Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,829
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Xiin wuxu leeyahay Wixii idinku dhacay iska ilaawa, waxba ha sheeg Sheegiina Diyaaradi hargeisa duqeysay cidna ma dilin , baydhabo ba diyarad ba lugu garacay halkasa bay dhimashadu ku badnayd iyo galkacyo idinka wax idin gaar ah may ahayn, Wa Taarikh Taarikhdu na wa lama ilawaan Wa wax ku dhacday shacbka Somaliland, marka maha shay la ilaawi karra Waxa weye Anagu Xoolo ananu lahayn ma dhacno maraakibta isbaaro uma dhigano Mobile isbaaro na ma dhigano , waxanu ka shaqeynayna markastaba nabbada hormarinta gobollada Somaliland, Xiin faninow dadkaga dhinac ka raac, Wa Jamhuuriyada Somaliland
  2. Originally posted by bilan: Sacad How do you explain that all the supporters of SL are from one single clan, cid idiin diidaysa hadaad la go’aysaan sedexdiina magaalo ma jirto, marka hadaad isku filan tihiin go and take your three cities with you, but no you cannot survive that’s why you need SSC & Awdal. ssc wamaxay dee Sool sanaag Iyo qeyb ka mid ah Togdheer , SSC Yaa iska leh de is weydi bal horta? intanad dhul sheegan
  3. suashu waxa weye Khuuusiyow maxaad ku so kordhisay Gobolka sool?
  4. How do they do it though former gas station worker becomes a president of a regional state former cab driver becomes the president of a regional state, either the people of puntland love uneducated and simple people. Or they just forced with these fools.
  5. Horta anigu waxan ila maanta fahmi wayey waxay diyaradan Mig jet warplanke Hargeisa sudhan idin dhibto , Diyaaradasi waxay ka turjumaysa Xasuuqi loo geeyste shacabka Somaliland, wa mid la xasuusto weye, Ina cabdulla xassan Tuulo buhoodle ku dhow bu ku dhashay Ama xammar ha taggo Ama Nfd ha tago Meeshu ka yimi weynu wada ognahay, Marka Somaliland bay dantu idin ku jirta aye iska soo raaca calanka Quruxda baddan baynu wada hadhsan, intad faroole iyo cumar buur aad ku dabba na naabteen Kalaya Dalkina buuqa iyo xasarada inaga dayaa
  6. Xiinfanin Hadanu Sayidki Taalo uga dhisno Hargeisa Iyo Ismacil Mire. Maad na soo raacaysan ileen wax kalle anu idinku qancinay garran weynay The forts of taleeh na calanki somaliland aynu ku buufino. Ka waran wax baddan ba haagaagi laha, Somaliland na sii fiican bay u dhaaqaaqi lahayd, kuwan puntland waxba ka afgaran maysan Hageisa iyo burco Markad timadaan Noloshinu wey isku dhacaysa.Laakin shir kama dhamaadan ba hore loo yidhi nimanka shirshoore marka iska sii shira , Koley anagaad no shiraysan eh
  7. Maya sxb anigu cadawad iyo xasarad xumaan kama shaqeyo Dadka Somaliland oo dhan adigu aad ka mid tahay na aad baan u wadda jecelahay waxan anigu rajeynaya inay garaadada oo dhani ay guryahoodi laascanood iskaga so noqdan intay maalin ba heshis walaan la galayaan faroole. dhulkina iyo dadkiina iska imaansada
  8. Originally posted by 'Dalmar': Yes, Naxar N, you underestimated the obama of Somalia, just like many Americans underestimated President Obama Dictator riyaal ah xaarweyne, 76 years old warlord Siilaanyo wa xaar cune, Ayoub afxaar, caydaadu cid ee wax yeelaso majirtu waad cadhootaye
