-
Content Count
29,829 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
B reaking News UDUB losing the plot... two ministers Resign.....
Xaaji Xunjuf replied to Qudhac's topic in Politics
Excellent news do you have a source though wasiirka madaxtooyada ma kii ina cadaani mooga . ki rayaale noloshida badbadiye 2008 qaraxyadi hargeisa -
Reuters: Refugees in Somaliland angry at status change
Xaaji Xunjuf replied to Chief_Aaqil's topic in Politics
raggu wa shaah dumarkuna wa sheeko -
Originally posted by Che -Guevara: ^How so? Faisal and ucid are very popular in Somaliland, Most of the people want change and are tired of udub , also udub is getting to comfortable with the presidential seat. Lots of voters will swing from udub to ucid. Ucid and kulmiye are not comparative, they both have different supporters
-
Reuters: Refugees in Somaliland angry at status change
Xaaji Xunjuf replied to Chief_Aaqil's topic in Politics
Oo dhako laxoox is just a nick we gave them in hargeisa they don’t mind It , they call us different funny nicks two, Well there was one Hell of cute oromo girl in down town hargeisa near shacabka hargeisa, she owned a teashop beautiful young girl her Somali was a bit different but she could pronounce the Somali words in a great way. And her tea was delicious Sonkor badana lol -
Reuters: Refugees in Somaliland angry at status change
Xaaji Xunjuf replied to Chief_Aaqil's topic in Politics
Originally posted by Che -Guevara: Haatu-Biological diversity is good thing and I'm sure Oodweyne won't mind cute Oromo gal. Have u ever dated dhako laxoox? -
Faallo: Doorashada Madaxweynaha Somaliland iyo Waxa Laga Baranaayo
Xaaji Xunjuf replied to Mr. Somalia's topic in Politics
Originally posted by Mr. Somalia: ^ I agree genius; however, with a little caveat attached: Only if the elections come off without a glitch, and the results are fairly tabulated and completely respected by all parties involved-- Only then, will ALL Somalis laud and honor this momentous undertaking in Waqooyi galbeed. We did it before only this time it’s a registered elections that’s the difference and there will be more coverage and international observers but we did it before in 2003. -
Somaliland set for president vote Aljazeera Video
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Indeed it’s a nice coverage from Aljazeera , the entire world will see that Somaliland a country in east Africa is having fair and democratic election, with international observers , observing this election Somaliland is a great example for Africa -
Somaliland set for president vote Video Aljazeera AFRICA Somaliland set for president vote The self-declared Republic of Somaliland will soon hold its second presidential election in 8 years. Campaigning for the vote is underway in the breakaway state, which declared independence from Somalia in 1991. However, the area is only recognised internationally as an autonomous region within Somalia. Now many people are celebrating the election that was delayed for almost two years. Al Jazeera's Mohammed Adow reports from Hargeysa, the capital of Somaliland. http://english.aljazeera.net/news/africa/2010/06/2010623101847890172.html
-
Laascanood indeed Made great progress the past two years
-
Ismail Buba is looking for a job in Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Chief_Aaqil's topic in Politics
Useless individual -
Somaliland last Kulmiye campaign day in laascanood pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Taageerayaashii ugu badnaa oo fardo fuushan Laascaanood iyo Sool u soo baxay xisbiga Kulmiye .Daawo. Warkii 22-Jun-2010 iyo Qormadii: news laascaanood-Waxaa weli ka soconaya gudaha magaalada laascaanood ololaha doorashooyinka somaliland, iyadoo maalinba xisbi soo bandhigayo awoodisa iyo taageerada uu ka haysto shacabka gobolkan Sool, iyadoo ay tahay maanta malinkii ugu danbeeyay ay ololayso xisbiga kulmiye ayaa ahayd maalinkii ugu xooganayd. Isko soo bax balaadhan ayaa ka dhacay suuqyada magaalada laascaanood iyadoo wadooyinka waawayn ee magaaladana lagu arkayey baabuur aad u tiro badan oo calanka u gaarka