Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,829
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Wafti Balaadhan oo ka socda dalka Shiinaha oo galabta dalka yimid daawo Written by Qaran News Mar 05, 2010 at 09:52 AM Hargaysa,(Qaran News)- Waxa maanta galinkii danbe madaarka caalamiga ah ee Egal Intrenational Airport-ka soo degay wafti balaadhan oo ka socda dalka Shiinaha. Waftigani oo ka koobnaa 14 toban xubnood, waxa ay ka koobanaayeen ganacsato waaweyn iyo qaar ka mid ah saxaafada ugu balaadhan ee ka hawl gasha dalkaasi Shiinaha qaarkood, waxa sidoo kale ka ku jiray xubnahani tiradaba dan xubin ka mid ah dawlada dalka Shiinaha, waxa sidoo kale waftigani socdaalkooda ku weheliyay wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Shiinaha mudane Axmed Xasan Cigaal Waxa waftigaasi iyana madaarka ku qaabilay wasiirka duulista iyo hawada mudane Cali Maxamed Warancadde oo uu ku weheliyo duqa caasimada Somaliland mudane Xuseen Maxamed Jiciir. Wasiir Cali Warancadde oo qolka nasashada ee madaarka saxaafada kula hadlay ayaa soo dhaweeyay waftigani ka socda dalka Shiinaha, waxa aanu wasiirku sheegay in ay xukumad ahaan ka go'antahay soo dhawaynta cid alaale iyo cidii maalgashanaysa Somaliland isla markaasina ay, aad ugu faraxsanyihiin waftigani in ay dalka yimaadaan waxa aanu sheegay in ay wada gayn doonaan dalka oo dhan gaar ahaan meelaha ay xiisaynayaan oo u badan maalgashi, waxa aanu soo dhaweeyay xidhiidhka wanaagsan ee ka dhaxeeya labada dal ee Shiinaha iyo Somaliland oo maraaya heer wanaagsan Wakiilka Somaliland ee dalka Shiinaha mudane Axmed Xasan Cigaal oo isna hadal kooban ka soo jeediyay socdaalkooda ayaa aad iyo aad ugu mahad naqay xukumada Somaliland sida ay u soo dhawaysay waftiga, waxa aanu sheegay in ay waftigu yihiin kuwo dalka doonaaya in ay maal gashadaan iyo kuwo xaqiiqo raadis ah, isla markaasina ay waftiga xubin ka mid ahi uu ka socdo dalka shiinaha. Dhanka kalena xubin ka mid ah waftiga oo la yidhaa Mr Qi, oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay imaatinkiisa uu yimid Somaliland, waxana aanu u hambalyaynaynaa shicibka iyo xukumadaba waxa ay qabsadeen, waxa aananu u soconayaa maalgashi sidii dalka loogu samayn lahaa iyo sidii aanu u ogaan lahayn xaqiiqda dhabta ah ee Somaliland, waxa aananu ku rajo waynahay in wax waliba ay guul ku dhamaan doonaan.. Sidoo kale waxa la filayaa dhawaan in ay shirkad laga leeyahay dalka Shiinahu ay bilowda dib u dhiska madaarka weyn ee magaalada Hargaysa, taasi oo ay shirkadaasi qandaraas ku qaadatay hirgalintiisa, hadaba ma aha markii u horayasay ee wafti ka socda dalka Shiinahu uu dalka yimaado hase ahaatee kani waa kii ugu balaadhnaa ee dalka yimaada, waftigani ayaa ka hor intii ayna dalka iman waxa ay soo mareen dalal badan oo caalmka ah, socdaalkoodaasi ay hada ku yimaadeen Somaliland lama sheegin inta uu qaadan doono.
  2. No election happened in puntland it was like this imisa farood baa loo tagay faroole affar imisa farood ba lo tagay ilka faruur. Haye farta ku duuga intay nay fransiisku badahheena qabsan , Calling that a election is a crime against Democracy
  3. Israill Anigu hadaan safiirka tel aviv noqonayo noqdo adeer wa war fiican
  4. Didn’t puntland tried once before I believe it was in 2004 some where in October , but they failed miserably, And Brought 30.000 Ethiopian troops in the capital city of Somalia. I think puntland can never be a solution to anything called Somali.
