cirro waxa qaabilyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg oo si wacan u maamuusan u qaabiley Mudane Cirro. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg waxa uu Gudoomiye Cirro u sheegay in uu ku faraxsanyahay inuu qaabilo wefdiga uu hoggaaminayo Mudane Abdirahman M Abdillahi. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa weheliyey kulankaas Xildhibaan Ibrahim Mahdi Buubaa iyo Wakiilka Somaliland ee Sweden Mudane Eidarus Sh Adan. Mudane Cirro waxa uu warbixin ku saabsan Barlamaanka Somaliland iyo geedi socodka dimuqraadiyada siiyey Gudoomiye Per Westerberg. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden waxa uu sheegay in uu ku farxsanyahay horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Taasina ay tahay mid la dhiiri geliyo. Waxca uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudaane Per Westerberg ku ballan qaaday in uu ka shaeqeyn doono sidii aqoon isweydaarsi loo sameyn laha ku saabsan labada Gole. Booqashada uu Gudoomiye Cirro iyo xildhibaan Ibrahim Mahdi Buuba ay ku tageen dalka Sweden waxa ka dembeeyey casuumad ka timi Baarlamaanka Sweden. Intaaney labada gudoomiye kulmin waxa uu Gudoomiye Cirro la kulmey madax ka socota Gudida Distoorka ee Barlamaanka Sweden. Halkaas oo looga waramey sida ay Gudiyada Baarlamaanku u shaqeeyaan guud ahaan, khaastana Gudida Distoorka. Gudoomiye Cirro intaa uu booqashada rasmiga ah ee uu ku joogo Sweden waxa uu la kulmi doona madax ka socota Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Waxa kale oo uu booqan doona Gudida Dorashada ee Sweden (Swedish Election Authority). Waxa kale oo maalinta jimcaha5 february ka dhici doona Baarlamaanka Sweden siminaar ku saabsan doorashada Madaxweynaha ee soo socota. Siminaarkaasna waxa ka soo qeybgeli doona madax ka socota Arrimaha Debedda ee Sweden iyo Xildhibaano ku jira Baarlamaanka Sweden iyo Hayaddo u hadla xuquuqda Aadamaha. Booqashadan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somalialnd uu ku joogo Sweden waa mid taariikhi ah. Waa markii ugu horeysay ee Gudoomiye Cirro lagu qaabiley heerka ugu sareeya. Taasina waxa ay tuseysa in Dawladda Sweden iyo Baarlamaanka Sweden ay rabaan in ay wax la qabsadaan Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland. Mohamed Abdillahi Hassan Freelance journalist Stockholm Sweden
  2. KulanTaarikhiya Gudomiyaha Barlamanka S-Land Iyo Dhigiisa Dalka Sweden Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden waxa uu sheegay in uu ku farxsanyahay horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Taasina Stockholm(GNS)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane Abdirahman M Abdillahi(Cirro) ayaa maanta oo bishu tahay 2 february lagu qaabilyey Baarlamaanka Sweden. Gudoomiye Cirro waxa qaabilyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg oo si wacan u maamuusan u qaabiley Mudane Cirro. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg waxa uu Gudoomiye Cirro u sheegay in uu ku faraxsanyahay inuu qaabilo wefdiga uu hoggaaminayo Mudane Abdirahman M Abdillahi. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa weheliyey kulankaas Xildhibaan Ibrahim Mahdi Buubaa iyo Wakiilka Somaliland ee Sweden Mudane Eidarus Sh Adan. Mudane Cirro waxa uu warbixin ku saabsan Barlamaanka Somaliland iyo geedi socodka dimuqraadiyada siiyey Gudoomiye Per Westerberg. