-
Content Count
29,829 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland president meets with French ambassador to Djibouti
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Muxuu Ku Tilmaamey Somaliland Safiirka Fransiiska Ee Dalka Djabuti Written by Haatuf Jul 23, 2010 at 10:10 AM “Idinkoo Ku Jira Xaalad Adag, Kuna Nool Deegaan Faqri Ah Iyo Gobol Aan Xasiloonayn Haddana Waxaad Dimuqraadiyada Ka Gaadheen Heer Ka Sareeya Wadamada Afrika Intooda Badan” Dominique Decherf, Safiirka Dalka Faransiiska U Fadhiya Djibouti Hargeysa(Qarannews) -Safiirka dalka Faransiiska u fadhiya Djibouti, Dominique Decherf oo isaga iyo wefdi uu hogaaminayo ay socdaal 2 maalmood qaatay ku yimaadeen Somaliland ayaa Somaliland ku amaanay heerka dimuqraadiyadeed ee ay gaadhay, taasoo uu ku sheegay mid tusaale u ah wadamo badan oo qaarada Africa ka mid ah. Ambassador Dominique Decherf waxa uu intaa raaciyay in Somaliland iyadoo ay ku xeersan yihiin duruufo qalafsan isla markaana ku taala gobol aan xasiloonayn ay haddana qabsatay doorasho xor iyo xalaal u dhacday oo dhinacyadii ku tartamay wax khilaaf ah aanay ka keenin. Dominique Decherf oo shalay qaar ka mid ah saxaafada ugu waramayay hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa sidoo kale sheegay in xidhiidhka ka dhexeeya dawlada France iyo Somaliland uu haatan marayo meel aad u wanaagsan, waxaanu ku amaanay wakiilka Somaliland u jooga France,Cali Ismaaciil Xasan inuu ka shaqeeyey sii horumarinta xidhiidhka labada dal,France iyo Somaliland. Dominique Decherf isagoo arrimahaasi ka hadlaya wuxu yidhi,“ intii aan ahaa safiirka dawlada France u jooga dalka Djibouti,waxaan isku dayay in aan kor u qaado xidhiidhka ka dhexeeya Djibouti iyo France, taas oo ahayd shaqadeyda, waxa kale oo aan aad ugu faraxsanahay xidhiidhka wanaagsan ee naga dhexeeya Somaliland, waxa halkan “Somaliland” hore u yimid qaar ka mid ah madaxda safaarada France ku leedahay Djibouti. France waxay hore u timid Somaliland sanadkii 1991-kii markii dalka dib loogu soo noqday,hase ahaatee xiligaas xidhiidhku halkii aynu doonaynay ma gaadhin. Muddo haatan laga joogo 3 sanadood ayaa xidhiidhkii France iyo Somaliland mar kale halkii uga bilaabmay si rasmi ah. Waxaanu Paris ku soo dhoweynay wakiil ka socda Somaliland, hadana markii Madaxweyne Daahir Rayaale uu yimid Paris waxa mar kale sii xoogeystay xidhiidhkii u dhexeeyey Somaliland iyo France, waxa la isla gartay wakhtigaa in la sameeyo guddi joogto ah oo labada dal xidhiidhiya si loo sameeyo hanaan lagu wada shaqeeyo, wuxu ahaa go’aan waxtar leh. Waxaan aad ugu faraxsanahay xidhiidhka wanaagsan ee ka dhexeeya Somaliland iyo France. Iyadoo aad ku jirtaan xaalad adag oo aad ku nooshihiin degaan faqri ah iyo gobol aan xasiloonayn waxad dimuqraadiyada ka gaadheen heer ka sareeya wadamada qaarada Afrika intooda badan. Waxaad dalkiina dib ugu soo celiseen dadkii wax soo bartay ee dibadaha idinka joogay, taasina waa arrin lagu daydo. Doorasho xor iyo xalaal ah ayaad ku qabateen duruuftihiina dhaqaale oo qalafsan inkastoo aad caawimo dhaqaale ka hesheen bulshada caalamka xiligii doorashada. Waxay ahayd guul weyn, dadka intoodii badneyd baa ka qayb qaatay doorashada, muran kama iman qaybihii tartamayay, runtii waa tusaale wanaagsan oo mudan in lagu daydo. Imika waan ka tagayaa Djibouti waayo waxa dhamaaday wakhtigii aan safiirka ahaa”. Dhanka kale waxa uu ambassador Dominique ka hadlay xidhiidhka ka dhexeeya xafiiska Somaliland ee Paris iyo dawlada France “ laga soo bilaabo bishii October 2008 waxa la sameeyey xafiiska Somaliland ee Paris, waxaana la keenay wakiil, xafiiskaasi si wanaagsan buu u shaqeeyaa, markii hore waxa xafiiska qabtay Maxamuud Siciid Nuur (Fagadhe) oo imika dhintay,haddana waxa qabtay xilka Cali Ismaaciil Xasan oo runtii khibrad wanaagsan u leh shaqada, Cali waa nin si weyn ugu firfircoon horumarinta xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo France, wuxu sameeyaa safaro uu madaxda dawlada France ku keeno Somaliland, dawlada cusub ayay u taalaa inay raacdo wadadii aanu u furay France iyo Somaliland, madaxweynaha cusub ayay sidoo kale u taalaa inuu xidhiidhka sii horumariyo” ayuu yidhi Ambassador Dominiqur Decherf. Intaa kaddib waxa isaguna saxaafada la hadlay wakiilka Somaliland u jooga dalka France, Cali Ismaaciil Xasan, isagoo sheegay in xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo France uu haatan marayo heer wanaagsan isla markaana dawlada France danaynayso wax la qabsiga xukuumadda cusub, waxaanu intaa ku daray in doorashadii ka dhacday Somaliland ay sare u qaaday sumacadii dalka, taasoo uu sheegay inay