-
Content Count
29,829 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
The Imperialist Are gone get with the programme son , Somali is just a language its not something we can politicalize
-
French Navy Hands over pirates, medical supplies to Puntland Admin
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
war nimankaasi waxay u eegyihin inu fransiisku so silciyey Koley puntland beri bey iska si deyndoonta markasey badaha hadana isbaaro uu dhigan doonan. -
Xafada west london xita wa somaliland ileen dhulka somali ba daggan eh, Laakin adigu waxad kala saarta dhul somali iyo jamhuuriyada somaliland. Iyo jamhuuriyada somalia, labbada shay wa labba dall oo kalle duwan laakin Dhulka somalida Eh Ethiopia eeh jamhuuriyada Federalka Ethiopia ka mid ah waad odhan karta somali land Djibouti xita waad odhan karta Somali land. Laakin labbada faraqa u dhexeya kal saar camow.
-
waxagu wa kalay ila murran lol
-
No Somalilander Killed in bugland aka koonfuria
-
Muwaadin U Dhashay Gobollada SSC eeh somaliiland Oo Caawa Toogasho Lagu Dilay Magaalada Boosaaso- Lasanod Online- Friday, April 16, 2010 Laascaanood,(Lasanod Online)-Waxaa caawa lagu dilay magaalada Boosaaso muwaadin u dhashay somaliland isagoo dilkiisa ay ka danbeeyeen rag hubaysan. Marxuumkan oo aan magiciisa naloo xaqiijin ayaa la toogtay xilli uu ku sugnaa meheradisa oo ku taal badhtamaha magaalada Boosaaso. Dilka marxuumkan ayaan hada la ogayn cida gaysatay balse dilkani wuxuu dabada ka raacayaa dilal isdaba jooga oo dhawaanihii ugu danbeeyay loo gaysanayay dadka kasoo jeeda Gobbalada SSC eeh somaliland ee ku dhaqan magaalada Boosaaso. Marxuumkan caawa la dilay wuxuu la hayb yahay marxuum Cabdilaahi Qudhac oo isna waqti aan sii fogayn lagu dilay magaalada Boosaaso. Dilalka isadaba jooga ah ayaan ilaa hada aanay wax wara kasoo saarin maamulka Puntland iyo kan Boosaaso. Wariye: Abdiqani I. Goox admin@lasanod.com Xafiiska Wararka Lasanod Online, Laascaanood.
-
Originally posted by Hales: 7,000 loooool I think even Puntland has a bigger army, waxaa fiican anii TFG ka iyo Puntland anii iskuru tagaan. laakin how could their army be smaller than Alshabaabs with a budget of 6.8Million annually. daawo
-
Originally posted by Hales: http://en.wikipedia.org/wiki/Military_of_Somaliland The Army numbers around 60,000 with army vehicles and tanks, and in 2004 all the warlords combined numbered around a couple of thousands. If they had a sense of Somalinimo they would have helped the TFG established a government during those times instead of waging war against Puntland and sucking up to Ethiopia. The Somalilanders would probably then stand a chance of having a seccession; but you havent made any progress towards it and have just isolated and made a future "Somalia state" more hostile towards the goal. If all the regions in Somalia were united we would have long gotten out of this civil war thats my take on this. The tfg first has to accept somaliland as a sovereign nation, then we are willing to help them to establish a Goverment in koonfuria with our Military might and even assist them financially
-
if you can't meet Farax macalin there is always another option
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaglajifiiye wuu dadaalay -
