-
Content Count
29,829 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Waving Somali Blue Flag Performance in South Africa
Xaaji Xunjuf replied to NASSIR's topic in Politics
Kaynanow wiil codkiisa lugu ciyaarow Calanki laga cawday kor u qaadow Africaanki cawaanka aha eeh Cawlnayow Maantaad caradiina naga coleysateenow Oo calan Cidii lahayd la garan wa yayow. -
Warar Sheegaya in uu Geeriyoodey Sarkaalkii dadka ku Xasuuqay B/Hadhac
Xaaji Xunjuf replied to Duufaan's topic in Politics
qolladi khuusuusiga ma waxa ka so hadhay . ilahoow Sarkaal qarran dill -
Warar Sheegaya in uu Geeriyoodey Sarkaalkii dadka ku Xasuuqay B/Hadhac
Xaaji Xunjuf replied to Duufaan's topic in Politics
qolladi khuusuusiga ma waxa ka so hadhay . ilahoow Sarkaal qarran dill -
Baarlamaanka Puntland oo maanta ka doodaya in la mamnuuco jabhada SSC,iyo Faroole oo ka hadlay. Warkii 15-Jun-2010 iyo Qormadii: NEWS Fadhi ay maanta yeesheen golaha baarlamaanka Puntland ayaa waxa maanta lagaga dooday arimo dhowr ah oo ay ka mid tahay arinta ka taagan gobolada SSC oo ay colaadi ka taagan tahay,waxaana hadal dheer oo faroole halkaas ka jeediyey uu dhaliil weyn u soo jeediyey jabhadaas oo uu ku tilmaamay inay qas ka wado Puntland. Kulankii maanta oo ay fadhiyeen 49 xildhibaan ayaa waxa shir gudoominayey Cabdrashiid Maxamed Xirsi Madaxweyne Faroole ayaa sheegay in dhibaatadii halkaas ka dhacday ay masuuliyadeeda leedahay waxa uu ugu yeedhay qolayaha "Jar iska xoorka ah",oo jabhadda SSC oo uu ku tilmaamay mid aan sharci ahayn oo doonaysa inay qalalaase ka oogto gobolka oo dhan iyagoo marmarsiyo ka dhiganaya xoraynta Laas caanood,oo ah miday dhaqaale kaga urursanayaan qurbajoogta aan la socon waxa wadankooda ka socda. Kalfadhiga baarlamaanka oo ah kii 24-aad ayaa waxa kale oo Faroole sheegay in jabhada SSC ay mamnuc ka tahay Puntland. "Dhibaataa ka dhacday Wirwir iyo Buuhoodle,dhibaatada dhinaca Itoobiya iyada waa ka daba tegeynaa si hantidii loo soo cesho,wafti tegey oo naga horeeyaana waa jiraa, waxaana danbigaas iska leh maamulka Somaliland iyo Jabhada SSC oo ah jabhad aan sharci ahayn,oo aan anigu meel ay wax u wado aanan garanayn,oo doonaysa inay faraha ka bixiso amaanka gobolka oo dhan,mana taageersanin,dadka ku jiraana nagama mid ah,xoreynta Laascaano cidna uma wakiilan iyada,waxaa xilkeedu saaran yahay xukuumada Puntland,amaanka in la sugo jabhadana aanay ka qayb qaadan arinkaas"sidaas waxaa baarlamaaka Puntland ka hor yidhi madaxweynaha Puntland C/raxmaan faroole. Baarlamaanka Puntland ayaa la filayaa inay soo saaraan go'aan ka dhan ah jabhada SSC,taasoo maanta laga doodayo maanta,oo la filayo in la soo saaro go'aan ah in la mamnuuco jabhadaas. Faroole ayaa mar uu shir jaraa'id ku qabtay magaalada Garoowe waxa uu si weyn u dhaliilay hogaanka SSC oo ah hogaan ay doorteen dadka SSC,taasoo uu ku tilmaamay inay la mid tahay caarada dabka isku tuurta ee loo yaqaano ODAY GEELII BA'AY AMA CALI GEELII BA'AY siduu u sheegay Faroole.