ah kulmiye la sudhay laguna dhajiyey sawiradda musharaxa madaxwayana ahna gudoomiyaha xisbiga kulmiye Axmed maxamed Siilaanyo, Xaflad balaadhan aya ka dhacday barxada wayn ee ka horaysa dowladda hoose ee Laascaanood ,barxadaas waxaa iskugu soo baxay kumanaan taageerayaasha xisbigaas ah, iyagoo halkaas ku soo bandhigayey taageerada ay u hayaan xisigooda kulmiye. Taageerayaasha xisbiga kulmiye ayaa halkaas ka sameeyey dabaal dagyo kala duwan oo iskugu jira heeso hido iyo dhaqan ah buraanburo, gabayo,yadoo masuuliyiin sar sare oo ka tirsan xisbiga kulmiye ay halkaasi ka hadleen waxaana kamid ahaa masuuliyiintii halkaasi ka hadlay Cabdirisaaq khaliif, baashe maxamed cade,cabdiqaadir indho indho iyo cabdiwaaxid cabdiqaadir iyo Qaar badan oo masuuliyiin ah oo ku so biiray xisbigaasi kulmiye. Siyaasiyiintan qudbadeeyey ayaa dhamaantood ugu baaqay shacabiga somaliland inay codkooda siiyaan Musharaxa madaxwayanaha ee Axmed maxamuud Siilaanyo iyagoo taariikh nololeedka siilaanyo ka war bixinyey sheegayna in siilaanyo uu dowlad yaqaan yahay horena ula sii shaqeeyey dowladii hore ee somaliya uu madaxda ka ahaa Alle ha u naxariistee marxuum Maxamed siyaad barre. Ugu horeyn waxaa halkaasi ka hadlay Cabdirisaaq Khaliif isaga oo sheegay in xisbiga kulmiye yahay xisbi isbadal doon ah oo wax weyn ku soo kordhin doona somaliland gaar ahaana gobolka sool,isagoo waliba sheegay in ay buugaagta ay bixiyeen ay ku qorantahay waxqabadka ay qabandoonto hadii ay doorashada ku guulaystaan xisbiga kulmiye. Sidoo kale waxaa xaflada soo xidhay qudbad dheerna ka jeediyey gudoomiye ku xigeenka 2aad ee baarlamaanka somaliland baashe maxamed cade,waxaana uu sheegay in xisbiga kulmiye la siiyo codka iyadoo uu sheegay in Ay bulsho weynta reer sool ay heli doonan isbedel. Sidoo kale waxaa uu sheegay hadii xisbiga kulmiye qabto talada in isimada SSC ay soo galayaan magalaada Laascaanood oo loogu tagayo meesha ay joogaan,Dagaalada iyo cooladan ka jirta Gobolada wada hadal lagu dhamaynayo. Sidoo kale waxaa Wafdigu ay u baxeen markii ay xafladii dhamaatay si ay ula qaatan ololaha doorashada oo ay tahay maanta maalinkii ugu danbeysey ee xisbiga kulmiye,Deeganada Adhi-cadeeye,yagoori Gumays iyo Canjiid,Iyadoo degaanada ay u bexeen Masuuliyiinta sar sare ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Si heersare iyadoo lagu arkayay raxan fardo ah. Ugu danbayntii ayaa waxaa wafdigu usoo anba baxeen Dhinaca magaalada laascaanood. Xaga hoose ka daawo damaashaadkii taageerayaasha xisbiga Kulmiye oo la filayo inuu ku guulaysto doorashada soo socata. -
Kulmiye oo Dhoolatus Balaadhan ka sameeyay Magaalada laascaanood. Isku soo bax balaadhan ayaa ka dhacay suuqyada magaalada laascaanood iyadoo wadooyinka waawayn.... Daawo Sawiradda Waxa weli ka soconaya gudaha magaalada laascaanood ololaha doorashooyinka somaliland iyadoo maalinba xisbi soo bandhigayo awoodisa iyo taageerada uu ka haysto shacabka gobolkan sool iyadoo ay tahay manta malinkii ugu danbeeyay ay ololayso xisbiga kulmiye. Isku soo bax balaadhan ayaa ka dhacay suuqyada magaalada laascaanood iyadoo wadooyinka waawayn ee magaaladana lagu arkayey baabuur aad u tiro badan oo calanka u gaarka ah kulmiye la sudhay laguna dhajiyey sawiradda musharaxa madaxwayana ahna gudoomiyaha xisbiga kulmiye Axmed maxamed Siilaanyo, Xaflad balaadhan aya ka dhacday barxada wayn ee ka horaysa dowladda hoose ee laascaanood barxadaas waxaa iskugu soo baxay kumanaan taageerayaasha xisbigaas ah, iyagoo halkaas ku soo bandhigayey taageerada ay u hayaan xisigooda kulmiye. Taageerayaasha xisbiga kulmiye ayaa halkaas ka sameeyey dabaal dagyo kala duwan oo iskugu jira heeso hido iyo dhaqan ah buraanburo, gabayo,yadoo masuuliyiin sar sare oo ka tirsan xisbiga kulmiye ay halkaasi ka hadleen waxaana kamid ahaa masuuliyiintii halkaasi ka hadlay Cabdirisaaq khaliif, baashe maxamed cade,cabdiqaadir indho indho iyo cabdiwaaxid cabdiqaadir iyo Qaar badan oo masuuliyiin ah oo ku so biray xisbigaasi kulmiye. Iyadoo degaanada ay u bexeen Masuuliyiinta sar sare ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Si heersare iyadoo lagu arkayay raxan fardo ah.
