-
Content Count
29,829 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Remembering President Egal’s Legacy Mohamed Ibrahin Egal was strong pillar in the existence of the republic of Somaliland, and he always has a heart of gold to promote peace and democracy to the whole of Africa where choes is the dominant factor. And if ever some body was to be given the title of humanity and good nature, then he was the soul of it. How ever when the history of this country is written for the future generations every young person will have to say we lost a kind, thoughtful and gentle father. He is also gregarious person who injected new meanings and dignity in to the veins of Somali Landers. To day here on this stage, I also want to sincerely thank Mr. Ahmed M .I .Egal and the family of our late president who showed a splendid example and great moral support for this country; I want to say thanks for your support, we will always be grateful and be proud of you. To cut my words short, we have a great pain for the loss of our prominent president. And this month is the month which will mark one of our saddest and monstrous turning points in our life. Each of us will remember that moment; the bad news comes to where we were and what we were doing. The fact that he had passed away does not mean he departed from our lives. The passage of time has not healed our hearts and as life and memory last, we will remember you and you will remain deep in our living memories for the rest of our lives President Egal. Farhan A Suleiman (Oday) Hargeisa, Somaliland
-
Dee jacaylbaro dee caasimada koonfuria ya iska leh lol
-
Puntland leader condemns Bakara Masjid explossions
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
wa wax laga naxo hada misaajidyadi ilahay ba bam la dhigaya subxaaan wa qadir -
Originally posted by Sacad *Ducaale: Haji_Xunjuf, A independent recognized somaliland is the best solution for the people of somaliland and their future. 100% agree
-
First of all somaliland in an independent state located in the horn of africa somaliland borders Djibouti to the west , And Ethiopia to the south And Somalia to the east Somaliland has a unique history Somaliland was a separate colony and gained it’s independence from the United Kingdom in 1960 before the illegal merger with the then Italian Somalia.Which was under a united nation Trustship for 10 years. Upon it’s independence Somaliland was granted UN member ship and recognised by some 34 countries. Its not about being poor, its more about that you can Be independent and have all the resources and manage it in a right way in your country and the man power and the leadership to furfill all of that you need to be functional state. Somaliland is a self reliant nation with working Democratic institution also it has an independent judicary system a police force a millatary force A navy all of that said. Somaliland is a Functional State. So somaliland has proved itsself as a fully capable state with a stable economy. As for pan somalism for the somali speaking people and uniting all those areas under one Administration is something that becomes day after day just a fairytale. Somali is just a language there is no point of uniting somali speaking people there are 23 arab countries in the world,how many countries Are English Speaking countries? Somaliland is a democracy and promotes Equality and peace, and is built on a consensus amongst its diverse population we are an example for the koonfurians who are blowing up Mosques in mogadisho
-
The President of somaliland Arrives in France Paris
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxweynaha iyo Wefdigiisii oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaaladda Paris ee Dalka Faransiiska Sunday, 02 May 2010 Hargeysa (Somalilandnation)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin iyo wefdigiisii oo beryahanba hawlo shaqo ku joogay Magaaladda Dubia ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa shalay ka dhoofay Madaarka Magaaladaasi. Madaxweynaha iyo wefdigiisa oo gaadhay abaaro 1:30 duhurnimo ee shalay Madaarka Magaaladda Paris, waxa halkaasi si weyn ugu soo dhaweeyay saraakiil ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibada ee dalka Faransiiska, iyadoo halkaasi Protocol loogu tallo galay ka hoos qaaday diyaaradda, waxana loo galbiyay qolka nasashada ee VIP-da. Waxa kale oo Madaxweynaha ku soo dhaweeyay Madaarka Wakiilka Somaliland u fadhiya Magaaladda Paris, Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB, Mudane, Jaamac Yaasiin iyo xubno kale. Madaxweynaha waxa la dajiyay huteel loogu tallo galay, Madaxweynaha iyo Wefdigiisu waxa ay Magaaladda Paris maalinta shaqaalaha adduunka, iyagoo wixii ka danbeeya Axaddana guddo geli doona hawlahooda shaqo ee ay u yimaadeen dalka Faransiiska. Dhinaca kale, Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta, Mudane, Cali Maxamuud Axmed , ayaa isagu jooga magaaladda Dubai, isagoo hawlo caafimaad u jooga oo isku dawaynaya, maalmaha soo socdana ka daba tegi doona Wefdiga Madaxweynaha. Wefdiga Madaxweynaha waxa kale oo ka mid ah, Marwada koowaad ee Madaxweynaha, Marwo Huda Barkhad Aadan, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Maareeyaha Dekedda Berbera, Mudane, Cali Cumar Maxamed iyo Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha, Mudane, Axmed Maxamed Ciise. Source Somalilandnation -
Madaxweynaha iyo Wefdigiisii oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaaladda Paris ee Dalka Faransiiska Written by Qarannews May 02, 2010 at 07:37 AM Hargeysa (Qarannews)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin iyo wefdigiisii oo beryahanba hawlo shaqo ku joogay Magaaladda Dubia ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa shalay ka dhoofay Madaarka Magaaladaasi. Madaxweynaha iyo wefdigiisa oo gaadhay abaaro 1:30 duhurnimo ee shalay Madaarka Magaaladda Paris, waxa halkaasi si weyn ugu soo dhaweeyay saraakiil ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibada ee dalka Faransiiska, iyadoo halkaasi Protocol loogu tallo galay ka hoos qaaday diyaaradda, waxana loo galbiyay qolka nasashada ee VIP-da. Waxa kale oo Madaxweynaha ku soo dhaweeyay Madaarka Wakiilka Somaliland u fadhiya Magaaladda Paris, Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB, Mudane, Jaamac Yaasiin iyo xubno kale. Madaxweynaha waxa la dajiyay huteel loogu tallo galay, Madaxweynaha iyo Wefdigiisu waxa ay Magaaladda Paris maalinta shaqaalaha adduunka, iyagoo wixii ka danbeeya Axaddana guddo geli doona hawlahooda shaqo ee ay u yimaadeen dalka Faransiiska. Dhinaca kale, Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta, Mudane, Cali Maxamuud Axmed , ayaa isagu jooga magaaladda Dubai, isagoo hawlo caafimaad u jooga oo isku dawaynaya, maalmaha soo socdana ka daba tegi doona Wefdiga Madaxweynaha. Wefdiga Madaxweynaha waxa kale oo ka mid ah, Marwada koowaad ee Madaxweynaha, Marwo Huda Barkhad Aadan, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Maareeyaha Dekedda Berbera, Mudane, Cali Cumar Maxamed iyo Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha, Mudane, Axmed Maxamed Ciise. Last Updated ( May 02, 2010 at 07:45 AM
-
The unofficial meeting of Puntland and Somaliland leaders in picture
Xaaji Xunjuf replied to Duufaan's topic in Politics
Its so fake , Somaliland has no ties with Bugland -
ilahay ha u naxaristo masaakiinta
-
Great president may allah bless his soul.