-
Islamists Kill People for Watching the World Cup
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
I bet godane was watching Portugal versus ivory coast today -
Islamists Kill People for Watching the World Cup
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
It’s very sad for the koonfurians that the so called islamists don’t let them watch the world cup Games. And is also unfortunate that some of the people lost their lives -
Originally posted by Che -Guevara: quote: Ethiopia owns all of us Maskiin @ Ethiopia owns all of us
-
You know I am telling the truth
-
garowe online news always goes to allafrica.com and garoweonline has even been interviewed on cnn Garoweonline is probably one of our most unreliable news
-
According to cowke Somaliland websites are not reliable sources but puntland sources are reliable when the subject is Somaliland, the irony , pirates just watch how a real democratic country goes to the ballot box.
-
Nothing sensible comes out of these guys lately darawiish baanu ahayn blabla, Somali banu cashaaqnay , Dhulkayagi waxa haysta reero kale , dadkani afkoodu iyo dhagahoodu isma maqlan , Diibu xoreyn ba jirta, oo yaad yaad ka xoreynaysa Somali , oo yaad cashaqday Somali., Maxaad dooneysiin , ssc oo wamaxay ssc wa reer , oo reerkaasi muxu doonaya, inu dhulka nabbada ah gubbo. Oo sidu ku heleya taa inu qurba jooga lacag ka ururiyo iyo dumarka na yidha dahabkina iibiya.
-
Their aim is an counter attack on the Khuusuusi because of the clan Competition, on the other hand the nsum are a group of Diaspora members , You know the meeting in Nairobi in 2009 Ama shirki Horseed. The nsum were behind the organization From the beginning they felt Xaglajifiye the Nurse From ohio. took their opportunity To lead beesha. And now they write calacaal articles from abroad
-
NSUM waxa u madax ah qolada garaad selebaan , khuusuusiga na waxa sameyey garaad jamac iyo xaglajifiye waxa tageera garaad jamac garaad cali. Wuxu wa iska reer miye , Ma nimanki yidhi ciidanka qarranka somaliland iyo tiknikada somaliland waxanu kaga hor tagayna fardihi darawiishta
-
Salaadiinta Subeer Awal Oo Go’aamiyay In Beeshu Taageero Buuxda Siiso Xisbiga Kulmiye Hargeysa, June 14, 2010 (Haatuf)-Salaadiinta beelaha Subeer Awal ayaa si buuxda u go’aamiyay in beeshu taageeradeedii isugu geyso xisbiga ugu weyn mucaaridka ee Kulmiye. Suldaanka Guud ee beelaha Subeer Awal, Suldaan Xasan Suldaan C/laahi suldaan C/raxmaan ayaa shaaca ka qaaday in kaddib shirar isdaba joog ah oo ay yeelanayeen salaadiinta beelaha Habar Awal ay u arkeen marxalada haatan dalku marayo inuu ka saari karo, isla markaana lagu aamini karo xisbiga Kulmiye ee uu u sharaxan yahay Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ay ku tilmaameen inuu yahay ruug cadaa siyaasi ah. Suldaan Xasan Suldaan C/laahi suldaan C/raxmaan oo xalay u waramayay idaacada madaxa banaan ee Radio Horyaal ayaa waxa hadaladiisii ka mid ahaa “ imika waxaan kaala hadlayaa daarta beelaha Subeer Awal ee Hargeysa, halkaasoo uu ka socday shir salaadiinta beeshu ku jireen muddo saddex bilood ah oo ay beeshu kaga tashanaysay aayaheeda iyo guud ahaanba aayaha dalka, markaa shirkaasi meel fiican oo qurux badan ayuu biyo dhigay oo axaabta iyo cid waliba ogtahay, markaa waxanu isugu yeedhnay tusmooyinkii beeshu ka koobnayd min bari ilaa galbeed halkaas oo aanu ku raadinaynay xogta dhabta ah ee beesha, go’aamo wanaagsanina way ka soo baxeen, taas oo la isku raacay in maanta dalku isbedel u baahan yahay marxaladana uu inaga saari karayo xisbiga Kulmiye ee uu hogaamiyo, islamarkaana uu musharaxa madaxweyne yahay Mujaahidka ruug cadaaga ah ee Axmed Siilaanyo”. Ayuu yidhi Suldaan Xasan. Waxanu intaa ku daray in shirarka socday mudada 3-da bilooda inay u dhamaayeen salaadiinta beelaha Subeer Awal. Ugu dambeyntii waxa uu suldaanku sheegay in beelaha Subeer Awal horena Kulmiye aasaaskii uga qayb qaadatay kana tirsaneyd isla markaana labada xisbi ee kale ku kala jirtay balse haatan go’aan ku gaadhay beeshu inay taageeradeedii isugu geyso xisbiga Kulmiye. Source haatuf.com
