Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,998
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Reer eastern sool are not under represented they are the one who did not took part of the parliamentary elections .That was the only way they could bring forward Mps in the Somaliland parliament to be represented in our house of representatives Now in the next parliamentary election they should cast their vote so that they can be represented in our parliament. No one is holding them back. I don’t know what other representation they are looking for
  2. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada oo ka warbixiyay kulan uu la yeeshay Wefti Faransiis ah July 22nd, 2010 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Shirguddoonka golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shalay kulan la yeeshay wefti Faransiis ah oo maalmihii u dambeeyay socdaal ku joogay Hargeysa. Guddoomiyaha golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi oo hadal ka jeediyay fadhigii shalay ee golahaas, waxa uu faahfaahin ka bixiyay kulanka uu la yeeshay Safiirkii hore ee dalka Faransiiska u fadhiyay dalka Jabuuti. Waxa uu sheegay in kulankoodu ahaa mid gaar ah, isla markaana ay kaga wadahadleen arrimo door ah oo ay ka mid yihiin sii xoojinta xidhiidhka labada, Baarlamaanada Somaliland iyo Faransiiska iyo qodobo kale. Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in weftiga Faransiisku amaaneen doorashadii Madaxtinimo ee dalka ka dhacday iyo qaabkii nabadgelyada ahayd ee ay ugu qabsoontay. “Waxa aanu manta (shalau) kulan la yeelanay safiirkii hore ee dalka Faransiiska u fadhiyay magaalada Djabouti iyo waftigii uu hogaaminayay oo doonayay in ay maanta dalka dib uga laabtaan, waxaanan ka wada hadalnay sii xoojinta xidhiidhka labada dal iyo waliba baarlamaanada dalalka Somaliland iyo Faransiiska,” ayuu yidhi Cabdiraxmaan-Cirro. Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in safiirkaa hore uu xogogaal u ahaa waxay Somaliland qabsatay, safiirkuna uu tilmaamay in Danjiraha lagu bedelay uu yahay in xogogaalnimadaa kala mid ah. Somaliland.Org
  3. Keyse abdi yusuf after all he was the mayor of widhwidh under puntland
  4. And I really thought the pirate state wanted to remain with in Somalia ,they have the biggest mouth and scream somalinimo when it suits them. But as usual the pirate boys show their true colours , and the irony is they call us Somalidiid We the independent republic of Somaliland who have zero intentions in koonfurian politics. We would never evict innocent koonfurian civilians who are only seeking shelter and a peaceful place to live till their country becomes stable again.
  5. Hales how did you celebrate your independence day again I believe it was with bullets
  6. Wefti culus oo Faransiisa oo booqday maxaabiista budhcad-badeedda & Aataarta qadiimiga ee Laas-geel July 21st, 2010 Comments Off Hargeysa, (Somaliland.org)- Madaxweynaha la doortay Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), ayaa shalay qaabilay wefti uu hogaaminayo Safiirka Faransiiska u fadhiya Djibouti Dominique Decherf. Weftigan Faransiiska ahi markii ay socdaalkaas ka soo noqdeen, waxay kulan la yeesheen Madaxweyne Siillaanyo. “Aad baanu ugu faraxsanahay weftigan ka socda dawladda Faransiiska imaantinkiisa. Maslaxadda ka dhaxaysa labada waddana waanu ka wadahadalay. Xidhiidhka labada waddana waanu sii xoojin doonaa, insha allaah.” Ayuu yidhi Madaxweynaha la doortay Md. Siillaanyo ka dib kulankoodii. Waxaana kulankaa kala qaybqaatay Madaxweyne ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo xubno ka tirsan hogaanka sare ee Xisbiga KULMIYE. Weftiga Faransiiska oo shalay dalka soo gaadhay, ayaa garoonka diyaaradaha ee Cigaal International, waxa ku soo dhaweeyay Wakiilka Somaliland ee dalka Faransiiska, Marwo Edna Aadan Ismaaciil iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye ee talada dalka ku guulaystay. Weftigan ayaa ka hor intii aanay kulanka la yeelan Madaxweyne Siillaanyo waxay gelinkii dambe ee shalay booqasho ku tageen Jeelka Mandheera iyo goobaha taariikhiga ah ee Degmeda Laas-geel. Isla markaana waxay Jeelka Mandheera ku booqdeen Maxaabiis u