Kulan Dhexmaray Gudoomiyaha Barlamaanka Somalia Iyo Hogaanka SSC {Nairobi}15-04-10Waxaa maanta Hotelka Grandy Regency{Laico} ee magaalada Nairobi kulan ku yeeshay Madaxda Hogaanka SSC Somalia iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliyeed Sh Aadan Maxamed Nuur {Aadan Madoobe} Daawo Sawirada Ra'iisul Barlamanka waxaa ku weheliyey kulanka Xildhibaan C/Risaaq Maxamed Yuusuf{Jinac}. Halka Madaxda SSC ka socoteyna ay kala ahaayeen, Hogaamiyaha SSC Mudane Saleeban Ciise Axmed Kaar, Hanti dhawrka guud ee SSC Eng: Maxamed Xassan Buralle , Ismaaciil Maxamed Jibriil oo ka socdey Jaaliyadda SSC ee Bariga Afrika iyo Saxaafada SSC. Waxaana ugu horeyn shirka Furay Xildhabaan C/Risaaq Maxamed Yuusuf oo ka mid ah Xildhaabana SSC ugu jira Dawladda Federaalka ah Ee Soomaaliyeed. Isbarasho ka dibna waxaa hadalka lagu soo dhaweeyey Hogaamiyaha SSC Dr: Saleebaan Ciise oo warbixin dheer ka bixiyey Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ee uu madaxda u yahay. Wuxuuna sheegay in ay dawladda Soomaaliya iyo midnimada umadda Soomaaliyeedba lafdhabar u yihiin una taagan yihiin sidii Soomaali cagaheeda isugu taagi lahay. Wuxuuna Hogaamiyuhu sheegay in ay yihiin dadka SSC kuwii u dhintay una Gumaadmay madaxbaanida iyo qaranimada Xurnimada huwan ee Soomaaliya maanta ku naaloonayso. Wuxuu sheegay Hogaamiyuhu in aysan amrnaba yeeli doonin in dalka Soomaaliya la kala jaro. Taasna ay tahay tii ay ka diideen Quwadii dunida ugu weynayd 100 sano ka hor. Wuxuu sheegay ugu danbeyntii in ay daneenayaan dawladnimada Soomaaliya isla markaana ay taageersan yihiin Hanaanka dawladeeda ee Soomaaliya iyo xukuumada hada jirtaba. Sidoo kale waxa hadal kooban jeediyey, Maxamed Xassan Buraale oo ah hanti dhawrka guud ee SSC. wuxuuna sheegay Mr. Buralle in maanta loo baahan yahay in cidkastoo Soomaalinimada an diidanayn la garabsado lagana duulo sidi qaranimada loo taabo gelin lahaa. Wuxuuna sheegay hadey yihiin Gobolada SSC in aysan ayagu marnaba ka daaleyn Midnimada umadda Soomaaliyeed. Wuxuu sheegay in dawladda dhexe ee Soomaaliya loga baahan yahay in garab siiso Gobolada Laf dhabarta u ah Midnimada qaranka Soomaaliyeed. Wuxuuna sheegay in dadka dhulkaas degaa ay diideen oo ganafka iyo gaashanba ku dhufteen in ay saxeexaan Heshiis British Somaliland Protectorate. Hadana ay halkii ka taagan yihiin kala Qoqobka umada isku Afka , Dhaqanka iyo Diintaba ah. Waxaana intaas ka dib hadalka la wareegay Gudoomiyaha Barlamankaa Soomaaliya ahna Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Sh Aadan Maxamed Nuur, wuxuuna sheegay in uu yahay nin aad u yaqaan dhulka SSC iyo taariikhdoodaba. Wuxuuna sheegay in dawladda ahaan ay isgarabtaagayaan, sidoo kalena Garab iyo gaashaanba dawladdu ka doonayso shacabka SSC oo ah buu yidhi kuwa aan looga maarmin dawladdnimada Umadda Soomaaliyeed. Wuxuuna ku Booriye shacabka iyo Siyaasiyiinta SSC ba in ay muujiyaan doorkoodii Soomaalinimada looga yaqaanay, ayna sii wadaan halganka Midnimada umada Soomaaliyeed. Wuxuuna sheegay in dawladda dhexe ay cid kasta oo tuulona ha ahaatee horumar dabacsan ay taageerayso. Ugu danabayntii waxaa la isku afgartay taageero iyo iskaashi buuxa oo labada dhinacba ah, dawladda Soomaaliya iyo Maamulka SSC. waxaana ugu danbeyntii lagu Gunaanadey shirkii kulamo iyo balamo danbe oo noqon kara meel kasta.
-
wa war aad u fiican , somaliland gacan ku dhiglayaasha wa xukunta maxkamad na wa saarta xaqoda na wa siisa , Dil na wa lugu xukumay Gobonimo
-
Somaliland Court Sentences 3 To Death For Attacks
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Well done somaliland -
Somaliland Finally Prepares Presidential Polls
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Lets hope for the best -
The Chairman of the Electoral Commission of Ghana Visits Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
So you admit Somalis failed and Somalia failed. -
Originally posted by NNC: "But these are the facts on the ground and it doesn’t look like the future is going to be any different its just analyze I made"... I don't think you have any idea what is going to happen in the future, so don't jump before you can crawl walaal. In 5 years time I will show u this post and proof 2 you nothing has changed , Humans and muslims plan things there is nothing wrong with planning allah plans as well., we shall see
-
and some more calacaal.
