Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,829
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Qardho:Dagaal beeleed ka bilowday gobolka Kaarkaar & Isimada Puntland oo ku baaqay in xaalada la joojiyo. 27. juni 2010 Qardho:(Allpuntland)-Waxaa deegaanka Uur-jire oo hoostagta degmada Rako ee gobolka Karkaar markale ka bilowday dagaal beeleed u dhexeeya beelo walaalo ah oo wada dega gobolka Karkaar ee Puntland,beelahaan oo dhowr jeer oo hore dagaalamay ayaa waxaa uu dagaalkoodu ku salaysanyahay isku qabqabsay lahaanshaha dhul Daaqsimeed ay ceelal biyood kamid yihiin. Dagaalkan u dhexeeya labadan Beelood oo shalay gelinkii danbe bilowday ayaa ay khasaarihiisu yartahay,waxaana maamulka gobolka Karkaar ee dawlada Puntland qaarkatirsan saraakiishooda dhanka amaanku ay APL u sheegeen in ay halkaas ciidamo kala dhexdhigeen islamarkaasna ay imika xaaladu ku dhowdahay inay caadigeedii kusoo laabato islamarkaasna ay dhamaadaan waxyaabahaya yar yar ee jira. Saraakiisha Amaanka ee gobolka Kaarkaar waxay ku baaqeen in labadan beelood ee walaaha ahi ay xaalada caadi kusoo celiyaan,waxayna Isimada Puntland ka codsadeen in si deg deg ah ay beelahan u dhexdhigaan heshiis ay ku kala nabad galaan kadib markii ay burbureen kuwo horay ay uwada gaareen. Dhanka kale Isimada Puntland ayaa ku baaqay si deg deg ah loo joojiyo dagaal beeleedkan soo noqnoday oo u dhexeeya beelahan Ul & diirkeeda isku ah,waxayna isimadu ku baaqeen in la ilaaliyo wada degenaanshaha & Walaaltinimada u dhaxaysa labadan beelood & guud ahaanba dadka reer Puntland oo ay beelahani ku abtirsadaan. Waxaa si gaar ah dagaal beeleedkan ugu hadlay Boqortooyada beelweynta puntland,iyadoo Boqorka beelaha puntland Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse oo xafiiskiisu arintan ka hadlay uu ku baaqay in si deg deg ah xaalada loo dejiyo islamarkaasna ay beelahan u hogaan samaan xabad joojin deg deg ah oo uu Boqorku ku baaqay,wuxuuna sidoo kale Boqorku sheegey in la fuliyo laguna dhaqmo heshiisyadii horay ujiray. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  2. Faisal cali waraabe wa ninkan ka yaabay maalintu sharciga islaamka ka sheekeynayo bal khamis oo cad bu soo xidha oo ahlu baitki la sheegi jiray bu uu eekada, laakin sidu u joogo markay Aljazeera waraysanaso bahal dashiki bu isku taaga
  3. ^^ war maxaad ku qoslaysa meesha tol ba ku sheekeysanaya oo doonaya inay dimuqradiyad noqdaan oo ay farataaga iska dayaan
  4. Indeed Somaliland is a great democracy , and an example for the entire region God bless Somaliland
  5. Yeah its better just to wait for the results the chairman of the electoral commission will announce it soon any ways , even he made it clear , not to speculate the upcoming results.
  6. Yaa hogaanka u haya codadka illaa hadda la tiriyey? Wararka Golisnews soo gaadhaya ayaa xaqiijinaya in guud ahaan ay si habsami ah usocoto tirintii codadka ay kala heleen sadexda musharax ee kala hogaaaminaya sadexda xisbi. Waxaa meelaha qaar durba soo gabagabowdey tiritii coddadka. Golisnews oo si aad ah ugu kuur geleysa halka la isla marayo ayaa helaysa in Xisibiga Kulmiya ugu horeeyo meelaha ilaa hada latiriyey ama hala dhamaystiro amaba weli hasocotee, waxaana uu Xisbiga Kulmiye ku hogaaminayaa codad umuuqda inuu yahay xiasbiga aad ugu dhow inuu doorasahdda kuguuleystey. Waxaa muuqata in marka laga reebo Awdal iyo saaxil oo ay weli tiradu socoto uu hogaaminayo Xisbiha UDUB. Gobobka saaxil weli waxaa lasugayaa deegaanadda kabaxsan maghaala madaxda. Dhammaan goboladda kale oo dhan waxaa hogaaminaya Kulmiye oo meelaha qaar oo Togdheer iyo Hargeysi kamid tahay codad badan ku hogaaminaya. Saacadaha soo socda kala xidhiidh Golisnews wararkii tirinta codadka oo muujin doona xisbiga ku guuleystey doorashada. Golisnews Network
  7. ilahoow run ka dhig oo mujaheedka xilka u dhiib xalay oo dhan i was hoping ghana to win, And silanyo to win also.
  8. hey jacayl baro did they start xalay with tiira koobka or this morning
  9. Faisal wa rageedi , hadalka lama gabbado. Faisal cali xuseyn Cilmi , Ilahay ha kugu guuleyo. Abti
  10. Originally posted by Qhalib: Viva Kulmiye and future President of Jamhuriyada Hon. Ahmed mohamud Mahamed Silaanyo. :cool: Indeed God bless the mujaheed
  11. Somaliland politicians are mature and Somaliland interest comes first all 3 candidates gave their word,before the elections. And they are politically mature and will congratulate the winner, and that winner will inshallah lead Somaliland in a democratic way, in the next 5 years.
