Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,829
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. ^^^What about sheikh dalxiis who visits adis ababa more then he visits villa Somalia
  2. The peace loving people from eastern sool and Buhoodle want to participate and take part of the democracy of their country Somaliland and give their vote on 26 June 2010. They don’t want to be hijacked and used as human shield in their own land By some clan fanatics from the Diaspora.
  3. Well done Somaliland forces in the hawd regions, these nabbadiids will be smoked out
  4. quote from New York Times Radical as this idea may sound, it is not without precedent. Undemocratic Taiwan was derecognized by most of the world in the 1970s (as the corollary of recognizing Beijing). This loss of recognition led the ruling Kuomintang party to adopt new policies in search of domestic support. The regime liberalized the economy, legalized opposition groups, abolished martial law, organized elections and even issued an apology to the Taiwanese people for past misrule, eventually turning the country into a fast-growing, vibrant democracy. In Africa, similarly, the unrecognized, breakaway state of Somaliland provides its citizens with relative peace and democracy, offering a striking counterpoint to the violence and misery of neighboring sovereign Somalia. It was in part the absence of recognition that forced the leaders of the Somali National Movement in the early ’90s to strike a bargain with local clan elders and create legitimate participatory institutions in Somaliland http://www.nytimes.com/2010/06/12/opinion/12englebert.html
  5. So you think this sheikh attam guy is behind it he hides Upon the hills of galgala, How big is his Militia and do you really think xisbal xasuuq has a sleeping cell inside Bossaaso. Any way i think Maybe the Pis is behind it
  6. ^^ Who do you think is behind this Attack
  7. Xeer Ilaaliyaha guud ee Puntland Oo Ka hadlay Dilkii loo gaystay Cali Jaamac Qalas. June 12, 2010 Max’ed Xasan Aw-Cismaan oo ah Xeer Ilaaliya guud ee Puntland ayaa ka hadlay dilkii maanta loo gaystay Col.Cali Jaamac Qalas oo ah ku xigeenkii xeer ilaaliyaha Maxakamada darajada 1-aad ee Magaalada Boosaaso isaga oo ku sugan Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland. Waxaa uu sheegay in wax aad looga naxo ay tahay dilka foosha xumaa ee loo gaystay Col.Cali Jaamac Qalas kaasi oo ay maanta kooxa hubaysan ay ku dileen meel wax yar u jirata suuqa weyn ee Magaalada Boosaaso. Waxaa uu intaasi ku daray in kooxihii falkaasi ka danbeeyey ay Dawlada Puntland ku raad joogto,isagoona rajo ka muujiyey in dawladdu ay goor dhow gacanta ku soo dhigi doonto. Xeer Ilaaliyaha guud ee Puntland ayaa ku sababeeyey dilka Marxuumka in ay tahay mid daah uu saaran yahay,waxaana uu xusay in aysan garan karin sababta dhabta ah ee ka danbeysa dilka loo gaystay allaha ha u naxariistee Col.Cali Jaamac Qalas. Mar ay Horseed Media weydiisay dhaliil uu soo jeediyey mid ka mid Abuukaatayasha Maxkamada darajada 1-aad ee Magaalada Boosaaso xili uu u waramayey Idaacada VOA-da laanteeda afka Soomaaliga kaasi oo sheegay in dawladu ay ka gaabisay sugida amaanka Hay’adaha garsoorka Puntland ayaa waxa uu sheegay in arimahaasi ay kala hadleen Maamulka Puntland isla markaana ay wadeen ajande ay kala hadleen Maamulka una gudbiyeen Mas’uuliyiinta Dawlada Puntland. Max’ed Aw-Cismaan ayaa sheegay in dilka loo gaystay Max’ed Cali Jaamac uusan hakad gelin doonin shaqada garsoorka,waxaana uu carabaabay in aysan jirin wax cabsi ah oo soo wajahday