Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,829
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Wasiirka Arrimaha Dibedda Oo Soo Dhoweeyay Xafiiska Cusub Ee Yemen Ka Furanayso Somaliland Hargeysa, March 16, 2010-(Haatuf)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, C/laahi Maxamed Ducaale ayaa soo dhoweeyay xafiiska cusub ee ganacsi ee dawlada Yemen ka furanayso Somaliland. Taas oo uu wasiirku ku tilmaamay inay tahay talaabo haboon oo sii xoojinaysa xidhiidhkii adkaa ee marka horeba u dhexeeyay Somaliland iyo Yemen. Wasiirka arrimaha dibada, C/laahi Maxamed Ducaale, waxa kale oo uu sheegay in hore xafiis ganacsi uga furnaa Somaliland dalka Yemen, kaas oo heerkiisu noqday mid sare kaddib booqashadii uu Madaxweyne Daahir Rayaale ku tagay dalka Yemen bishii April 2006, waxa kale oo uu wasiirku sheegay in xidhiidh ganacsi, waxbarasho iyo diblomaasiyadeed uu hore uga dhexeeyay Somaliland iyo Yemen. Wasiirka arrimaha dibedda, C/laahi Maxamed Ducaale oo xalay aanu kula xidhiidhnay kahdka tilifoonka ayaa isagoo arrimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi “ marka hore waan soo dhoweynayaa xafiiska ganacsi ee ay dawlada Yemen ka furanayso Somaliland, xidhiidhka inaga iyo Yemen inaga dhexeeyay markii horeba aad buu u heer sareeyay, muddo dhowr sanadood ahba Yemen waxaynu ku lahayn xafiis ganacsi, Madaxweynuhu hore ayuu u booqday dalka Yemen oo xafiiska ganacsi oo dhana ka ah mid dibloomisayadeed uu hore uga furay, kan ay imika iyagu furanayaana waa mid kaas oo kale ah. Yemen waxa inaga dhexeeyay xidhiidho badan oo isugu jira ganacsi, waxbarasho iyo diblomaasiyad, xafiiskan cusubna waanu soo dhoweynaynaa, dawladaha Carabta xidhiidh wanaagsan baa imika inaga dhexeeya qaar ka mid ah oo xoolihii waa kuwii inoo furay, waxan rajaynayaa in xidhiidhkoodu intaas ka sii horurmari doono” ayuu hadalkiisa ku soo koobay wasiirku. Dhanka kale doraad galabtii ayaa waxa soo gaadhay magaaladda Hargeysa Diblamaasiyiin ka socda Dawladda Yemen oo Hargeysa ka furaya Xafiis isugu jira mid Diblamaasiyadeed iyo mid Ganacsi Diblamaasiyiintan oo ka koobnaa 4 xubnood ayaa sheegay inay dalka u yimaadeen furitaanka xafiiska cusub. Weftiga Diblomaasiyiinta ah ee Dalka ku sugan ayaa todobaadkan la filayaa inay xadhiga ka jaraan xafiiskaas iyadoo la filayo inuu xafiiskani wax weyn ku soo kordhin doono arrimaha labada Dal gaar ahaana dhinaca Siyaasadda iyo Dhaqaalaha. -------------------------------------------------------------------------------- --------------------------------------------------------------------------------
