Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,829
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. duufaan adan carab sooki marki danbe snmta u galay maad ilawday , dufaan dagaalki haye waad ku jabteen waleh ma waagi m16ki ina dafle idin soo diiray eeh aad tirahdeen axmedow dhici wa
  2. haye laakin thats not a reason somalida kalle somali bey is hayaan iyo irhaabi , laakin idinku xabashi baad is haysin manay marka fiicnayn inad midowdan
  3. gaadhigi ina dafle ugu deeqay dagaalki haye 1983 bey wali haystaan iyo hubki darawiishta eeh ina cabdlla xassan ka tagay , allah ha u sahlo iyo oday sonkor qabba iyo dhowr caruur iyo labba dumar ah
  4. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: A statue of white men carrying the shahaada? Photoshopping gone horrible. Who said white men cant carry the shahaada is Islam only for blacks? besides its a statue they not real, and they look pretty brown to me
  5. maxaad tirahdeen ma faisal cali waraabe ba basabookisi iska dhigay
  6. Change is coming to Somaliland inshallah
  7. Ictraafku meel wacan bu maraya , maakhir Dusheeda ayuu soo marayey wax yar sug ila intu hargeysa so gaadhayo. hawada doorashada ayuu so hadhsanaya
  8. Originally posted by Cowke: Xaji 2 years later you will post dahir riyale meeting another foreign minister, how many meet and greets has he had with the international community so far? what has his results been like? Ask yourself bro. What have you got to show for all the meet and greets, when you get back to me on that one then you might see the light!!! As for farole his meet and greets actually get him something. When he went to America he put Puntland on the radar so America knows that they are there and exist not 1 president before him ever done that!!! Just last week he signed over the navy base when he met with ahmed abdalla and number of nations. You need to know what you get out of these meet and greets, because I've never seen not 1 thing somaliland benefited from it. If it's recognition they are seeking well thats impossible as no country interfere in somalia issues without the consent of the recognized government, can you imagine ahmed walad abdalla placing sanctions on these nations and all sorts of legal consequences if any country dared recognize somaliland? Sxb put it this way the second somaliland gets recognized by another nation, sharif will take that nation before the hague and make them pay huge compensation pay out plus revoke your aqoonsi. Its just not gonna happen the world doesnt operate the way you want it to operate it operates through procedures and standards. The UN doesn't endorse this the tfg for another nation to interfere and meddle in domestic policies of that nation without the consent of somalia or the u.n Wooow a whole essay just because Riyaale met The French foreign minister
  9. Lol just because Shabelle.net and Allpuntland didn’t put this news On their headlines , that doesn’t mean no such meeting took place.Don’t confuse your self Cowke
  10. Madaxweynaha Somaliland iyo Wefdigiisii oo Maanta La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibada Faransiiska Wednesday, 05 May 2010 Hargeysa (Somalilandnation)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, iyo weftigii uu hogaaminayey waxay la kulmeen Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Fransiiska iyo Arrimaha Europe, Mudane, Bernard Kouchner, kullankaasi oo ka dhacay Xarunta Wasaarada Arrimaha Debedda iyo Arrimaha European ee magaceedu yahay (Quai d’Orsay) halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha iyo Weftigiisaba. Madaxweynaha iyo Wasiirku waxay si diirran isaga waraysteen xaaladda Gobolka iyo ka Geeska Africa, iyagoo si gaar ah oo xiiso badani ku dheeehan yahay uga wado hadlay, arrimaha Somaliland, sida Arrimaha Siyaasadda, Nabadgelyada, dhaqaalaha Arrimaha Budhcad badeeda ee beryahan dambe fara baas ku haya badaha adduunka iyo kuwa Gobolkaba, Madaxweynuhu wuxuu uga waramay Wasiirka, xaaladda dalka Somaliland ee imika, iyo doorashada Madaxtooyada ee dalka dhawaan ku soo fool leh, Arrimaha Nabadgelyada, kaalinta Somaliland