Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,829
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. lol@85% of sanaag. since when is dhahar and badhan 85% sanaag lol.
  2. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo Booqashadiisi Dalka Sweden ku soo Gabogabeyey Siminaar lagaga hadlaa Written by Ucidmedia Feb 06, 2010 at 10:43 AM Stockholm Sweden (Qaran News)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Abdirahman M. Abdillahi(Cirro) ayaa maanta ku soo gunnaanuday booqashadii rasmiga ahayd ee uu maalmahan ku joogay dalka Sweden ka qeybgalid siminaar lagaga hadlayay doorashooyinka soo socda ee Somaliland iyo carqaladaha ka hore imankara "Somaliland forthcoming presidential election and the challenges Siminaarkan oo qabanqaabadiisa uu iska lahaa xisbiga Swedish Liberal Party ayaa ka dhacay gurigga baarlamaanka Sweden waxaana ka soo qeebgalay xubno ka kala socda dowlada Sweden, baarlamaanka, haayada xuuquuq admaha ee Amnesty International, ganacsato reer Sweden ah iyo koox kamid ah dadweynaha reer Somaliland ee ku nool magaalada Stockholm. Gudoomiye Wakiilada Abdirahman oo ka hadlay siminaarkaas ayaa warbixin kooban ka siiyey dadkii halkaa isuguyimid carqaladihii sanadkii inadhaafay ee 2009 la soo gudboonaaday qabashada doorashada iyo halka ay iminka mareyso xaalada doorashadu. Gudoomiyaha oo arintaasi ka haldaya waxa uu yidhi " murankii doorashada waxa uu somaliland u noqondoona cashar waanay ka faa'idasan doonta si aanay taaso kale mardanbe u dhicin". Gudoomiyihuu mar uu ka jawaabayey su'aal laxidhiidha wakhtiga doorashadu ay dhici doonto waxa uu yidhi " aad baan ugu kalsonahay in ay dhowaan dhici doonto doorashadu. Guddidan cusubi waxay ku daddaalayaan in aanay khaladadkii guddidii hore oo kale aanay sameyn markaa ma doonayaan in ay ka hor dhacaan wakhtiga ay hawlaha ka qabyada ah dhamastirayaan, taasana sababtay in aanay wakhti cayimin iminka". Ugu danbeyn gudoomiye Abdirahman waxa uu ku nuuxnuusaday niyadsamida uu u heyo gudidan cusub iyo in ay doorasho xalaalihi dhici doonta dhowaan Waxa kale oo iyana ka hadashay siminaarka Marika Fahlen oo ah Ergeyga khaaska ah ee Geeska Afrika ee Wasaarada Arimaha Debedda ee Sweden. Marika waxay sheegtay in dhibaatoyinka la gudboon guddida doorashada ay kamid tahay sidii ay u hannan lahayeen kalsoonida asxaabta iyo wadamada deeqda bixiyaasha ah . Waxa kale oo Marika sheegtay in ay dawladda Sweden ay aad u danay naayso doorashada isla markaana ay gacan ka geysandoonto wixii caawimo ah ee la soo gudboonaada. Waxa iyana siminaarka ka hadashay Lena Rösell oo u qaabilsan Swedish Amnesty International qeebta soomalia. Lena waxay sheegatay in ay somaliland aanay ku xadgudbin xuquuda bini aadanka marka la barbardhigo gobalka intiisa kale. Lakiin waxa ay walaac ka muujisay in sanaddadii u danbeyey ay jireyn tacadiyo ay dowladduu kula kacday saxaafada madaxa banaan, arintaasina aanay geedi socodka dimuquraadiyada somaliland u fiicnayn. Ugu danbeyntii siminarkaas oo ay dhowr qof oo kale ka hadlayn ayaa ku dhamaaday jawi farxad iyo is afgarada ah. Next>
  3. Speaker of the Somaliland Parliament received at the Swedish Foreign Office. Written by Qaran News Feb 05, 2010 at 02:51 AM Stockholm(Qarannews): The Speaker of the Somaliland Parliament, Mr. Abdirahman M. Abdillahi was received at the Swedish Foreign Office in Stockholm on the 3rd of February. Speaker Abdillahi met with Ms. Maria Fahlen, special envoy to Africa at the Swedish Foreign ministry and Ms. Anna Hamrell of the Africa desk at the Swedish Foreign office. During their meeting Speaker Abdillahi and Ms. Fahlen discussed the current situation in the Horn of Africa, and Somaliland continuing democratic process. Ms. Fahlen who recently attended the AU summit in Addis Ababa, Ethiopia gave a brief