xidhan falalka Budhcad-badeednimo, kuwaasoo ay saddex xubnood oo ka mid ah maxaabiistaas kulan la yeesheen. “Saddex maxbuus ayaanu ka aragnay, saddexddaas oo aanu u dooranay da’da iyo meelaha ay u kala dhasheen. Waxaanu dooraay kii ugu da’da yaraa oo 19 jir ah, ka ugu wayn oo 45 jir ah iyo mid dhexe oo 22 jir ah. Waxaananu sidaa u samaynay inaanu ogaano cidda ay ka kala socdaan. Puntland waxaanu ka qaadanay 2 qof (kii 19 jirka iyo 45 jirka), halka ka 22 jirka ahina uu ka soo jeedo Muqdisho, kaasoo Muqdisho ka yimi 2007 waxana uu ku noolaa Boosaaso. Ilaa 50 qof oo maxaabiistaas ah ayaanu waydiinay wax dhibaatooyin ah inay la kulmaan ‘maya,’ ayay yidhaahdeen, weftiguna aad bay uga heleen,” sidaa waxa yidhi Safiirka Somaliland ee dalka Faransiiska. Safiirka Faransiiska u fadhiya dalka Djibouti oo shalay qolka nasashada garoonka diyaaradaha ee Cigaal ugu waramay Taleefishanka SLNTV, waxa uu sheegay in ujeedada socdaalkoodu la xidhiidho hambalyaynta labada madaxweyne ee talada la kala wareegaya iyo u kuurgelista xaaladdaha dalka yaala. “Haa. Waa markii ugu horaysay ee aan imaado Somaliland tan iyo intii doorashooyinku dalka ka dhaceen,” ayuu yihi Safiirku oo intaa ku daray, “Waxaan halkan (Somaliland) u imi sidii aan ugu hambalyayn lahaa Somaliland doorashooyinkii xorta ahaa ee heerka caalami ahaa ee dhacay iyo inaan u hambalyeeyo labada madaxweyne ee talada la kala wareegaya oo aan uga hambalyaynayo natiijooyinkii soo baxay iyo siday u aqbaleen.” Safiirka oo hadalkiisa sii wataa wuxuu yidhi, “Waxaan Somailand uga sidaa Dawladda Faransiiska iyo Baarlamaankaba hambalyo, isla markaana maadaama oo ay Somaliland tahay mid xasiloonideedu muhiim u tahay gobolkan Geeska Afrika, isla markiiba waanu ka wadahadli doonaa wada-shaqaynta aanu la yeelanayno.” Weftigan uu hogaaminayo Safiirku waxa ka mid ah xubin baarlamaan oo xukuumada Faransiiska iyo Baarlamaankooduba ay u soo xil-saareen soo ururinta sidii loola dagaalami lahaa ama horumar looga gaadhi lahaa budhcad-badeedda. Somaliland.org Source Ogaal
  7. Good news rat teeth will send his militia men to galgala the pirates already made it clear that the atam guy is linked to alqaeda lets see how this situation escalates
  8. oo hadu qaad yaalo maxaad iga sheegeysa anigu ma qaadwalan ahay? dee bal weynu eegi sooti lalaha onlfti garab ba la heshisay Ethiopia mala kuwasa dhex eryeya gawaadhida jiga
  9. ^^ jigjiga ma onlf ba joogta sideenu ku kala barana lol
  10. xaglajifiye nin hadalka ku fiican maha ninka saaxafada ka ilaaliya
  11. Originally posted by Che -Guevara: ^I support Al-Shabaab. Have you get your wires crossed in your SSC induced euphoria? SSC could do things on their own! Xaaji...crushed by you from your comfortable chair? First, Xaglatoosiye can't and will not come to Somalia, they hoped Puntland will arrest him. Then they he will be chased in day or two. I think Xaq and co are here to stay! He came to buhoodle and is inside buhoodle he cant leave buhoodle we have totally surrounded buhoodle its just matter of time till xagla jiifiye websityada Somaliland la soo jifiin doono, what xaq are you talking about dad qabil gees maray oo u washay aya xaq wada cajiib
  12. Who cares these guys are insignificant they will be totally crushed , waad arki doonta maalin dhow wey barooranayan
  13. More African troops will not bring any solution the al shabaab group will just continue their path to paradise and unfortunately continue the war they can justify their jihad
  14. Maybe it’s better for The Somalias capital city to be in the hands of one administration could bring a solution though
  15. Sida ay tilmameen xogtaasi, Saraakiishani ayaa la sheegay iney kormeer ku tegi doonaan xarun dhexe oo ay ka dhisteen MI6 magaalada Hargeysa, iyagoo ugu talo galay iney kala socdaan dhaqdhaqaaqa Kooxaha islaamiyiinta ee ka dagaalama Konfurta Somaliya, kuwaasoo tuhun weyn laga qabo iney howlgalo ka bilaabaan degaanada Dalka Somaliland & mamuul goboleedka Puntland, Xaruntaani ayaa la sheegay in lagu qalabeyn doono Qalabka dhageysiga Isgaarsiinta iyo gaadiid lagu howl geliyo, ilaa hadda lama oga iney u qorteen shaqaale degaanka ah oo ka gacan siiya howlahaasi.
