-
Content Count
29,829 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Goormu ina calacaal xassan halyey noqday wuxu leynjiray uun qabiilada yaryar eeh waxba iska celin jirin. Kuwa loomaooyaanka kuwa layidha. Anagu isaguna geela kadhicijirnay. Ingriisku Somaliland heshiisyo ilaalin protectorate bu lagalay somaliyaa italianow wuxu ka dhigay slaves webiyadu kaga talaabijiray. Naagahana waka kudi jirnay waxana kaga tegey colonial products.
-
Somaliland region warned by western donors to hold elections on time
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Somaliland govt is not the U.N. sposored Bantu protected govt who has mandates and what not. The international community suggest idea's and recommendations. But Somaliland is not like the Amisom bunker. Where they are forced to live under the mandate of theEU. Misery loves company. Bururshkina xaarka nama marmarinkartan. -
Prof. Cali Khaliif Galaydh educating the youth.
Xaaji Xunjuf replied to Tallaabo's topic in Politics
The garaad clan labba nin oo mutalalimin ah bay lahayen midna wuxu aha cali ciise cabdi midina wa cali khalif galaydh. Wa mahad allah kol hadu u caqli celinayo ciyaalka bintiland laga dhadhiciyee iyo darawish iyo baad ahaydeen iyo calan blue iyo waxaas. This is progress. -
This kheyre fellow says with a straight face he paid the soldiers online . What a double faced crook ma waxan shabaab soogelin baa. He said he had over 70 million budget for these soldiers . Bal wayahay yaa cunay lacagti. Soo maha Mr cheese bila faido iyo kheyre oo lacag urursi meesha ka bilaabay.
-
Home Wararka Manta Jobs Qarax goor dhaw ka dhacay isgoyska KM4 Khamiis, Maarso, 21, 2019 (HOL)- Qaraxan oo ahaa nooca lagu rakibo gaadiidka ayaa goor dhaw ka dhacay Isgoyska KM4, iyadoo uu ku dhintay gaariga qof magaciisa lagu sheegay Eng Maxamed Abdi Karie. Goobta uu gaariga lagu qarxay ayaa waxaa waqtigaa ku sugnaa Gabdho goobta ku iibinayay Qaad, kuwaa oo isaga cararay kaddib markii ay meel fog ka arkeen gaariga oo qeyb ka mid ah gubanaya, gaariga ayaa gabi ahaanba goobta ku basbeelay.C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
-
Somaliland region blames lack of recognition on the UK
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
The British ruled the entire world the British empire the sun never sets from east to west. The Italians had only 3 colonies in africa and we're always considered in European standards what we call less noble less majestic. The koonfurians are in the most critical situation after almost 28 years. No Bantu or xabashi or a jihadi bashtuni can solve their problems. The economy Is controlled by Turkey shabaab Is ruling all the land . And the Bantus are selling their guns to shabaab so that Uganda Kenya Burundi keeps on eating. -
Somaliland region blames lack of recognition on the UK
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
The koonfurians have been enslaved by Italians and till this day they are enslaved by Bantus and xabahis nothing has changed. War dadkani isma arkan.. I wouldn't waste my time on salax the sheegato. -
Somaliland region blames lack of recognition on the UK
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Ingriis anagu harag banu wax kaga sexeexanay. Ingriis hargeisa iyo Somaliland oo dhan hal saancadaale kuma dhalin. The koonfurians talyani webigu kaga talaabi jiray. Just to remind you guys stoyan anaga berbera ku dilnay 1827 giibna anaga burco ku dilnay . Ina calacaal xassana anaga imeey geyney haye. You will find zero colonial products in Somaliland. That's why we were a protectorate and you were a colony. -
Somaliland region says they want to unite with Eritrea
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Xildhibaan nacnac is just trying to create a working relationship with Eritrea. Osman salah visit was very significant for Somaliland since Somaliland and Eritrea had no ties for almost 27 years. We Somalilanders have the tawxeed on our flag we don't have Christians in our midst. And afewerqi hijacked the jebha movement led by xamid idris awate and Ibrahim sultan. Waxa ugu Daran nin maxastiiisi iyo caarkisi xabashi dul fadhiyaan for how long now baydhabo amxaar iyo tigre idinku uunbu idin kuda mar gabre u yeedha mar Meles uyeedha mar kan hada jooga axmed abiye dhilifka u ruxa. -
Somaliland has won , the anti Somaliland crew were like president muse biixi can't visit Ethiopia and he did. They said president muse biixi will not get a state protocol welcome and he did in abudhabi. They claimed the berbera port will not be built and we know all the heavy machinery arrived in berbera . The Eritrean foreign minister is in hargeisa why because of The significance of Somaliland in the region. The tigre leader aferwerqi wants to send only troops to the Amisom bunker. To make allot of bucks just like yuweri.