-
Waving Somali Blue Flag Performance in South Africa
Xaaji Xunjuf replied to NASSIR's topic in Politics
hadana anigu calankooda aad baban u tageeray idinku idin matala baan yidhi ma intasa la igu haysta lol -
Somaliland police arrest four suspected terrorists
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
oo teroristka maxa xaal loo siinaya. terorista xabsi ba la siiyaa iyo xahdig dheer. -
Gudoomiyihii Hore ee Jaaliyadda Minnesota Oo Leexsaday lacag Ay Leedahay SSC- Lasanod Online. Monday, June 14, 2010 Sawir kayd ah. Minneapolis,(Lasanod Online)- Waxay shabakada Boocame heshay xogo lagu kalsoonyahay oo xaqiiq ah, kuwaasoo majaxaabinaya isku duubnida dadka SSC. Waxaan horay u soo bandhignay inaanu hayno sir ku saabsan dhaqaalo la ururiyey ama hantida Dadweynaha SSC oo loo leexiyey meelo aan munaasib ku ahayn ama aan la isla ogayn, iyadoo ujeedada ka danbaysa ay tahay burburka iyo khal khal galinta ssc iyo masuuliyad darro in si xisaabtan laaana loo isticmaalo xoolaha dad waynaha. Dhaqaalahan oo laga dhacay Gobolka Minnesota khaasatan MNPLS ayaa waxaa laga qaaday shacabka haween iyo ragba ee gobolka MN. waxaana dhaqaalahan ururinayey sida ay shabakadu heshay guddi u khaasa ah,waxaa kaloo shabakadu heshay in dhaqaalahaasi mid la mid ah ay ururinayeen shacabka reer puntland ee MNPLS taasoo lagu hagaajineyey guddoomiyihii hore gobolka Minnesota . Dhaqaalahaasi muu galin gacanta dadka u ololeeya SSC ama ku shaqeeya falantariga ah ee ka jira carriga maraykanka. waxaa laga ururiyey oo kaliya mnpls ama mn, waxaana laga reebay xisaab xidhkii markii lala xisaabtamayey guddoomiyaha sida aan ku helay ilo xogogaal ah oo ahaa kuwii noo sheegay in dhaqaalo la leexiyey oo ladaba marteeyey xitaa guddigii lashaqaynayey. kadib marakan baadhitaan ku samaynay,mana galin jeebkii guddiga mnpls waxaana leexsaday nin gaar ah oo ah guddoomiyihii hore ee gobolka MN. Waxaa kaloo jira sida ay shabakaddu heshay dhaqaalo gaar ah oo laga qaaday shaqsiyaad ka soo jeeda dadka reer puntland ee Maraykanka khaasatan gobolka Minnessota sida ay shabakadu ku heshay ilo xogogaal ah oo ku sugan carriga maraykanka Minnesota. Waxaa hadaba sabtidii hore ee ay taariikhdu ahayd juun 5 nalagu soo wargaliyey inan la socono dhaqaalo laga soo diray gobolka Minnesota oo ay lahaayeen shacabka ssc ama loo ururiyey SSC, kaasoo uu guddoomiyihii hore ee magaalada mnpls Faarax Mire Kalce- oo hada ku nool gobolka Minnessota horena ugu noolaan jiray Talyaaniga iyo Dalka Kanada, uu lacag dhan tobon kun oo doolar $10.000 tobon kun oo doolar, inuu ka diray xawilaadda tawakal express, waxaana ku qornaa mudane Faarax Mire Kalce goddoomiyihii hore ee Gobolka Minnessota. Waxaana naloo soo sheegay si aanu ula socono in dhaqaalahaas gaadhaya $10.000 tobon kun oo doolar oo lagu soo diray xawilaadda tawakal expresss,iyadoo uu ku qoran yahay magaca Faarax Mire Kalce ama Faarax Ahmed Maxamed oo ahaa guddoomiyihii hore ee jaaliyadda SSC MNPLS sida naloo gudbiyey. Waxaana loo wareejiyey Xawaalada kaah, lacagtaas oo loo diray magaalada boocame. Waxay tahay tobonkun,waxaa laga qaaday sadeex kun oo doolarka maraykanka ah.3.000../Markay gaadhay degmada boocame. labo kun 2.000 waxaa looga qaaday doolar ahaan. 