Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,991
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. looool poor cowke is banned I think it was because of that topic concerning the zanzibarians
  2. Madaxweyne Siilaanyo oo la Filayo inuu Guddoomiyenimada Xisbiga Kulmiye ku wareejiyo Muuse Biixi Hargeysa (SDWO 02/08/2010)- Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa dhowaan la filayaa dhowaan inuu ku wareejiyo Guddoomiyenimada Xisbiga ku-xigeenkiisii Muuse Biixi Cabdi, sida uu dhigayo Xeerka Xisbiga tallada dalka ku guulaystay ee Kulmiye oo wax laga bedelay Shirweynihii Xisbiga ee ugu dambeeyay. Arrintaasi oo looga gl-leeyahay in lagu kala saaro Xisbiga iyo Xukuumada sidii Xisbiga UDUB oo dhaawac ku keentay hawlihii Xisbigii talada hore u hayay, waxaanay Xisbiga Kulmiye kaga gaashaamanayaan inuu dhaawac la mid kii UDUB uu soo gaadho. Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye ayaa marka uu la wareego Guddoomiyenimada waxa ku wehelin doona oo talada Xisbiga ay wada hoggaamin doonaan Ku-xigeenkiisa labaad Md. C/raxmaan CabdiqaadiR, Ku-xigeenka saddexaad C/raxmaan Talyanle iyo Xog-hayaha Guud ee Xisbiga Mr. Kayse Xasan Cige. Madaxweynaha Talada dalka ku guulaystay Md. Siilaanyo oo dhowaan soo saaray Liiska Xubnaha Golihiisa Wasiiradda ayaa haba yaraatee aan ku soo darin xubnihiisii ay wada-hogaamin jireen Xisbiga Kulmiye, taasi oo bedelkeeduna noqon doonta in ay u hadhaan socodsiinta iyo hoggaaminta Xisbiga. Tallaabada uu Axmed Siilaanyo kaga reebay hogaanka Xisbiga xukuumadiisa ayaa maalmihii u dambaysay si wayn loo hadal hayay waxa ay kala yeeli doonaan ama ay isugu biyo shuban doonto sababaha uu uga tagay, arrintanise waxay muujinaysaa in uu Xisbiga Kulmiye ku kala saarayo hawl-wadeenadiisa Xukuumada iyo kuwa Xisbiga. Shiine Cilmi Kaahin - SDWO News Desk - Hargeisa Guled Abdi Sheekhaash - SDWO News Editor
  3. Madaxweyne Siilaanyo oo la Filayo inuu Guddoomiyenimada Xisbiga Kulmiye ku wareejiyo Muuse Biixi Written by Waaheen Aug 03, 2010 at 08:59 AM Hargeysa,(Qarannews)- Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa dhowaan la filayaa dhowaan inuu ku wareejiyo Guddoomiyenimada Xisbiga ku-xigeenkiisii Muuse Biixi Cabdi, sida uu dhigayo Xeerka Xisbiga tallada dalka ku guulaystay ee Kulmiye oo wax laga bedelay Shirweynihii Xisbiga ee ugu dambeeyay. Arrintaasi oo looga gl-leeyahay in lagu kala saaro Xisbiga iyo Xukuumada sidii Xisbiga UDUB oo dhaawac ku keentay hawlihii Xisbigii talada hore u hayay, waxaanay Xisbiga Kulmiye kaga gaashaamanayaan inuu dhaawac la mid kii UDUB uu soo gaadho. Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye ayaa marka uu la wareego Guddoomiyenimada waxa ku wehelin doona oo talada Xisbiga ay wada hoggaamin doonaan Ku-xigeenkiisa labaad Md. C/raxmaan Cabdiqaadi, Ku-xigeenka saddexaad C/raxmaan Talyanle iyo Xog-hayaha Guud ee Xisbiga Mr. Kayse Xasan Cigeh. Madaxweynaha Talada dalka ku guulaystay Md. Siilaanyo oo dhowaan soo saaray Liiska Xubnaha Golihiisa Wasiiradda ayaa haba yaraatee aan ku soo darin xubnihiisii ay wada-hogaamin jireen Xisbiga Kulmiye, taasi oo bedelkeeduna noqon doonta in ay u hadhaan socodsiinta iyo hoggaaminta Xisbiga. Tallaabada uu Axmed Siilaanyo kaga reebay hogaanka Xisbiga xukuumadiisa ayaa maalmihii u dambaysay si wayn loo hadal hayay waxa ay kala yeeli doonaan ama ay isugu biyo shuban doonto sababaha uu uga tagay, arrintanise waxay muujinaysaa in uu Xisbiga Kulmiye ku kala saarayo hawl-wadeenadiisa Xukuumada iyo kuwa Xisbiga. Waaheen
