Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,829
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Originally posted by Chief_Aaqil: Are you still talking about Faroole and Puntland. Niyow dantaada ka shaqee intaad isku mashquulin leheed Faroole. Besides I thaught SSC left Puntland to go for its own? Why are you guys still talking about what Puntland should do to get your regions "back". good point but i think libaan still loves puntland deep deep inside.
  2. Terrorism will be fought everywhere in the world we back you on this mr president
  3. You don’t even have to look far just take an example our Ethiopian neighbours , their kingdoms became a great Grassroot for the modern Ethiopian state as we know it today
  4. Originally posted by A_Khadar: Xaajiyow ma kaa soo fakatay? quote: Somaliya ma ciid ba kala gooynaysa , somalia wa mid from raskambooni ila raas caseer Dee ma been baan sheegey unless qoladi budhcad badeedki ay somaliya ka goosteen
  5. The dervish state was a short lived state it only existed for 6 years in 1899 till 1905 the mullah and the dervishes made a treaty with Italians and became an Italian subject under the Italian protectorate ,and that my friend was the end of Dervishes, unless the Italians were Part of darawish al saalixiya lol . Somaliland independence waxa u dagalamaay farax omaar sh bashiir sh yusuf suldan timma cade Xisbullah snl usp nuf
  6. There was no Somali state , there were only local sultanates and emirs ruling parts of Somaliland as we know it today , it even stretched all the way to Djibouti, and also local sultanates and emirs ruling parts of Somalia . The Somali state modern Somali state came to existence in 1960 first of July and it last only for 31 years
  7. Originally posted by A_Khadar: quote:Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Rer-waqooyigyu waa bunch of hypocrites. Maalin dhowydna Xoosh ayaa na caayey ayey la haayeen, maalin walbana gabadhan Saado Cali ah ayey wax kasta oon afka la soo marin karin ku yidhaahdaan. All because she happens to have a different political opinion. War islaanta ka xishooda. Ma ka yaabta Abitigiis... My understand of this song is towards Og-region and their freedom seekers, but I belief s/lers waxay ka boodeen last word of the song oo ah "Somalia ha kala gooynina".. Somaliya ma ciid ba kala gooynaysa , somalia wa mid from raskambooni ila raas caseer
  8. Madaxweynaha la doortay oo ka hadlay Qaraxyadii Kampala, tacsina u diray shacabka Uganda July 16th, 2010 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii u horreysay ka talo-bixiyey siyaabaha loo xakamayn karo, loona fashilin karo shirqoollada kooxaha argagixisada ah ee isqarxiyaa ka fuliyaan dalalka mandaqada Geeska Afrika. Madaxweyne Siilaanyo oo dabajoogay weeraradii ismiidaaminta ahaa ee kooxda Al-shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya horraantii toddobaadkan ka fuliyeen caasimadda dalka Uganda ee Kampala, waxa uu madaxda waddamada Midowga Afrika iyo urur-goboleedka IGAD ugu baaqay in ay si wadajir ah iskaga kaashadaan la socoshada dhaqdhaqaaqyada kooxaha xagjirka ah iyo ka hortagga falalka qaraxyada ah ee ay maleegayaan, isla markaana loo helo xogo sugan oo ku jihaysan meelaha laga soo abaabulo. Sidaa waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo soo saaray shalay oo xambaarsan tacsi uu u diray Madaxweynaha iyo shacabka dalka Uganda iyo baaq uu u jeediyey dalalka deriska iyo kuwa Afrika. Warsaxaafadeedkaas oo dhammaystiranina waxa uu u qornaa sidan; “Waxaan aad uga xumaaday falalkii argagixiso ee ka dhacay caasimada dalka Ugaandha ee Kampala kuwaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac labadaba. Waxaan anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan shacabka Somalilanba u dirayaa tacsi eheladii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka reer Ugaandha geerida naxdinta leh ee ku timi shacabkooda. Waxaan cambaareynayaa dadkii ka dambeeyey falal-dambiyeedkani; waxaanan ku talinayaa in dadkii ku kacay dambiyadani la kor keeno sharciga. Falalkaasi foosha xun oo ay sheegteen ururka Al-Shabaab ee Somalia waxa maalintii Axadda ee bisha July aheyd 11ka sannadka 2010 lala beegsaday laba goobood oo lagu daawanayey ciyaartii kama