-
Content Count
29,829 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Riyale Press Conference: MAY 18 CELEBRATIONS BANNED
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
Video Of the Press Conference -
Somalidiid-land: An Enclave of One Secessionist Clan Hijacking Others
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Ciil iyo calaacal. -
Riyale Press Conference: MAY 18 CELEBRATIONS BANNED
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
Its not banned Just the holy day will not be celebrated like all the other years At beerta xoriyada because of the election preparations, which is understandable -
Somali doon = ssc= Qabyalaad. Somaliland = Somali wanaag = qarranimo.
-
ma golaha khusuusiga tilmaama wixi xalaal iyo wixi xaraan ah mise Xaglajiifiye lol.
-
Who said anything about Dulmi Somaliland is all about Fairness equality and prosperity
-
The next pm will be from Puntland as usual. So no jangali for you
-
Gen. Ilka Jiir Sets The Direction For Makhiri Political Destiny (Pics)
Xaaji Xunjuf replied to Xudeedi's topic in Politics
ilahoow hanaga dhigin ummad wasiir kaliya uu xiidhan. -
Faisal just wants to wear The khamis more often wax weyn maha
-
Faroole waba u hanjabaya nimanki ssc. Tallow maxa is badalay
-
Faroole waba nin fiican
-
Breaking News...NW Somalia: armed men clash with police in Sanaag
Xaaji Xunjuf replied to Thankful's topic in Politics
Originally posted by *ANWAR*: sanaag wilL, and do not like VOTE What don’t they like democracy, Any way ilahay ha u naxaristo Askariga -
Horta Buhoodlada wa in mar si fiican loo siifeyaa.
-
Somaliland President Congratulates David Cameron
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
He sure is not happy with pirates kidnapping British citizens -
Somaliland President Congratulates David Cameron
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Jamelia whats so funny an african president is Congratulating another prime minister -
Good For kosovo.
-
Breakingnews The Somaliland elections will be on 26 June 2010
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Doorashada Madaxtooyada U Cayimay 26 June ee 2010 Written by Qarannews May 13, 2010 at 12:52 PM Hargeysa,(Qarannews)-Komiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa mudeeyey xiliga rasmiga ah ee ay qabsoomayso doorashada Madaxtooyada Somaliland oo ah 26-June ee sanadkan.isla markaana ugu baaqay Axsaabta qaranka inaanay ku dhaqaaqin olole ilaa inta ay komiishanka doorashooyinku u cayimayaan, Sida waxa uu Afhayeenka Komiishanka doorashooyinka Somaliland Md. Axmed Maxamed Xirsi Geele uu kaga dhawaaqay Shir-jaraa’id oo uu galabta ku qabtay xarunta Komiishanka ee Magaalada Hargeysa. Afhayeenku waxa uu intaasi ku daray inay maanta duhurkii Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ay kulan ay la yeesheen ay ugu gudbiyeen qoraal rasmi ah oo ay saxeexeen todobada xubnood ee guddida doorashooyinku wakhtiga loo cayimay doorashada madaxtooyada. Md. Maxamed Axmed Xirsi Geele waxa uu sheegay inuu madaxweynuhu la qaatay wakhtigan ay u cayimeen, hasayeeshe ay ka sugayaan inuu digreeto ku soo saaro maalinta loo cayimay doorashada Madaxtooyada oo ah maalin Sabti ah 26 bisha June ee Fooda inagu soo haysa. 26-June waa maalin taariikhda Somaliland baal-dahaba kaga jirta, waana maalintii ay Jamhuuriyada Somaliland xornimadii madaxbanaanideeda ka qaadatay boqortooyada Ingiriiska 26 1960-kii, iyada oo boqortooyada ingirisku xukumi jirey Somaliland 83-Sanadood. “Doorashadu waxay dhacaysaa 26 June ee soo socota, maalinta Sabtida oo waafaqsan 14 bisha Rajab taariikhda ayaa komiishanku isku raacay, marka aanu aragnay sida ay hawshu noogu socoto, ayaanu garanay in wakhtigaas lagu qaban karo doorashada madaxtooyada”ayuu yidhi Afhayeenka komiishanka doorashooyinku Maxamed Axmed Xirsi Geele. Afhayeenka Komiishanku waxa uu Shacbiga reer Somaliland ugu baaqay inay si nabdoon kaadhadhka Cusub ee Codbixiyayaaasha u qaataan. Next> Back -
Breakingnews The Somaliland elections will be on 26 June 2010