-
Originally posted by 'Liibaan': suaashu laakin waxa weye halkeed ka tagaysa dhul aad ka taagtiid ma haysa horta
-
Somaliland vice president arrives in laascanood pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
There was a video yesterday about this event it was aired on universal tv , it will be probably put on YouTube soon -
Somaliland vice president arrives in laascanood pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wafdi uu hogaaminayo Madaxwene ku xigeenka Somaliland ayaa soo gaadhay Magaalada Laascaanood + Daawo Warkii 21-Jun-2010 iyo Qormadii: NEWS Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka somaliland axmed yuusuf yaasiin oo isugu jira wasiiro iyo wasiiro ku xigeeno iyo xubno aad u tira badan oo ka mida xisbiga talada dalka haya ayaa saaka subaxnimadii soo gaadhay magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool waftigaasi oo ay ka mid ahaayeen wasiirka gaashaandhiga , wasiirka arimaha dibeda ,wasiirka warshadaha iyo xubno badan oo ka mida xisbiga talada haya ee udub. Waftigan oo 7aadkan safaro kala duwan ku marayay gobolada somaliland ayaa si hersare ah loogu soo dhaweeyeynayay goobihii ay safarkooda ku soo kala bixinayeen oo ay ka mid ahaayeen burco, caynabo oo uu madaxweynaha siomaliland uu xadhiga kaga jaray bangi cusub kuna hakadeen halkaasi habeenimadii xalay waxayna saaka usoo kici timeendhanka magalada lascanod iyagoo soo maray deegaanada ,oog,guumays,yagoori adhicadeeye,canjiid iyo xargaga waxana uu madaxweynuhu ku hakaday maanta oo ku beegan maalinkii u danbeeyey ee xisbiga udub uu ku lahaa ololaha doorashada magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool halkaasi oo loogu soo dhaweeyey si heer sare ah oo aan loo kala hadhin odayaal dhalinyaro wayeel iyo dumar. Dhanka kalena maamulka gobolka sool ee somaliland oo ay ka mid ahaayeen gudoomiyaha gobolka sool faarax askar xusein iyo Waftigiisa kaga hortagay tuulada guumays oo dhanka waqooyi ee magalada lascanod ah una jirta hilaadi 80 kiilo mitir waxayna waftigii uu hogaaminayay madaxweyne ku xigeenka somaliland u soo gelbiyeen dhanka iyo magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool waxayna waftiga iyo maamulka Gobolka sool ba ay hakadyo ku samaynayeen salaamo kala duwana kaga qaadanayeen dadyawgii taageeraha u ahaa xisbiga udub oo ay halkaasi ereyo kooban uga soo jeediyeen. Ilaa iyo boholaha xargaga oo magalada laascaanood dhanka waqooyiya una jirta hilaadii 10 neeyo kiiloo mitir ayaa taageerayaasha xisbiga udub ay safnaayeen iyagoo lulaya calanka jamhuuriyada somaliland iyo astaanta xisbiga udub iyagoo dadkuna ay ku dhawaaqayeen halku dhigyo ay ku taageerayeen xisbiga udub. Waxay waftigu kolkii ay soo gaadheen magaalada lascaanood u gudbeen hotel xamdi oo isagu ahaa halkii ay xafladu ka dhacaysay oo ay isugu yimaadeen badiba shacbiga magalada lascanod halkaasi oo madaxweyne ku xigeenka iyo xubnaha kala duwaan ee waftigiisa ku weheliyaan ay hadalo kooban uga soo jeediyeen hadalo kooban oo ay ku boorinayaan shacabka magalada gaar ahaana taageerayaasha xisbiga UDUB waxana madaxweyne ku xigeenka