dambaysta aheyd ee kubbada cagta adduunka ee ay wada ciyaarayeen dalalka Spain iyo Holland; waxaana falalkaa argagixiso ku dhintay in ka badan toddobaatan (70) qof, iyadoo in ka badan siddeetanna (80) ku dhaawacantay. Waxaynu ogsoonahay inay aad ugu soo badanayaan dunida maanta gaar ahaan dalalka ku yaal Geeska Afrika falalka is-miidaaminta ee laga fuliyo xafiisyada dawladda, dugsiyada iyo goobaha ay ku badan yihiin dadka rayidka ah sida goobaha ganacsiga, hoteellada iyo meelaha dadweynuhu ku kulmaan. Somaliland waxay ka mid tahay dalalka dhibaatadu ka soo gaadhay falalka argagixiso. Waxa ka dhacday masiibo aad u ballaadhan magaalo-madaxda Somaliland ee Hargeysa bishii Oktoobar 29dii ee sannadkii 2008, kadib markii ay ka dhaceen saddex qarax oo is-dabajooga oo xooggan, lana doonayey in lagu burburiyo nabbadda, xassilloonida iyo dimoqraadiyadda koraysa ee Somaliland, waxana halkaasi ku naf-waayey dad tiradoodu kor u dhaaftay 29 qof, tiro intaasi ka badanina ku dhaawacantay. Falalka noocaas ah waxa kaloo laga fuliyey dalalka mandaqadda ku yaal sida Ethiopia, Kenya iyo Tanzania. Si haddaba loo ogaado, loogana hortago shirqoollada ay maleegayaan ururrada xag-jiraa waxa lagama maarmaana in si wadajira ay isaga kaashadaan waddamada ku bahoobay Ururka Midowga Afrika iyo IGAD dhinaca xuuraanka iyo dabagalka dadka ka dambeeya qorshaha iyo fulinta falalkani halista ah oo maanta cabsi fara badan iyo werwerba ku haya shucuubta ku nool Geeska Afrika. Waxaannu diyaar u nahay haddii aanu nahay madaxda iyo shacabweynaha Somaliland inaanu gacan ka geysano wax alla wixii lagu xakamaynayo ama lagaga hortegayo mu’aamaraadka iyo falalka aragagixiso ee la doonayo in laga fuliyo dalalka Geeska Afrika.” Somaliland.Org Hargeisa News Desk wararkasomaliland@gmail.com
  9. Originally posted by A_Khadar: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: She talks more then xaglajiifiye though, darwiishkan ay sheegeyso manay ahayn ki anu jabbinay lol :confused: Adinkoo ah gumaystihii ingriis miyaa? anaga jabbinay dooxatadi geela dhici jirtay Miyaannaan wadaadkii cawarin, camalliyeynaayey Cuqaashii miyaannaan ku layn, ceelkan gudihiisa
  10. Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Ingiriiska oo Hargeysa jooga iyo Amaanka Caasimadda oo aad loo adkeeya Written by Waaheen Jul 15, 2010 at 03:18 PM Hargeysa-(Qarannews)-Waxa manta Madaarka Hargeysa ee Cigaal International Airport ka soo degay Wafti Sare oo ka tirsan Sirdoonka Ingiriiska kuwaasoo la socday Diyaarad khaas ah oo ka soo duushay Dalka Itoobiya Waftigan waxa hogaaminayay Taliyaha Ciidanka Sirdoonka Somaliland Maxamed Nuur iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Sirdoonka Somaliland, kuwaasoo tababar dhinaca Maamulka Sirdoonka ah u tagay magaaladda Addis-ababa Ilaa hada ma cada sababta waftigani ay u yimaadeen Dalka hase yeeshee warar aanu ka helnay qaar ka mid ah Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay xidhiidho la socoshada dhaqdhaqaaqa Kooxaha islaamiyiinta ah ee ka dagaalama Somaliya oo dhaqdhaqaaqyo dagaal ka bilaabay Mandaqada kuwaasi oo ay kor ka kala soconayaan Sidoo kale waxa la sheegay inay imaanshaha waftigan ka danbayso xisaabtan ay ku doonayaan inay ku ogaadaan Deeqo lacageed oo ay Xukuumadda Somaliland hore u siiyeen kuwaasoo loogu talagalay in wax lagaga qabto dhinaca War-doonka Sida ay ilahaasi sheegeena waxa ay kormeer ku samaynayaan Xarun weyn oo ay Ciidamadda Sirdoonka Ingiriisku ka dhisteen Magaaladda Hargeysa oo ay ugu talagaleen inay ka dhigtaan Saldhig ay ku baadhaan dadka ay u tuhmaan argagixiso iyagoo qalabayn doona xaruntaas oo muddo hore dhismaheeda la dhamaystiray balse aan ilaa hada wali la furin Ciidamada Milatariga iyo kuwa Booliiska ah ayaa la dhigay jidadka Hargeysa iyo goobaha muhiimka ah si ay u sugaan amaanka Waftigan, iyadoo la filayo muddada ay dalka joogaan inay kulamo la yeelan doonaan masuuliyiinta Dalka Safarka Waftigan ayaa ku soo hagaagay iyadoo ay cabsi weyni ka jirto Somaliya iyo Dalalka la jaarka ah, oo ay ku hirdamayaan kooxaha Jihaad doonka ah iyo dalalka urur goboleeda Igad Waaheen
  11. Does the pirate state take orders from odayaals, cant the administration decide on their own. Do they need to get a green light from oday fadhia bossaaso.
