-
Content Count
29,829 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
haatu the guys name is rayaale not riyaale. xita magaca madaxweynahayga maad sixin.
-
Garaad soofe of Buhoodle: The Khuusuusi Must leave Buhoodle.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Qurba Jooga beesha SSC oo taageeray Baaqii Waxgaradka Gobolka Cayn(Buuhoodle). Warkii 06-Jun-2010 iyo Qormadii: NEWS Anaga oo ah odayaal iyo waxgaradka qurbajoogta ka soo jeeda degaanada Hawd, Cayn, Sool iyo Sanaag waxaanu si buuxda u taageeraynaa baaqii culimada, isimada, cuqaasha, odayaasha iyo waxgaradka dhulkaa u dhashay ay ka soo saareen magaalada Buuhoodle. Waxaanu odayaashaa ugu hambalyaynaynaa sida waxgaradnimada leh ee ay u fahmeen xaaladda foosha xun iyo colaadda lala damacsan yahay dhulkaa iyo dadka ku nool. Waxay odayaashaasi muujiyeen wanaagga iyo nabadda ay la jecel yihiin dadkooda iyo dalkooda. Waxaanu ku boorinaynaa in talada iyo hoggaanka beeshu ay ku soo noqoto gacantooda oo aanay u ogolaan in dad ujeedooyin khaldan lihi manjaxaabiyaan nabadda iyo xasiloonida ay sanadaha badan ku soo dhibaatoodeen. Waxaanu ugu baaqaynaa kuwa dhulkaa colaadda iyo qaska indha la’aanta ah kawadaa in ay dhegeystaan baaqaas isla markaana ay kala dhexbaxaan dhulka dadka nabbadidka ah ee ay soo khaldeen. Maanta dhulka darawisheed iyo dhulka Soomaaliyeed guud ahaanba loogama baahna colaad cusub oo iska horkeenta dadka walaalaha ah ee Soomaaliyeed. Waxaanu ugu danbeyntii ugu baaqaynaa maamulada iyo beelaha dhulkaa la deriska ahi inay xushmeeyaan xidhiidhka iyo nabad gelyada ka dhexaysa beelaha deriska ah ee walaalaha ah. Waxaanu u soo jeedinaynaa in ay odayaashaa kala shaqeeyaan sidii loo xoojin lahaa nabadda iyo deris wanaagga beelaha dhulkaa kuwada nool. Qurba Joogta Beesha darawisheed -
Originally posted by Haatu: quote:Originally posted by Che -Guevara: Unionists for Riyaale Unionists for Aabo Riyaale indeed Viva xisbiga midnimada Soomaaliyeed ee UDUB JB, dadkaas waxay ka cabsi qabaan the trigger happy soldiers standing behind the camera Baritoole hadu doorashada badiyoo Rayaale the seccessionist uun ha ugu yeedhina
-
God bless Somaliland and somalilanders for what they achieved
-
Garaad soofe of Buhoodle: The Khuusuusi Must leave Buhoodle.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Issimo iyo Cuqaal Baaq Kasoo Saaray Buuhoodle- Lasanod Online. Saturday, June 05, 2010 Buuhoodle,(Lasanod Online)- Kulan maanta ka dhacay magaalada Buhoodle oo ay isugu yimadeen issimo iyo cuqaal ka tirsan degaankaas, ayaa laga soo saaray go'aamo ah ay kamid yihiin, inay magaalada ka baxaan Issimo kasoo jeeda gobolka Sool. Isimada la sheegey inay isakaga baxaan degaanka Buhoodle ayaa waxaa ka mid ah Garaad Jaamac Garaad Cali, Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, Garaad cali Buraale iyo Ugaas Faarax Dheere. Isimada go'aankan soo saaray ayaa waxaa kamid ahaa Garaad Cabdilaahi Soofe iyo Garaad Saleebaan Buraale, iyo Suldaan Saciid. iyagoo sidoo kale kale sheegay in maamulka labaxay Somaliland ciidamdooda kala baxaan gobolka Sool. Afahyeenka Isimada go'aanka soo saaray Caaqil Maxamud Cumar Camey oo la hadlay Idacada BBC-da lanteeda