-
Content Count
29,829 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Who would of thought 29 years ago a group of men in Saudi Arabia and The united kingdom, an ideology they started abroad today is home to 3.8 million citizens With A flag And Constitution. May allah bless Somaliland SNM we shall never forget you waryaa jacaylbaro marka snm lugu dhawaaqay Manaad talaabin
-
looks like Mr khaarijiye isaga is khaarajiyey
-
Gen.Khaarajiye Oo BBC-da Ka Sheegay In Uu Iscasilay. Written by Jidbaale.com Friday, 02 April 2010 07:07 Kanbaala(Jidbaale.com):-Gen. Siciid Cali Saalax(Khaarajiye) ayaa ka sheegay idaacadda BBCda in uu iska casilay xilkii uu ka hayey arrimaha SSC , khaarajiye ayaa ku macneeyey arrimaha uu isu casilay kuwo u gaar ah, isaga oo sheegay in ay ku hawlan yihiin sidii loo raadin lahaa danaha SSC. Kharaajiye ayaa waxa uu sheegay in uu xilligan ku hawlan yahay sidii loo samayn lahaa urur la mid ah sida kuwa ka jira maamulka Hargeysa, oo ku hadla magac ummadda deegaankaas ka soo jeeda, wuxuuna intaasi ku daray in uusan la socodsiin iscasilaadiisa hogaanka , ee uu hadda warbaahinta ka sheegayo. Gen. Khaarajiye ayaa loo magacaabay waaxda difaaca ee SSC shirkii Nairobi ka dib wuxuuna intii danbe ku noolaa magaalada Kanbaala ee wadanka Ugandha, dadka xaaladda SSC aad ula socda ayaa u arka in Khaarajiyo oo aan magacaabistiisa laga siideyn warbaahinta Caalamiga, hadana Iscasilaadiisa oo laga sii daayo BBCda ay yeelan karto dareen, iyada oo cadaadis xoogweyn muddooyinkii ugu danbeeyey ku socdeen, dhinaca kale waxaa iyana muuqata karti daro hogaanka lagu soo dhisay Nairobi oo ku guuldaraystay in uu gudaha u gudbo, arrimahaas oo dhan ayaa ku yeelan kara raad Iscasilaada Gen. Khaarajiye. Isku Soo duuboo iscasilaada Kharaajiye waxay ku soo began tay xilli ay socdaan dadaalo lagu doonayey in lagu unko ciidan bud dhige u noqon kara hawlaha dib u sifaynta, iyada oo Iscasilaada Kharaajiye arrimahan ku noqon karto Caqab ku soo koradhay kuwii hore u jiray, iyada oo ay intaasi sii dheertay niyad sami lagu qabay Kharaajiye oo gilgilasho ku dhacday. Halkan Ka Dhagayso Jidbaale.com Jidbaale.com@gmail.com
-
kamavi Farax iyo tolkis kala saar Qofka bina adanka shakhsiyan ba lugu qiyaasa Qawm dhan oo wadda dhanteynaya sideed u dabba dhigta?
-
tallow khuusisigu intu buura wadal joogay muxu qabtay
-
WAAR CALANKAASAANU LEENAHEE NADAAYA - Amin Camir on LA
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
i am loving this loooooooooooooool -
Radiolaascanood is back This time With A Somaliland flavour
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
what will they call xaglajiifiye and the garaads in exile. Kooxda Somalilanddiidka eeh qaska iyo rabshada la rabba gobolka sool -
Originally posted by 'Dalmar': 1952 is an unacceptable hawd and reserve was given to Ethoipia by your lovely British masters, you must be happy with British desicion of 1952 or was it 1954, when British transferred hawd and reserve area as gift I thought somali-diidland only claim the territories of british somali colony of 1960. But somalidiid xunjuf, you cannot pick and choose the history, if you so much the British, and you claim every place that British ruled, How about 1943 when British ruled all somali penisuula/=all territories in the horn, except Djibouti, yes there was a time when Btitain ruled all somali people including Mogadishu, south somalia, western somalia, and NFD Now go claim all Somalia, becauese British once ruled all somalia, How about India , Kenya, Iraq, Ghana, Sudan, Oman, go claim all this countries because British ruled all of them, somalidiid caqli yaraa Nice try we don’t really care if the British ruled Kenya or Tanzania Or Somalia Our aim is Our country Somaliland Which had their own unique History way before the British arrived How ever the colonialist shaped it well , The 1952 border was not bad it just wasn’t meant to be but I was just replying to sacad where to draw the line hawd and reserve area border is cool., how ever we are happy with the 1960 26 June Border,From Lawyacade till yoocade But keep in mind Hawd and reserve area is considered Southern Somaliland Who knows in the future we might arm our geeljirayaal to fight for their land SSLF Southern Somaliland Liberation Front after all they are Ethnic Somalilanders.
