-
Content Count
29,829 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Aaalia if you want to describe saado cali as a saint, she is just an entertainer, a singer that really wants a clan region within a country and if you portray her as A Nationalist , well i have to disappoint you and tell you how it is.
-
saado cali wa qarrandiid. wa reer doon. wa xaqiiqa oo dhab oo jirta.
-
SOMALILAND: Court Sentences Seven Yemenis For an Illegal Fishing
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Good job somaliland. -
Loooooooooooooooooooooooooool@Serverka mu xumeeyo , Serverkiiba south africa ba lo qaaday lolz. wala so daweynaya
-
Ethiopia is a majority Muslim Country how ever , they are not the elite of the Country ,Ethiopia with out the northern chiefs Hegemony, Ethiopia is not Ethiopia.
-
The Chairman of the Electoral Commission of Ghana Visits Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wefti uu horkacayo Guddoomiyaha Komishanka Doorashada Ghana oo dalka yimi April 11th, 2010 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Wefti uu horkacayo guddoomiyaha Guddida Doorashada dalka Ghana, ayaa maanta dalka soo gaadhay. Weftigan oo ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Berbera, ayaa dalka u yimi arrimo la xidhiidha hawlaha Doorashada Somaliland iyo diyaar-garowga Doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo. Qoraal kooban oo Komishanku arrintaa ka soo saaray, ayaa wuxuu u dhignaa sidan; “Waxaa maanta ka soo degay madaarka Berbera Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka ee Wadanka Gaana (Ghana), Mudane Afari-Gyn, ninkaas oo ah nin khabiir ku ah doorashooyinku wuxuu waddanka joogi doonaa illaa bishan aynu ku jirno 15-keeda (15/04/10). Waxaana Madaarka Berbera ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka ee Somaliland Mudane Ciise xamari iyo mudanayaal kale oo ka tirsan Komishanka Doorashooyinka qaran Somaliland.” Somaliland.Org Hargeisa News Desk wararkasomaliland@gmail.com -
The Chairman of the Electoral Commission of Ghana Visits Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Guddoomiyaha Komishanka Dalka Ghana oo Somaliland u yimi talo la xidhiidha Doorashada Madaxtooyada Written by Qarannews Apr 11, 2010 at 04:34 PM Hargeysa (Qaran News)-Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Dalka Ghana ayaa maanta Somalilnd ku yimi booqasho qaadan doonta muddo shan cisho ah Waxa maanta Guddoomiyaha ku soo dhaweeyay dalka Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ciise Xamari oo ku qaabilay Madaarka magaaladda berbera Ujeeddada booqashada Guddoomiyaha ayaa lagu sheegay inay ku saabsan tahay tababar uu siin doono xubnaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland, isagoo horena Itoobiya ugu soo siiyay tababar kale Guddoomiyaha Komishanka Dalka Ghana ayaa ah sida la sheegay rug cadaa waayo arag ku ah arrimaha Doorashooyinka gaar ahaan kuwa Afrika waxaanu casharo la xidhiidha sida loo qabto Doorashooyin cadaalad ku dhisan siiyaa dalalka Doorashooyinka sameeya sida Somaliland oo kale, waxaanay arrintani fursad u tahay xubnaha Komishanka iyo guud ahaanba Somaliland, iyadoo dhinaca kalena Guddoomiyaha Komishanka Ghana ay u noqon doonto waayo aranimo inuu ka korodhsado Somalilnd oo ah Dal illaa hada kalidii isku tashada marka laga reebo kaalmooyin kooban oo ka soo gaadha beesha Caalamka Waxa guddoomiyaha la dajiyay Hotelka Maan-soor ee Hargeysa isagoo muddada uu Dalka Joogo kulamo kala duwan la yeealn doona Madaxda Dalka, kuwa Axsaabta iyo hawl-wadeenada Doorashooyinka oo iyaga si joogto ah ay u wada shaqayn doonaan Waaheen -
Guddoomiyaha Komishanka Dalka Ghana oo Somaliland u yimi talo la xidhiidha Doorashada Madaxtooyada Waxa maanta Guddoomiyaha ku soo dhaweeyay dalka Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ciise Xamari oo Hargeysa (GNS) Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Dalka Ghana ayaa maanta Somalilnd ku yimi booqasho qaadan doonta muddo shan cisho ah Waxa maanta Guddoomiyaha ku soo dhaweeyay dalka Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ciise Xamari oo ku qaabilay Madaarka magaaladda berbera Ujeeddada booqashada Guddoomiyaha ayaa lagu sheegay inay ku saabsan tahay tababar uu siin doono xubnaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland, isagoo horena Itoobiya ugu soo siiyay tababar kale Guddoomiyaha Komishanka Dalka Ghana ayaa ah sida la