Af-Somaliga ayaa sheegey in kulankaan ay u dhamaayeen Isimadii, cuqashii, ciidamadii iyo ganacsatadii u ahaa go'aankii kasoo baxay: 1- In gobolka Cayn dadweynihiisu nabad ku dhawaaqaan 2- In ciidamada Somaliland si deg deg ah gobolka Sool uga baxaan wada hadalna laga galo 3- In dawladda Ethiopia nabad galyo lagula noolaado 4- In Isimada iyo xubnaha la socda ku noqdaan meelaha ay ka yimaadeen Caaqilka oo la waydiiyey cidda ay la dagaalamayaan xubnahan magaalada yimi ayaa yidhi "Ma garanayo balse waxaan u maleynaya iney rabaan in Buuhoodle cadow kusoo hogamiyaan loona qabsado sidii Laascaanood." Caaqil Maxamud Cumar oo BBC waydiisay in Isimada iyo xubnaha la socdaa ee yimid Buhoodle wataan siyasada ah in gobolka Sool ka go' Puntland iyo Somaliland oo keligii meel istago, ayaa sheegey in taasi tahay midda la diidan yahay, feker ahaana ku kala fogyihiin. Magaalada Buhoodle ayaa waxaa ku sugan wafdiyo kala duwan, kuwaas oo ka socda Puntland, Somaliland iyo SSC, Isimdan iyo cuqaasha go'aanka soo saaray ayaa la sheegay inay yihiin kooxda u xaglisa siyaasadda Puntland. Waxaa nasiib daro ah in nin isin iyo caaqil *********** ahi maanta ka sheegto Buuhoodle Isimo kale oo SSC ah. kuna dhawaaqo deegaankooda(Laascaanod) horta ha soo xoreyeen. Caaqil Maxamud X. Cumar Camey hadaladaas uu BBC da ka yidhi ee cadowga reer SSC ku raaxaysanayo, munaasib kuma ahayn maqaamka Caaqil maxamuud.. bal dib ha isu dhegaysto waqti ay noqotoba.. siyaasada hadii laysku khilaafo maaha in tolnimada iyo dhaqanka lagu tunto. Halkan Ka Dhegayso Hadalkii Caaqil Maxamud Wariye: Fadumo M. Hassan Admin@lasanod.com Xafiiska Wararka Lasanod Online. Garoowe, Somalia -
Ma puntlanderska oo kaliya ba dawan kara?
-
Garaad soofe of Buhoodle: The Khuusuusi Must leave Buhoodle.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A khadar are you saying Maxamud xaji cumar camay is not a chief caaqil. Wa Caaqilki Buhoodle be ah. He is the most Important Clan elder after Garaad Cabdilahi Soofe. Garaadk Buhoodle., I think these 2 men just want peace for buhoodle and no dagaal. -
Abtigay faisal did very well today , War mala isaga ba madaxweyne noqon doona
-
Garaad soofe of Buhoodle: The Khuusuusi Must leave Buhoodle.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Rinji is the most hardcore darwiish Site. Khadar what about garaad soofe? -
Garaad soofe of Buhoodle: The Khuusuusi Must leave Buhoodle.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Khuusuusiga waleh dhibaata haysata Ma garaadki Darawishta ayaa maanta yidhi magaalada iga baxa. Garaadki Nugaaleed na Garowe babu fadhiya khuusuusiga ba wuxu ka waraysta Faroole Taxile. -
^^ Who ma habaarqabihi mudug.
-
Puntland VP Says Education Reform Is Victory. (PICS)
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
Nice pics especially this one -
Garaad soofe of Buhoodle: The Khuusuusi Must leave Buhoodle.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Garaad soofe duuraan is not a fan of the khuusuusi. he once gave an interview on bbc somali he was saying Shirka buuro wadal waxa lugu duminaya mamuul goboleedka puntland -
Garaad soofe of Buhoodle: The Khuusuusi Must leave Buhoodle.