kaga jirto arrimaha la dagaalanka budhcad badeeda, iyo kaalinta wax ku oolka ah ee ay kaga jirto deganaanshaha dhammaan Mandaqadda Geeska Africa iyo Gobolkaba. Wasiirku waxa uu Madaxweynaha ugu hambalyeeyay, horumarka, deganaanshaha iyo Dimuqraadiyadda uu dalka Somaliland ku tallaabasaday, taasi oo uu sheegay Wasiirku in uu aqoon dheeraad ah u leeyahay Somaliland, soona booqday wakhtigii ay Somaliland burbursanayd ee Sagaashameedyadii, isbedelka la gaadhayna ku tilmaamay mid mucjiso ah, jecel yahayna in uu mar labaad ku noqdo oo uu indhihiisa ku soo arko wanaaga ay qabsatay oo uu sheegay in uu adduun waynuhuna ka markhaati kacay. Wuxuuna sheegay in uu had iyo jeer la socda xaaladda Dalka Somaliland, xog joogta ahna ka helo shaqaalaha Wasaaraddda Arrimaha Debedda ee Fransiiska kuwa u qaabilsan Africa. Isla shalay Madaxweynaha iyo weftigiisa, waxa qado sharaf loogu sameeyay, Aqalka Guurtida (Senate) ee Fransiiska taasi oo labada golena u dhammaayeen, halkaasi oo si aada la isugu waraystay, xubno ka mid ahaa Baarlamankuna ka warameen waxay ku soo arkeen Dalka Somaliland mudadii ay safarka ugu kicitimeen ee 2009-kii, halkaasi oo Madaxweynaha lagu guddoon siiyay Buug taariikhi ah oo ka waramaya Golaha Senate ee Fransiiska. Waxay Golaha Senate-ku ballan qaadeen inay wefti kale u soo diri doonaan dalka mar labaad, sannadkan aynu ku gudo jirno. Waxa iyana badh ka mid ah weftiga Madaxweynaha, oo uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debeddu saaka, la kulmeen Hay’adda Horumarinta iyo iskaashiga ee Dalka Fransiiska (AFD), weftiga iyo Hay’addu waxay aad isula soo qaadeen hawlo fara badan oo ku saabsan Horumarinta iyo xagga Iskaashiga labada dal, iyadoo Weftigu ka codsaday Hay’adda inay dalka Somaliland soo degaan oo yimaadaan. Kullamadaasi dhammaantood waxay ku soo gaba-gaboobeen jawi farxadeed oo aad u sarreeya. Madaxweynaha JSL, waxa kullamadiisa ku wehelinayey, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Mudane, Cali Cumar Maxamed, Maareeyaha Dekedda Berbera, Mudane, Cali Ismaaciil Xassan, Wakiilka Somaliland ee Dalka Fransiiska iyo Mudane, Axmed Maxamed Ciise, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL. Allaa Mahad Leh Axmed Maxamed Ciise Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha
  11. Lool Cowke Do u really think We have the time to Photoshop pictures To proof a point come on Boy Somaliland has Good ties With France
  12. Madaxweynaha JSL Iyo Wefdigiisii oo Maanta La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibada Faransiiska Daawo Written by Axmed Maxamed Ciise May 05, 2010 at 03:37 PM Paris,(Qarannews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, iyo weftigii uu hogaaminayey waxay la kulmeen Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Fransiiska iyo Arrimaha Europe, Mudane, Bernard Kouchner, kullankaasi oo ka dhacay Xarunta Wasaarada Arrimaha Debedda iyo Arrimaha European ee magaceedu yahay (Quai d’Orsay) halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha iyo Weftigiisaba. Madaxweynaha iyo Wasiirku waxay si diirran isaga waraysteen xaaladda Gobolka iyo ka Geeska Africa, iyagoo si gaar ah oo xiiso badani ku dheeehan yahay uga wado hadlay, arrimaha Somaliland, sida Arrimaha Siyaasadda, Nabadgelyada, dhaqaalaha Arrimaha Budhcad badeeda ee beryahan dambe fara baas ku haya badaha adduunka iyo kuwa Gobolkaba. Madaxweynuhu wuxuu uga waramay Wasiirka, xaaladda dalka Somaliland ee imika, iyo doorashada Madaxtooyada ee dalka dhawaan ku soo fool leh, Arrimaha Nabadgelyada, kaalinta Somaliland kaga jirto arrimaha la dagaalanka budhcad badeeda, iyo kaalinta wax ku oolka ah ee ay kaga jirto deganaanshaha dhammaan Mandaqadda Geeska Africa iyo Gobolkaba. Wasiirku waxa uu Madaxweynaha ugu hambalyeeyay, horumarka, deganaanshaha iyo Dimuqraadiyadda uu dalka Somaliland ku tallaabasaday, taasi oo uu sheegay Wasiirku in uu aqoon dheeraad ah u leeyahay Somaliland, soona booqday wakhtigii ay Somaliland burbursanayd ee Sagaashameedyadii, isbedelka la gaadhayna ku tilmaamay mid mucjiso ah, jecel yahayna in uu mar labaad ku noqdo oo uu indhihiisa ku soo arko wanaaga ay qabsatay oo