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Thankful: Who are the opposition leaders? The presidential Candidate For the Kulmiye party Mudane Axmed maxammad maxamuud Silanyo Vice presidential candidate for the Kulmiye Mudane Abdirahman Seylici The presidential candidate for the Ucid party Mudane faisal cali xusseyn Vice president Candidate for the ucid party Mudane dr. Maxamed Rashiid Sheekh Xasan The presidential candidate For the udub party Mudane Daahir rayaale kahin Vice presidential Candidate for the udub party Mudane Axmed yusuf yasin -
Breakingnews The Somaliland elections will be on 26 June 2010
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
What you talking about all somalilanders are family -
Breakingnews The Somaliland elections will be on 26 June 2010
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A historical day 26 June 50 years after independence Somaliland will have a Free and fair registrated Elections -
War Deg Deg Ah: Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Maalinta Ay Doorashadu Dalka Dhacayso Hargeysa (Oodweynenews)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa hada ku dhawaaqay in 26-ka bisha juun ay dalka ka dhacayso doorashada madextooyada. Cayimaadan waxaa ku dhawaaqay xubnaha komishanka doorashooyinka oo hada 5: 00 galabnimo shir-jaraa’id ku qabtay xarunta komishanka ee caasimada Hargeysa, waxaanay ku dhawaaqeen in doorashadda madextooyada Somaliland ay dalka dhici doono 26-ka bisha juun oo ay inaga xigto bil iyo badh. Sida oo kale xubnaha komishanka doorashooyinka Somaliland, ayaa sheegay in ay hawsha qaybinta kaadhadhku dalka si fiican uga socoto, waxaanay shacabka u soo jeediyeen inay ilaaliyaan nabadgaliyada. Iyaga oo raaligelin ka bixiyey dib u dhicii saaka ku yimid furitaanka qaar ka mid ah goobihii qaybinta kaadhadhka. Khaddar Ali Hussein [Khadar-shiine] khadarshiine@hotmail.com Oodweynenews.com/Harg/Office
-
Somalia Ulema Kill Each Other .... Somaliland Ulema Reward Each Other
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
No godane is From Ethiopia Originally Good job Culumada reer somaliland -
Somaliland: Kulmiye Delegations Arrives in laascanood
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo Axmed Xaaji Cali Cadami iyo wafti kale oo soo gaadhay Laascaanood. Warkii 12-May-2010 iyo Qormadii: NEWS Wafti uu horkacayo gudoomiyaha ololaha doorashooyinka gobolada Bari ee xisbiga Kulmiye Dr. Maxamed Cabdi gaboose iyo xubno kale oo uu ka mid ahaa siyaasiga Axmed Xaaji Cali Cadami, Cali Siciid Raygal oo ka tirsan golaha dhexe xisbiga kulmiye ayaa soo gaadhay magaalada Laascaanood,waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada iyo guud ahaan deegaanadii ay soo mareen waftigan oo maalmahanba laga sugayay magaalada. Waftigan ayaa lagaga hortagay degmada Adhicadeeye, halkaasoo taageerayasha xisbiga ee gobolka iyo dadweyne fara badan ku sugayeen, iyaga oo isu gelbiyay dhinaca magaalada, waftiga ayaa markuu soo gaadhay magaalada,waxa si toos ah u tagay hotel Xamdi, halkaasna kula hadlay boqolaal taageerayaasha xisbiga, waxaana soo dhaweynta watiga ka qayb qaatay xubno ka tirsan golaha dhexe xisbiga kulmiye oo hore ugu sugnaa magaalada oo ay ka mid yihiin xildhibaan Maxamed Jaamac Cabdiwaaxid, xildhibaan Baashe Maxamed Cade iyo Fu,aad Aadan Cade iyo gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee gobolka sool. Waftiga ayaa ugu horeyn uga mahadceliyey soo dhaweynta diiran ee loo sameeyay, waxayna sheegeen inay u yimaadeen si ay taageerayaashooda ku dhiiri geliyaan, si, u qataan kaadhka cusub iyagoo sidoo kalena u sheegay inay la kulmi doonaan qaybaha kala duwan ee bulshada. Dhinaca kale waxaa isla maanta magaalada gudaheeda laga dareemayay dhaliyarada iyo taageerayaasha xisbigu UDUB oo samaynaya banaanbax ay ku muujinayaan taageeradooda, iyagoo socod iyo gaadiid ku soo maray dariiqyada kala duwan magaalada,waxayna markii danbe shir jaraa,id ugu qabteen meel fagaare ah ,arimahan ayaa ku soo beegmaya xili uu saaka soo galay magaalada wafti uu hogaaminayo Dr. maxamed Cabdi Gaboosi, waxaana halkaasi kula hadlay gudoomiyaha xisbiga UDUB ee gobolka sool Cabdi Cabdilaahi Liibaan, isagoo sheegay in xisbiga kulmiye uu ka masuul yahay mudaharaado ishuwan oo saaka ka dhacay magaalada . Isku soo wada duuboo mudaharaadayaal saaka lagu arkaya wadooyinka kala duwan ee magaalada ayaa qaarba cod ku dhawaaqayeen iyadoon la garanayn sababaha rasmiga ah ee ka danbaysa mudharaadkaas. Afnugaal News Desk. Contact:info@afnugaal.com