presentation of Sweden's focus on the forthcoming elections in Somaliland and Ethiopia, as well as, the historic referendum in Sudan. Ms. Fahlen stressed Sweden continued support to Somaliland in terms of humanitarian, capacity building and democratisation. Speaker Abdillahi and Ms. Fahlen are expected to participate in a seminar on Africa on Friday, 5th of February. Ms. Fahlen last visited Somaliland in March of 2009. Also attending the meeting were Representative Ibrahim Mahdi Bubu from the Somaliland parliament and Mr.Aidarus Sheikh Aden, Somaliland's representative in Sweden. Source Qarannews Last Updated ( Feb 05, 2010 at 06:51 AM )
  4. Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Buuro-wadal lagaga tegay. Warkii 05-Feb-2010 iyo Qormadii: NEWS Wararka aan ka helayno tuulada Buuro-wadal ee gobolka SOOL,oo qiyaastii 25km u jirta magaalada Garoowe,oo ay ku shirsanaayeen odayo-dhaqameedka deegaankaasi qaarkood ayaa waxa aan ilaa iyo maanta la gaadhin wax go'aamo ah oo mudo dheer la suagayey,iyadoo horay loo shaaciyey in ugu danabyn maanta oo jimce ah la soo saari doono go'aamo,balse arintaasi aanay dhicin. Badanaa odayo-dhaqameedkii horey u deganaan jirey Garoowe oo bankoodu guryo qurxoon halkaas ka deganaa,ayaa guryahoodii ku noqday oo ay beryaheen tabeen,kadib markii la seexday guryo mutulo ah,iyadoo weliba gogoshuna ahayd mid dhulka uu ka xigay sali ama dermo fidsan,cabsi badanina ay jirtey oo aaminaada maamulada dhinacyada ka xigaa ay meesha ka baxday. Shalay ayaa waxa lagu casuumay culimada ku sugan Laascaanood inay ka soo qayb galaan ala-bari halkaas geel badan dhegta dhiiga loo daray,balse nasiib daro culimadii Laascaanood ay ka cudur daarteen inay halkaas gaadhaan,balse waxaa si weyn booskoodii u buuxiyey culimo xadraynaysa oo loo yaqaano culimada xerta timo-weynta oo aad u xiiseeya ala-bariyada,halkaasna ka tiriyey qasiidooyin xidhiidha,ducooyin badan,oo qaarkood madiimado waaweyn oo biyo ku jiraan,oo ducadii lagu tufay halkaas laga qaatay. Waxaa ilaa iyo hada madashii ku sugan Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo iyagu aan guryo ku lahayn magaalada Garoowe,oo midna ka yimid dhinaca Saaxdheer,meesha ka kalena ka yimid Laascaanood,mana cada meesha ay uga safri doonaan Buuro-wadal.Ma cada in iyagana guryo laga siin doono Garoowe iyo inay ku noqon doonaan guryahoodii,iyadoo ay adkaan doonto inay Laascaanood ku noqdaan,haday soo saaraan go'aamo ka dhan ah maamulka Somaliland. Dhanka kale waxaa Garaadadii kala safreen iyagoon go'aamo soo saarin,waxaana la filayaa in garaadada ku sugan Garoowe,markay wadatsahi la yeeshaan maamulka Puntland,inay si wadajir ah u soo saaraan go'aadaas,oo weliba ay madashaas goob joog ka ahaadaan madaxda maamulka Puntland. Sida aan la wada socono waxaa shirkaas intii uu socday soo gaadhay isimo ka yimid magaalada garoowe,masuuliyiin ka tirsan maamulkaas,waxaana go'aamadii dib loogula noqday magaalada garoowe,taasoo shaki weyn ku abuurtay umada,iyadoo shirkaas markii hore lagu sheegay inuu yahay shir u khaas ah garaadada oo keliya. Waraka oo faahfaahsan ha ka fogaan afnugaal.com Afnugaal News Desk. Contact:xassand2000@yahoo.com
  5. Well if he wants to be ina cabdulla xassan oo kalle he needs to have lots of woman and also be a great poet. Dajiye dee godane wu gabya xata afcarabi bu ku gabya lol
  6. teeb a h may gacanta iskaga qorraan mise qaar aan wax qorin ba garaadada ku jira.
  7. Garaad Jaamac Garaad Cali, garaadka guud ee shirka hogaaminaya, wuxuuna tibaaxay in ay dawladda Puntland qaadan doonto go’aan kasta oo ay maanta gaaraan Isimada Sool, Sanaag iyo Cayn. hadu garaad jamac garaad cali dagaal iclaamiyo oo u yidha puntlandow dagaal galla dhulkey somaliland naga haysato xoog ku qabsada cidi idinka hor timada na beebe mariya . puntland ma dagaal tageysa?