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden waxa uu sheegay in uu ku farxsanyahay horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Taasina ay tahay mid la dhiiri geliyo. Waxca uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudaane Per Westerberg ku ballan qaaday in uu ka shaeqeyn doono sidii aqoon isweydaarsi loo sameyn laha ku saabsan labada Gole. Booqashada uu Gudoomiye Cirro iyo xildhibaan Ibrahim Mahdi Buuba ay ku tageen dalka Sweden waxa ka dembeeyey casuumad ka timi Baarlamaanka Sweden. Intaaney labada gudoomiye kulmin waxa uu Gudoomiye Cirro la kulmey madax ka socota Gudida Distoorka ee Barlamaanka Sweden. Halkaas oo looga waramey sida ay Gudiyada Baarlamaanku u shaqeeyaan guud ahaan, khaastana Gudida Distoorka. Gudoomiye Cirro intaa uu booqashada rasmiga ah ee uu ku joogo Sweden waxa uu la kulmi doona madax ka socota Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Waxa kale oo uu booqan doona Gudida Dorashada ee Sweden (Swedish Election Authority). Waxa kale oo maalinta jimcaha5 february ka dhici doona Baarlamaanka Sweden siminaar ku saabsan doorashada Madaxweynaha ee soo socota. Siminaarkaasna waxa ka soo qeybgeli doona madax ka socota Arrimaha Debedda ee Sweden iyo Xildhibaano ku jira Baarlamaanka Sweden iyo Hayaddo u hadla xuquuqda Aadamaha. Booqashadan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somalialnd uu ku joogo Sweden waa mid taariikhi ah. Waa markii ugu horeysay ee Gudoomiye Cirro lagu qaabiley heerka ugu sareeya. Taasina waxa ay tuseysa in Dawladda Sweden iyo Baarlamaanka Sweden ay rabaan in ay wax la qabsadaan Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland. Mohamed Abdilahi Hassan Freelance Journalist Stockholm Sweden Eidarusadan@hotmail.com
  3. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo la kulmay Gudoomiyaha Barlamaanka Sweden Written by Qarannews Feb 03, 2010 at 08:19 AM Sweden,(Qaran News)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane Abdirahman M Abdillahi(Cirro) ayaa maanta oo bishu tahay 2 february lagu qaabilyey Baarlamaanka Sweden. Gudoomiye Cirro waxa qaabilyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg oo si wacan u maamuusan u qaabiley Mudane Cirro. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg waxa uu Gudoomiye Cirro u sheegay in uu ku faraxsanyahay inuu qaabilo wefdiga uu hoggaaminayo Mudane Abdirahman M Abdillahi. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa weheliyey kulankaas Xildhibaan Ibrahim Mahdi Buubaa iyo Wakiilka Somaliland ee Sweden Mudane Eidarus Sh Adan. Mudane Cirro waxa uu warbixin ku saabsan Barlamaanka Somaliland iyo geedi socodka dimuqraadiyada siiyey Gudoomiye Per Westerberg. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden waxa uu sheegay in uu ku farxsanyahay horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Taasina ay tahay mid la dhiiri geliyo. Waxca uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudaane Per Westerberg ku ballan qaaday in uu ka shaeqeyn doono sidii aqoon isweydaarsi loo sameyn laha ku saabsan labada Gole. Booqashada uu Gudoomiye Cirro iyo xildhibaan Ibrahim Mahdi Buuba ay ku tageen dalka Sweden waxa ka dembeeyey casuumad ka timi Baarlamaanka Sweden. Intaaney labada gudoomiye kulmin waxa uu Gudoomiye Cirro la kulmey madax ka socota Gudida Distoorka ee Barlamaanka Sweden. Halkaas oo looga waramey sida ay Gudiyada Baarlamaanku u shaqeeyaan guud ahaan, khaastana Gudida Distoorka. Gudoomiye Cirro intaa uu booqashada rasmiga ah ee uu ku joogo Sweden waxa uu la kulmi doona madax ka socota Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Waxa kale oo uu booqan doona Gudida Dorashada ee Sweden (Swedish Election Authority). Waxa kale oo maalinta jimcaha5 february ka dhici doona Baarlamaanka Sweden siminaar ku saabsan