xiligaan Hay’adaha garsoorka Puntland. “……Waa wax laga xumaado in qof dharaar cad wax dilay uu baxsado aysan jirin qof ku sheegaya,arintaani waa wax soo noq noqotay,waxaan ugu baaqaya shacabka Puntland iska qabtaan kooxaha qas wadayaasha ah eek u dhex dhuumanaya….” Ayuu yir. Ugu danbeyntii Xeer Ilaaliyaha guud ee Puntland waxa uu tacsi u diray eheladii,qaraabadii iyo shabweynaha Puntland ee uu ka geeriyooday Allaha ha u naxariistee Xeer Ilaaliye ku xigeenkii hore ee Maxkamada darajada 1-aad ee Magaalada Boosaaso Cali jaamac Qalas in samir iyo Iimaan ilaahay ka siiyo. C/qani C/laahi Cabdi Horseed Media Boosaaso
  8. Xeer Ilaaliyaha Maxkamada Bosaso oo la diley 12 Jun 12, 2010 - 4:41:37 AM Waxaa maanta 12.06.2010 duhurnimadii bartamaha magaalada Bosaso lagu toogtey Xeer Ilaaliye ku-xigeenkii Maxkamada darajada koowaad ee Bosaso islamarkaana ahaa guddoomiyaha Maxakamada Cali Jaamac Qalas. Xeer Ilaliyahan la diley ayaa labadan xil u ahaa ku-sime kadib markii Madaxweynaha Puntland horey xubno looga badaley garsoorka Puntland. Dhinaca kale Cali Jaamac Qalas ayaa ka tirsnaa ciidamada dambi baarista Puntland CID balse xilalkaan u sii qabtey KMG ahaan. Alaha u Naxariiste wararka ayaa intaas ku daraya in Xeer ilaliyaha waqtiga la diley uu kasoo baxey maxakamada kadib-na 3 nin oo dabley ah la beegsadeen rasaas iyadoo ay weheliyeen markaas ilaaladiisa gaarka ah kuwaasoo ku dhaacmay rasaastaan. Goobta dilka ka dhacey ayaa u dhoweyd suuqa sarifka lacagaha ee Bosaso kasoo tacshiiradii halkas ka dhacdey ay sidoo kale wararku shegayan ay ku dhaawacmeen labo nin oo ganacsato ah. Lama oga kooxaha dilka gaystey balse waxaa jirey dilal horey uga dhacey Puntland gaar ahaan magalada Bosaso kuwaasoo lala beegsadey saraakiil ka tirsan dowladda. Dhinaca kale wararka ayaa sheegaya in dilkaan yimid xilli ciidamada amniga Puntland xirxireen dad lagu tuhun sanyahay iney ka dambeyan dilalkaan kuwaasoo lalo beegsado dadka wax ku oolka ah ee gobolka. Dilalkaan gaadmada ah oo ka dhici jirey magaalooyinka waaweyn ee Puntland ayaa wayadaan dambe hoos u dhacey madaama ciidamada amniga howlgalo balaaran ku qaadeen dadka gaysta falal dambiyeed-yadaan. GAROWE ONLINE
  9. Ku xigeenkii Xeer Ilaaliyaha Maxkamada Boosaaso Oo La Dilay- Lasanod Online. Saturday, June 12, 2010 Qof la dilay- Sawir kayd ah. Boosaaso,(Lasanod Online)- Kooxo Bastoolado ku hubaysan ayaa duhurnimadii maanta toogasho ku dishay ku xigeenkii Xeer Ilaaliyaha Maxkamada Boosaaso. Kooxdan oo aan la garan ayaa duhurnimadii maanta Gudaha Suuqa Sarifka Boosaaso ku dishay ku xigeenkii Xeer Ilaaliyaha oo ay la beegsadeen Bistoolad. Allaha u Naxariistee Col. Cali Jaamac Qalas ayaa waxaa toogtay Saddex dhalinyara ah xilli uu ku sugnaa Suuqa Sarifka bartamaha Magaalada Boosaaso, kooxda falka geysatay ayaa baxsaday oo ku dhuuntay shacabka dhexdiisa. Raga dilay Masuulkan ayaa la sheegayaa in ay la begsadeen rasaas faro badan Marxuumka, ka dibna ay ka carareen goobta ay dilka ku geuysteen oo ahayd meel suuq ah. Col. Cali Jaamac Qalas ayaa maydkiisa waxaa goobtaka qaaday Ciidanka Booliiska oo markiiba yimid goobta dilka uu ka dhacay. Wax war ah kama soo saarin maamulka Puntland iyo Saraakiisha gobolku dilkan masuulkan, waxaana gudaha Boosaaso ay Booliiska ka samaynayeen howlgal ay ku baadi goobayaan Kooxdii dilka geysatay. Wariye: Fadumo M. Hassan Admin@lasanod.com Xafiiska Wararka Lasanod Online. Garoowe, Somalia
  10. ^^ Dont ask him hard questions hadi kale wa inu suaalahaas khuusuusiga so weydiyo
  11. ^Somalia And Somaliland are better of with out Siyaad bare and the Marxist regime.