hadaladiisi ka mid ahaa "in ciyaarta taala somaliland laga soo laaday boorama hargaysa iyo burcona ay yihiin ciyaaryahanadii ku bada maamulay burcona ay ay u soo laadey dhanka gobolka sool magaladiisa laascaanood dhaliyaha somaliland na ay tahay laascaanood ee reer laascaanoodoow diyaar ma u tihiin inad dhalisaan goolka kubadana ku hubsataan shabaqa waxaa inoo balana inaad codkiina sii buuxda usiisaan udub. Waxa kale uu ku dheeraadey mudane axmed yuusuf yaasin waxqabadka xisbiga udub ee talada dalka haya uu ka sameeyey gudaha dalka waxana uu shacabka ka codsadey inay jiraan hawlo aad u tiro badan oo u qabyo ah iyo balanqaadyo caalamiya oo ay ka haystaan beesha caalamka marka walaalayaal hormar gacanteenuu ku jiraa ee ha inaga gaagixinnina waxadna xasuusataan hadii hada talada uu la wareego xisbi kale hawshu waxay ka soo bilowmaysaa meel aad u hooseysa ee hadaynu kala badhka taaganahee aynu hore usocono gadaalna ha inoo celinina shacabkayagoow masiirka iyo mustaqbalka somaliland na waxa uu ku jiraa gacantiina ee walaalayaal u hiiliya dalkiina oo doorta xisbiga udub oo isagu habayaraatee aan wax qabyaalad iyo cunsuriyadi aysan mabda, u ahay xisbiga udub na waxa uu hayaa wadadii aynu hormarka ku gaadhi lahayn ee fadlan codkiinu ha ahaado udub Gaba gabadii xaflada ayaa waxaa halkaasi kalmado aad uqiimo badan ka soo jeediyay madaxweyne ku xigeenku oo uu ku dhiiri gelinayay taageeradiisa run ahaantiina soo jiidatay qofkasta oo reer somaliland ah. hadaladii waftiga iyo wasiirada ka dib ayaa madaxweyne ku xigeenku soo xidhey xafladii lagu xusayay maalinka u danbeeyey ee uu xisbiga udub ku lahaa ololaha doorashooyinka qaranka ee fooda inagu soo haya Kadib Madaxweynaha ku xigeenka Somaliland Ayaa Galabnimadii maanta ka anba baxay magaalada laascaanood isagoo usii jeeda dhanka iyo magaalada hargaysa. -
Dayeerku ma so dhawaan , hada huuno meesha ka talisa., unless dayeer spirituali meesha mamuulo lol.
-
Reuters: Refugees in Somaliland angry at status change
Xaaji Xunjuf replied to Chief_Aaqil's topic in Politics
They should be send back to their country of origin -
Wasiirkii hore ee Ganacsiga PuntlandFaroole Wuxuu Necebyahay Beesha SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Libaan cry me a river xagla jifiye is a nurse from ohio and his leadership skills are limited , all he can do is brag how bad the pirate state is ,and how they politically abused him. But he is your nurse I hope he will save you From the bad evil Somaliland Boogeyman -
Wasiirkii hore ee Ganacsiga PuntlandFaroole Wuxuu Necebyahay Beesha SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
bilan dee xaglajifiye laftigisa ayaa caqli yar,, marka dadka tageersan ba maskaxdoodu wey koobnanaysa ma fahantay -
Somaliland administration seized Las’anod town from Puntland at the end of 2008 and recently the president of Puntiland said they will bring Las’anod town under Puntland administration Qollada bugland xita garan mayaan xiligi laascanood laga qabsaday war waxay ahaydn 2007 Bishi october. shaw wa waxay ugu dagalaami wayeen garan ba mayaan xili laga qaaday