doorashada Madaxweynaha ee soo socota. Siminaarkaasna waxa ka soo qeybgeli doona madax ka socota Arrimaha Debedda ee Sweden iyo Xildhibaano ku jira Baarlamaanka Sweden iyo Hayaddo u hadla xuquuqda Aadamaha. Booqashadan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somalialnd uu ku joogo Sweden waa mid taariikhi ah. Waa markii ugu horeysay ee Gudoomiye Cirro lagu qaabiley heerka ugu sareeya. Taasina waxa ay tuseysa in Dawladda Sweden iyo Baarlamaanka Sweden ay rabaan in ay wax la qabsadaan Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland. Mohamed Abdillahi Hassan Freelance journalist Stockholm Sweden
  4. KulanTaarikhiya Gudomiyaha Barlamanka S-Land Iyo Dhigiisa Dalka Sweden Stockholm(TVSLE)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane Abdirahman M Abdillahi(Cirro) ayaa maanta oo bishu tahay 2 february lagu qaabilyey Baarlamaanka Sweden. Gudoomiye Cirro waxa qaabilyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg oo si wacan u maamuusan u qaabiley Mudane Cirro. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg waxa uu Gudoomiye Cirro u sheegay in uu ku faraxsanyahay inuu qaabilo wefdiga uu hoggaaminayo Mudane Abdirahman M Abdillahi. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa weheliyey kulankaas Xildhibaan Ibrahim Mahdi Buubaa iyo Wakiilka Somaliland ee Sweden Mudane Eidarus Sh Adan. Mudane Cirro waxa uu warbixin ku saabsan Barlamaanka Somaliland iyo geedi socodka dimuqraadiyada siiyey Gudoomiye Per Westerberg. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden waxa uu sheegay in uu ku farxsanyahay horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Taasina ay tahay mid la dhiiri geliyo. Waxca uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudaane Per Westerberg ku ballan qaaday in uu ka shaeqeyn doono sidii aqoon isweydaarsi loo sameyn laha ku saabsan labada Gole. Booqashada uu Gudoomiye Cirro iyo xildhibaan Ibrahim Mahdi Buuba ay ku tageen dalka Sweden waxa ka dembeeyey casuumad ka timi Baarlamaanka Sweden. Intaaney labada gudoomiye kulmin waxa uu Gudoomiye Cirro la kulmey madax ka socota Gudida Distoorka ee Barlamaanka Sweden. Halkaas oo looga waramey sida ay Gudiyada Baarlamaanku u shaqeeyaan guud ahaan, khaastana Gudida Distoorka. Gudoomiye Cirro intaa uu booqashada rasmiga ah ee uu ku joogo Sweden waxa uu la kulmi doona madax ka socota Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Waxa kale oo uu booqan doona Gudida Dorashada ee Sweden (Swedish Election Authority). Waxa kale oo maalinta jimcaha5 february ka dhici doona Baarlamaanka Sweden siminaar ku saabsan doorashada Madaxweynaha ee soo socota. Siminaarkaasna waxa ka soo qeybgeli doona madax ka socota Arrimaha Debedda ee Sweden iyo Xildhibaano ku jira Baarlamaanka Sweden iyo Hayaddo u hadla xuquuqda Aadamaha. Booqashadan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somalialnd uu ku joogo Sweden waa mid taariikhi ah. Waa markii ugu horeysay ee Gudoomiye Cirro lagu qaabiley heerka ugu sareeya. Taasina waxa ay tuseysa in Dawladda Sweden iyo Baarlamaanka Sweden ay rabaan in ay wax la qabsadaan Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland. published on Tuesday, 2 February 2010 Source: tvsle
  5. Horta nimankan garaadadu shirar badana,Shirkadooda go aankay ka so saraana ma oofiyaan. waxan xasuusta boocame markay ku shirayeen 2007 ku Somalidiida Ka Socota golaha garaadada Ku Mamuulka tolka puntland Ka isimada Puntland. wa ina la tageero mamuulka puntland wa ina la xoreyo laascanoood. Imikana tallow maxay so saari , markay caashe geele la so qadeyaan.
