-
Content Count
29,829 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Maalmaha Caafimaadka Caruurta Oo Ka Bilaabmay laascaanood iyo qaybo ka mid ah Gobolka Sool + Daawo Vedio Posted to the web on May 23 S Wasiirka Caafimaadka Iyo Shaqadda Somaliland Axmed Cali Casoowe ayaa maanta ka qayb galay shir lagu furayo Maalmaha Caafimaadka Caruurta oo maanta ka bilaabmay magaalada Laascaanood iyo qaybo ka mid ah gobolka sool shirkan oo lagu qabtay hoolka jaamacada Nugaal ayaa waxaa sidoo kale ka soo qayb galay madax kala duwan oo ka mid ah wasaaradda caafimaadka wasiiro katirsan xukuumada maamulka degmada shirka ayaa ugu horayntii waxaa kadlay Xaliimo Xasan Cali Ugaaso iyad oo ka warbixisay ololaha talaalka ee loogu magac daray maalmaha caafimaadka caruurta oo maanta ki bilaamay magaalada laascaanood iyo degmooyin kale iyadoo sheegtay in teamamki ka shaqayn lahaa ay diyaar ku yihiin dhamaan goobihii loogu talagay iyadoo intaa raacisa in olahan caafimaad oo sanadkiiba mar la qabto lagaga talaalo lixda cudur ee dilaaga ah kuwaasi oo fara ba,an ku haya caruurta da,doo ka yar tahay 5 sano sidoo kale waxaa ka hadlay Faarax cawil oo ah madaxa MHC-yada gobolka sool wakiilna ka ahaa Isuduwaha Wasaarada caafimaadka G.Sool isaga oo sheegay in dhamaan dadka ka soo qayb galay uu fariin ugu gudbinayo inay gaadhsiiyaan dad kale ee aan la socon ololaha maalmaha caafimaadka caruuta oo ka bilowday gobolka sool Agaasimaha waaxda adeega Faysal ismaaciil w.caafimaadka ayaa isuga ka hadlay siyasaada wasaaradu ka leedahay talaalka 6 cudur iyo olalha loogu magac daray maalmaha caafimaadka ee ka socda gobolada dalka Wasiiru dawlaha Kaluumaysiga Cabdi Xirsi mayerka Degtmada Laascaanood Axmed Awdaahir X.xassan Oday axmed Cabdi Xaabsade ayaa si isku mid ah uga hadlay shacabka iyagoo ku nool gobolka soolna kula taliyay inay xarumaha uu ka socdo olahan caafimaad ee balaadhan ay geeyaan caruurtooda waxaa sidoo kale halkaasi hadlay Cabdi khayre dirir oo ah Gudoomiyaha Ururka SCODA isaga oo sheegay in ururkoodo ka shaqeeyay wacyigelinta olohan caafimaad iskuna hawlay sidii dadka ku dhaqan gobolku ay caruurtooda u gayn lahayeen goobaaha ay diyaarka ku yihiin kooxaha caafimaadu ugu danbayntii waxaa shirka ka hadlay Wasiirka caafimaadka isagoo kula dardaarmay bulshada ku dhaqan gobolka sool inay kaa faa,iidaystaan ololaha ee maalmaha caafimaadka caruurta ee ka bilowday gobolka kana faa,iidaystaan xidhmada caafimaad ee la siinayo caruurta lka yar 5 sano wasiirka ayaa halkaasi ku siiyay talaalka dhibca ah ilma yar oo dhalay mid ka mid ah hawlwadeenada caafimaadka gobolka sool Xaga hoose ka Daawo Maqal iyo Muuqaal Video
-
54 Caruurtii Mudaharaaday Ee Laascaanood Oo Sanad Xadhig Ah Loo Gooyey
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Well done Somaliland -
Well done ciidanka qarranka The Somalilanddiid will be crushed.
