-
Content Count
29,829 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Badhan: Darawish Troopers Arrest Somaliland Infilitrators
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
Reer kashmiir -
Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo Axmed Xaaji Cali Cadami iyo wafti kale oo soo gaadhay Laascaanood. Warkii 12-May-2010 iyo Qormadii: NEWS Wafti uu horkacayo gudoomiyaha ololaha doorashooyinka gobolada Bari ee xisbiga Kulmiye Dr. Maxamed Cabdi gaboose iyo xubno kale oo uu ka mid ahaa siyaasiga Axmed Xaaji Cali Cadami, Cali Siciid Raygal oo ka tirsan golaha dhexe xisbiga kulmiye ayaa soo gaadhay magaalada Laascaanood,waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada iyo guud ahaan deegaanadii ay soo mareen waftigan oo maalmahanba laga sugayay magaalada. Waftigan ayaa lagaga hortagay degmada Adhicadeeye, halkaasoo taageerayasha xisbiga ee gobolka iyo dadweyne fara badan ku sugayeen, iyaga oo isu gelbiyay dhinaca magaalada, waftiga ayaa markuu soo gaadhay magaalada,waxa si toos ah u tagay hotel Xamdi, halkaasna kula hadlay boqolaal taageerayaasha xisbiga, waxaana soo dhaweynta watiga ka qayb qaatay xubno ka tirsan golaha dhexe xisbiga kulmiye oo hore ugu sugnaa magaalada oo ay ka mid yihiin xildhibaan Maxamed Jaamac Cabdiwaaxid, xildhibaan Baashe Maxamed Cade iyo Fu,aad Aadan Cade iyo gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee gobolka sool. Waftiga ayaa ugu horeyn uga mahadceliyey soo dhaweynta diiran ee loo sameeyay, waxayna sheegeen inay u yimaadeen si ay taageerayaashooda ku dhiiri geliyaan, si, u qataan kaadhka cusub iyagoo sidoo kalena u sheegay inay la kulmi doonaan qaybaha kala duwan ee bulshada. Dhinaca kale waxaa isla maanta magaalada gudaheeda laga dareemayay dhaliyarada iyo taageerayaasha xisbigu UDUB oo samaynaya banaanbax ay ku muujinayaan taageeradooda, iyagoo socod iyo gaadiid ku soo maray dariiqyada kala duwan magaalada,waxayna markii danbe shir jaraa,id ugu qabteen meel fagaare ah ,arimahan ayaa ku soo beegmaya xili uu saaka soo galay magaalada wafti uu hogaaminayo Dr. maxamed Cabdi Gaboosi, waxaana halkaasi kula hadlay gudoomiyaha xisbiga UDUB ee gobolka sool Cabdi Cabdilaahi Liibaan, isagoo sheegay in xisbiga kulmiye uu ka masuul yahay mudaharaado ishuwan oo saaka ka dhacay magaalada . Isku soo wada duuboo mudaharaadayaal saaka lagu arkaya wadooyinka kala duwan ee magaalada ayaa qaarba cod ku dhawaaqayeen iyadoon la garanayn sababaha rasmiga ah ee ka danbaysa mudharaadkaas. Afnugaal News Desk. Contact:info@afnugaal.com
-
What other side U mean puntland lol
-
Badhan: Darawish Troopers Arrest Somaliland Infilitrators
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
Mr somalia no its badhan , where do u get baran from U have that Koonfurian accent mar walba waxaad tirahdin wa gabar, marka la idin yidha na badiya wa gabdho bay ku odhanayan maad tirahdiid wa gabaro markaasna , afsomaliga so barta -
Somaliland: Kulmiye Delegations Arrives in laascanood
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Viva Ucid viva udub Viva Kulmiye And last but not least Viva Jamhuuriyada Somaliland taasa ugu muhimsan -
^^ war cayda baddan inaga da manad sii qof weyn u hadli karayn Hooyo cay ma leh
-
The blue flag is meaningful to some people and gives them strength and spirit in hard times especially when Somalia is going trough hard times now. I don’t think the independent Republics Djibouti And Somaliland, have a problem With Somalia’s Flag.