  8. Golaha Guurtida Somaliland oo wada-jir u sheegay in la soo af-jaray khilaafkii u dhaxeeyay February 4th, 2010 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Gudoomiye-ku-xigeenka koowaad ee Golaha Guurtida Sh. Axmed Nuux Furre, ayaa maanta Mudanayaasha Golahaas oo dhan qado-sharaf ugu sameeyay Huteel Xaraf ee Magaalada Hargeysa. Qado-sharaftan oo ujeedadeeda uu Guddoomiye-xigeenka Guurtidu ku sheegay is-turxaan-saar, ayaa hadalladiisii waxa ka mid ahaa; “Maanta waxaan Golaha iskugu yeedhay, dadku waa kuwii inagu sheekaysanayee bal inay yidhaahdaan imika nimankii (Mudanayaasha Guurtidu) waxbay wadda cunayaan oo nimankii colba maaha oo sidaynu moodaynayba maaha, ha layidhaahdo ayaan is leeyahay.” waxaanu intaa ku daray oo uu yidhi, “Hadalka iyo waxii wax isku sheeg ahna golaheenii ayaynu la tagi haddi Alle yidhaahdo. Barigii aynu xerta ahaan jirnay waxa la odhan jiray, labadda qof ee Kitaab wada akhrisatay waa laba qof oo Naas wada jaqday oo kale, dadka labadii isku gole ahiba waa walaalo ee wadda shaqaysaa.” Gudoomiyaha Golahaas Saleebaan Maxamuud Aadan oo isna halkaa hadal kooban ka jeediyay, ayaa mahad-naq u jeediyay Sheekh Furre. “Sheekhu wuu ku mahadsan yahay haddii uu maanta iskugu keen yeedhay oo uu yidhi, waar baryahan inaynu isku mid nahayba waad ilowdeen, wixii talo iyo wax isku-sheeg ahna sidii Sheekhu u sheegay golaheeni ayaynu la tagaynaa” ayuu yidhi Guddoomiye Saleebaan. Dhinaca kale, Xaaji Cabdikariim Xuseen (X. Cabdi-Waraabe) iyo Xil. Cabdilaahi Ibrahim Xirsi (Dhugad) oo labaduba ka tirsan mudanayaasha Golaha Guurtida, ayaa mahad-naq ka sokow iyaguna dhinacooda dhiirigeliyay is-faham dhex mara Golaha, waxaanay sheegeen in khilaafkii Golaha u dhaxeeyay la soo gebogebeeyay. Somaliland.Org Hargeisa News Desk
  9. Wararku waxay sheegayaan in madasha shirka ku hadheen oo weli joogaan Garaad Jaamac Garaad Ismaciil, Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Ugaas Cabdillahi. Garaad jamac garaad cali is the supreme leader. And garaad jamac garaad ismacil is the garaad of the lascanood people. He stayed most of his time in laascanood he was the only garaad that’s stayed under somalilands rule I wonder why they stayed in buuro wadal and not went with the group 2 garowe.
  10. That’s nothing new all the garaads in2007 bocame shir supported puntland that’s 3 years ago and nothing has changed, now nothing will change 2
  11. This actually happened inside Somaliland Coastal territory Were are the pirates now
  12. Shirkii Isimada Ee Holhol/Buuro Wadal Oo Gabagaboobay- Iyo Go'aamdii Oo Lagu Dhawaaqayo Sabtida- Lasanod Online. Thursday, February 04, 2010 Buuro Wadal,(Lasanod Online)- Waxaa galabta lagu qabtay degmada Buuro Wadal,xalfad balaadhan oo isugu jirtay duco iyo xamdinaq, xafladan oo ay kasoo gaybgaleen shacab,Culimo iyo isimada SSC. Xafladan oo ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay, waxaa abaabulkiisa lahaa gabdhaha SSC ee UK. Gudahana waxaa ka shaqaynayey oo hawsha fuliyey gabdhaha u dhashay deegaanka SSC. Qado sharaftii kadib waxaa goobtaas ka dhacday duco iyo ilaah bari ay Isimada iyo culimadu iskaga danbeeyeen. Shirkii Isimada ayaa hadda gaadhay meel gabogabo ah, iyadoo laysku raacay go'aano lagu dhawaaqi doono maalinta Sabtida. Go'aamadan aya la sheegay in hadda lagusoo garaacayo magaalada Garoowe si berri loogu qaybsho saxaafadda iyo shacabka. Isimada SSC oo muddo ku jiray shir ay jilibada u aasteen oo in badana geedka u jiifeen, Maanta isku racay in maalinta Jimcaha ay fasax iyo nasasho qaataan, waxayna badankoodu u ambabaxeen dhinaca Magaalada Garoowe. Wararku waxay sheegayaan in madasha shirka ku hadheen oo weli joogaan Garaad Jaamac Garaad Ismaciil, Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Ugaas Cabdillahi. Shirkan Isimada ayaa ahaa mid aad loo adkeeyey inaan waxba dibeda uga bixin, sidaa awgeedna aad loo wada sugayo go'aamada lasoo saari doono maalinta Sabtida.
