-
Content Count
29,961 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Djibouti country flag Somaliland country flag ONLF regional flag pirate flag of somalia Al shabaab flag
-
What you want contradicts with what the people of sool want you’re a diaspora member, and we know how diaspora members feel
-
Laascanood was a no go zone daily killings between rival clans when the pirate state was running it prisoners being taken from laascanood to garowe and being slaughtered inside garowe. Somaliland brought the peace and stability and the law and order back to the milky town . and also regional development when somaliland significantly raised its tax with 2%. i am keeping the peace and order but the insurgents they are the one who want war and misery in the region and all the Somaliland army is doing is to protect the people of Somaliland from these nabaddiids that’s not hard to understand is it?
-
A khadar the people of sool are peace loving people and the flag I posted is their flag
-
Originally posted by A_Khadar: Isu nacamleeye, It's worth no respond.. SSC destiny is the blue flag and free of SNM militia from their towns... While that destiny is achieved, feel free to post all your gags in here.
-
Cowke the irhaabis were pushed back all they to dhalamacune 20 km away from buhoodle widhwidh is the in hands of somaliland
-
Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalkii xalay iyo saaka ka dhacay Widhwidh, askar Somaliland ka dhimatay iyo kuwo ka dhaawacmay. Posted: July 19/2010, 1:33 pm Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaadhaya degaanka widhwidh ayaa sheegaya in dagaalkii uu hada istaagay. Dagaalka ayaa wuxuu bilaabmay xalay saqdii dhexe waxaana weerarka qaaday ciidamada SSC iyagoo isticmaalay qoryaha waaweyn. Ciidamada Somaliland ayaan wax jawaab ah ka bixinin madaafiicdii ay xalay ku soo ridayeen Ciidamada SSC. Saaka ayaa hadana ciidamada SSc bilaabay dagaal fool ka fool ah, kaasoo markii uu mudo socday dib loogu riixay ciidamadii SSC. Waxaa goan istgaadsiinta Buuhoodle sidaasdarteed waxaa adag in la helo khasaaraha dhabta ah ee gaadhay Ciidamada SSC, laakiin sida ay cadeeyeen saraakiil sarsare oo Somaliland ciidamada Somaliland waxaa ka dhintay hal askari inta la ogyahay 3 kalena waa dhaawac warkan waxaan ka helay oo noo cadeeyey somaliland ma jiro ilo madaxbanaan oo sheega in khasaaruhu intaa ka badanyahay. 9 maxbuus oo SSC ayaa loo dhaadhiciyey caynabo kuwaas oo la sheegay inay hubaysnaayeen oo dagaalka ku jireen, ilaa dhowr iyo labaatan qof oo aan hubaysnay oo markii hore ciidamada Somaliland qabteen ayaa dib loo sii daayey. Ciidamada Somaliland waxay sheeganayaan inay hada hore ugu durkeen degaanka dhalaamo cune oo ah meeshii markii hore ay kasoo duuleen Ciidamada SSC, ciidamada SSC ayaa hada la filayaa inay degaanka Dandan isku urursanayaan. Saacadaha Soo socda ayaan suganaynaa inaan idiin soo gudbino khasaaraha gaaray ciidamada SSC khadka telefoonka awgeed.