  5. Horta its true The Somaliland recognition has become a disease to all the Non somalilanders. I mean even the So called arabs are shitting in their pants. The koonfurians are holding their breath. And ina rayaale na si nafiis ayuu u fadhiistay sidisi bu lugaha kala fogeyey
  6. Wa been warkaasi Waxba kama jiran erey run ah xata maqaalka kuma jiro
  7. Originally posted by Sacad *Ducaale: Dalmar, you see even your uncle is defending Farax Macaaliin it's time you keep up with the reality. I was listening 2 farax macalin on bbc and he was saying caleemo qoyan ba lanugu so dhaweye laascanood iyo gobolka sool farda lanugu so galbiyey
  8. Originally posted by 'Dalmar': I don't what you think Dajiye, I know the majority of people from Western Somalia support Daraawiish and thier struggle agiast somalidiid Markaa haa iga yaadhsiin in aan ku dhado soomaali Galbeed wax uga majirtu inay xabashi wax la qaybsadaan, taa igama kaa qabato wax Pirateland iyo kilinka 5 la dhaho majiraan, malaa waad ku riyootay, There is Puntland state of Somalia and Western Somalia, Somalis should respect each other, if we want to be United States of Somalia imika ma waxad simaysa Shacabka Somaliland iyo Amxaarada cajib waleh. Dajiye wuxu la dagaalamaya oo iska xoreynaya oo uu duurka u jira inu iska saaro Amxaarada dhulkisa, Adiguna Anigaad ii aragta Inan injir Ku cunsiinayo.
  9. W. boosaha iyo isgaadhsiinta JSL oo canbareyn kulul usoo jeediyey waiirka arimaha dibada Kenya iyo maamul ka puntland ka dib markii ay canbaarayn usoo jeediyeen booqashadii uu ku maray Somaliland . ka dib markii ay canbaarayn usoo jeediyeen booqashadii uu ku maray Somaliland gudoomiye ku xigenka baarkalamanka Kenya faarax macalin. Wasiirka boosaha iyo is gaadhsiinta aya waxa uu sheegay inu gaashaan ku khaldan yahay inuu canbaarayn ujeediyo gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Kenya faarax macalin waxaa wasiirku sheegay in faarax macalin xaq u leeyahay inu booqdo soomaliland,puntland iyo somaliyaba. Wasiir cali ayaa sheegay in farax macalin deegaankiisa labaad uu yahay g.sool sidoo kale wasiir cali wuxuu sheegay inaysan jirin cid eedayn karta imaatinka isaga iyo waftigiisa Wasiir cali ayaa sheegay inuu u mahad celinayo waftiga faarax macalin ayna guul usoo hooyeen dowlada Kenya Sidoo kale cali sandule wuxuu sheegay in Kenya ay tahay eesha ay joogaan deeq bixiyayaasha caalamiga ah ee deeqaha siiya wadamo badan oo Africa ah somaliland’na ku jirto waxaa kaloo wasiirku sheegay in mar hadii waftiyada Kenya ka imaanaya Somaliland la canbaaraynayo ay Somaliland la so wareegi doonto haayadaha deeqaha siiya eek u sugan wadanka Kenya caasimadiisa Nairobi, ina soo wareejindoonaan caasimada s/land ee hargeysa Waxaa kaloo wasiir cali sheegay in imaatinka waftiga faarax ay tahay mid isku soo dhawaynaysa xidhiidhka bulshooyinka Somaliland Kenya iyo waliba xidhiidhka somaliya iyo Kenya Isku soo wada duuboo hadalka ka soo yeedhay wasiir cali sandule ayaa ahaa mid uu ku dhaliilayo wasiirka arimaha diba Kenya iyo kan maamul wadaaga p/land maxamed faarax ciise Gaashaan Gabiley Desk lasanod Office
  10. Originally posted by General Duke: Zack: Now you are being silly adeer, Faroole is a founding father of Puntland state. The man you are talking about is an MP in the government that massacred his people. Zack you are losing the battle here, dont lap dance for secessionist its not a good thing. At least Faroole is more than an equal for Riyaale. How many fathers does puntland have i thought adbilahi yusuf was the founding father of puntland
  11. Originally posted by xiinfaniin: This shows the depth of trouble Farah Moalin finds himself. He is endorsed by the man who asserted Adis kids are closer to Hargeysa than those in Xamar. Today the mad man in his praise to Farah, insulted Kenya's FM Faisal cali waraabe waleh wa libaax awoowgi ba tallin jiray
  12. Originally posted by Che -Guevara: ^Dajiye..You are dancing around the issue. Let me clarify my position-Garowe and Hargeysa administrations take direct order from Addis-each if so ordered will hand anyone and everyone. My question is what was Malacin's motivation considering all both admins hand over innocent citizens to the Tigray regime? What is logic behind it? You condone one criminal entity and condemn the other? Because one they share a bloodline with And one They share Magaca somali