-
Welcome back Mr rayaale , doorashadii ma uu diyaar garoowday
-
Wararkii ugu danbeeyay ee Waftiga Madaxwaynaha JSL oo Saaka ku soo guryo noqday magaalada Hargeysa halka dadka inta badan ka sugayeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera (Sawiro) Hargeysa (GNS)Wafti uu hogaaminayo madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa saaka ku soo guryo noqday Saaka aroortii , isagoo u baxay safar qaatay sadex todobaad soona maray wadamada Djabuuti, itoobiya Emaratka iyo wadanka Faransiiska oo qaatay safarka intiisa ugu badnayd, halkaas oo uu lakulmay madax ware oo katirsan wasaarada arimaha dibada ee dalka Faransiiska oo u hogaaminayo madaxda sare ee uu lakulmay Wasiirka arimaha dibada ee dalka Faransiiska Bernard Kouchner. Waftiga Madaxwaynaha JSL Daahir Riyaale Kaahin oo saaka si wayn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Egal Internatiuonal airport oo uu saaka kasoo dagay, ayaa waxa soo dhaweeyay dad wayna aad u badan iyo madaxsare oo katirsan golaha wasiirada ,golaha baarlamaanka iyo golaha guurtida Somaliland, iyo madax sare oo ka tirsan xisbiga talada dalka haye ee UDUB. Saaka oo ilaa intii aanu soo dagin madaxwayne Riyaale ayaa waxa wadada tumnaa dadwayne badan oo luxayay calanka xisbiga UDUB waxaanay ku dhawaaqayeen haldhigyo ay ku taageerayeen madaxwaynaha JSL mudane Daahir Riyaale Kaahin. Madaxda xisbiyada mucaardika ah oo aan kasoo xaadirin goobta ayaa dhaliilay dhaafkii ugu danbeeyay ee madaxwayne riyaale dibada ugu baxay iyagoo sheegay in haatan wakhtiga lagu jiro aanay haboonayn in madaxwaynuhu dibada u baxo, waxaanay xisbiyada mucaaridka ah ku adkaysanayaan in haatan wadanka loo guntado sidii doorashada looga miro dhalin lahaa iyadoo laga ilaalinayo waxkasta oo carqalad galin kara doorashada la filayo inay ka dhacdo bisha Juun badhtankeeda. Waftiga madaxwaynaha oo saxaafada kula hadlay qolka martida ee garoonka ayaa war koooban ka siiyay socdalkisii uu dibada ugu baxay isagoo tilmaamay in socdaalkiisu uu dibad ugu baxay gaar ahaan wadanka Faransiiska uu ahaa guul.
-
jacaylbaro Anigu i just want whats best for somaliland ,waxano kalo rabba inay dadka somaliland jaaniis la siiyo sii ay riyaale iyo udub u doorteen 2003 jaanis la siiyo , wax alalee waxa ka so baxo wanu aqbalayna Cowkena kumu aha lol, Ma ki dawakhsane eeh reer bugland Sacad yes security is Important But we also need wax qabbad from dawlada Inshallah guul somaliland
-
Wafti ka socda xisbiga Kulmiye oo kulan la qaatay bulshada Laascaanood.Daawo. Warkii 10-May-2010 iyo Qormadii: NEWS Wafti ka socda xisbiga mucaaradka ah ee Kulmiye oo ay ka mid yihiin gudoomiye xigeenka baarlamaanka Baashe Maxamed Cade iyo Fu'aad Aadan Cadde,iyo weliba masuuliyiin kale oo ka tirsan xisbigaas ayaa kulamo kala duwan la leh qaybaha kala duwan ee bulshada reer Laascaanood,iyagoo kala hadlay doorashooyinka soo socda iyo inay xisbigaas codkooda siiyaan,iyagoo soo bandhigay barnaamijka xisbigaas. Xaga hoose ka daawo kulankii waftigu la yeeshay bulshada reer Laascaanood. Video
-
Originally posted by Jacaylbaro: It is a good lesson for Gaboose ,, he was told not to come to Erigavo several times but he decided to do so ................ Ilaahay ha u naxariisto qofkii dhintay ...... It shows the level of the residents in supporting Somaliland parties ..... laakiin dee nimanku sowkuwa reer Burcana ka daray maaha Why cant gaboose campaign in ceerigabo it’s a Somaliland city he is a member of registrated political party of Somaliland , its udub Who used teenagers to throw stones at The kulmiye supporters haven’t u seen the video how he was welcomed with open arms in ceerigaabo.
-
iga waleh somaliland na hawadii na gaadhay
-
Somaliland president meets French foreign minister pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somaliland President Meets French Foreign Minister and European Affairs Paris (Somalilandpress)- The President of Somaliland Hon. Dahir Rayale Kahin and his delegation meet French Foreign Minister and European Affairs Hon. Bernard Kouchner in his office at Quai d’Orsay, Paris on Wednesday, May 5, 2010. The president and French Foreign Minister and European Affairs discussed and talked about different issues such as the situation of the region and the Horn of Africa; Somaliland’s politics, security, economic and piracy on Somali Sea. In addition, the president briefed the minister on Somaliland’s current Situation and forthcoming presidential election, security situation and the important role that Somaliland play on Anti-piracy operations, stability of the Region and the Horn of Africa as well. The minister congratulates the president on Somaliland’s achievement in terms of development, peace and stability, and democratization process. The minister pointed out that he has a good knowledge about Somaliland as he visited the country in early 1990 when most of the country was destroyed by war. In addition, he mentioned that the Somaliland has achieved a tremendous change and development within a short time of period is considered as a miracle and the international community has witnessed and acknowledged these. He promises that he is going to visit Somaliland again to see these achievements by his own eyes. The minister concluded that he is always kept informed the Somaliland situation by his staff responsible for African Affairs. The delegation led by Somaliland President consists of Hon. Abdullahi Mohamed Dua’ale, Somaliland Foreign Minister, Ali Omer Mohamed, Berbera Port Manager, Ali Ismail Hassan, Somaliland representative to France, and Ahmed Mohamed Essa, the Private Secretary of Somaliland President. -
udub waligeed wey jiraysa wa xisbi qarran xita hada dawlada somaliland ucid ama kulmiye la waareegan