  12. muj xassan kayd may allah bless his soul
  13. Cowke that was just an example There are millions of projects Similair to that one, any how why are you Comparing a pirate Clan state To a country , but its good if it motivates our little pirates in the east
  14. As usual you are Totally misinformed , if the pirate state habarti dhuusta ba ,eeh guri yar meel ka taagta xadhig ka jarranoo ay madaxda budhcad badeedku ka so qeyb gallan dee adeer dunida sida uma shaqeyso Here are some recent projects of somaliland , Xadhiga laga jaray
  15. Che wa nin jecel inu dhiiga xammar ka socda inu sii daatto. isna inu Maraykan dollarkisa ku cunno, thats very sad the poor koonfurians need peace and you want them to have war for what., Xaglajiifiye na iyagu miciin mooday laakin isaga uun ba dhawaac isi soo gaadhsiyey
  16. Originally posted by Che -Guevara: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: Well they hold gatherings with The islamist in koonfuria , what does that tell you. That tells you Soomaali xalaal ah iney yihiin Xalaal maha wa irhaabiyin shacabka maatada somalida laayaa, markay dhiiga ummada na ku dabashan bay yidhahaan allah akbar. ma waxasa xalaal ah? Xaglajiifiye na kuwaasu la shira :rolleyes:
  17. Well they hold gatherings with The islamist in koonfuria , what does that tell you.
  18. Written by AFP Jun 11, 2010 at 07:51 AM Hargeysa,(QRN) - Somaliland police arrested 11 people in possession of firearms and explosives on Thursday in the breakaway republic but lost one officer killed in the raid, a spokesperson said. "They had explosives and other materials that are used for bomb making. There were seven men and four women with the hallmark of trouble makers," the spokesperson for the police force in Burao where the raid took place told journalists. "The material was for suicide attacks; some of the arrested are suspected to be potential suicide bombers," he said, adding that police "were following the group after tips from local people". Those arrested attempted to resist when police launched their raid. An exchange of gunfire ensued in which one police officer was killed and two others wounded, the spokesperson said. Burao is the second-largest city in Somaliland, which broke away from the rest of Somalia in May 1991 but has not yet been recognised by the outside world. Somaliland has scheduled June 26 as the date for presidential elections, already postponed three times since 2008. A recent internal UN report, a copy of which was seen by AFP, said there was a risk of suicide attacks on hotels or other buildings housing international observers monitoring the June 26 elections. The report also spoke of the recent arrival in Somaliland of nine young men trained by the Shebaab to carry out suicide attacks. In October 2008, 24 people, including UN staff, were killed in Hargeysa in a suicide attack for which the Shebaab claimed responsibility. - AFP
  19. Video of today laascanood http://www.youtube.com/watch?v=vuerINIG_Hs&feature=player_embedded#!
  20. oo ya temperary situtionka horta ku galiiye Situtationkani aad babu idinku fiicanyahay
  21. Waa dagaalkii ugu xumaa oo ka dhaca Magaalaad Burco laga soo bilaabo sanadihii sagaashameeyadee oo mar beelaha deegaankaasi isku dagaaleen habar habar, wakhtiga Dagaalku uu ku soo beegmay oo xasaasi ah ayaa iyaduna sii hurin doonta xiisada colaadeed maadaama lagu jiro ololihii Doorashda Madaxtinimada Maamulka la magacbaxay Somaliland. Loool these guys are not Serious, So one policeguy got killed Equals To A civil war
  22. ^^All koonfurians Love our president they wish they had some one like him Ruling Them , But unfortunately They have sh dalxis lol
  23. Originally posted by Haatu: A tactic by Riyaale to cling on to power. Nothing else. God bless our president Mudane riyaale , this irhaabis will be Karbaashed hard
  24. Originally posted by Jacaylbaro: Waar he is asking you why "you" don't claim Wardheer like you are claiming Sool ........... it is a simple question if u can give "him" a simple answer ... Maqaalku cowke qoray manaad akhryihin wa report dhan