-
Ismaaciil Cumar Geelle in Muqdisho
Xaaji Xunjuf replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Galbeedi ina cumar geele Amisom is only part of the problem. Ina cumar geele shaqadisu hada wa kale ilaalinta shiinaha iyo maraykanka digniinti maraykan wa so gaadhay. Farmaajo nin gacanta wax ugu jirto maha waxan tfg tigre funded govt wa wax xabashi asaaseen iyo ugaandhees and the late president Bush oo dusha ka hageyey. Shaaab dhinac looma riixin. -
Xabashida hadaad necebtihiid iska daa Somali galbeed oo mid adiga kutaala ba maba ahe anagay nootala sida taloogeleyo waxad ku horeysa halku tolka joogo baydhabo ka xoree. Ama kan derderen eeh farmaaje eeh aadno xayasiisid eeh labbada ka oromada iyo tigrayguba ku shaqeystaan. Baad siyaasadisa diidi lahayd. Laakin xanuunkala kuhayo waan garanaya, taasina wa Somaliland nacayb mid cusub maha. Xabahidu gurigaagay joogan qori qaado lasoo dagalaan. Halkan haka calacaalin oo xin hala fadhiyiin diyaarad Baan necebahay iyo naag xabashiyada si xun iiso eegtey. Nin wadankiisi xabashi ku casumay iyo Bantu oo hadane leh waxan ahay Somali dhab oo xalaal ah waa waalidi ugu dambeyse.
-
Ismaaciil Cumar Geelle in Muqdisho
Xaaji Xunjuf replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Oodweyne your right before abiye forged ties with afewerqi gheele wanted some sort of notification he was not expecting this at all. That the TPLF would lose towards the popular galla uprise qeero. Abiye Axmed is still consdilating power and he needs afewerqi I don't know the 2 have some kind of deal between them abiye is an admirer of the afewerqi gheele is a tactical leader he never makes hasty decision he is calculating very well. He feels Somaliland is a bigger threat economically 4 million people the Berbera port we have more resources gold found in sanaag ,oil in oodweyne ,port services farm land, in gabiley and awdal fish factory in laasqoray. So even though he is in the most difficult position, he is trying to reinvent a new policy. It's actually the same policy support the bunker or wait for a new group alla sheikh ama ala ngo to emerge new puppet leader to hide in the Amisom armoured vehcle. Geele has no other card and ina boore is loving it. Maxay ahayd the phrase he is between a rock and a hard meel. War ina cumar geele halo duceeyo dhiba haysata. Qollada walanweynta iyaga toodi la ill xun. Failmaajo wuxu jeebka ugujira afewerqi waliga ma aragtay nin la iska kaxaysanyo si gabadh yaro uhuro u dhaxday. -
Ismaaciil Cumar Geelle in Muqdisho
Xaaji Xunjuf replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Waxba tari mayso safaraad lafurra iyo mid la xiidha. Afewerqi baa ina cumar geele sugaya una dhaarsan ras domairana wa halkeedi wali. Kan farmaajona tiisu la yaabanyahay kiiiniya dhinac ka riifeysa. Cumar geelana gaalki tigrayga u hanjabaya. Xassan adan samatarna gambling problemkusidu bu haya nin kontan kun oo dollar habeen ku dilaya roulette . Yarka cawala la qaatay. -
Gooni reerkinu waxay wali uqadan laa'yihin in waa hore la kalabaxay ,oo la kala adkaaday. Waddahadalku wa formality oo keliya luqada Englishta. Si lokala xamaan urursado. Oo beesha calaamka soo jeediyey wadahadalka na markasta waxa lugu qabanaya wadan aan ahayn Somalia ahayn ama Somaliland. Si goobtu u noqoto meel aan cid carab saarayn. Siyaasiinta Somaliland be metegi Karan xamar oo holcaysa. Kuwaa amisomta gumeysatu na xadhig ba kahoreya haday Somaliland imaadan. Marka si xeego na xeego u noqoto ilka na u nabad galan sidan ba xal noqotay. Xuduuda Somaliland iyo wadanka bantugu gumeysto iyo islaamiiyintu kama duwana xuduuda aad idinku laleedihiin kiiniya oo hada badh kale ku darsatay kismayo iyo jubooyinka. Xuduudaha isticmaarka afrika cidina bedeli mayso.