  13. Somalia did not fail its people failed
  14. Sudanese Foreign minister’s remarks on Somaliland ADDIS ABABA (Somalilandpress) — The Foreign Minister of Sudan, Mr. Deng Alor, who is currently in Addis Ababa for the annual African Union Heads of State summit gave a brief interview with members of Somaliland media. Mr. Alor spoke extensively about the current situation in the Horn of Africa, and in particular the issue of Somaliland’s de-jure recognition and the deteriorating situation in Somalia. Mr. Alor, the Sudanese Foreign minister stated “It is imperative that African leaders take stronger steps in addressing the deteriorating situation in Somalia. There are high level discussions all across Africa on what to do about Somalia; There is peace and progress in Somaliland which has given hope to the people there, but why can’t the same be achieved in Mogadishu?” Sudan plays a key role in IGAD and the AU, and has shown its willingness to participate in several attempts to alleviate the worsening situation in Somalia. Responding to a question from the Somaliland media regarding Somaliland role as an example to Somalia in bringing about peace and democracy, Mr. Alor remarked “Yes, it is possible for Somalia to achieve similar things; stability, peace, dialogue, inclusion, and so on, to give the people hope, but, once again, we come to the same question, if this possible in Somaliland, why not in Somalia?” On a similar theme, Mr. Deng Alor addressed the question of why some African nations seem reluctant to face the issue of Somaliland de jure recognition. Mr. Alor responded in the following manner, “firstly, the African Union has to abide by its rules and regulations, having said that, no one in Africa is ignoring Somaliland. That is hard to do, when you take into consideration the remarkable achievements over the last 20 years, compared to the situation elsewhere in the region. But, frankly many African nations would like to see the issue resolved by Somaliland and Somalia. Nevertheless, it is obvious that ultimately, the will of the people has to be accepted.” After decades of civil war, the people of southern Sudan will shortly participate in a referendum to decide their political future, as a sovereign state or to remain a part of Khartoum. Source: Qarannews, 4 February 2010 Picture: Somaliland reporters, Moha and Mohamed ‘Rambo’ from Geeska Afrika greet Sudanese Foreign minister – Deng Alor.
  15. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo lagu qaabilyey Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden Written by Qarannews Feb 04, 2010 at 02:42 AM Sweden,(Qarannews)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Abdirahman M Abdillahi(Cirro) ayaa bisha 3 february lagu qaabiley Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Gudoomiye Cirro waxa qaabiley Marika Fahlen oo ah Ergyga khaaska ah ee Geeska Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Waxa kale oo shirkaas goob joog ahaa. Anna Hamrell oo ah Madaxa waaxda Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Debedda, Eidarus Sh Adan Wakiilka Somaliland ee Sweden iyo Xildhibaan Ibrahim Mahdi Bubu. Waxa Ergayga Khaaska ahi ka warantay sida ay Dawladda Sweden u aragto horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Ergaygu waxa ay sheegtay in ay ka qeyb gashey shirkii Madaxweyayaasha Afrika ee dhowaan ka dhacay Addis Abeba, warbixina ayey ka bixisey sida ay Dawladda Sweden u aragto arrimaha siyaasada Geeska Afrika khaastan doorashooyinka ka dhici doona Somaliland, Itoobiya iyo Sudan. Ergaygu kahaaska ahi waxa ay sheegtay in ay Dawlada Sweden si toos ah ula shaqeyndoonta Somaliland arrimaha ku saabsan caawimaada iyo horuumarka Somaliland. Dawladda Sweden iyo adduunweynuhuna waxa ay diyaar u yihiin inay si hoog ah wax ula qabsadaan Somaliland marka ay doorashadu dhacdo ka dib. Gudoomiyaha Golaha Wakiiladuna waxa uu warbixin ku saabsan Somaliland siiyey Wasaaradda Arrimaha Debedda khaastan doorashada soo socota. Gudoomiye Cirro waxa uu u sheegay in ay Axsaabta oo dhami ay hadda heshiis ku yihiin