  9. This guy is an caaqil He is well known His name is Maxamuud Xaji Cumar camay he is from buhoodle.
  10. Maxamuud X, Cumar Camay oo Hargaysa Galay Wednesday, March 17, 2010 Wararka naga soo gaadhay magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka riyaale ayaa sheegaya in uu halkaas gaadhay Maxamuud Xaaji Cumar Camay. Warku wuxuu sheegaya in arintan uu aad uga shaqeeyey madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/samad Cali shire isla markaana sadex maalmood ka hor laga anbabixyey Garoowe ka dib xidhiidh dhexmaray C/Samad iyo Riyaale. Qorshahan ayaa waxaa ujeedadiisa lagu sheegay in uu Maxamuud X, Cumar jago wasiirnimo u helo wiil uu adeer u yahay oo dhawaan waayey xubinimada Golaha Khusuusida. Wuxuuna qorshuhu ahaa in wiilka wasiirnimada looga qaado ina Faarax Faruur oo lagu bedelo wiilka ina camay adeerka u yahay taasna uu is hortaagay Faroole oo uu ka diidey C/Samad oo qorshaha watay. Waxaana si loo qanciyo Maxamuud X, Cumar loola hadlay Riyaale kaasoo balan qaaday in uu odeyga dejin doono xag dhaqaale ama xaga xilka mid uun. Dhawaan ayey ahayd markuu Idaacada VOA da ka hadlay Maxamuud X, Cumar uuna halkaas ka Aflagaadeeyey Madaxdhaqameedka isagoo sheegay in shirkooda ay ku doonayaan urursi lacageed. Waxaana arintaas si weyn uga jawaabay Dadweynaha reer Buuhoodle oo banaanbax sameyey weerarna ku qaaday guriga uu Buuhoodle ku lee yahay Maxamuud X, Cumar. Isku soo wada duubo xidhiidhka labada maamul Garoowe iyo Hargaysa hada wuxuu maraya in ruuxii jago ama lacag ka waaya Garoowe Hargaysa loo diro isla markaana waxaa wada shaqayntooda ay sii kordhaysaa maalinba maalinta ka danbeysa. Hamse MohamedAbdi wya2007@hotmail.com Somaaliya
  11. War Deg Deg ah: Ciidamo Weerar ah oo ku Baxay B/ Wadal Wednesday, March 17, 2010 War hada naga soo gaadhay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in ay halkaas ka baxeen maleeshiyo hubaysan oo wadata 5 tikniko ah. Maleeshiyaadkan ayaa waxay ku wajahan yihiin deegaanka Buura wadal oo ay ku sugan Yihiin Madaxdhaqameedyo ay ka mid yihiin Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil. Maleeshiyaadkan ayaa waxaa ay u badan yihiin ilaalada Faroole, ayadoo amarkaa ay qabaan uu yahay in ay weeraraan Ciidamada SSC iyo madax dhaqameedka ku sugan halkaas, Ciidanka SSC ee ku sugan duleedka magaalada Buura wadal ayaa ayaguna heegan galay waxayna diyaar u yihiin in ay ka jawaabaan Cadawga soo weeraray. Hadii dagaalkani dhaco waxaa ay noqonaysa markii koowaad ee si badheedh ah uu maamulka Puntland ssc ayadoo la rajeynayo in dagaalku ka wada qarxo gudaha magaalooyinka Puntland oo dhan maadaba ay joogaan askar SSC iyo shacaba kuwaasoo hubaysan. Wararka ka soo kordha lasoco goor dhaw, Horufadhi..com
  12. Originally posted by Jacaylbaro: I blame Garaad Saleebaan on this ,,, Garaad selebaans new nick is garaadka garowe.
  13. The khuusuusi capital is in buurowadal , the khuususi cant go to tukaraq and it can go to garowe. U realize that right The same way Xaglajifiye cant go to garowe the khusuusi is trapped in between Somaliland And Farooles Militia.
  14. Where is garaad jamac garaad cali and garaad jamac garaad ismacil Didn’t they sign anything
  15. Originally posted by A_Khadar: I would have beleive this if the attack was coming from SL but I see no reason and need from Puntland to attack Burowadal. It's all about kutiri kuteyn... So why is jidbaale and widhwidh reporting this, the most reliable khuusuusi websites
  16. Originally posted by NGONGE: Do the Garaad's have their own army in Buurawadal? I heard garaad jamac he has his own personal guard but I don’t think they have tiknikos and shit
