-
Content Count
29,829 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
The Somaliland people go to the ballot box on a historical day Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
More pictures Dadweynaha magaalada Hargeysa ee safafka ugu jira doorashada madaxtooyada, ayaa waxa si weyn uga muuqata sida ay uga go’an tahay in ay qoraxda u taagnaadaan sidii ay codkooda uga dhiiban lahaayeen goobaha codbixinta, isla markaana ay u dooran lahaayeen madaxweynaha Somaliland hagi doona shanta sanno ee soo socota -
The Somaliland people go to the ballot box on a historical day Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Bilowga Codbixinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland Oo Safaf Dhaadheer loogu jiro Maanta magaalada laascaanood Posted to the web on Jun 26 waxaa saaka subaxnimadii ay dad waynaha ku dhaqan magaalada laascaanood iyo guud ahaanba soomaali land ay u dareereen gobaha cod bixinta iyadoo dadku ay safaf dhaadheer ugu jireen sidii ay u dooran lahaayeen madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa. cod bixinta ayaa si nabadgalyaa u socota ilaa iyo haatan wax dhib kama dhicin goobaha cod bixinta waxaana indhauhu qabanayeen ciidamada booliiska oo amaanka sugaya una soo diyaar garoobay in aanay waxa rabshada ka dhicin goobaha cod bixinta laascaanood. cod bixinta ayaa waxay soconaysaa ilaa iyo 6:00 lixda makhrabnimo waxaana ka soo qoyb galay goobjoogayaal caalamiya oo indha indhaynaya habka cod bixintu u socoto iyo sids amaanku yahay iyo in wax qulqulqd ahi ay ka dhacaan goobahaas. ilaa iyo haatan lama soo sheegin wax dhibaato ah oo ka dhacay goobaha cod bixinta soomaali land. -
The Somaliland people go to the ballot box on a historical day Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
More pics -
The Somaliland people go to the ballot box on a historical day Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somaliland holds presidential poll, by aljazeera Three men, Dahir Riyale Kahin, Ahmed Mohamud Silanyo and Feysal Ali Warabe, are vying to become president of Somaliland. The people of the self-declared republic of Somaliland have begun voting in the region's second presidential election. Three men, Dahir Riyale Kahin, Ahmed Mohamud Silanyo and Feysal Ali Warabe, are vying to become president of Somaliland. The candidates held their campaign rallies on different days in order to avoid bouts of violence between supporters. All three candidates promised to seek out more international recognition of Somaliland to maintain the region's security and economic development. Many voters share the candidate's hopes for statehood and hope it will bring Somaliland more respect. "This election means a bridge to international recognition and it will show the world that Somaliland is practising democracy," Hussein Abdullahi Bulhan, the head of Hargeisa University, said. Hopes for peace More than 1.6 million people have registered to vote at more than 1,000 polling sites. Dozens of international observers are in the region to watch the vote. In video Voters want Somaliland to be recognised as an independent country Steve Kibble, an observer with the British organisation Progressio, said his group was encouraged that residents wanted to carry out a peaceful election that is recognised nationally and internationally. "At this stage, we expect that such an outcome can be achieved," Kibble said. Kahin, leader of the Democratic United National party, or Udub, was elected president in the first president election in 2003, with 42.08 per cent of ballots cast in an election won by 80 votes. Somaliland's second presidential election has been frequently delayed. It was first scheduled for 2008, and then for 2009. Somaliland declared its independence from Somalia in 1991 and has been relatively peaceful and stable compared with the rest of Somalia, which descended into anarchy following the 1991 ouster of longtime ruler, Mohamed Siad Barre. The region has its own security and police forces, justice system and currency, however it is not recognised by any other state. Polls opened at 0400GMT until 1500GMT and results are expected in one week. -
Gabay Dedicated to the elections of Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Calan diiqiyo loo bixiye oo dooni lala raacay Waaki daluun naga dhace duhur aad geysene Daba koonfur naga soo maro waan damqanaynaye Dib dabaysa inay no dagan deelka kuma ataale Dib dabaysa inay no dagan deelka kuma ataale Inkastow dagaalo adag loo dooniye lugu wayee Oo dhiig dad loo gu so hellay oo damac aan dugooobin Maanta dawlad baan nahay xoroon cidii na diidayne Maanta dawlad baan nahay xoroon cidii na diidayne Somaliland wata dagtay gaadhay dunidiye Distuur iyo sharci aan leenahay kala danbeyntiye Loo diyaargarow doorashade dagaladeeniiye Nin waliba xisbigu damca ayuu doorkan galaye Wa dimuqradiya ma jiro duudsin iyo been eh Distuurkiyo iyo sharciga raaca oo dawlad nimo muuja Distuurkiyo iyo sharicga raaca oo dawlad nimo muuja Ragga ba damacu kala leexiya dayin abidkiye Damirki ki lihi se wu ogyahay dawgu marayaye Dariiq ba iidin furan xaq oo cidiina diidayne Distuurkiyo iyo sharciga raaca oo dawlad nimo muuja Distuurkiyo iyo sharciga raaca oo dawlad nimo muuja Xisbiyada is diiwaangelinaya dulun dul caynaya Qaar ba dantooda uun watta idin daryeeleyn Shacbiyo dareen yeesha oo yanay idin duufsan Isku duubnidina iyo midnima yaana la idinkala daadin Distuurkiyo iyo sharciga dhawra oo dawlad nimo muuja Distuurkiyo iyo sharicga raaca oo dawlad nimo muuja Dawladnimo wa deeq allah iyo dawo iyo nuur eh Daganasho iyo nabbada wa inan daryeelaye Dadweyna ninku xusha aya fuula dabaq dheer eh Ha yeeshe darjik lugu ma hello darajo sheikhow Dastuurkiyo iyo sharciga dhawra oo dawlad nimo muuja Dastuurkiyo iyo sharicga raaca oo dawlad nimo muuja -