  12. She talks more then xaglajiifiye though, darwiishkan ay sheegeyso manay ahayn ki anu jabbinay lol
  13. You act like the innocent civilians that were brutally murdered by alshabaab in Uganda were responsible for the daily killings in xammar?
  14. Originally posted by Cawaale: ^Here is what i have to say buddy. See you joined here on July 2005. and here are some samples of your postings. i hope that will give you somethign to think about. quote: TVsomalidiid: Shirkada DahabshilOo KuTalojirta Maareynta Wasarada Maliyada Somaliidka (post #0) Politics July 15, 2010 2 HaatufNews: KhilaafKa Masuuliyinta Kulmiye vs Siilanyo Oo MarKale Cirka IskuShareeray (post #0) Politics July 15, 2010 3 Saylacnews: Itoobiya oo cabsika muujisay argagixiso kaga timaada dhinaca Somalidiidka (post #0) Politics July 15, 2010 4 Jamhuuriya: Taliyaha Sirdoonka Somalidiidka Oo Baxsaday Una Cararay Dhinaca Ethiopia (post #0) Politics July 13, 2010 5 Danbiile dagaal "Siilaanyo" oo Beeshiisu caleemo saartay (post #0) Politics July 03, 2010 6 Nazret.com"Ethiopia calls on Somalidiid to accept the results of theRigged Election" (post #0) Politics July 02, 2010 7 SNM Clan's Quest for International Recognition and the HBM-SSC Factor (post #0) Politics July 02, 2010 8 Hiiraan: Analysis North Somalia's Crisis (SNM vs SSC) (post #0) Politics July 02, 2010 9 In a Rigged Election, War Criminal Ahmed Siilaanyo is Elected Leader ofSNM/Somalidiid (post #0) Politics July 02, 2010 10 VIDEO: UNICEF Supports 800 SSC Families Attacked By Somalidiid Clan Militia (post #0) Politics July 01, 2010 11 VIDEO: Support for SSC is increasing as more Somalidiid Clan Malitia Join SSC (post #0) Politics July 01, 2010 12 Unwillingness of theElectorate to Participate in thePolls inSSC was aMatter ofConcern (post #0) Politics July 01, 2010 13 Somaliweyn.Org: Sool Sanaag iyo Cayn oo ay Badankooda Doorasho ka Dhicin (post #0) Politics July 01, 2010 14 Abahaha Somalidiid Meles OoKu Tilmamay Abaha Somaliweyn SayidMaxamed Halgame Geesi Ah (post #0) Politics June 25, 2010 15 VIDEO: Mudaharaado Ka Dhan Ah Somalidiidka Oo Ka Dhacay Dhahar (post #0) Politics June 24, 2010 16 The Birth of A Resistance Movement: The Case of SSC (post #0) Politics June 24, 2010 17 WAR DEG DEG AH: Dagaal Qadhaadh Oo Ka Soconaya Duleedka Lascaanood (post #0) Politics June 23, 2010 18 Final Pre-electional Somalidiid Poll Strongly Projects Riyale Winning by55%of theVote (post #0) Politics June 23, 2010 19 NEW FLAG of SSC (post #0) Politics June 22, 2010 20 Kulankii Labaad ee Golaha Khusuusida Parliement oo Caasimada SSC ee Buhoodle kafurmay (post #0) Politics June 22, 2010 21 VIDEO: Laascaanood Reporter Beaten Tortured Imprisoned (post #0) Politics June 21, 2010 22 Foreign Helicopters Sky Hunting Somali Life (post #0) General June 21, 2010 23 Lataliyahi HoreMadaxtoyada PL"Puntland Libax Bay Nagu Noqtay Faroole Waxu Dumiyay PL" (post #0) Politics June 21, 2010 24 Pictures: Soo Dhaweynta Mustafe Galaal ee Buhoodle Oo Kasoo Goostay Somalidiidka (post #0) Politics June 21, 2010 25 Young. British. Female. Muslim. (post #0) General June 21, 2010 26 Gabadh ka Tirsan Khusuusida SSC oo Lagu xidhay Xarunta Budhcad Badeeda Garowe (post #0) Politics June 19, 2010 27 When Terrorist Occupiers Accuse Their Victims Of Terrorism (post #0) Politics June 19, 2010 28 Qunsuliyadda Xabashida ee Garoowe ma Abaalmarintii Xasuuqii Buuhoodlaaa???????? (post #0) Politics June 19, 2010 29 Sifooyinka Faroole La Wadaago Soomaali-diidka iyo Qaar uu Dheeryahay (post #0) Politics June 18, 2010 30 Wasiirkii hore ee Ganacsiga Puntland"Faroole Wuxuu Necebyahay Beesha SSC" (post #0) Politics June 18, 2010 31 Muxuu Faroole hogaanka SSC uga dhirfay??? (post #0) Politics June 18, 2010 32 BBC reporter and award-winner is refused British entry visa (post #0) Politics June 18, 2010 33 VIDEO: People of Las Anod, Xudun, & Taleex show their support for the SSC leaders (post #0) Politics June 17, 2010 34 Ciidamo Kasoo Goostay Somalidiidka oo Kusoo Biiray Ciidamada Xoogaga SSC (post #0) Politics June 17, 2010 35 SNM & SSDF Haloo Sheego In SSC Dhaqaaqdey Hadii ay Rumaysan Waayaana Haloogu Dhaarto (post #0) Politics June 17, 2010 36 Pics:Jaliyada SSC AUSTRALIA Oo Tageertay Hogaanka SSC Cabaraysayna Farole.uDigtay SNM (post #0) Politics June 15, 2010 37 Madaxa Hoggaanka SSC Saleeban Cise Axmed oo Waraysi Siisyey BBC (post #0) Politics June 13, 2010 38 Xildhiban Caasha " Dhibta Ka Taagan SSC Waxay Ku Tusaysaa Siyaasad Xumida Puntland" (post #0) Politics June 13, 2010 39 Somalidiid Clan Malitia attacks the Peace Loving SSC People (post #0) Politics June 13, 2010 40 S.S.C Midowdaye Faroole ha loo Sheego haduu Diidana ha loogu Dhaarto (post #0) Politics June 07, 2010 41 Dowlad Gobaleed iyo Maamul loo Samaynayo Bartamaha Somalia (post #0) Politics June 07, 2010 42 Bayaan ka soo baxay Guddiga Beesha Bariga Burco (post #0) Politics June 03, 2010 43 Riyaale oo ay ku Caddaatay Fadeexad Lagu Miji Xaabinayo Doorashada Somalidiidka (post #0) Politics June 03, 2010 44 VIDEO: Daawo Xafladii Ciidamada Xoogaga SSC (post #0) Politics June 03, 2010 45 Prof. Mohamed SSC Secretary of Foreign Affairs Attends Istanbul Conference +Pics (post #0) Politics May 30, 2010 46 No One Can Hush The Voice of SSC People (post #0) Politics May 29, 2010 47 Derbi Jiifyadii Hargeysa& Burco oo Dhar Askareed Loo Soo Xidhay oo la keenay Lascanod (post #0) Politics May 29, 2010 48 Waa La Doogiye Yaan la Dacarroon (post #0) Politics May 29, 2010 49 Pirateland's lucrative piracy business (post #0) Politics May 28, 2010 50 Beeni Raad Ma Leh, Beenin War Ku Soo Baxay Qabiilnews.com (post #0) Politics May 27, 2010
  15. But back then there was no country called Somalia , there were local kingdoms ruling the place some under the ottoman empire Like Emir sharmarke cali salax baashe , but there was not a Somalia. The Somali republic came to existence in 1960 first of july
  16. So now the Somaliland elections were just an imagination the secessionist had in their minds and it never really took place it’s an illusion , and the international media is all biased. And Democracy and also the transition of power is absolutely something that occurs in the whole continent
  17. wa inaynu helicopter u dirna hadu cirka so marayo. helicopterki qarranka wa inaynu u dirna eeh labbadi nin samayeen ha ino so qabtaan eh
  18. war maad inaga deysid halkisa ha inaga jooge kuwasay is af yaqanin eh , hargeisa intu yimado ma waxad u malayn ino odhan karo , emir emir iyo baan ahay lol
  19. He is if following in the footsteps of the legendary Farax nur.