sheegay rug cadaa waayo arag ku ah arrimaha Doorashooyinka gaar ahaan kuwa Afrika waxaanu casharo la xidhiidha sida loo qabto Doorashooyin cadaalad ku dhisan siiyaa dalalka Doorashooyinka sameeya sida Somaliland oo kale, waxaanay arrintani fursad u tahay xubnaha Komishanka iyo guud ahaanba Somaliland, iyadoo dhinaca kalena Guddoomiyaha Komishanka Ghana ay u noqon doonto waayo aranimo inuu ka korodhsado Somalilnd oo ah Dal illaa hada kalidii isku tashada marka laga reebo kaalmooyin kooban oo ka soo gaadha beesha Caalamka Waxa guddoomiyaha la dajiyay Hotelka Maan-soor ee Hargeysa isagoo muddada uu Dalka Joogo kulamo kala duwan la yeealn doona Madaxda Dalka, kuwa Axsaabta iyo hawl-wadeenada Doorashooyinka oo iyaga si joogto ah ay u wada shaqayn doonaan Gabileynews -------------------------------------------------------------------------------- Published: 2010-04-11 Source: waaheen
-
People make this guy bigger then he is , but very funny though lol
-
My Condolences on behalf of the Somaliland community on Sol.
-
Originally posted by FIDHIN: I End the story here Dhulku Ma Guuro ee dadkaa Guura. whoever thats isnt happy with somaliland can move out, any1 wants 2 stay WelCome to Hargeisa like Xaabsade got welcomed, i can see those anti somaliland moving already, from Yagoor to Adhi cadeeye, then from Adhi cadeeye to Laas caanood, then from Laascaanood to Tuka raq, and now from Tuka Raq to Buuro wadal, and thats the somaliland border, hehehehe war nimanku dhakhso badana
-
Originally posted by Jacaylbaro: Someliweyn since 1960 ................ looool
-
haahey qoladi aan oga na waxa so gaadhay xummadi ictraafka ha sugi wayin
-
The problem is when a person is mentally occupied by forces from the pirate state , and he is sacrificing everything for the Pirate state that kept him hostage for so long , that made his people live in slums in bossaaso. Yet you keep hiding your insecurity by saying Maakhir is related to Puntland , I pity you , I don’t need to proof anything its you who is not certain about his status in Bugland Your Sorry Minister has been in office for one year and the only thing he achieved was earning the title mini pirate and with the racist remarks such as The people of the ONLF are not Somali people while pleasing His supreme master Melez zanawi. Another sad case for your uncle ilkajir. The only progress you made was putting your self critical situation by putting all your eggs or should I say tuna in one basket , and at the same time sacrificing Your non existent former maakhir coast state plus your Only rightful political seat you had in the past which was the speaker of the parliament of the pirate state , And in return you got Ilka jir What a sad situation you got your self in
-
^^^ Says the guy who gets abused in the pirate state where he is classed as a second class citizen seen as one of the most insignificant communities in that region. It was not that long ago When the pirate state were hunting and were land grabbing you and chasing your uncle in the mountains of eastern sanaag what was his name again Atam, And accusing him of being linked to terrorism what were u doing, singing ku dayo ku dayo Pugland yaa xudeeydi . every single person knows your status In the pirate state. Your whole political achievement is concentrated surrounds on one man called called ilka jir if that aint sad I don’t know what is Only you feel neglected By both Somaliland and The pirate state, It was the former president of the pirate Clan state Tuute muuse who called your maakhiran countrymen that all the respectable and intellectuals individuals and elite of the maakhir people left the pirate state For the republic of Somaliland which is not a surprise , and those who stayed behind in Bugland were put in the same category as Animals you were Dehumanised.Some of them were even locked up in containers As for as the somalilanders we are making our lives better we are working on our future and the future of our grandchildren we are setting an example for the koonfurians Somaliland sovereignty and integrity is not something we discuss with Second class Citizens in a clan fiefdom Keeping your pointless cries about the Somaliland expansion in the larger eastern part of the country it is abundantly clear that you don’t have the slightest idea what our aim is , and why we do things the way we do things.