-
Dagaalkii WIDHWIDH oo joogsadey Jul 19, 2010 Riinji:-Isgaadhsiinta Deegaanka Widhiwidh oo hawada ka maqan ayaa sababtay in aan wax faahfaahin ah laga helin khasaaraha uu sababay dagaalkii Saaka iyo Xalay dhex maray SSC Iyo SL Warar aanu si hoose u henay ayaa waxay noo xaqiijiyeen in khasaare wayn oo dhimasho ,dhawac iyo maxaabisba ay jiran labada dhinacba basle warsugan ayaan aga hayan deegaankaasi. Dagaal culus ayaa waxuu ka qarxay magaalada widhwidh xalay saqdii dhexe, waxaana la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Ciidamada SSC oo markii hore si rasmi ah ula wareegay magaalada kana saaray Ciidamadii SL, Laakiin waxaa isla markiiba ka baxay dagaalka qaar ka mid ah ciidamada SSC. Waxayna taasi keentay in Ciidamadii SSC ay magaalada isaga baxaan oo ay ku noqdaan meeshii ay ka yimaadeen. Waxaa jaran isaadhsiiintii magaalada widhwidh oo ay jareen xarunta taliska ee Ciidamada SL ee magaalada hargaysa, waxaana horay u dhacay innay jaraan markasta oo dagaal ka dhaco magaalada widhwidh. WIXII SOO KORDHA KALA SOCO RIINJI
-
Abtigiis dadkan buufis bay wadda qabban, actually xaji xunjuf 70% of the sol members lol
-
Originally posted by Chief_Aaqil: You earlier stated to me in another discussion that my tribes opinion is very relevant and what I think is irrelevant. So you say your leadership is for independance, thus sessecion. And has its own flag. Why not cry against those sessecionist? Good point
-
You are fighting for your self-determination at the moment I did it from 1981 till 1991, so what’s the difference
-
Dagaalo Ka Socda Degaanka Widhwidh oo maxaabiis iyo Gadiid lagu Qabtay. Monday, 19 July 2010 Burco(Togdhnews)-Degaanka Widhwidh ee ka tirsan Buuhoodle ayaa saaka dagaal ka qarxay ,kaasoo u dhaxeeyay Ciidanak Qaranka Somaliland iyo Maleeshiyo Beeleedyo degaankaasi isku Urursatay,Dagaalakan oo laysku adeegsaday Hubka Noocyadiisa kala duwan ayaa waxa uu sababay Khasaare isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac. Sarkaal ka tirsan Ciidanka Qaranka ayaa TogdheerNews Usheegay in dagaalakani wali ka socdo degaanka Widhwidh,Islamarkaana ya khasaare Culus gaadhsiiyeen Maleeshiyo Beeleedkaasi, kana qabteen Mxaabiis iyo Gaadiid dagaal,waxa uu sarkaalkani dhinacooda Sheegay in uu ka dhintay Hal Askari ,Sadex kalena ay ka dhaawacmeen. dgaalkan oo wali ka socda jiidaasi ayaa wixii warar ka soo kordha aanu idiin soo gudbin doona. TogdheerNews..Burco
-
War Deg Deg AH: Dagaal Ka qarxay Tuulada Widh Widh ee Gobolka Sool posted by: Webmaster WidhWidh( TogaHerer)Kooxda SSC ee Somaliland diidka ah ayaa xalay weerar gaadmo ah ku soo qaaday ciidamada Jamhuuriyada Somaliland ee ku sugan Tuulada WidhWidh . Weerarka Kooxdani Soo Qaaday ayaa Ciidamda Qaranku ee Ku sugan Jiida Widh widh ay u jilib dhigeen isla markiiba ay jabiyeen dagaalka ayaa ka socda Hareeraha Tuulada Widhwidh. Dagaalkan ayaa geystay khaasaare dhimasho iyo Dhaawac ba leh , ilaa hadda lama xaqiijin khasaraha soo gaadhay maleeshayada Somaliland Diidka ah ee SSC, dhinaca ciidamada qaranka ayaa la sheegayaa in uu ka dhintay hal Askari kana dhaawacmay hal Askari oo kale sidoo kale ciidamda Qaranka ayaa ka qabtay maxaabiis fara badan Kooxdan SSC. Geesta Kale Cali Sabaray oo hogaamiya Kooxdan ayaa ku calaacalay in dagaalka lagaga baxay oo Koox ka tirsani ay uga fadhiistay Dagaalka Kooxdaasina ay saldhig ka dhigteen tuulada Dan dan. Dagaalkan oo bilowday xalay ayaa hada waxaa xabado ka dhacdhacayaan Dhinaca Bari ee Widhwidh… Ilaa hadda dagaalkan ayaanay ka hadlin Xukuumada Somaliland gaar ahaan Wasraada Gaashandhigu. Wixii wara ee ka soo kordha wararkeena danbe kala soco insha Allaah. Xafiiska Wararka TogaHerer Hargeysa Somaliland