1000 kun doolarna waxaa loo qaaday cash ahaan. Waxayna hadda taalaa xawilaada boocame caawa oo ay noo tahay Axad ama soo galayso isniin waxay kusugan tahay, ama taalaa $7000 kun oo doolar oo hantidii ssc dadwaynaha reer mnpls ee carriga maraykanka, waxaana soo dirihu sida aan ku aragnay xawillaada ku xusan magaca oday Faarax Maxamed Ahmed ama Faaarax Mire Kalce oo ahaa gudoomiyihii hore jaaliaydda ssc. Dhaqaalahan waxaa la soo diray sabtidii la soo dhaafay ama shantii juun,waxaana lagudiray xawilaadda tawakal express ee Minneapolis qayb ka mid ah ama laan ka mid ah, waxaana markiiba naloo soo diray Akhbaar si aan ula socono dhaqaalahaas ,waxaana lana soo siiyey magaca qofka ay ku qoran tahay sida ku cad ama sare ku xusan. Xigasho: Boocame Wariye: Abdiqadir M. Cali admin@lasanod.com Xafiiska Wararka Lasanod Online.Muqdisho, Somalia
-
loool@another JNM, these guys were never serious to begin with . so the former chairman of Minneapolis, eeh gudi ku sheega khusuusiga ayaa lacagti Meel ku aastay , easy money making weye. It’s a nice idea set up a cyber clan state ,and collect money.
-
Waving Somali Blue Flag Performance in South Africa
Xaaji Xunjuf replied to NASSIR's topic in Politics
That flag lost its true meaning , it used to symbolize The greater Somali State Including Nfd The Ogdan region and The rep of Somaliland and the rep of Djibouti , it no longer symbolize that, How ever I think that flag gives koonfurians strength and hope to find a solution for their country in this hard time, and If knaan waves it its his flag he should do so. -
HARGEISA (Somalilandpress) — Gabiley police on Sunday afternoon arrested four suspects believed to have links with a terrorist network in Somalia. Two men and two women traveling in a 4×4 vehicle on their way to the capital after crossing the border from Ethiopia via Wajale were taken into custody by the police in the farming town of Gabiley. The police said the four suspects are native of Somalia and had left Ethiopia’s capital, Addis Ababa, and were on their way to Hargeisa to carry out attacks. According to a source close to the police, the police recovered bomb making materials in one of the lady’s luggage bags. The incident comes days after a deadly-raid in a house in Somaliland’s second-largest city of Burao that left a senior policeman dead and two more wounded. The police arrested eleven terror suspects including four women and recovered materials for suicide attacks. The suspects have been taken to Mandeera prison and await for their trials (see Somaliland cops arrest ‘bombers’). Somaliland suspects Somalia’s terrorist network Al-shabab and other groups want to destabilise the country ahead of the presidential elections that is scheduled for June 26. Meanwhile, the counter-terror intelligence agency, the Criminal Investigation Department (CID) is under scrutiny for failing to foresee the terrorist threats and there are reports the head of the department, Mr Abdi Aideed is currently in Addis Ababa for a personal trip. More Somalilanders are beginning to question the intelligence gathering of the CID and feel they are not doing enough and should be replaced. While others have expressed angered towards the head of the intelligence and can not understand how he could be on a holiday during a crucial time in the country. Photo: Gabiley during political campaigns (GaibleyNews) Somalilandpress | Monday, June 14, 2010
-
Madaxa Hoggaanka SSC Saleeban Cise Axmed oo Waraysi Siisyey BBC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
When we capture him , what will you say next Capture abdisamad the vp of puntland. xaladii markay dhinac na u dhici weyday waxay laga so dayey car na qabsada -
Cowke I told you it was an inside job
-
Madaxa Hoggaanka SSC Saleeban Cise Axmed oo Waraysi Siisyey BBC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Xaglajiifiye the so called failed politician , and now the self styled terrorist leader of a non existing clan cyber fiefdom