  6. Originally posted by Qudhac: riyaale is sitting duck as presidential elections come near there is no hope of UDUB winning, they will be out I don’t think there will be any election soon. udub played their cards well this time they have an extension with out limit. Nothing can stop them now. Why hold election, you know u cant win. I mean in 2 months time rayaale had 2 full years in office.
  7. Originally posted by Peacenow: They attack a well respected Head of US Africa Congressman. These people are truly ******. If Mr. Payne was a arab, they would be on the floor wiping the dirt of his shoe. we are not fan of Arabs maybe u are mistaken us for sh dalxiis.
  8. Originally posted by Dajiye: Farah Ma'alin's visit was succesful then?
  9. odaygi godane heshisyo horleh bu saxeexaya wa khabir siyasada irhaabiga ku takhasussay.
  10. Originally posted by The Zack: War sheekada nac nacda ah meesha kala taga dheh. Why pick only on SAMATAR? because he was doing the killing duuh.
  11. damn you guys are slow. bal ka so yara fakira
  12. http://www.boramanews.com/images/stories/0%200111KULMIYE/DSC04583.JPG Even the Somaliland animals support silanyo in office
  13. Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyay Madaarka Hargeysa, ka dib markii uu socdaal kaga soo laabtay dalalka Maraykanka iyo Itoobiya oo uu soo maray Kumannaan dadweyne ah ayaa maanta kala xidhay Jidadka Magaalada, isla markaana waxa guud ahaanba maanta joogsaday dhaqdhaqaaqyada Gaadiidka, marka laga reebo kuwa ka qayb-qaadanayay soo-dhawaynta Guddoomiyaha KULMIYE, kuwaas oo qiyaastii dhawr boqol oo Gaadhi tiradoodu gaadhaysay. SL (11) by you. SL (6) by you. Taageerayaasha Xisbiga iyo Masuuliyiinta Xisbigaas ayaa loo diiday inay ka ag-dhawaadaan Garoonka Diyaaradaha, marka laga reebo hoggaanka sare ee Xisbiyada UCID iyo KULMIYE oo halkaas loo sii daayay. Ciidanka Booliska ayaa dadweynaha ku hortaagnaa Jidka hore ee laga galo Albaabka u horreeya ee Madaarka, halka Ciidamo kalena la dhigay Jidadka badhtamaha magaalada dhinacyadooda. Jidka hormara Madaxtooyada ayaa guud ahaanba maanta la xidhay, waxaana halkaa la dhoobay Ciidan Boolis ah iyo Gaadiidkoodii oo lagu jaray. Soo-dhawayn xamaasadi ku dheehnayd oo aan hore loo arag oo lagala hortegay Guddoomiyaha KULMIYE ka dib, waxa Axmed-Siilaanyo loo gelbiyay Xarunta dhexe ee Xisbiga, halkaas oo uu kula hadlay dadweynaha iyo Warbaahintaba. Guddoomiyaha KULMIYE wuxuu bulshada uga mahad-naqay soo-dhawaynta ay u sameeyeen oo uu sheegay inay si gaar ah u taabatay. “Waxa aad iyo aad ii taabatay soo-dhawaynta qiimaha leh ee ay shacabkaygu ilaa intii aan Madaarka ka soo socday aad ii soo dhawayseen, waxaanan ku maqnaa danaha Somaliland iyo qaddiyaddeena Aqoonsiga waxtar u leh, hase ahaatee, wixii faahfaahin ah dib baanu idiinka soo bandhigi doonaa.” Ayuu ku yidhi Axmed-Siilaanyo hadalkiisii. Mar Guddoomiyaha wax laga waydiiyay dhawaaq xukuumaddu hore ugu sheegtay in aan dalka soo geli karin intii uu safarka ku maqnaa, wuu ka gaabsaday oo wuxuu sheegay in aanu ka hadlaynin. Somaliland.Org
  14. fidhin awliyo is a reader he doesn’t post ma fahantay wa dadka akhrista laakin maanta Somaliland bu kaska iyo laabta ka tageeray
  15. war kuwa qiyaamahoda kacay way dawakhsanyihin wa dadka boqol shir yeeshay waxbana kama so baxan. ila yawman hatha na way shirayaan.