uu sheegay in uu adduun waynuhuna ka markhaati kacay. Wuxuuna sheegay in uu had iyo jeer la socda xaaladda Dalka Somaliland, xog joogta ahna ka helo shaqaalaha Wasaaraddda Arrimaha Debedda ee Fransiiska kuwa u qaabilsan Africa. Isla shalay Madaxweynaha iyo weftigiisa, waxa qado sharaf loogu sameeyay, Aqalka Guurtida (Senate) ee Fransiiska taasi oo labada golena u dhammaayeen, halkaasi oo si aada la isugu waraystay, xubno ka mid ahaa Baarlamankuna ka warameen waxay ku soo arkeen Dalka Somaliland mudadii ay safarka ugu kicitimeen ee 2009-kii, halkaasi oo Madaxweynaha lagu guddoon siiyay Buug taariikhi ah oo ka waramaya Golaha Senate ee Fransiiska. Waxay Golaha Senate-ku ballan qaadeen inay wefti kale u soo diri doonaan dalka mar labaad, sannadkan aynu ku gudo jirno. Waxa iyana badh ka mid ah weftiga Madaxweynaha, oo uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debeddu saaka, la kulmeen Hay’adda Horumarinta iyo iskaashiga ee Dalka Fransiiska (AFD), weftiga iyo Hay’addu waxay aad isula soo qaadeen hawlo fara badan oo ku saabsan Horumarinta iyo xagga Iskaashiga labada dal, iyadoo Weftigu ka codsaday Hay’adda inay dalka Somaliland soo degaan oo yimaadaan. Kullamadaasi dhammaantood waxay ku soo gaba-gaboobeen jawi farxadeed oo aad u sarreeya. Madaxweynaha JSL, waxa kullamadiisa ku wehelinayey, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Mudane, Cali Cumar Maxamed, Maareeyaha Dekedda Berbera, Mudane, Cali Ismaaciil Xassan, Wakiilka Somaliland ee Dalka Fransiiska iyo Mudane, Axmed Maxamed Ciise, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL. Allaa Mahad Leh Axmed Maxamed Ciise Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha
  13. Good development now lets just wait till the electoral Commission set up the exact date for the elections it seems everything is ready good to go
  14. ma casiir ba lugu cabba casayrland
  15. Cowke sawirada aad so galisey , faroole muxu faraha la tag tagaya?
  16. Mr Somalia mala cidi wax qabsatta oo hormar gaadha ma marqansanyahay, mala cidi aad isku siyasad noqon weydan mafrish bu fadhiya , Adeer meesha ka fadhiso A khadar I am aware that these pictures were taken when Cigal was the prime minister of Somalia, Did u hear me say these pictures were taken During Somaliland era? But This topic Is About Maxammad xaji iebrahien Cigaal aun from the days of snl to the days he was the prime minister of somalia, And Last but not least When he became the president of the republic of somaliland in 1993.
  17. chaptarki Somaliya beri hore ba la laaabay sxb adigu pagekaasi wali ku furanyahay
  18. Originally posted by General Duke: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: The world Also Remembers Somalia as a failled state, Egaal was one of the leaders of this failed state. Also he failed to get RECOGNITION for the NW enclave, he waged a destructive clan civil war against Tuur , that killed thousands, then chose an NSS spy as his deputy, robed the poor peoples taxes and died, without any success in creating an independent "Somaliland" till this day, the world recognises this enclave as part of Somalia. I think Somalia Failled with the unity Of somaliland And somalia in 1960, koonfuria has been torn By Conflicts And war and piracy for the past 50 years since Koonfurias independence. Somaliland Normalization and the Establishment of real governance was welcomed by the majority of somalilanders under Cigaals Goverment Somaliland has achieved a measure of stability and progress and unity under Egals Administration, may allah bless his soul he will go down in history as the father of the nation of somaliland.
  19. Generel Duke hates the Current Situation of Konnfuria,but i think the end will disappoint him Even more
  20. Originally posted by AYOUB: ^ Oh? Who and how will bring back its glory? by hijacking more ships
  21. The world Also Remembers Somalia as a failled state, Cigal on the other hand Re established Somaliland as a functioning Independent State.
  22. Duke thinks Garowe is the new Capital Of Somalia
  23. ^^ waleh so the Capital Belongs to Alshabaab Thats good news for your TFG