-
Originally posted by Cowke: Yeah I saw that one garowe online lol. It's good to see Puntland is getting involved more in the international scene that would not be possible if abdullahi yusuf didn't introduce the federalism which I personally thing is the greatest system to be implemented in Somalia. If we would've of gone that route of jamac ali jamac today farole would not be standing there but only sharif :eek: How can you say that about the King Jamac cali jamac. shame on you cowke your a fake king
-
Hub Culus Oo Lagu Tuuray Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
Originally posted by Jacaylbaro: quote:Originally posted by Cowke: If the damn snm clan is behind this, they must pay heavy price. This is not the first time they have used south galkayo as launching pad to puntland. Meel kasta snm ba joogta -
The Council of Gonville and Caius College invite applications for Richard Darlington Studentships. These studentships have been endowed by the family of Richard Darlington and are intended to help gifted students from Somaliland universities to undertake postgraduate work at Cambridge. – Deadline:30th June 2010 They are open to candidates who are not already members of the College but who propose to register as graduate students in the University of Cambridge and follow an approved Master’s postgraduate course. The value of the Studentship will be determined after considering successful candidates’ income from any other sources. Students will be expected to apply for national or international studentships or other research awards for which they may be eligible, for example, awards from the Cambridge Trusts or CISS (Cambridge International Scholarships). Tenure of a studentship is conditional upon the elected Student having been accepted by the Board of Graduate Studies (BGS) for admission to the University. Application forms for admission to the University may be obtained from the Secretary, Board of Graduate Studies, 4 Mill Lane, Cambridge CB2 1RZ or http://www.admin.cam.ac.uk/offices/gradstud/. Candidates must be graduates of any university in Somaliland, or be about to graduate not later than August 2010. They will be expected to be of outstanding academic ability. The award of a Studentship may be conditional upon the candidate’s obtaining satisfactory results in his or her final degree examinations. Successful candidates will become members of the College, and will be expected to come into residence in October 2010. All successful candidates will have the right, if unmarried, to live in College accommodation during their first year of residence in Cambridge. Married students can usually be accommodated in a College flat. Application forms for Studentships are available from the Admissions Office, Gonville and Caius College, Cambridge CB2 1TA (Tel: +44 1223 332440, fax: +44 1223 332456, email: admissions@cai.cam.ac.uk). Alternatively, the form may be downloaded and printed from the web. The completed form should reach the Admissions Office by 30th June 2010, for entry in October 2010. In awarding the Studentship, first consideration will be given to candidates who nominate Gonville and Caius College as their College of first preference in their application to the Board of Graduate Studies. More information: Click Here
-
Dad dhaawac ah oo la keenay magaalada Laascaanood,iyo wararkii ugu danbeeyey ee xaalada Buuhoodle. Warkii 22-May-2010 iyo Qormadii: NEWS Waxaa la keenay isbitaalka magaalada Laascaanood dad dhaawac ah oo isugu jira askar ka tirsan ciidanka Somaliland iyo shacaba,iyada oo laga soo qaaday tuulooyinka hawdka u dhow degmada Widhwidh,dadkaas oo la keenay isbitaalka magaalada Laascaanood. Waxaa sidoo kale magaalada Widhwidh ka dhacay dagaal kooban oo mudo yar socdey,kaasoo keenay inay dhintaan ugu yaraan 5 qof oo ay ka mid yihiin odayaashii magaalada Widhwidh,iyadoo sidoo kale uu jiro dhaawac gaadhaya 4 qof oo la keenay isbitaalka Laascaanood,iyadoo marki danbe qof dumar ahi ay ku geeriyootay isbitaalka Laascaanood. Sida ay noo sheegeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Somaliland,waxaa meel u dhow degmada Widhwidh lagu rasaaseeyey ciidanka oo markaa iyagoo wata 2 gaadhi oo kolonyo ahaa, waxaana dhaawacmay ugu yaraan 3 askari oo ka tirsan ciidanka oo uu ka mid yahay sarkaal ka tirsan ciidanka oo lagu magacaabo Axmed Daahir,iyadoo dhaawaciisii la geeyey Burco,waxaana sidoo kale dad shacab ah oo dhaawac ah laga keenay dhinaca Widhwidh, Buuhoodle,ilaa tuulada Balihadhac,xaalada nabadgelyo ee deegaankaas ayaa aad u xun,waxaana ka jira dhaqdhaqaaq ciidan oo keenay barakac iyo dhibaato weyn oo saamayn ku yeelan doonta dadka degaankaas. Degmada Buuhoodle ayaa maanta degen,waxaana lala kala wareegay maxaabiistii itoobiyaanka ahayd ee halkaas lagu qabsaday,waxaana dhimashada dadka deegaanka ah soo gaadhay ugu yaraan 17 qof oo u badan dad shacab ah,dhinaca itoobiyana waxaa laga dilay ugu yaraan 3 askari,waxaana ciidanka dawlada itoobiya degen yihiin xaruntoodii ciidan ee ay horayba u degenaayeen. Lama oga talaabada ay qaadi doonaan ciidanka itoobiya oo soo xoojiyey ciiankii halkaas ka joogay,iyada oo la sheegayo inay isu diyaarinayaan inay halgalo kale fuliyaan. Waxaa weli ka maqan magaalada dadkii shacabka ahaa oo u qaxay tuulooyinka ku xeeran magaalada Buuhoodle,waxaaan weli xidhan badanaa ganacsigii magaalada. Degmada Widhwidh ayaa waxa ka taagan xaalad colaadeed,halkaas oo ay isku horfadhiyaan ciidan beeleedka SSC,iyo ciidanka Somaliland,iyadoo laga cabsi qabo inay dhacaan dagaalo lagu hoobto. Dhanka kale waxaa gudiga nabadgelyada ee Laascaanood ay xukumeen dad shacab ah oo xalay mudaharaad ku kala xidhay magaalada,iyadoo xalay la gubay taayiro iyo qashin badan wadada magaalada,iyadoo laga mudaharaadayey xasuuqa ay geysteen ciidanka cadowga itoobiya. Afnugaal News Desk. Contact:info@afnugaal.com C/kariim Ismaaciil