  4. Turkey's intelligence chief irks Israel Sun, 01 Aug 2010 23:52:53 GMT Font size : Hakan Fidan, the new head of Turkey's National Intelligence Organization Israeli Defense Minister Ehud Barak has expressed concern over Turkey's appointment of its new secret service chief whom he called a "supporter" of Iran. According to AFP, the Turkish official, Hakan Fidan, 42, has been appointed to head the National Intelligence Organization, known by its Turkish acronym MIT, on May 27 after serving as undersecretary for foreign affairs to the prime minister and representing Turkey at the International Atomic Energy Agency (IAEA). The latter position placed him at the forefront of Turkey's efforts to resolve the international standoff over Iran's nuclear program, according to the Turkish press. "Turkey is a friendly country, a strategic ally, but the nomination in recent weeks of a new chief of the Turkish secret services who is a supporter of Iran worries us," he told in a private meeting of his center-left Labor party. Barak, in a recording of his remarks broadcast by Army Radio on Sunday, claimed that the appointment could result in "the Iranians having access to secret information." Israel is annoyed by its erstwhile strategic partner's efforts to solve Iran's nuclear issue through diplomatic efforts, especially a declaration it signed with Iran and Brazil in May that would have seen Iran ship 1,200 kg of its low-enriched uranium to Turkey in exchange for fuel for the medical research reactor in Tehran. Turkish-Israeli relations plunged to an all-time low and their ties are effectively frozen following the deadly May 31 Israeli raid on a Gaza-bound aid flotilla in which naval commandos shot dead nine Turkish activists, one of whom was also a US citizen. AS/MGH
  5. It’s a different cause Oromos are fighting for equal citizenship with in Ethiopia and power sharing with the Northern chiefs , and onlf are Somalis they want to secede from Ethiopia by any means necessary
  6. SOMALILAND: New FM meets World Bank officials in Hargeisa HARGEISA (SomalilandPress)— Foreign Minister Dr Mohamed Abdullahi Omar today welcomed in Hargeisa a delegation from World Bank lead by Jaraji Chopra. Dr Omar who was named Foreign Minister after the opposition party Kulmiye won the presidential elections on June 26 Dr Omar first thanked the delegates for their visit and briefed them about the recent elections in the country and how the transfer of power was going in all ministries. He gave them an overview of some of the development programs they planned for the next six months. He confirmed to them his administration will collaborate with the neighboring countries and the international community on security issues, development and trade. He highlighted his government will focus on programs that will create jobs for the youth, build medical facilities in the country and that will help strengthen the security forces. Mr Jaraji Chopra, on his side congratulated Somaliland for their achievement in running a successful and an open democratic election which was an example in the region. Mr. Chopra stressed that the international community is now aware of the progress that Somaliland has reached and that it can no longer be ignored. After their meeting with the foreign minister the delegates met with President Ahmed Mohamed Silaanyo in his office, who welcomed them to the country and then held a private meeting with them. The delegation also concludes officials from the United Nation. Somalilandpress | Sunday, 1 August 2010
  7. Wasiirka Wasarada Arimaha Dibada oo wafti ka socda Xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada iyo madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea Qasirga Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda JSL, Mudane, Maxamed Cabdillaahi Cumar oo ay weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ee Cusubi ayaa Maanta Gelinkii Hore Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayay Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea, Wasiirka Arimaha Debeda ayaa waxa uu weftiga uga waramay Siyaasada Xukuumada Cusub ee Dhinacyada horu-marinta iyo