-
UNSG appoints Gobonese as Special Envoy to Horn of Africa.
Xaaji Xunjuf replied to Suldaanka's topic in Politics
It seems as if the U.N. is tired of the small entity they had given legitimacy through out the last decade or so. If the koonfurians try to act like the big guy, the U.N. will.simply say this guy covers the horn which is Somaliland Djibouti The amisom bunker and Ethiopia. It's going the wrong way for dowlada taagta daran. -
UNSG appoints Gobonese as Special Envoy to Horn of Africa.
Xaaji Xunjuf replied to Suldaanka's topic in Politics
Ergayga geeska Afrika. Kii Soomaaliya Farmaajo ayaa galaaftay 15th March 2019 admin Category : WARAR: AF SOOMAALI Jar iska xoornimadii siyaasadeed ee madaxweyne Farmaajo ayaa lagu joojiyey Ergay gaar ah ee Soomaali gooni u leedahay Xogahayaha guud ee QM António Guterres ayaa shalay ergey cusub usoo magacaabay Geeska Afrika, kaasi oo ah Parfait Onanga-Anyanga oo u dhashay dalka Gabon. Hase yeeshee magacaabistan ayaa abuurtay shaki weyn iyo su’aalo ku saabsan xiisadda Soomaaliya iyo QM kadib markii dowladda federaalka ay cayrisay wakiilkii QM ee Soomaaliya, Nicholas Haysom. Dhowr qodob oo is-biirsaday ayaa talaabadan u mujineysa mid ay QM uga aargudaneyso dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, oo weli xiriirkooda uusan wanaagsaneyn. 1 – QM ma sheegin shaqada ergeyga cusub Parfait Onanga-Anyanga iyo waxa uu qaban doono, iyo dalalka uu qaabilsanaan doono, hase yeeshee marka laga soo tago Soomaaliya, inta kale dalalka Geeska Afrika waa kuwo dowlado dhisan ay ka jiraan oo QM aysan ergey usoo magacaabin. 2 – Qodobka labaad ee shakiga badan abuuraya ayaa ah in QM aysan hadda ka hore u lahayn ergey gaar ah oo qaabilsan Geeska Afrika, oo tani ay tahay markii koowaad ee ay dhacdo. 3 – Sidoo kale QM weli ergey uma soo magacaabin Soomaaliya, saddex bil kadib markii Soomaaliya ay cayrisay Nicholas Haysom. Way adag tahay in si rasmi ah loo ogaado qorshaha QM, hase yeeshee ergeyga cusub ayay u badan tahay in QM ay u magacowday laba arrin oo labaduba ka dhan ah dowladda Soomaaliya. 1 – QM oo dowladda Soomaaliya u muujineysa in go’aankeeda ciqaabtiisa la marsiinayo, ergeyga cusubna uu yahay mid qaabilsan Soomaaliya iyo Somaliland, oo markii hore uu wada qaabilsanaa ergeyga Soomaaliya, haddana loo muujinayo in si gaar ah loola macaamilayo Somaliland. 2 – QM oo ka hortageysa in dowladda Soomaaliya mar kale ay cayriso ergey ay soo dirsatay. Maadaama ergeygan uusan wadan magaca “Ergeyga Soomaaliya”, dowladda Soomaaliya awood uma lahan inay cayriso ama codsato in laga beddelo. Dowladda Soomaaliya, oo arrintan aan wax ka weydiinay way ka gaabstaay inay ka jawaabto. Hase yeeshee waxa ay dhowaanahan QM wadday tallaabooyin ay ku ciqaabeyso dowladda Soomaaliya.