  2. Interesting this guy Lieberman is an ultra right-winger How reliable is this?
  3. Yeah jacaylbaro has a good point arabs are not a fan of Somaliland, how ever Cali cabdalle salax his Government is under fire by Al-Qaida is it a way to fight the insurgents in his country does he desperate need a friend in the horn of Africa. Or are there other hidden agendas
  4. HARGEISA (Somalilandpress) — The Republic of Yemen has sent four-member delegation consisting of diplomats and investors to Somaliland on Sunday ahead of the opening of diplomatic office by Yemen in Hargeisa. According to sources close to the government, the office will serve mainly to carry out consular functions for Yemeni citizens. It will also work toward fostering trade and improving diplomatic contacts between Hargeisa and Sana’a. The decision to open office in Hargeisa came after the two states recognized growing economic and political cooperation between the two red-sea nations. Yemen provided no timeline but the office is expected to be opened some time this week. Reports also added that Yemen was concerned about Islamists movements in Somalia, after al-Shabab group pledged it would send fighters to help an al-Qaeda affiliate in the country. Yemen’s foreign minister, Abu Bakr al-Qirbi said his country would not tolerate threats and foreign fighters on it’s soil and it is believed now Yemen is going on the offensive by supporting Somaliland. Yemen is also facing economic and social burdens due to the unrest in parts of the country and the continuous exodus of illegal migrants from the Horn of Africa, who are said to be more than 800,000 refugees. More than 60 per cent are believed to be from Somalia, a country that has been mired in conflict since 1991. Yemen and Somaliland have historical and economical ties since 1840 when southern part of Yemen (Aden) was annexed by the British and shortly after, Somaliland became British protectorate. The British established trade with Somaliland mainly to supply mutton to it’s Aden garrison. This contact initiated Somaliland livestock trade which made it’s way to Yemeni cities and later on the lucrative business attracted Yemeni traders and continued well after the British had left. The Yemenis along with Somali traders later opened other key markets for Somaliland livestock including Saudi Arabia. Yemen will become the first Arab nation to have diplomatic office in Somaliland. No one knows how other Arab League members such as Egypt and Djibouti would react to the Yemeni move. Egypt and Djibouti are strongly opposed to Somaliland recognition fearing fearing economic insecurities – Egypt feels it will loose control of the Nile while Djibouti fears the port of Berbera will replace it’s port. However, unconfirmed reports suggest that Djibouti is due to open an office that has an embassy status in Hargeisa after Yemen. Somalilandpress, 15th March 2010
  5. Wasiirka arimaha gudaha ayaa maanta xadhiga ka jaray qaybta policeka iyo laanta socdaalka wasiirka arimaha gudaha md ciro ayaa xusay in dhismaha qaybta gobolka sool oo in badan burbursanayd ay maanta faxad weyn noo tahay anaga iyo bulshda ku dhaqan gobolka sool, Wasiirka arimamha gudaha somaliland cabdilaahi ismaaciil cali (cabdilaahi ciro) ayaa maanta xadhiga ka jaray taliska qaybta gobolka sool iyo laanta socdaalka ee magaalada laascaanood oo uu dhamaaday dhisme ka socday xarumahaaas waxaana ku weheliyay waftiga wasiirada, Wasiirka Boosta iyo isgaadhsiinta cali maxamuud axmed (cali sandule) wasiirka cadaalada Axmed xasan cali (casoowe) wasiiru dawlaha waxbarshada somaliland maxamuud garaad maxamed (Qawdhagayste) taliyaha qaybta booliska maxamed saleebaan gooni badhasaab xigeenka gobolka ahna kusimaha badhasaabka Maxamed cabdi dhinbiil daad mayarka degmada laascaanood canbaashe awdaahir x.xasan iyo saraakirsan ciidanka booliska . wasiirka arimaha gudaha md ciro ayaa xusay in dhismaha qaybta gobolka sool oo in badan burbursanayd ay maanta faxad weyn noo tahay anaga iyo bulshda ku dhaqan gobolka sool, isagoo xadhiga ka jaray taliska qaybta bilayska isagoo u mahadceliyay shirkada