albaabka u furayso xidhiidho dhaqaale oo caalamku la yeesho Somalialnd. Wakiilka Somaliland u jooga dalka France, Cali Ismaaciil Xasan waxa hadaladiisa ka mid ahaa “ anigoo aan dhameystiri kareyn waxqabadkii xafiiska Somaliland ee France uu qabtay wakhtiga oo kooban dartii, haddana in yar haddii aan idiin sheego, Somaliland iyo safiirka (Dominique) waxa isugu horeysay bishii 6-aad 2008, markaas oo madaxweyne Rayaale uu marayay Djibouti iyo anigoo imid Djibouti waxan kulansiiyay Madaxweyne Daahir Rayaale iyo safiirka, waxa iigu xigay sanadkii 2008 bishii 9-aad waxan ku guuleystay in madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin aan geeyo magaalada Paris ee xarunta dawlada France, markaas oo xidhiidhkii France iyo Somaliland uu heer sare sii gaadhay oo sii adkaaday, waxa haddana noogu xigtay in aanu keeno wefti balaadhan oo isugu jira xubno ka kala socda qaybaha dawlada France u qaabilsan dhaqaalaha,siyaasada, anagoo markaas bank Djibouti ku yaalay laantiisa aanu ka furay Somaliland,waxay ahayd bishii January 2009. waxa kale oo noogu xigtay bishii March sanadkii 2009 oo ay isoo raaceen safiirkan imika ila socda iyo baarlamanka Faransiiska ninka u qaabilsan Geeska Afrika, haddana waxa iigu xigay in aanu aniga iyo safiirku nimaadno bishii April ee sanadkan isagoo safiirka ay la socdaan wefti balaadhan, marka kale ee noogu xigtaana waa imika. Shacbiga reer Somaliland way mutaysteen dimuqraadiyada ee Ilaahay ha ka jasaa’i siiyo, madaxweyne Daahir Rayaale waxaan leeyahay hambalyo siddii dimuqraadiyada ahayd ee aad u aqbashay natiijadii doorashada, waxan leeyahay madaxweynaha la doortay,waxa ina sugaysa hawl adag ee aan u diyaar garowno siddii aan uga soo bixi lahayn, waxaan odhan karaa heerka dimuqraadiyada Somaliland gaadhay waxay horseedi kartaa xidhiidh dhaqaale oo wanaagsan inuu ina dhex maro dawlada France waayo waxa la sugayay waxay ahayd doorashada ”. Wakiilka Somaliland ee France,Cali Ismaaciil waxa kale oo uu sheegay in Faransiisku danaynayo maalgashiga dekedda Berbera oo uu sheegay inuu isagu ahaa shakhsigii xidhiidhkaasi ka shaqeeyey, waxaanu intaa ku daray inuu ka sii shaqeyn doono siddii heshiiskaasi u dhameystirmi lahaa. Xubnaha kale ee weftigan la socday waxa ka mid ahaa Thierry Choiner oo ahaa xoghayaha guud ee safaaradda Faransiisku ku leeyahay dalka Djibouti iyo xoghayaha cusub ee safaarada France ku leeyahay Djibouti, xubno kale oo ka socday baarlamaanka dalka France. Ugu dambeyntii weftigaasi waxay shalay gelinkii dambe ka dhoofeen madaarka Egal International ee magaalada Hargeysa, halkaas oo ay ku sii macasalaameeyeen wasiirka arrimaha dibedda Somalialnd, C/laahi Maxamed Ducaale, marwo Edna Aadan Ismaaciil, taliyaha sirdoonka Somaliland, Maxamed Nuur iyo dadweyne kale. Source Haatuf -
The building is nice and big it looks good but I think the design could have been better , but Puntlanders will get there keep on building and you will get the right design
-
The building is nice and big it looks good but I think the design could have been better , but Puntlanders will get there keep on building and you will get the right design
-
Suldaankii Beesha ****** oo Hotel ku yaala Gaalgacayo lagala baxay
Xaaji Xunjuf replied to Abtigiis's topic in Politics
What do you expect from the pirate boys Melez zanawi is their daddy they will do everything he askes -
Kosovo’s independence is legal, UN court rules
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
But the anti-somali and anti-muslim somalidiidland doesn't deserve recognition, (snm is pro-isreal and pro-habashi) -
Are you sure you support the tfg I am sure the tfg doesn’t support you it was just a few weeks back when cumar buur accused the khusuusi of being linked to terrorism
-
New President Silaanyo Must give proper representation to reer sool
Xaaji Xunjuf replied to Qudhac's topic in Politics
Originally posted by RedSea: I agree with Qudhac and that is exactly what Silaanyo has done thus far. They will have two ministers equal to that of Awdal. That seems fair wala soo dhaweyn taas -
Kosovo’s independence is legal, UN court rules
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
dee kosovo wa dal anu u walaalo nahay oo muslim ah -
Somaliland: New Government Says Will Open Talks with SSC
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Duufaan: We have to claim our share of UN programs given to somali people. Anagu sirdoonka ingiriiska or sirdoonka mareyknka lacag kaash kamaqaadano. ^^ So now its the sirdoon oo gaalkii xuma noqday gaalki wanaagsana na cuntadii wuu ku siiyey -
Somaliland: New Government Says Will Open Talks with SSC