habka doorashadu u dhici doonta iyo in Gudida Doorashaduna si fiican u shaqeynayaan. Wefdi ay hogaamineysay Marka Fahlen, Ergayga Khaaska ahi waxa ay Somaliland tagtey bishii maarso ee 2009. Shirku isafgarad ayuu ku dhamaaday. Gudoomiye Cirro iyo Ergayga Khaaska ahi waxa ay maalinta jimcaha ee bisha 5 february ka qeybgeli doonan siminaar ka dhici doona Barlamaanka Swden oo ku saabsan sidii dimuqraadiyada Somaliland hore loogu marin lahaa. Siminaarkaasna marka uu dhaco kadib ayaa waxa uu ku dhamaaday la idiin soo gudbin doona. Mohamed Abdillahi HassanFreelance Journalist Stockholm Sweden Last Updated ( Feb 04, 2010 at 02:52 AM )
  16. Birgitta Ohlsson waxa loo magacaabay Wasiirka Arrimaha “European Union” ee Sweden Written by Qarannews Feb 02, 2010 at 07:28 AM Sweden,(Qarannews)-Birgitta oo ahayd afhayeenka Arimaha Debedda ee Xisbiga Liberaalka ee Sweden ayaa manta oo bishu tahay 2 feb. 2010 loo magacaabay Wasiirnimo. Birgitta Ohlsson waa saaxib dhab ah oo tageera Somaliland. Marar badana Baarlamaanka Sweden ayey soo dhigtay ictiraafka Somaliland. Somalilandna dhow jeer ayey tagtay. Waanay la kulantay Madaxweynaha Somaliland Mudane Dahir Riyaale Kaahin , Iyo Gudoomiyahaya golaha Wakiilda Mudane Abdirahman M Abdillahi (Cirro). Waxa kale oo ay la kulantay Gudoomiyayaasha Asxaabta Mucaaradka ah. Anigu oo ah wakiilka Somaliland ee Sweden waxa aan tahniyad u diraya Birgitta Ohlsson oo ah saaxiibkay iyo saaxiibka kowaad ee Somaliland. Markaas shacbiga reer Somaliland ee deggan Sweden aad ayuu manta u faraxsan yahay. Waxa aanu ku rajo weynahay in cilaaqaadka Sweden iyo Somaliland uu sii hoogeysto. Eidarus Sh Adan Wakiilka Somaliland ee sweden
  17. Originally posted by GAAROODI: stop this silanyo stuff man, the man is a 75 year old elderly man who in my view has alot of sinister motives towards the main population of burco and hargaisa. This man single handedly distroyed the snm while he ran it and now if given power he will sink our great state into an even further abyss. His man supporters look at him from a clan perspective and support him because of clan reasons. have some pride, have some vision, riyale is a SOB but still he is miles ahead of silanyo. THE DRUNK. BIG BELLIED SENIOR CITIZEN. Wrong silanyo was the longest chairman of the snm and he served the snm with respect and dignity Where was rayaale when we where In dirdhawe And Baligubudle Fighting the evil dictator And him being old is no reason wasn’t cigaal in his 70s when he was our president. Why was he our longest SNM chairman if he does not have leadership skills. Silanyo For president 2010
  18. Birgitta Ohlsson named as Sweden's new EU affairs minister Posted : Tue, 02 Feb 2010 10:56:11 GMT By : dpa Category : Europe (World) News Alerts by Email ( click here ) Europe World News | Home Stockholm - Swedish parliamentarian Birgitta Ohlsson was Tuesday named as the new minister for EU affairs, Prime Minister Fredrik Reinfeldt said. Ohlsson, 34, is a member of the Liberal Party, one of the four parties in the centre-right coalition that took office in 2006. She succeeds Cecilia Malmstrom who last month left the Swedish cabinet after being nominated to the incoming European Commission. Both Reinfeldt and Liberal Party leader Jan Bjorklund underlined that Ohlsson was a strong supporter of European cooperation, not the least within the framework of the 27-member European Union. Ohlsson, a former head of the Liberal Party's youth wing, was elected to parliament in 2002 and is a member of the foreign affairs committee. She told reporters she hoped to focus on three areas as minister. One area was the "core" of what Europe stands for, and to ensure "that Europe lives up to fundamental human rights", she said. Another area was to highlight knowledge and education as economic growth factors, and a third centred on efforts to tackle climate change, Ohlsson added. Sweden is due to hold parliamentary elections in September, and Ohlsson said she looked forward to the coming election campaign. Read more: http://www.earthtimes.org/articles/show ... z0eVT6nxln