daldhis oo ku dhamaystirtay wakhtigii loogu talagalay wuxuuna sidoo kale faray taliyaha qaybta booliska gobolka sool in ay ka faa,idaystaan iyadoo hore xafiisyadani ahaayeen kuwo aan la isticmaali karin balse aad maanta aragtaan quruxdeeda. sidoo kalena waftiga wasiirada oo uu horkacayo wasiirka arimaha gudaha somaliland ayaa xadhiga ka jaray laanta socdaalka ee magaalada laascaanood wuxuuna sheegay in laga hirgeliyay laamaha socdaalka dalka 3 meelood oo kala ah wajaale lowyacado iyo tan magaalada laascaanood. isku soo wada duuboo xarumahan maanta xadhiga lagay jaray ayaa u muuqda horumar u soo kordhay gobolka sool iyadoo taliska qaybta booliskuna ahaa goobta kaliya ee ay ka muuqatay burbur baahsan oo markii danbana roobabku wax yeeleen. Gabiley Desk lasanod
  6. Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo xadhiga ka furay qaybta booliiska iyo laanta socdaalka Laascaa Warkii 14-Mar-2010 iyo Qormadii: NEWS Wasiirka arimamha gudaha somaliland Cabdilaahi Ismaaciil Cali (cabdilaahi ciro) ayaa maanta xadhiga ka jaray taliska qaybta gobolka sool iyo laanta socdaalka(Imagration Office) ee Gobolka Sool ee laga furay magaalada Laascaanood oo uu dhamaaday dhisme ka socday xarumahaaas.waxaana Wasiirka ku weheliyay waftigaas furitaanka wasiirada Wasiirka Boosta iyo isgaadhsiinta Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandule), Wasiirka Cadaalada Axmed Xasan Cali Casoowe, wasiiru dawlaha waxbarshada somaliland Qawdhegayste, taliyaha qaybta booliska,Gooni, badhasaab xigeenka,Dhinbil, mayerka degmada laascaanood Canbaashe Aw-Daahir iyo saraakiil badan oo ka tirsan ciidanka booliska. Wasiirka ayaa xusay in dhismaha qaybta gobolka sool oo in badan burbursanayd ay maanta faxad weyn noo tahay anaga iyo bulshda ku dhaqan gobolka Sool, waxuuna xadhiga ka jaray taliska qayb bilayska isaga oo u mahadceliyay shirkada Daldhis oo uu masuulka ka yahay Eng Iiidi Amiin,isaga oo ku dhamaystirtay wakhtigii loogu talagalay, wuxuuna sidoo kale faray taliyaha qaybta booliska gobolka sool in ay ka faa,idaystaan iyadoo hore xafiisyadani ahaayeen kuwo aan la isticmaali karin balse aad maanta aragtaan quruxdeeda. Sidoo kalena waftiga wasiirada ah oo uu horkacayo wasiirka arimaha gudaha somaliland, ayaa xadhiga ka jaray laanta socdaalka ee magaalada laascaanood, wuxuuna sheegay in laga hirgeliyay laamaha socdaalka dalka 3 meelood oo kala ah Wajaale, Lowyacado iyo tan magaalada laascaanood. Isku soo wada duuboo xarumahan maanta xadhiga lagay jaray ayaa u muuqda horumar u soo kordhay gobolka Sool, iyadoo taliska qaybta booliskuna ahaa goobta kaliya ee ay ka muuqatay burbur baahsan oo markii danbana roobabku wax yeeleen. Dhowaan ayaan idiin soo gudbin doonaa sawirada iyo video ku saabsan xafldaas hadii ilaahay idmo. Afnugaal+holhol News. Contact:info@afnugaal.com
  7. Dawladda Yemen Oo Soo Dirtay Diblamaasiyiintii Somaliland Ka Furaysay Xafiis Dalkaasi K Written by Qaran News Mar 14, 2010 at 04:20 PM Hargaysa(Qaran News)- Waxa galabta soo gaadhay magaaladda Hargeysa Diblamaasiyiin ka socda Dawladda Yemen oo Hargeysa ka furaya Xafiis isugu jira mid Diblamaasiyadeed iyo mid Ganacsi Diblamaasiyiintan maanta soo gaadhay Hargeysa oo tiradooda lagu sheegay afar xubnood ayaa dalka u yimid inay si rasmi ah uga furan Xafiis dawladoodu ku yeelan doonto Somaliland Ilaa hada ma jiro wax war ah oo ay xukuumaddu ka soo saartay go’aankan ay Dawladda Yemeni ku furanayso xafiiskan, laakiin sida ay Waaheen horeba u qortay waxa ay arrintani soo jiitamaysay in muddo ah iyadoo labada Dawladood ay wadeen wadahadal ay arrinatani ugu gogol xaadhayeen oo aanu ka helnay ilo Diblamaasiyadeed oo arrintan u dhuun-daloolay Waftiga Diblamaasiyiinta ah ee Dalka ku sugan ayaa todobaadkan la filayaa inay xadhiga ka jaraan xafiiskaas iyadoo la filayo inuu xafiiskani waxweyn ku soo kordhin doono arrimaha labada Dal gaar ahaana dhinaca Siyaasadda iyo Dhaqaalaha Waaheen
  8. No one is waging a war Against their own people , The Somaliland police forces are there to keep the peace and to protect its citizens that’s what we call law and order. Are you against law and order. Hows the khuusiisi doing?