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
I did not say we don’t have non-government organisation offices in Somaliland but your cousin duufaan acts like we can’t survive without them, while his own garaad begs Mark Browden the un Humanitarian coordinator isn’t that Hypocritical? -
Kosovo’s independence is legal, UN court rules
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
meeshan kaliya eeh aan wax u waday waxay ahayd maxkamada aduunka oo shariciiyesey Jiritaanka dalka kosovo. Adigu halkeed wax u wada? -
Kosovo’s independence is legal, UN court rules
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
This topic is about the newly independent recognized country called Kosovo stay with the topic my friend -
Kosovo’s independence is legal, UN court rules
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The end of the battle for Kosovo Written by UTV News Jul 22, 2010 at 03:37 PM Separatists, secessionists and splittists from Taiwan, Xinjiang and Somaliland to Sri Lanka, Georgia and the West Country will welcome today's precedent-setting legal opinion from the UN's international court of justice effectively upholding Kosovo's unilateral declaration of independence from Serbia. With hindsight it seems clear the 1990 reunification of Germany ran contrary to modern history's tide, marking a sort of last stand for the old 19th-century model of the unitary nation state. Since the Berlin wall came down and the Soviet Union disintegrated two years later, things everywhere have been falling apart. Fractious minority movements seeking recognition, autonomous rights, or outright independence since the cold war's end loosened the global geostrategic straitjacket have become commonplace across Europe. Spain frets about its Basques and Catalans, the unifying impact of its World Cup success notwithstanding. Italy's Germans often give cause for concern. The United Kingdom may prospectively be obliged to change its name, should breakaway Scottish and Welsh nationalist parties have their way. Some speak passionately of independence for the ancient kingdom of Kernow, otherwise known as Cornwall. And if it's Kernow redux, then why not Northumbria, Mercia, and Wessex, too? In Wiltshire they await a new Arthur. The accelerating trend towards the assertion of minority national, basically tribal rights, usually defined in terms of sovereign territory, delineated borders, ethnicity, language and history, appears global in nature. Vuk Jeremic, Serbia's foreign minister, who led opposition to Kosovo's UDI, suggested the fracturing of the nation state paradigm, like cracks in glass plate, could spread widely and do great damage. Speaking before Kosovo's formal 2008 break with Serbia, Jeremic looked beyond the Balkans to countries such as Sudan, a country that is likely to break in half this winter. In Africa, he said, "there are about 50 Kosovos waiting to happen". International acceptance of Kosovo's unilateral act "would be a very dangerous signal, a signal that there are no rules. Serbia wants to play by the rules. You just can't come along and say they don't matter any more." Boris Tadic, Serbia's president, revisited this argument this week. A ruling favouring Kosovo "would destabilise many regions of the world", he said. Now that Serbia's worst fears have been realised, it remains to be seen whether such dire predictions prove accurate. More prosaically, the world court's delayed advisory opinion hardly came as a surprise and must now be managed politically if new strife, most possibly in ethnically mixed northern Kosovo, is to be avoided. In the end the ruling was more a matter of hard-headed realpolitik than carefully appraised international law. The US, Kosovo's principal sponsor, was adamant all along the court's opinion would have little practical impact, a view echoed by Tony Blair, Kosovo's self-styled liberator, during a visit this week. Joe Biden, the US vice-president, also emphasised that independence was a done deal while affording Kosovan prime minister Hashim Thaci the Washington red carpet treatment on Wednesday. Independence was not primarily a matter of law, a White House spokesman said. "We do not believe that declarations of independence are legal acts whose legality is affirmed or denied by this international court. They are political facts that have to be established through political realities." The US has its own experience in this department. In 1776, American independence came at the muzzle of a musket, not in the form of a lawsuit against George III. Despite