Dhegeysi wacan
-
The Somaliland people go to the ballot box on a historical day Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Doorashadii madaxweynaha Somaliland oo saaka si nabad ah loogu dareeray gobolada oo dhan. Warkii 26-Jun-2010 iyo Qormadii: NEWS Waxaa saaka ugu danbayntii dhamaan 6-da gobol ee Somaliland si nabad ah loogu wadada dareeray doorashadii madaxtinimada ee dalka,iyada oo ay u tartamayaan 3 musharax,kuwaasoo sadexdooduba saaka codkooda dhiibteen,iyadoo uu ugu horeeyey madaxweyne Rayaale oo ah musharaxa xisbiga UDUB,iyadoo ay weheliso marwadiisa iyo madaxda dawlada badankoodii. Waxaa qadar yar dabadeed iyaguna xarunta codaynta ee guriga shaqaalaha ee magaalada Hargeysa ka codeeyey musharaxa madaxweyne ee xisbiga Kulmiye Maxamed Maxamuud Siilaanyo,iyo xisbiga UCID,Faysal Cali Waraabe,iyadoo ay weheliyaan badanaa madaxda sare ee xisbiyadaas. Waxaa dadku ku jiraan safaf dhaadheer oo ay si nabad ah isu daba taagan yihiin,waxaana la filayaa inay cododkooda wada dhiibtaan dadkoo dhami ilaa galabta maanta ugu danbayn 7:da fiidnimo ee caawa. Magaalada Laascaanood ayaa amniga aad loo adkeeyey,iyada oo dadku ay safaf dhaadheer ku jiraan xarumaha laga codaynayo,waxaana sidoo kale magaalada ku sugan wasiiro iyo xildhibaano iyo masuuliyiinta komishinka oo la socda hadba meesha ay marayso doorashadu. Degmooyinka saaka ay si nabad ah uga bilaabtay doorashadu waxaa ka mid ah dhinaca gobolka Sool sida degmada Laacaanood,Kalabaydh, Xudun, Yagoori,Dhinaca Buuhoodlena waxaa saaka laga coaynayaa degmooyinka Widhwidh,Ceegaag,iyo Horufadhi. Jawiga deegaamadaas oo aan saaka la xidhiidhnay ayaa degen oo aan wax rabshado ahi ka jirin. Wararka oo faahfaahsan ha ka fogaan Afnugaal Online. Contact:info@afnugaal.com -
Codbixintii doorashada Somaliland oo guud ahaanba dalka ka bilaabantay BARR AMA BARRO TAARIIKHDII CADAADISKII SHACBIGA SOMALILAND Hargeysa(SDWO 26/06/2010)- Saaka markay saacada Geeska Afriki ahayd 7dii subaxnimo ayaa hal mar dalka oo dhan waxa ka furmay goobaha codbixinta ee tartanka doorashada madaxweynaha Somaliland oo horey tiraba 3 jeer dib ugu dhacday. Waxa aad looga werwer qabaa in wakhtiga codbixinta oo aad loo soo gaabiyey oo ah 6 fiidnimo inay u wada suurtoobiweydo inay dadku wada codeeyaan siiba magaalooyinka waaweeyn siiba Hargeysa. Waxay ahayd in magaalooyinka waaweeyn xiliga xidhitaanka goobaha codbixinta laga dhigo ilaa iyo 10ka Habeenimo si ay ugu suurtogasho inay cidwaliba codkeeda dhiibato.
-
^^^The peace loving somalilanders who live in that region
-
ku dhuffo o ka dhaqaaq , ciidanka qarranka wax ma yeesho sxb, kuwan walaga siifeeynaaya arliga sxb
-
well thats good news
-
600 Cadet Officers Training Completed At Puntland Police Academy
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
I saw this today on universal tv today , this is not puntland police cadet officers but it’s strictly For the tfg , its just the police academy is located in carmo puntland , But these troops will be deployed To Mogadishu soon to assist sh dalxiis and cumar buur -
Abdisamad cali shire shamed the dervish legacy , when he said We will tell our children how great the Ethiopian nation is , when he was opening the Ethiopian consulate in garowe ,and the worse part is the guy hails from Taleex region. Ina cabdilla xassan would be so disappointed wuxu odhan laha ma waxan banu qalcadu u dhisnay , ma waxan banu gabay ku amani jirnay
-
Originally posted by Qhalib: Atheer xaalku maaha Xbox! loool
-
B reaking News UDUB losing the plot... two ministers Resign.....
Xaaji Xunjuf replied to Qudhac's topic in Politics
Originally posted by Jacaylbaro: And the two ministers are same clan as Siilaanyo ,,, oo ma tolnimay isku casileen -
Somaliland: Electoral Commission Say Results Within a Week
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
That long? -
Xudun Leaders Say We Are Puntland Go Away Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
Somaliland hadal kuma tagto lol -
600 Cadet Officers Training Completed At Puntland Police Academy
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
Do you have any pictures? -
Reuters: Refugees in Somaliland angry at status change
Xaaji Xunjuf replied to Chief_Aaqil's topic in Politics
Originally posted by Che -Guevara: Guys could it be Oodweyne was reminded Ina Barre and reer Gedo are May May speakers hahahahaha horta how does the reer may may guulwade songs sound like