-
Radiolaascanood is back This time With A Somaliland flavour
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Radiolaascaanood oo halgkudhigiisu ahaa(Codka shacabka SSC) in uu ku danbeeyo (Halkani Waa Radiolaascaanood , Codka Jamhuuriyadda Somaliland) lagana sii daayo (Somaliland Dalkaygoow, Somaliland dadkaygoow) waxaa su,aalahaa inooga jawaabi doona maalmaha soo socda. -
Radiolaascaanood Oo Hawada Ku Soo Noqonaya Idaacadda Hargeysana Hoostagay. Written by Jidbaale.com Monday, 29 March 2010 19:31 Laascaanood(jidbaale.com):-Sida laga hadal hayo magaalada Laascaanood waxaa dhawaan hawada soo gali doonta oo qaban qaabadeeda lawadaa Idaacadii Radiolaascaanood oo muddo sadex sanno ku dhaw hawada ka maqnayd ka dib markii maamulka hadda jooga magaaladu albaabada isugu dhuftay markii ay magaalada qabsadeen oktoobar 2007. Waxaana muddooyinkan socday qaban qaabada sidii Idaacaddan hawada loo soo galin lahaa iyada oo toos loogu xidhi doono RadioHargeysa ,wakhtiga uu hawada ku jiro, inta kalena ay ku hawl gali doonaan shaqaalaha Idaacaddu(Halkani Waa Radiolaascaanood ,Codka Jamhuuriyadda Somaliland), iyada oo xagga isgaadhsiinta ay hawshan fududeyn doonto shirkada isgaadhsiinta Telesom sida ay sheegeen ilo xog-ogaal ahi. Waxaana haatan qaban qaabadeeda la wadaa sidii xafiis loogu samayn lahaa sarta ka soo horjeeda masjid jaamaca Laascaanood oo ay leedahay Carfi Jaamac Dhurwaa, oo iyadu sii bixin doonta kharashka hadda lagu hawl galayo ka dibna maamulku bixin doono, waxaana socota sidii xafiis loogu qalabayn lahaa dhalin yarada saxaafadda ee ku sugan magaalada Laascaanood inta la jaanqaadaysa siyaasada cusub ee la doonayo in warbaahinta gobolka lagu xakameeyo iyada oo urur saxaafadeed xeer leh lagu guda jiro . Arrimahan ayaa waxa ay ka danbeeyeen dhawaan mar ay kulmeen qaar ka mid ah saxaafadda gobolka iyo wasiirka arrimaha gudaha u qaabilsan maamulka Hargeysa Ciro iyo wasiirka Cadaaladda ee maamulkaasi Casoowe Xasan Bisaas, waxayna u soo bandhigeen saxaafadda in ay la shaqeeyaan maamulka magaalada gacanta ku haya, iyagana loo qalabayn doono xarun loona dhigi doono lix computer Internet lacag la,aan ah iyo qaarka mid ah saxafiyiintana loo qori doono Gunno joogta iyada oo uu balan qaadkaas dhinaca wariyayaasha u soo qaaday Faysal Jaamac Aadan oo ahaa agaasimihii Idaacadda Laascaanood. Ula jeedada heshiiskan ayaa waxa uu yahay in lagu xakameeyo wararka ka baxay magaalada Laascaanood , isla markaana lagu ogaado dhaqdhaqaaqa saxafiyiinta ee gobolka, maamulka ayaa dhawr jeer xabsiga u taxaabay wariyayaal ka hawl gala warbaahinta kala duwan ee Soomaalida oo dhamaantood ka hawl gala wadanka dibadiisa. Waxaan isweydiintu tahay sida uu maamulku u xakamayn doono xogaha ka jira gobolka xilli adeega isgaadhsiinta ee casriga ahi horumar ku sii talaabsanayo taas oo ay adag tahay in la xakameeyo xogta, waxa kale oo iyana isweydiintu tahay ma fulin doonaan wariyayaasha SSC heshiiskan wariyayaasha qaarkood iyo maamulka Hargeysa dhexmaray iyada oo la ogyahay kaalintii ay ka soo qaateen wacyi galinta bulshada SSC oo sharaf iyo wanaag ugu haysa arrintaas, mase rumoobi doontaa in Radiolaascaanood oo halgkudhigiisu ahaa(Codka shacabka SSC) in uu ku danbeeyo (Halkani Waa Radiolaascaanood , Codka Jamhuuriyadda Somaliland) lagana sii daayo (Somaliland Dalkaygoow, Somaliland dadkaygoow) waxaa su,aalahaa inooga jawaabi doona maalmaha soo socda. jidbaale.com@gmail.com
-
hawd and reserve area border line British Somaliland before 1952 will do it for me
-
Originally posted by Sacad *Ducaale: Dalmar, this topic is for the people of ONLF and Somaliland i told you i have no place for the Kaashmiir issue i will open another thread for that.
-
Originally posted by Kulmiye: The whole world couldnts cure the ongoing conflict in Southern Somalia- now tell me how could a poor village in Northern Somalia can cure the problems without any source? Maybe the whole world didn’t detect the problem where it lies
-
Warlord Siilaanyo Somalidiid-land waa Burburasaa Hadii Doorashadu Baaqatu
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
^^ sxb sidad somaliland is tiri iskaga foge ayaad xata afkaagii badashay -
Warlord Siilaanyo Somalidiid-land waa Burburasaa Hadii Doorashadu Baaqatu
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Originally posted by Jacaylbaro: quote: Burburasaa Hadii Doorashadu Baaqatu Afsoomaaligaa xagee lagaga hadlaa xaaji ? sounds like the koonfurians -
Originally posted by Che -Guevara: I guess you gave on Somaligalbeed struggle? isagu waxa weye walana haysta , nugu soo biira
-
Somaliland Foreign Minister Says Israel Won't Recognize us Its Lie
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
You totally misquoted him , reread what he wrote , You put his words out of context -
Gudoomiyihii X/jajab oo ay Alshabab qaarjisay.
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
ilahay ha u naxaristo -
Well there are accusations from the ssc camp that Puntland was behind or influenced the airport officials. Maybe the Pirate state Spend money bribing the local authorities, it’s not that hard to be listed under the list of terrorism, but let’s just listen tomorrow to xagla jiifiyes Press conference tomorrow morning. The fact that he is not welcome in puntland tells us allot.
-
Why is bugland harassing the poor ssc travellers. And the other day u guys locked up a khuusuusi member in garow.
-
The poor guy is in trouble being accused of having links With terrorism, and extremist in Somalia, Do you really think 3 men touring in Kenya Can harm any one lol