  12. Sanaag iyo Doorashooyinka Somaliland Warkii 26-Jun-2010 iyo Qormadii: NEWS Waxaa maanta ka socta cod bixinta Soomaliland oo si rasmiya uga bilaabantay Soomaliland. gobolka Sanaag ayaa codbixintu uga soctaa sidii loogu tala galay. Codbixinta ayaa waxaa ay ka socotaa dhamaan Somaliland sida Sanaag. Waxa jiray carqalado la damcay in lagu hakiyo codbixintii magaalada Hadaaftimo taasoo Markii danbe ku dhamaatay la xaliyo xalay xili dambe ah waxaana la go,aamiyay in la Codeeyo iyadoo ay fasaxeen Suladaan siciid Suladaan Cabdisalaan Axmed Ismaacil Suldaan iyo Xasan Maxamed Saalax (Soomaali). Xaaji Ismaaciil Maxamed Shire iyo Cuqaal fara badan oo kaoo kicitimay magaalada badhan Kuwaas oo ka codsaday inaan dhiig lagu daadin Karin deegaanka kii doonayaana ha Codeeyo kii diidayaan yaanu codayn laakiin looma baahna gacan ka hadal keeni kara in Dadka wada dhashay isku dhacaan Dhinaca dhahar ayaa iyadana waxa ka jira cabashooyin ku aadan in wasiiro ma talaya Xisbiga talada ahaya ay doonayaan inay leexsadaan sanaadiiqda inkastoo cuqaashu Baaqa ka soo saareen inaan lagu loolamin degmada maamulada iska soo horjeeda Hadana meel ka baxsan ayay ka socotaa codayntu siduu noogu soo waramay mid kamida Xubnaha doorashooyinku Waxay kaloo cod bixintu ka socotaa dhanka Damale xagare iyo Carmale iyo tuulooyinka Ku dhow dhow oo dhan ayaa Wasiirka Kaluumaysigu sheegay inay siiyaan codkooda cidii Dani ugu jirto dooroshooyinkan ayaa guu dhici doona gobolka sanaag intiisa badanwaxaana loo badinayaa in dadka deegaankaasi ay u codaynayaan xisbiga mucaaradka ah ee kulmiye Xasan Soomaali iyo Axmed Xaaji Cali Cadami yaa iyana aad ugu hawlan ololaha doorashada. Waxaanay hada codayntu ka socotaa meel magaalada ka baxsan sadex kilo mitir Halkaasoo ay amaankeeda sugayaan ciidamo ka socda Somaliland oo u dhashay Deegaanka hadaaftimo. Source:ceerigaabonews.
  13. ^if he comes back he will be our leader for another 5 years so its all good Its all about Democracy
  14. Somaliland voters ignore terrorist threats and back democracy HARGEISA (Somalilandpress) — There has been a strong turnout for the presidential election in Somaliland, in spite of threats by Islamist militants. International monitors say people have formed queues at many polling stations of the self-proclaimed state. The government closed the country’s borders amid fears that Islamists from neighbouring Somalia could try to disrupt the elections. The Islamist group al-Shabaab had warned voters to stay at home. Earlier this week, the group had issued an audio message, describing democratic elections as “the devil’s principles”. Hope for recognition The Somaliland government had asked voters to ignore the warning. Somaliland broke away from Somalia in 1991 and is not recognised internationally as an independent state. Security had been beefed up ahead of today's vote BBC analyst Martin Plaut says that the country is largely peaceful and has an effective administration – in sharp contrast to the rest of Somalia. He says many people in Somaliland hope that if this election goes well, it will strengthen the case for independence. Dozens of international observers are in the region to watch the vote. Incumbent President Dahir Riyale Kahin faces two opponents: Ahmed Mohamed Silaanyo from the leading opposition party, Kulmiye, and the leader of the Justice and Welfare party, Faisal Ali Warabe. The final result should be announced in about a week. Source: BBC | Saturday, June 26, 20
  15. So far sh dalxiis has managed to send the best message to Somaliland though ,Comparing to mr godane who said he will blow us all up , and we should stop this kafir culture called democracy , Where is the pirate? No hambalyo from him, I bet he is writing notes
  16. ^^ what about roobki burco ka dhacay mana loo kordhinayn burco
  17. ^^ you forget ceerigabo sanaag and laascanood sool and awdal borama
  18. liibaan suaashu waxa weye somalia meeday? . ma haysa somaliya ciidan somaliyeed ma jira calan somaliyeed ma jira dad somaliyeed oo aminsan somalia. jamhuuriyada somaliland waxay jirtay before somalia maantana 50 years later Somaliland ba doorasho u dareertay Somalia na wey gubanaysa dee sure dadki somalia dagana na wa ka so guureen somalia waxaay u so guureen Jamhuuriyada somaliland oo ay qaxoooti ka yihin tallow yaa guuraya markaas lol
  19. Very nice pictures the president voting ,and the first lady , and even the security forces awesome
  20. Somaliland qassab maha hadad didid somaliland waad iskaga guuri karta , laakin dhulku wa somaliland dadka guura dalku ma guuro