  13. Originally posted by Dajiye: ^It's is deeper than what you think of, young man. But if it helps I support secession too. Somalinimo, and the fake unity died long time ago. It's Faroole who believes that Farah is not Somali any more. So why cry river now? well said
  14. Originally posted by Cowke: Xaaji. You have bucur bacayr position in the tfg and you don't get more then minister role. If you don't like that mugdiga ku jir it's up to you with riyale, but when u do see the light you will follow buuba path!!! Ps: Tell me how is it possible to recognize somaliland, when somalia has recognized tfg that the world communicates to? Maybe in your dreams, I suggest you taking your uncle buuba route and see the light!!!! TFG was and is a failure and will be a failure in the near future. I don’t see why u get so excited About the TFG its just Government on paper, it never passed a few blocks in Mogadisho And buuba being part of it and not able to go to his home town tells a lot about The TFG , and not the other way around. Keep investing in something that will never function
  15. Originally posted by Cowke: Aideed sent u tuur...yusuf sending u siilanyo...mark my words "waad isku habar waceysin after the devastation is going to be done in somaliland. Just look at paltalk how its all heating up with siilanyo thing!!!! It's because everyone knows who he is working for!!! GAROWE So now the Former SNM chairman works for Faroole , This shit is hilarious, can you also back It up, and not with paltalk as it source
  16. Originally posted by xiinfaniin: Farah Moallin slipped big time. The question is was what he did prompted by the alleged mistreatment of his kinsmen in Garoowe, and did it as protest as many assert or did he truly share the secessionism ideology of balkanizing Somalia, and the region? Why not he is from Nfd Region , Somaliland as a sovereign state how could it possibly harm the Somali Kenyans , or even other Somalis. Farax Macalin Wa nin jira
  17. Mar mar cowke waan la yaaba Warqad la sexeexay bu ka hadlaya war jamhuuriyadi somalia wixi la odhan jiray Aya ba la wayey gabigeedi ba , Markad wax haysatid aya wax la sexeexa iyo qalinka wax lugu duuga Bal adigu warqad hayn maxaad wax ku qori?
  18. Originally posted by Cowke: As for the darawish don't be fooled by these snm people. Abdullahi Yusuf called buuba by the finger and said "share a seat with rer awdal" in the tfg. Today mr.buuba is recognized snm person, whilst rayale is still in dark!!! ask yourself why? waa awooda puntland wax kale ma ahan. Now back in 1999-2004 that is when we fought snm, ask yourself why? because their was no federal in hamar. So the ina salad boy could of at anytime sought to give recognition to sland. This is what made it urgent back then. Today their is tfg and a constitution that says "the borders can never be negiotated" and the international community only talks to this administration becaused it's recognized. That is why the snm click is never paid attention to now, however if we weren't in control of hamar we would be fighting again in ssc just like before in 1999-2004 under yusuf days of puntland because we had no presence in hamar politics!!! As for the snm click, u get nothing more then minister role in any government that is recognized!!! that is something we have agreed upon up in garowe!!! And if u try to do anything we will take ur highest minister role wasirka arimaha dibbada from u and give it to jengali!!! Sheikh-Sharif-na is doing good job his killing his people for the federalism and waa inaynu taagerna!!! Whilst we have a foot inside the door of somaliland under siilanyo who is also a federal and causing mayhem for them!!! because silanyo saw the light is brighter on buuba side because he is recognized whilst rayale is not!!!! We will always come out on top, because we are the best politicians out there and strongest and mightiest people of all somalis. wa billahi towfiq TFG IS A JOKE NO ONE TAKES THAT SHIT SERIOUS ONLY IN PUGLAND
  19. Originally posted by bilan: forget about kacaanka,keena SNM iyagaba gacmahooda dhiig baa ka buuxa,funny how people like to act victim all the time, it's been over 20 years get over it. Dee dacwe wakuwas eeh ya ku hor tagaan