-
is this supposed to be funny
-
Source allpuntland
-
Hargeysa Udub Defects to Kulmiye + a Comic Video
Xaaji Xunjuf replied to juma-nne's topic in Politics
Always good news, odaygi daahir riyaale ebber bu ka dhigay yarku lol -
Welcome back Mr oodweyne good to see you back.
-
Somaliland Finally Prepares Presidential Polls
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^ You wish that But Somaliland will always Exist -
Somaliland president meets With Ethiopian President Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Silanyo inu madaxweyne noqonayo muran kama jiro, Laakin madaxaweynaha Ethiopia Wa madaxda sarsare eh dalkas.Melez isaga laftigisa ayaa boskisu cidhidhi ku jira wa hadaad siyasada Ethiopia la socitid. -
Madaxweynha Somaliland oo maanta kulan la yeeshay madaxweynaha dalka Itoobiya, Daawo Written by Axmed Maxamed Ciise Apr 26, 2010 at 03:04 PM JAMHUURIYADDA SOMALILAND Warsaxaafadeed, Weftiga Madaxweynaha Addis Ababa, Ethiopia. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale kaahin iyo weftigii uu hogaaminayey ee booqashada ku joogay Dalka Ethiopia caasimaddiisa Addis Ababa, ayaa waxay maanta xafiiskiisa kula kulmeen Madaxweynaha Dawaladda Federaalka ee Ethiopia, Mr. Girma Wolde-Giorgis, halkaasi oo ay labada Madaxweyne isaga waraysteen xaaladda Guud ahaan Gobolkan iyo ta labada dal ee jaarka ah Ethiopia iyo Somaliland, kullankaasi oo ahaa mid aad u heersarreeya, jaw wanaagsan oo farxadeedna la isku qaabilay, wuxuu ku soo gaba gaboobay is afgarad iyo jawi aad u wanaagsan Madaxweynaha JSL,waxa ku weheliyey kullankaasi, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Wasiirka Waasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta, Mudane Cali Maxamuud Axmed ( Sandulle), Maareeyaha Dekedda Berbera, Eng. Cali Cumar Maxamuud, Mudane, Axmed Maxamed Ciise, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL iyo ku Xiggeenka Wakiilka Somaliland ee Ethiopia, Mudane, Ayaanle Salaad. Allaa Mahad Leh Axmed Maxamed Ciise Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL Last Updated ( Apr 26, 2010 at 03:28 PM )
-
jacaylbaro mala baabuurka garaadka lacagti qaadhanka ssc eeh dibad wareega baa lugu so iibiyey
-
Ciidamo fara badan oo ku hubaysan Gawaarida Dagaalka oo ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa saakay gudaha u galay degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, waxaana la sheegayaa in Ciidamadaan ay yihiin kuwii dhawaan la wareegay gacan ku haynta Degmooyin ka tirsan Gobolka Galgaduud. Wararku waxa ay sheegayaan in Ciidamada Al-Shabaab ay haatan ku sugan yihiin qeybo ka mid ah Degmada Xaradheere, mana jirto wax iska cabin ah oo kala horyimaadeenkooxaha Burcad badeeda ah ee halkaasi fariisinka ku leh. Dadka Magaalada xaradheere ayaa sheegay inay dareemayaan Cabsi xooggan, islamarkaana ay dhici karto in Ciidamada Al-Shabaab ay la wareegaan Degmadaasi oo idil, waxaan halkaasi ka jira dhaq dhaqaaqyo xooggan oo ay wadaan kooxaha Burcad badeeda. Ciidamada Al-Shabaab ayaa la sheegayaa in hadii ay degmadaasi qabsato inay noqonayso Degmadii ugu horaysay oo ay ka qabsadaan Gobolka Mudug, iyadoo al-Shabaab ay tahay urur ka taliya inta badan Gobolada Koonfureed.