  16. Xubno Ka Tirsan Sirdoonka Dawlada Ingiriiska (M16) (Secret Intelligence Service) (SIS) Oo Xarun Ka Furtay Hargaysa Sida ay tilmameen xogtaasi, Saraakiishani ayaa la sheegay iney kormeer ku tegi doonaan... Hargeisa (Gabiley News):- Warar lagu kalsoon oo laga helay ilo muhiim ah ayaa sheegay in Xubin ka tirsan Sirdoonka Ingriiska MI6 (Secret Intelligence Service) (SIS),(United Kingdom), ay ku sugan yihiin Magaalada Hargeysa, kuwaasoo la socday Diyaarad khaas ah oo ka soo duushay Dalka Ethiopia. Xogtaan ayaa tilmaamtay, Saraakiishaan oo muddo gaaban tababaro ku siiyay xubno ay ka mid yihiin Madaxa Sirdoonka Somaliland Maxamed Nuur iyo Saraakiil kale oo ka tirsan xafiiskaasi, kuwaasoo tababar dhinaca Maamulka Sirdoonka ah u tagay magaaladda Addis-ababa. Ilaa hada ma cada sababta Sarakiishani ay u yimaadeen Somaliland hase yeeshee warar aanu ka helnay qaar ka mid ah saraakiisha maamulka ayaa sheegay inay la xiriirto ka war-haynta dhaqdhaqaaqa Kooxaha Islaamiyiinta ah ee ka dagaalama Somaliya oo dhaqdhaqaaqyo dagaal ka bilaabay Mandaqada kuwaasi oo ay korka kala soconayaan. Sida ay tilmameen xogtaasi, Saraakiishani ayaa la sheegay iney kormeer ku tegi doonaan xarun dhexe oo ay ka dhisteen MI6 magaalada Hargeysa, iyagoo ugu talo galay iney kala socdaan dhaqdhaqaaqa Kooxaha islaamiyiinta ee ka dagaalama Konfurta Somaliya, kuwaasoo tuhun weyn laga qabo iney howlgalo ka bilaabaan degaanada Dalka Somaliland & mamuul goboleedka Puntland, Xaruntaani ayaa la sheegay in lagu qalabeyn doono Qalabka dhageysiga Isgaarsiinta iyo gaadiid lagu howl geliyo, ilaa hadda lama oga iney u qorteen shaqaale degaanka ah oo ka gacan siiya howlahaasi. Ciidamada Milateriga iyo kuwa Booliiska ah ayaa la dhigay jidadka Hargeysa iyo goobaha muhiimka ah si ay u sugaan amaanka Waftigan, iyadoo la filayo muddada ay joogaan inay kulamo la yeelan doonaan masuuliyiinta Somaliland. Waxana hada il gaar ah lagu hayaa Geeska Afrika tan iyo wixii ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday Magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda, halkaasi oo ay sheegteen in ay ka dambeeyeen ururka Al.Shabaab ee gacanta ku haya Koonfruta Somalia waxana indhaha Beesha Caalamku si weyn ula socdaan dhaqdhaqaaqa Somalida.