  16. War Deg-deg ah:Guddoomiye ku-xigeenkii 1aad ee Golaha Guurtidda Sh. Axmed Sh. Nuux oo is-casilay Written by Qaran News Jan 30, 2010 at 06:25 AM Hargeysa (Qaran news) -Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Guurtidda Somaaliland ayaa maanta Shirguddoonka Golaha uu hogaaminayay Guddoomiyaha Golahaasi Saleebaan Maxamud Aadan ugu Gudbiyaya Qoraal la sheegay inuu iskaga Casilayo xubinimadiissi Shirguddoonimo. Fadhiga maanta oo ay ka soo qaybgaleen dhamaan Shirguddoonka Golaha Guurtida iyo Shan iyo konton xildhibaan ayaa isagoo guddoomiyaha Goluhu ka warbixinaya khilaafka soo dhexgalay Shirguddoonkooda iyo xalka ay arrintaasi u hayaan oo uu sheegay inaan wali wax xal ah aanay isla gaadhin uu Guddoomiye ku xigeenku u dhiibay Qoraal kaasi oo markii uu u dhiibay Guddoomiyaha hakad galiyay hadalkii Guddoomiyaha waxaana markaliya uu Guddoomiyuhu ku dhawaaqay inuu xidhan yahay Goluhu isagoo intaa ku daray inay soo gaadahy arrin ka culus tii hore ee ay kawada hadlayeen balse Guddoomiyaha Golaha Guurtiddu muu sheegin qoraalkaasi la dhiibay waxa uu ka hadlayo inkastoo uu ka madoobaaday arrinta ku soo korodhay. Warar aanu ka helay madasha Shirguddoonka markii uu Guddoomiyuhu xidhay ayaa sheegaya qoraalku inuu yahay iscasilaad uu Guddoomiye ku xigeenku qoray waxaanay sheegeen inay arrintani markale cirka ku sii shareerayso khilaafka Golaha ka dhex jira in ka badan muddo bil ah kaasoo aan xal loo haynin. Xigasho: Waaheen
  17. Gudoomiye ku xigeenkii Guurtida oo Iscasilay iyo Fadhigii Maana oo Deg deg Loo Xidhay Hargeysa (Somalilandpress)- Gudoomiye ku xigeenkii Golaha Guurtida Somaliland, Md. Sh. Axmed Sh. Nuux Furreh ayaa iska casilay xilki Gudoomiyenimo, isaga oo warqada iscasilaadiisana maanta farta kaga saaray shirgudoonka Golahaasi kulankii ugu balaadhnaa ee ay yeeshaan intii ka dambaysay khilaaf soo kala dhex-galay oo hadheeyay. Sh. Axmed Sh. Nuux Furreh ilaa hada lama oga, mana jirto cid ka hadashay waxa ku kelifay inuu iska casilo xilkaasi, hase yeeshee fadhigii maanta ugu balaadhnaa oo ay kasoo xaadireen 61 Mudane ayaa shirgudoonku ku naxay warqada iscasilaada ee uu usoo gudbiyay gudoomiye ku xigeenka. Md. Saleebaan Maxamuud Aadan waa Gudoomiyaha Golaha GUurtida’e waxa uu Mudaneyaasha la socodsiiyay inay soo kordhay arrin culus, sidaa daraadeed waxa uu mudaneyaasha kuwar-geliyay in Goluhu xidhan yahay si loogu maaro helo arrinta soo korodhay. Sh. Furreh oo aanu isku daynay in aanu wax ka waydiino nuxurka ay xambaarsan tahay iyo waxa uu ku sababeeyay warqada iscasilaada ee uu u gudbiyay Golaha ayaa afka ka xidhay oo yidhi “Waydiiya Saleebaan.”