-
The touring government I like it
-
loooooooooooooooool. allaabti halke la geyey
-
GENERAL ALI SAMATAR A DUCK WAITING TO BE COOKED.
Xaaji Xunjuf replied to GAAROODI's topic in Politics
mala karinaya odayga lol -
irhaabigu dadki wa dhibay waleh, umad aan mudaharad iyo qax iyo barakac ka dhamaan la Alla ha u sahlo.
-
He is still in coma hopefully he will recover soon
-
Runta hada somalia ayaanse jirin Somalia maanta Gabalkoodi wu dhacay calankoodii wu dhacay caasimadoodii wey duntay. shacabkoodi wa qaxay. Wixi Somalia la odhan jiray waxay noqotay jamhuuriyad khasaartay oo kaliya jirtay 31 sannadood 9 sannadood dawlad iyo madaxweyne iyo raisal wasaare la so magacabay baanu lahaydn. 10 sannadood eeh xigay ayey xoogaha dadku yara nolaayeen wakhtiga na Culumada ayaa lala dagaalamayey iyo dagaaladi aynu la galnay Ethiopia , tobbonki sannadood eeh xigay na jabhada ba jiray somaliya wabay qasnayd , Wixi xigay na Jamhuuriyadi Somalia wixi la isku odhan jiray waxay u kala Jabtay 2 dawladood. Dawlad hargeisa fadhida oo ka ka talisa jamhuuriyadi somaliland eeh ku biirtay somalia 1960 oo calan leh oo dastuur leh oo guurti leh iyo barlamaan iyo lacag uu gaar ah . iyo Somalia oo burburtay oo ila maanta la hayn meel ay jaan iyo cidhib dhigtay marka afka waad ka odhan karta somalia aya jirta iyo sh dalxiis ba u taliya , laakin xaqiiqadu labbadeenu ba weynu ognahay
-
Vice president of Somaliland is doing well And will return home
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxweyneku xigeenka Somaliland oo ka soo ambabaxay dalka Faransiiska Written by Mohamed Abdi Adan Apr 09, 2010 at 12:44 PM Paris Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin iyo wafti uu hogaaminayay ayaa xalay ooy ay taariikhdu aheyd 08.04.2010 ka anba baxey Garoonka diyaardaha caalamiga ee Charles de Gaulle (Roissy/CDG) ee magaalada paris saacadu markey aheyd 22 habaynimo. Dalka France oo uu in muddo ah ba u joogay hawlo Caafimaad uguna dhamaadey guul iyo caafimad wanaagsan. Madaxweyne ku xigeenka waxaa ku wehilinayay socdaalkiisa Wakiilka Somaliland u jooga France Mudane Cali Ismaaciil Xasan iyo kuxigenka wakiilka somaliland ee Sweden Mudane Xuseen Wadadyare. Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane Ahmed Yuusuf Yaasin ayaa waxa uu kusii yara hakanyaa Dubai waxaana la filyaa inuu ugasii gudbi doono insha allaah sida ugu dhakhsaha badan Dalka Somaliland. Xaaladiisa Caafimaad ee haatanna aad u wanaagsan tahey, islamarkaas waxa uu aad iyo aad ugu mahadsanqaey dadkii la soo xidhiidhey intii uu joogey Paris iyo dabcan dhamaan reer Somaliland oo aad iyo aad ugu hanweyn soo dhaweyntiisa. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin waxa uu muddo dalka kaga maqnaa arrimo Caafimaad oo uu ugu baxey France imikana xaladisa caafimaad ay aad u wanaagsantahey. Mohamed ABDI ADEN Wakiil kuxigeenka SL ee France Last Updated ( Apr 09, 2010 at 01:00 PM ) Next> -
Well first of all you will understand them the, same way I understand the koonfurians , but the fact is Somaliland has its own customs culture And history , every country shares similarities with neighbouring countries the same way Ethiopians have canjeelo in their cuisine But every nation or country has its own tradition and Culture and customs, Example the seylici folkloric dance is very popular in gabiley borame Seylac arabsiyo hargeisa and Djibouti. Neighbouring countries can share similarities but also have differences and my point is the similarities our eastern somalilanders brethrens have with the koonfurians is just a clan lineage. What unites the people of Somaliland is our long history our common goal our flag and absolutely our Culture and customs Somaliland is a big Country we are a divers society