  17. Xasan Faarax Jaamac (Xasan Geerash) oo weerar ku ah Issimada SSC ee Jooga Buura (Buurowadal) 17.03-10 Wararka hada ka soo baxaya madaxtooyada Puntland ayaa sheegaya in uu jiro diyaar garow loogu jiro sidii loo weerari lahaa Magaalada Buurawadal oo ay ku sugan yihiin Issimada SSC oo ay ka mid yihiin garaad Jaamac Garaad Cali iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil waxaana wahiliya Dhamaan Golaha Khusuusiga. Qorsha Weerarka ayaa ka danbeeyay kadib markii uu buurowadal tagay Xasan Faarax Jaamac (Xasan Geerash) oo waday qorshe loo soo dhiibay kaasi oo ahaa in logo danbeeyo soo celinta Magaalada lascanood Maamulka Puntland. Waxaasi ganafka ku dhufatay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil unna sheegay “adigu kii iibsaday baad tahay Gobolka Sool beenta nagala tag. Xasan Faarax Jaamac (Xasan Geerash) ayaa carar ku soo galay magaalada Garoow kadibna sheegay in la weeraro Magaaalada Buurawadal, waxaana haatan la diyaarinayaa Tiknikadii Faroole iyo Col. C/samad oo ah madaxweyne ku xigeenka Puntland, waxaana tiknikadani Khaas u tahay madaxtooyada Puntland. Waxaanu idiin soo gudbin doonaa taariikhdii Xasan Faarax Jaamac (Xasan Geerash) Waxii wararka kala soco widhwidh online Yusuf Cali Nuur Xafiiska Radiowidhwidh ee Garoowe
  18. Maamulka Puntland Oo Isu Diyaarinaya In Uu Weerar Ku Qaado Buurawadal. Written by Jidbaale.com Wednesday, 17 March 2010 10:19 Garoowe(Jidbaale.com):-Wararka naga soo gaadhay magaalada Garoowe ayaa waxa ay sheegayaan in uu haantan ka socdo Madaxtooyada Puntland diyaar garow loogu jiro sidii loo weerari lahaa magaalada Buurawadal, halkaas oo ay ku sugan yihiin xubnaha Khusuusiga iyo madax-dhaqameed ay ka mid yihiin Garaad Jaamac Garaad Cali Iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil. Qorshan ay abaabulayso Puntland ayaa waxa hormuud looga dhigayaa sida qorshuhu yahay Wasiirka Ganacsiga Xasan Faarax Jaamac (Xasan Geerash), oo isagu aad ugu ololaynaya in uu hormuud ka noqdo weerarka Buurawadal. Arrintan ayaa waxa ay ka danbaysay ka dib markii uu saaka Xasan Faarax (Xasan Geerash) deegaanka Buurawadal kala soo kulmay waji gabax, isaga oo ula tagay qorshe uu ka waday maamulka Puntland Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, isla markaana uu ka diiday Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil arrimahan ay soo hordhigeen maamulka Puntland, oo soo wakiishay Xasan Faarax (Xasan Geerash). Xasan Geerash ayaa kula soo noqday magaalada Garoowe qayla dhaan iyo isaga oo sheegay in aanay arrin kale hor oollin maamulka Puntland aan ka ahayn in weerar lagu qaado deegaanka Buurawadal. Waxaana ilo xog ogaal ah oo ku sugan madaxtooyada Garoowe sheegeen in haatan loogu jiro diyaar garow sidii weerar loogu qaadi lahaa deeganka Buurawadal, iyada oo heegan la galiyey Tignikada Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/samad Cali Shire. Xasan Geerash ayaa sida la xusuusan yahay maamulka Hargeysa xilligii uu ka tirsanaa u adeegsan jiray qorshayaasha sidan oo kale ah. Arrimahan is daba socda ayaa waxa ay ka danbeeyeen markii shalay go'aamo ay soo saareen qaarka mid ah madax-dhaqameedka SSC iyo maamulka Puntland, kaas oo qeexay in loodaba fadhiisto maamulka Puntland wax ka qabashada Laascaanood, isaga oo uu maamulkuna sheegay in aanay hadda awood u lahayn in ay soo celiyaan Laascaanood ee laga sugo xilligay wax qaban karaan. Magaaladda Buurawadal ayaa iyana lagu ansixiyey shalay hoggaanka SSC Dr. Saleebaan Xaglatoosiye iyo Col. Cali Sabarey, ka dib markii golaha Khusuusigu kalfadhigoodii ugu horreeyey yeesheen shalay, iyaguna ay doorteen Guddoomiye, una doorteen Col. C/risaaq Gacamey. Jidbaale.com jidbaale.com@gmail.com Last Updated on Wednesday, 17 March 2010 14:01
  19. A khadar Keep believing that faroole wants a ssc state independent from puntland
  20. Qolladan Reer Khusuusi haday rabban inay Somaliland wajihan garrabkan ay faroole saarayaan haday iska dayn lahayeen Meel bay gaadhi lahayeen laakin intay leeyihin faroole wa Tolkayow, Somaliland na waanu necebnahay Shir after shir ka dhaman mayaan nimanka shir shoore.
  21. Originally posted by xiinfaniin: ^^ Hase yeeshee dad iyagu goobta ragan laga so qabtay joogay ayaa u sheegay Garowe Online
  22. dee sharif wixi ku so kordha ba wa kheyr ileen inti u xilka hayey wuxun ba ka dhacayeye marka waan fahmi kara why he says wa guul, hadu qarameeyey qoladii gobolada dhexe haystey eeh xadreynayey
  23. His full name is Axmed cabdi aw Muxummad Godane Geele.