. Sidoo kale, Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa isaguna dhinaciisa sheegay in aanu wax faahfaahin ah wakhtigan ka bixin karin, kana hadli karin iscasilaada Gudoomiye ku xigeenkiisa oo fiintu kala dhex-maraysay mudooyinkii u dambeeyay. illo xog-ogaal ah ayaa Somalilandpress u sheegay inkasta oo aan la ogayn nuxurka iyo waxa ku qornaa warqada uu Gudoomiye ku xigeenku u gudbiyay shirgudoonka inay ahayd inuu ku codsaday in laga aqbalo iscasilaad xilkii Gudoomiyenimo iyo waliba xubinimadii Golahaas. Iscasilaada Gudoomiye ku xigeenka Golaha Guurtida ayaa ku soo beegan tahay fadhigii u horeeyay ee ay si wada jir ah uga soo qayb-galaan xildhibaanada Guurtidu intii ka dambaysay khilaafkii soo kala dhex-galay ee qaybiyay, kaasoo ka dhashay isku shaandhayntii uu gudi hoosaadyada Golaha ku sameeyay Md. Furren wakhtigii uu Gudoomiyaha Goluhuna safar dibadeed dalka uga maqnaa
  18. Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Oo Waji Gabax Kala Kulmay Buuro-Wadal Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ahna ku Simaha madaxweynaha ayaa shalay safar aan la sii shaacin ku tegey deegaanka Buura wadal... Kulankan oo ahaa mid uusan u sii sheegin Garaadada ku sugnaa Buura wadal oo markaas shir u socdey ayaa waaa ka soo baxaya warar badan. Cabdi Samad Shire wuxuu markii hore kaga soo baxay magaalada Garoowe in uu doonayo in uu Garaad Jaamac Garaad Cali ka soo raali geliyo dhacdadii Tuko raq maalinimadii sabtida ahayd ee shirka Holhol qabsoomayey. Wuxuuna u sheegay xubnaha ay sida aadka ah isugu dhaw dhaw yihiin in uu doonayo in Garaadka uu ka soo shaafiyo Isku deygii shirqoolkii dhicisoobay ee ka dhacay Deegaankaas ka dib markii uu Wasiir ku xigeenka Maaliyaddu C/halas ka daba yimid Garaadka. Waxaana la sheegay in markii uu C/Semed halkaas gaadhay uu judhiiba u gudbey guri ay markaas ku jireen dhamaan Isimadda oo dhan. Waxaana la sheegay in intuu gudaha ku jirey Madaxweyne ku xigeenku ay is afdhaafeen Ilaalada Garaad Jaamac iyo ilaaladii uu Garoowe kala yimid C/Semed. Waxaa la sheegay in arintaasi ay ka danbeysey ka dib markii qaar ka mid ah ilaalada C/Semed ay sheegeen in ay Hubka dhigaan ilaalada Garaadku si ta bedelkeeda ayagu ay Amaanka u sugan. Waxaa arintaas si weyn uga cadhooday Ilaaladii garaadka oo qoryaha soo rugtay una arkay hadalkaas mid meel ka dhac ku ah ayaga. Waxaana meeshaas ka dhacay Car iyo Car ayadoo ay soo kala gaadheen isimaddi gudaha ku jirey oo ku soo baxay Qoryaha Sanqadhooda. Wararku waxay intaas ku darayaan in mudo 10 daqiiqo ah oo uu C/Samed gudaha ku jirey aysana jirin Garaad la hadlay marka laga reebp Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo asagu u sheegay in meeshan aan lag casuumin ayna quman tahay in uu iskaga tago. Ugu danbeyntii waxaa halkaas dib uga soo Hulaalay Madaxweyne ku xigeenkii oo aan wax Natiijo ah kala soo kulmin halkaas. Source widhwidh.
  19. Well that’s good the revelation in information and communication technologies can really develop Africa , but in Africa the IT services in especially sub Saharan Africa prices remain high I don’t know about east Africa As for mudane rayaale he will attend these meetings when the time is right