  17. Fact is the khusuusi guys don’t all wear uniform , I mean let’s say if they wane do gaadmo they wane look like civilians it’s all part of the plan, these prisoners of war were captured from widhwidh area these Insurgents will go through rehabilitation period. And perhaps later they can work in our construction sector let’s see how their building capabilities is. Labour Punishment is the way forward let them do something constructive instead of destructive
  18. sxb iyaga la so qalday but laakin waxad tiri maad ilahay ka baqatiid wa ummad islaam ah iyagu. Manay xabbad u so qaadan dad islaam ah shacab islaam ah calan islam ah
  19. Sida ay doontaba ha ahaatee waxa dalka ku soo qul qulaaya oo mudooyinka dhow ku soo fool leh waftiyo badan oo kala gadisan oo la filaayo in ay ka iman doonaan ururka midowga Afrika, midowga Yurub, wadamo mihiim ah oo ka mid ah dalalka Carabta, iyo wadamo kale kuwaasi oo u soo diri doona Somaliland waftiyo mihiim ah.
  20. Safiirka Faransiiska u fadhiya Djibouti oo la kulmay madaxweynaha la soo doortay Written by Qarannews Jul 20, 2010 at 03:54 PM Hargysa,(Qarannews)-Waxa maanta dalka yimid safiirka dalka Faransiiska u fadhiya dalka Djibouti, safiirka ayaa isla maantaba gurigiisa kula kulmay madaxweynaha la soo doortay mudane Axmed Siilaanyo, kulankaasi oo ay alabaabadu u xidhnaayeen lama shaacin waxii laga wada hadlay. Maalinta bari ah ayaa uu safiirku la kulmi doonaa madaxweynaha xilka ka dagaaya mudane Daahir Rayaale, ma aha markii u horaysay ee uu safiirkani uu dalka yimaado hase ahaatee markii u danbaysay ee uu dalka yimaado waxa laga joogaa mudo ka yar sadex bilood, isla markaasna uu madaxweyne Rayaale uu booqday dalka Faransiiska, xoogaa yar ka bacdi socdaalkii ugu danbeeyay ee uu safiirkani uu dalka ku yimaado iyada oo uu xiligaasi siday martiqaadkii uu madaxweyne Rayaale uu ku tagay dalka Faransiiska, lamana garan karo in uu madaxweynaha cusub uu isagana u sido martiqaad iyo in kale. Socdaalka safiirkani dalka Faransiiska u fadhiya dalka Jabuuti, ayaa ay dad badani su'aalo badan iska waydiinayaan, socdaalkani oo ah kii labaad ee mudo yar gudaheed uu dalka ku soo laabto. Sida ay doontaba ha ahaatee waxa dalka ku soo qul qulaaya oo mudooyinka dhow ku soo fool leh waftiyo badan oo kala gadisan oo la filaayo in ay ka iman doonaan ururka midowga Afrika, midowga Yurub, wadamo mihiim ah oo ka mid ah dalalka Carabta, iyo wadamo kale kuwaasi oo u soo diri doona Somaliland waftiyo mihiim ah. Caalmka oo dhan ayaa la dhacsan doorashadii dhawaan ka qabsoontay Somaliland, iyada oo fursad fiicana u noqon doonta xukumada cusub, hase ahaatee waxa ay dad badani is waydiinayaan xukumada Siilaanyo ma ka faa'iidaysan doontaa dhabadii dimuquraadiyada ahayd ee uu jeexay madaxweyne Rayaale oo u baahan in maanta xagaasi laga sii anba qaado oo laga midho dhaliyo si dalka loogu helo aqoonsi taam ah.
  21. Originally posted by Libaahe*: There is about 27 more SSC Junta Terrorist prisoners held in Oog according to a friend of mine i spoke to ( who is in sool at the moment) they will be bought to the big jail in burco soon. kuso gura gawaadhida burco shaqo badan ba taale eh
  22. Actually today I heard the prisoners speak they said they were treated well so far, they were very exhausted they could hardly speak qudhac I don’t think they can work yet we need to feed them first
  23. One even has blood on his shirt lol Yey they arrived tallow maxaynu ku samayna Let them help with the construction of the new roads of burco dhagaxanta ha ino guran that should be a good punishment for them