  9. Originally posted by 'Dalmar': To oppress, torture, and jail more SSC people Insha Allah, soon our SSC region will be free and proud again No to maintain the peace and stability in the region And to protect the people from sool from any kind of aggressor
  10. Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Qaybta Booliska Gobolka Sool iyo Xafiiska Laanta Socdaalka maanta xadhiga ka jaray + Daawo Maqal iyo muuqaal Posted to the web on Mar 14 S Halkan ka daawo Qaybta booliska iyo laanta socdaalka oo xadhiga laga jaray laascaanood. Wasiirka arimamha gudaha somaliland cabdilaahi ismaaciil cali cabdilaahi ciro ayaa maanta xadhiga ka jaray taliska qaybta gobolka sool iyo laanta socdaalka ee magaalada laascaanood oo uu dhamaaday dhisme ka socday xarumahaaas waxaana ku weheliyay waftiga wasiirada Wasiirka Boosta iyo isgaadhsiinta cali maxamuud axmed cali sandule wasiirka cadaalada iaxmed xasan cali casoowe wasiiru dawlaha waxbarshada somaliland taliyaha qaybta booliska badhasaab xigeenka mayerka degmada laascaanood iyo saraakirsan ciidanka booliska wasiirka ayaa xusay in dhismaha qaybta gobolka sool oo in badan burbursanayd ay maanta faxad weyn noo tahay anaga iyo bulshda ku dhaqan gobolka sool waxuuna xadhiga ka jaray taliska qayb bilayska isagkaoo u mahadceliyay shirkada daldhis oo ku dhamaystirtay wakhtigii loogu talagalay wuxuuna sidoo kale faray taliyaha qaybta booliska gobolka sool in ay ka faa,idaystaan iyadoo hore xafiisyadani ahaayeen kuwo aan la isticmaali karin balse aad maanta aragtaan quruxdeeda sidoo kalena waftiga wasiirada oo uu horkacayo wasiirka arimaha gudaha somaliland ayaa xadhiga ka jaray laanta socdaalka ee magaalada laascaanood wuxuuna sheegay in laga hirgeliyay laamaha socdaalka dalka 3 meelood oo kala ah wajaale lowyacado iyo tan magaalada laascaanood isaga oo arimahaas ka hadlayana wuxuu yidhi isku soo wada duuboo xarumahan maanta xadhiga lagay jaray ayaa u muuqda horumar u soo kordhay gobolka sool iyadoo taliska qaybta booliskuna ahaa goobta kaliya ee ay ka muuqatay burbur baahsan oo markii danbana roobabku wax yeeleen. holhol.net holholnews@hotmail.com
  11. Ta yar eeh cass eeh xijaabka bluega xiidhan is kind of cute, Mey iksa deyso buuqa ay iska so dagto hargeisa
  12. We wants what’s best for our brother castro , if he goes to koonfuria and gets killed muxu soo kordhiye we are trying to protect all the citizens of Somaliland
  13. laakin kuwan calan blue bey wataan Alshabaab calanka ma ogolla
  14. Haya imikana maxa la gudboon Shirki Dibu shirinta lolz
  15. is it Khusuusii or is it Qusuusii , Qolladi Bariga sool Xata Afkoodii bey badalayaan
  16. Khaansirku wa duulaya maalin dhow huuno engine uun ba lugu xidha wa Duuli kara
  17. Khaddar is telling us cali khalif galaydh wasn’t aware of The declaration of independence in 1991, which is absurd Garaad cabdiqani and garaad selebaan and cali khalif Knew exactly what was going on , Why didn’t you just say cali khalif didn’t like the independence of Somaliland, The declaration of independence was very clear
  18. yaa Mujaheedinta u dhawaan kara bal wakaase ha ku dhacan inay dacweyaan
  19. I heard Garaad soofe Maxamuud xaji cumar camay buu meesha keenay oo walaga diiday shirki na wa diiday now Beesha buhoodle support the khusuusii but the garaad of buhoodle doesn’t.