-
Waba la xidh xidhay sannad ba lugu xukumay Xadhig ah , Well done Mamuulka gobolka sool eeh Somaliland
-
Nafaqo.com
-
Somaliland: NEC delegation jets off for UK HARGEISA (SomalilandPress) — The spokesperson for the National Electoral Commission (NEC), Ahmed Mohamed Hirsi “Geele” has informed SomalilandPress that Ali-Khader Hassan Osman, the vice chairman of the NEC left for the United Kingdom on Friday May 21, 2010. The purpose of his visit to the United Kingdom is to review the voting cards that will be used in the Presidential election being held in Somaliland on the 26th of June, 2010. Mr Ahmed stated: “The NEC delegation departed yesterday for England in order to meet with the company contracted to provide the voting cards. Their intention is to directly oversee the printing process and to make sure the quality of their work is up to standard and that the voting cards cannot be reproduced or copied. On confirming this, the delegation will return to Somaliland with the voting cards in their possession.” The spokesperson also mentioned that the NEC has divided themselves into two groups. One responsible for the safe retrieval of the voting cards, and the other group responsible for the handing out of the voter ID cards. The delegation that went to the UK consists of Ali Khader Hassan Osman, Abdirahman Ismail Dehood (One of seven members of the NEC board), Mr. Khader (the legal advisor to the NEC). The spokesperson also asked SomalilandPress to congratulate all of the citizens of Somaliland for taking part peacefully in the voter registration process and also asked them to do the same on the actual election date. Abdiqani Husien Baynah Somalilandpress | Saturday, May 22, 2010
-
Originally posted by Cowke: Ina omar wa nin ictirafikiisa helay maxad ka rabta sxb? he got sick of sitting k'nan and maryan mursal joined the real world politics between jangeli and farole real politics of the tfg is traveling around the world with no credibility and with zero power in somalia good luck to ina oomaar.
-
Wasn't he supporting Somalia before?
-
Oo you mean Maxammad cabdilahi omaar kaasi ino ma tirsana lol
-
Originally posted by Cowke: Xaji, I deliver the pictorials lol. Go check the section sharif meets tfg, i just added pics of farole and finance minister of puntland in attendance!!!
-
Originally posted by Safa: ^ secure its borders? ya ni siistay horta? you need to stop that nonsense. SSC regions are part of Somalia. If Somaliland wants to get recognition they need to stick to their regions. Che you are right ethiopia is using us, divide and conquer ehh. Well put. I merely meant ethiopia is assisting somaliland in this current issue. So its not like ethiopia got there by chance or coincident. Sacad did you just say "base for alshabab"? we all know clearly that ssc regions have nothing to do with alshabab. Thats nothing but an old excuse to get foreign troops. And, you know that but clearly You will say anything that will assist you in your somaliland campaign even if it is calling your brothers in SSC terrorists. Sad case!!! salaam Are u sure about that Yesterday alshabaab send their hambalyo to Buhoodle
-
^^ is that the only picture
-
Maleeshiyada SNM Oo xasuuq Arxan Daro ah ka Gaystey Bali Hadhac, Sool
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
I am starting to like Riyaale and udub Day after day He is indeed a great leader. -
Maleeshiyada SNM Oo xasuuq Arxan Daro ah ka Gaystey Bali Hadhac, Sool
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
sxb i did not Celebrate i just Posted the latest news see the difference. But i do believe the so called group ssc are hijacking the people of buhoodle and using them as human shield. -
Maleeshiyada SNM Oo xasuuq Arxan Daro ah ka Gaystey Bali Hadhac, Sool
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
This is not true somaliland army would never kill innocent civilians, these Websites just love to spread hate between the people of Somaliland, thats their biggest aim -
Che lool casha cabdalle maxay u qabban karta, tfgidi baba wax jirin ah
-
Good news well done Ciidanka qarranka Somaliland.
-
Stuff and nonsense
-
Ethiopian troops cross border, clash with Somalis
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
Originally posted by Qudhac: xiin its been confirmed most soldeirs are actually ****. reerka maxaad ula hadli weydeen war reerku wa isku baha darawiish ha isku dirin Dabaqoodhiga wa isku qariyaan eh [ May 22, 2010, 12:52 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]