-
waxaa saaka dagaal ku dhexmaray Ciidanka Qaranka somaliland iyo ciidanka SSC Deegaanka Widhwidh Posted to the web on Jul 19 Waxaa saaka dagaalo culusi ka dhacay degmada Widhwidh ee ka tirsan gobolka cayn,waxaana dagaalku halkaas ku dhexmaray ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC Oo in dhwaydba isku horfadhyaay deegaanka Widhwdh. Waxaana wararka hor u dhac ah ee degaankaasi laga helayaa sheegayaan in dagaaladaasi saaka bilowdey ay sababeen qasaare isugu jira dhimasho & dhaawac.sidaasina waxaa shabakada wararka holholnews u xaqiijiyay Corneal Aadan Maxamed Cali Bulay oo Saaka u Kicitimay Dhanka Degmada widhwidh. Cornealku. waxuu intaasi ku daray in ciidamada Somaliland ay xalay abaari 2:00 Habeenimo ay Soo qaadeen Ciidamada SSC weerar Culus soo qaadeen, Iyadoo ciidamada miltrriga somaliland ay u jawaabeen in mudo ahna uu halkaasi dagaal ka soconayay. Wararkale oo aanu ka helayno goobjoogayaal muxali ah ayaa waxaay sheegayaan in dagaalkaasi uu hada joogsaday ciidamada somalilandna ay hada gacanta ku hayaan rag maxaabiis ah dagaalaasina uu joogsaday. Wixii ka soo kordha kala soco Holhol.net holhol.net holholnews@hotmail.com
-
Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Xaji, Adigaan taariikhda akhriyine, civil war meel kasta wuu ka dhacaa. Somalia way soo laaban doontaa, much stronger. Laakin run hadii laga hadlo, 97% of Somali's like the blue flag. Hal reer unbaa diidan. That is a fact. I know it is not an easy one to take for some. Showqi, Alshabab waa runtaa waa dad liita. Laakiin xitaa kuwaa ayaa madax u ah? sxb calanka bluega hadaad adigu ka so ceshaneysid alshabaab then do your thing my friend anugu ma aniga ka hor tagaan inad calankaga la so noqotiid
-
dalkoodii oo dhan ba burburay , shacabkoodi ma qaxayaa markasey calan ka sheekeynayan , wa ayaan darro war calankan aad sheegeysid alshabaab baba xaraan ka dhigtay
-
War Deg Deg AH: Dagaal Ka qarxay Tuulada Widh Widh ee Gobolka Sool posted by: Webmaster WidhWidh( TogaHerer)Kooxda SSC ee Somaliland diidka ah ayaa xalay weerar gaadmo ah ku soo qaaday ciidamada Jamhuuriyada Somaliland ee ku sugan Tuulada WidhWidh . Weerarka Kooxdani Soo Qaaday ayaa Ciidamda Qaranku ee Ku sugan Jiida Widh widh ay u jilib dhigeen isla markiiba ay jabiyeen dagaalka ayaa ka socda Hareeraha Tuulada Widhwidh. Dagaalkan ayaa geystay khaasaare dhimasho iyo Dhaawac ba leh , ilaa hadda lama xaqiijin khasaraha soo gaadhay maleeshayada Somaliland Diidka ah ee SSC, dhinaca ciidamada qaranka ayaa la sheegayaa in uu ka dhintay hal Askari kana dhaawacmay hal Askari oo kale sidoo kale ciidamda Qaranka ayaa ka qabtay maxaabiis fara badan Kooxdan SSC. Geesta Kale Cali Sabaray oo hogaamiya Kooxdan ayaa ku calaacalay in dagaalka lagaga baxay oo Koox ka tirsani ay uga fadhiistay Dagaalka Kooxdaasina ay saldhig ka dhigteen tuulada Dan dan. Dagaalkan oo bilowday xalay ayaa hada waxaa xabado ka dhacdhacayaan Dhinaca Bari ee Widhwidh… Ilaa hadda dagaalkan ayaanay ka hadlin Xukuumada Somaliland gaar ahaan Wasraada Gaashandhigu. Wixii wara ee ka soo kordha wararkeena danbe kala soco insha Allaah. Xafiiska Wararka TogaHerer Hargeysa Somaliland
-
war ma laayey jabhadii xaaraanta ahayd eeh , eeh ummada fidmo u horseedeysey
-
Are you telling me to give my land to Ethiopia , you must be out of your mind