-
Originally posted by NNC: You will love that wouldn't you? Somalia will overcome this inshallah. Why would i love the misery of muslim people they are muslim people after all . But these are the facts on the ground and it doesn’t look like the future is going to be any different its just analyze I made The insurgents wont stop gaining power in the south and they cant be stopped , only by force and military might Only then they can be stopped., and its seems like the world is just tolerating them for now , or perhaps they are working on a master plan, to eliminate them To stop these fanatics you need the man power a clear plan to counter attack them you need perhaps another Islamic faction like Ahlu suna waljamaca . This is not a Simple clan ideology these people are determent and according to them they are spreading Islam Around the globe
-
The Chairman of the Electoral Commission of Ghana Visits Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxweynaha oo Xalay Madaxtooyada Casho Sharaf ugu Sameeyay Gudoomiyaha Doorashooyinka Ghana Written by Qarannews Apr 14, 2010 at 11:19 AM Hargeysa (Qaran News)- Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa sida tan "Madaxweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin, Waxaa u xalay Casho Sharaf ugu sameeyey Qasriga Madaxtooyadda Dr.kwadwo Afarigayan, Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka ee Dalka Ghana oo booqasho shan casho ah ku yimi Jamhuuriyadda Somaliland. Madaxweynuhu waxa ugu horantii ugu mahadnaqay Dr.kwadwo Afariyan booqashada uu ku yimi Somaliland waxana uu ku amaanay Dalka Ghana oo ah wadamada Qaaradda Africa ugu horeeya dhinacyada geedi socodka Dimuqraadiyada, isagoo xusay Madaxweynuhu booqashadii uu ku tagay Dalka Ghana sanadkii 2007-dii . Isagoo ka hadlaya nabadgelyada iyo Dimuqraadiyada Somaliland ay ku caano maashay waxa Madaxweynuhu sheegay in Dawladiisa ay ka go'antahay in Dalka ay ka qabsoomaan Doorashooyin Xor ah oo Xalaal ah oo ay ugu horayso tii Madaxtooyadda, sidii kuwii hore ee Dalka ka dhacay. Waxa kale oo Madaxweynuhu intaa raaciyey in kalsooni buuxda uu ku qabo in shacbiga Somaliland ay si nabadgelya ah u dhiiban doonaan Codkooda marka lagu dhawaaqo in Doorashadu ay dhici doonto. Dr.kwadwo Afarigayan waxa isna ugu mahadnaqay Madaxweynaha, Xukumada iyo Shacbiga Somalilandba sidii diiranayd iyo kalgacalkii loogu soo dhaweeyey intuu joogay Dalka . Dr.kwadwo oo ahaan jiray Macalin ka dhigi jiray Jamacadaha Dalka Ghana iyo wadanka Maraykankaba, waxaa lagu tilmaama in uu ka midyahay dadka waayo aragnimada iyo khibrada u leh arimaha Doorashooyinka Qaaradda Africa, waxaana wadamo badan oo Africa ah uu ka siiyey talo bixin iyo tababaro la xidhiidha habka Doorashooyinka. Dr.kwadwo intu joogay Somaliland waxa uu kulamo kala duwan la yeelan doona Komishanka Doorashooyinka, Axsaabta Qaranka iyo Hay'addo kale oo ka tirsan Somaliland". Next> -
Very disturbing pictures, but Somalia will remain like this, no government no peace and stability and insurgents are gaining more power and land
-
Kulmiye has links with Ahlul Sunna Wal Jamacaha, maxa ka jira?
Xaaji Xunjuf replied to GAAROODI's topic in Politics
Somaliland needs a new vision Udub has been ruling Somaliland for 17 years , and its the same policy no one is denying , we made good progress During Cigaals days and even during ina riyaales Time present day , we secured the borders our military was well trained and well equipped .And we also hold Parliamentarian Elections in 2005 Somaliland current ruling party udub has delayed the elections for a few times the democratisation of Somaliland was deeply hurt by these actions the Voter registration totally failed, a new electoral commission was announced. I have been to hargeisa to, the current hargeisa mayor could not manage a simple fund to reconstruct the second bridge of hargeisa, yet he has time to visit Brasil lol the private sector is going good How ever if we look at our infrastructure it looks like we are missing the base, Modern infrastructure is the backbone of the economy This is the time we need transformation in our infrastructure, Our current government does not have a clear plan for its regional development. Why are you so afraid of the past Cigaal Aun the father of Somaliland was not some one new to Somaliland. Abdiramxaan tuur Aun was not some one new to Somaliland , And silanyo will not be some one new to Somaliland, he was the longest serving SNM chairman, if i trusted him With the chairman of SNM, what makes you think i cant trust him with Somaliland , mah mah baa jirta sxb galbeedka fog dadku ku mah mahaan waxay weye ninka beertiisa fasha ayaa midhaha na farihisa ku cunna. -
Kulmiye has links with Ahlul Sunna Wal Jamacaha, maxa ka jira?
Xaaji Xunjuf replied to GAAROODI's topic in Politics
i am not from east burco , i support kulmiye and change is something we need -
Somaliland Flag on the highest mountain in South East Asia..
Xaaji Xunjuf replied to GAAROODI's topic in Politics
Meel taawxidku ku qoranyahay ilahay ina lo dhaweyo wa shay muqadis ah siday somaliland muqadis u tahay -
haye wayahay saado cali Khuusuusiga ku darsada , mala xoreyntad sheegeysid bay ka qeyb qadaan.