Xaaji Xunjuf posted a topic in Politics
Isimo iyo Coqaal baaq ka soo saaray Buuhoodle Jun 05, 2010 SSC(Riinjinews)Baaqan ayaa waxaa si wada jir ah u soo saaray Garaad Cabdilahi Soofe,Suldan Siciid Cisman,Garaad Suleman Buraale iyo Caaqil Maxamuud Xaji Camey Baaqan ayaa ku wajahnaa saddex qolo oo kala ah Hogaanka SSC ,Somailand iyo Dawlada Itoobiya:- Baaqan ayaa sidan u qornaa in Isimada soo gaadhey Buuhoodle ay ka baxaan Buuhoodle ,sidoo kale Somaliand ay kala hadli doonana sidii ay uga wada hadi ahaayeen in ay ka baxaan SSC Iyo Dawlada Itoobiya oo ay baaq u dirayaan nabad ah. Baaqan aya waxaa BBCda ka akhriyey Caaqil Maxamuud Xaji Camey oo si aan xushmad lahayn hadalo ugu yidhi Isimada Qaarkood iyo Hogaanka SSC,Caaqil Maxamuud Xaji Camey ayaa ah Coqaasha xoogaaga sandareerada ah ka qaata Puntland waxaana maanta shacabka Buuhoodle u cadeeyey aragtidiisii qarsoonayd ee ku salaysnayd Maamulka Puntland ee hagardamada la **** socda Shacabka SSC. Isimadan iyo Coqaashan ayaa ka soo horjeeda Hogaankan SSC Iyo Dib u xoraynta SSC,Garaad Cabdilahi Soofe,Suldan Siciid Cisman,Garaad Suleman Buraale ayaa iyagu ahaa Isimadii ka soo kacay gogoshii Shirkii Buuro wadal halkaasi oo ay maanta carqalada iyo kaa daadin ay ka wadan Magaalada Buuhoodle. -
Somaliland Kulmiye Campaign Day Pics Videos.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
More pictures of gabiley and wajaale -
Somaliland Kulmiye Campaign Day Pics Videos.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
More pictures of Gabiley and wajaale -
NGGONE why , Dont u want change for the country new leadership with a new vision. I think These ex udub guys will be just used By kulmiye to get votes The Clan Card because these People in Somaliland support Individuals based on clan . But when they win the elections, Kulmiye will get rid of all these ex udub Members. mark my words.
-
Somaliland Kulmiye Campaign Day Pics Videos.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Reer burco video Lama kala hadhin -
i see he is the king of Bosaaso. But tell me cowke where did Silanyo and the king meet.
-
oo halku joogay marko hore , ma boqorki Puntland ba boqorkani i thought boqorku was tuute muuse, i could be wrong
-
Somaliland Kulmiye Campaign Day Pics Videos.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Oodweyne: ^^Good showing, for Kulmiye party, across the board, indeed. Now, lets have lastly, the Ucid party, as well, so that we can "gauge" with an educated estimates, as to the merits of popular support in the street level that each party seems to command, in turn... Yeah tomorrow Its faisal cali waraabe and ucids big day People underestimate Ucids ability in politics , But we will see tomorrow Faisal the wadani -
Somaliland Kulmiye Campaign Day Pics Videos.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Mr Koonfurian dhegeyso Isbedelka somaliland iyo Hormarinta somaliland iyo madaxda somaliland inta ba somalilanderska u codeynaya kii ay jecelyihin aya dabaq dheer koraya oo dalka mamuulaya cadaalaad iyo sinaan hormarinaya just the same way u daahir riyaale 8 sanno ku haye just the way ina cigaal u so hayey , adigu worry about faroole oo fara taag lugu so doortay eeh badda is baraada u dhigtay , marna sh dalxiis u dhoola cadeya marna cumar buur u dhola cadeyaa. Marku is garan waya na donald payne mooda obama -
Somaliland Kulmiye Campaign Day Pics Videos.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Kulmiye Hargeisa the Garden of liberty (Beerta Xoriyada) Burco Togdheer -
Somaliland Kulmiye Campaign Day Pics Videos.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Kulmiye Hargeisa the Garden of liberty (Beerta Xoriyada) Madaxda saree ee xisbiga Kulmiye ooqudbado kala duwan ka jeediyay goobta ayaa dhamaaan sheegay in dawlada talada haysa ee UDUB lasoo arkay dhamaan waxa ay qabteen ,,isla markaana hada loo baahan yahay isbedel wayn,waxaany sheegeen hadii talada ay qabtaan si cad wax uga qaban doonaan dhamaan adeegga bulshada ee baaba’san maanta sida :caafimaadka, waxbarashada,dhaqaalaha iyo adeegga guud ee bulshada oo ay dawladu dayacday intii talada dalka haystay. Xsibiga Kulmiye oo maanta si wayn iskugu soo baxay fagaaraha xoriyada ee magaalada Hargeysa ayaa umuuqda mid kabsaday taageerayaal horleh halka saaka magaaladu ku waa bariisatay calamada xisbiga Kulmiye oo ka lulmayaa dhamaaan goobaha muhiimka ah eemagaalada Hargeisa . Sidookale waxa dhamaan isku soo bax balaadhan ka dhacay dhamaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland. Warar Faahfaahsan kalasoco wararkeena danbe ee Gabileynews