their protestations, and they will be long and angry, Serbia and its main backer, Russia, half expected this outcome. Their best course now may be to turn it to their maximum advantage rather than play a spoiler's game at the UN general assembly (which must endorse the ruling). One obvious approach is to accept the EU's proposed technical talks on creating a pragmatic modus vivendi between Belgrade and Pristina while seeking support, as a tacit quid pro quo, for a renewed effort to advance Serbia's EU membership bid. The US may think it's got ahead. But Russia could win both ways, not least in terms of its Georgia intervention. The court's failure to oppose Kosovo's secession "would automatically weaken the west's case against the recognition of [the independence of] Abkhazia and South Ossetia by Russia," said Petr Iskenderov of the Russian Academy of Science in International Affairs magazine. Moscow could also use the decision to push for an "overhaul" of the international community's approach to frozen disputes in the Balkan and Caspian regions that affect its interests, such as that between Armenia and Azerbaijan over the breakaway enclave of Nagorno-Karabakh, he said. Serbia now faces the prospect of increased international recognition of Kosovo, the country's prospective membership of the UN, and the permanent loss of a territory its regards as a defining part of its sovereignty and history. At the same time, the gates to Europe swing open. It is a bitter pill to swallow. It could trigger domestic political upheavals. But when the dust settles, common sense and self-interest may dictate acceptance of the outcome. Like the Battle of Kosovo Field in 1389 that was so critical to Serbia's identity, the modern day battle for Kosovo is lost. guardian.co.uk © Guardian News and Media 2010 -
Somaliland: New Government Says Will Open Talks with SSC
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Dufaan your landlocked don’t even try. I don’t need any permission from any one to go to any part of Somalia. what’s there to do in Ethiopia and, why do I need permission from you to go to Ethiopia unless you’re an Ethiopian agent -
wa ciilad farsamo boowe
-
puntland oo umuleysa , maxay umushay
-
So now a telecom company is the enemy of Somalia hilarious
-
Somaliland: New Government Says Will Open Talks with SSC
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Duufaan: you are pro-colonial. You do not beleive you can survive without outside support. Yesterday, you were british protected tribes and now receive benefits and protection by Malazawi and others. Right now Your very busy to get benefit by T card. Somaliland was colonised by the British Empire you was being protected by Brigadier R.H. Smitth the late British Empire Brigadier It’s you who can’t survive with out outside support with no port no access to sea It was not that long ago when your garaad was writing letters to Mark browden the un resident and humanitarian Coordinator he was addressing the humanitarian situation and crisis in the eastern sool region and buhoodle , your supreme leader clearly said his people cant survive without humanitarian help so who is begging for outside help One question what did melez zanawi do for Somaliland? Absolutely nothing -
Loool does that include all territories of sool and sanaag lol
-
New President Silaanyo Must give proper representation to reer sool
Xaaji Xunjuf replied to Qudhac's topic in Politics
haatu stop this nonsense i am not this chief caaqil Guy, dadka lama masabido sxb -
Kosovo’s independence is legal, UN court rules
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The Russians will welcome them with open arms -
Somaliland: New Government Says Will Open Talks with SSC
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
There is no such thing as pro colonial or anti-colonial in 2010 because there aren’t colonialist in Somaliland or Somalia , Somaliland is very independent you are anti-Independence anti nationalist even from a Somaliweyn point of view you draw fake letters on the Somali flag , that’s not nationalism the cayn province didn’t even exist in the former Somalia , there for your pro tribilist You have your own regional government Where?? so now your part of the pirate state when ever it suits you -
Somaliland: New Government Says Will Open Talks with SSC
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Duufaan the only thing that will be discussed on the negotiation table is how the ssc faction will be disarmed , that is if it comes to Negotiations which i doubt very much