Dhaqaalaha, waxaanu u sheegay in ay Xukuumada cusubi Soo dhawaynayso waxlaqabsiga Beesha Caalamka Diyaarna ay u tahay Sii-Xoojinta Xidhiidhkii ay Somaliland La lahayd Haya’adaha Caalamiga ah. Dhinaca kalena waxa uu wasiirku tilmaamay Qodobada ay Xukuumadu Muhiimada siinayso kuwaas oo uu Sheegay inay ka midyihin Shaqo u Abuurista Dhalimyarada Tirada Badan ee wakhtigan Camalka la’, Dhismaha Kaabayaasha Dhaqaalaha sida wadooyinka, Xoojinta Amaanka iyo Tababarada Ciidamada Nabadgelyada iyo kor u qaadida tayada waxbarashada iyo Caafimaadka. Waxaanu intaa ku daray in ay Xukuumadu soo Dhawaynayso ujeedada socdaalkooda Diyaarna ay u tahay inuu xidhidhku halkisii ka sii socdo iyadoo ay lagamamaarmaan tahay in dib loo eego kaalmadii Bini-aadminimo ee ay Beesha Caalamku Hore u siin jirtay Somaliland. Ugu danbayna waxa uu wasiirku soo jeediyey in la qaban qaabiyo shir balaadhan oo ay Beesha Caalamku Somaliland Ugu yaboohdo Kaalmo Horu-marineed taladaas oouu waftiguna soo dhaweeyey Saraakiisha waftiga hogaaminaysay oo kala ahaa Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea, ayaa iyaguna marka hore Somaliland ku hambalyeeyey tubta hanaanka Dumuquraadiyadeed ee ka hirgalay Dalka iyo sidii ay u dhacday Dooorashadu. Madaxda Waftigu waxa kale oo ay sheegeen in Wakhtigan ay Beesha Caalamku si wayn isha ugu hayso Somaliland una hanwayn tahay. Geesta ka dibna weftigu Waxa ay ka warameen ujeedada Socdaalkooda oo ay sheegeen inay tahay isu Xog-waran ay Xukuumada Cusub kala yeeshaan Barmaamijyadii ay Hay’adahan Caalamiga ah ee uu Waftigu ka kooban yahay kawadeen dalka. Gebegabadii kulankani wax uu ku dhamaaday is Afgarad buuxa. Madaxwaynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Weftiga hogaaminaysa Booqasho gaaban oo salaan ah oo ay madaxwaynaha ugu hambalyeeyeen Doorashadii loo doortay xilka Madaxwaynenimo ee dalka iyo Dumuquraadiyada ka hirgashay Somaliland. source togaherer
  8. Pictures Ugu danbayna waxa uu wasiirku soo jeediyey in la qaban qaabiyo shir balaadhan oo ay Beesha Caalamku Somaliland Ugu yaboohdo Kaalmo Horu-marineed taladaas oouu waftiguna soo dhaweeyey. Saraakiisha waftiga hogaaminaysay oo kala ahaa Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea, ayaa iyaguna marka hore Somaliland ku hambalyeeyey tubta hanaanka Dumuquraadiyadeed ee ka hirgalay Dalka iyo sidii ay u dhacday Dooorashadu. Madaxda Waftigu waxa kale oo ay sheegeen in Wakhtigan ay Beesha Caalamku si wayn isha ugu hayso Somaliland una hanwayn tahay. Geesta ka dibna weftigu Waxa ay ka warameen ujeedada Socdaalkooda oo ay sheegeen inay tahay isu Xog-waran ay Xukuumada Cusub kala yeeshaan Barmaamijyadii ay Hay’adahan Caalamiga ah ee uu Waftigu ka kooban yahay kawadeen dalka. Gebegabadii kulankani wax uu ku dhamaaday is Afgarad buuxa. Madaxwaynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Weftiga hogaaminaysa Booqasho gaaban oo salaan ah oo ay madaxwaynaha ugu hambalyeeyeen Doorashadii loo doortay xilka Madaxwaynenimo ee dalka iyo Dumuquraadiyada ka hirgashay Somaliland. ALLAA MAHAD LEH Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL
  9. Xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada Ee Somalia Oo La Kulmay Xukumada Cusub Written by Qarannews Aug 01, 2010 at 11:37 AM Hargysa,(Qarannews)-Wasiirka Arrimaha Dibedda JSL, Mudane, Maxamed Cabdillaahi Cumar oo ay weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ee Cusubi ayaa Maanta Gelinkii Hore Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayay Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea, sidaasi waxa lagu sheegay warsaxafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland oo uu nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabakada qarannews, warsaxaafadeedkaasi oo uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxtooyada Mr Cukuse waxa uu u dhignaa isga oo dhamaystiran sidan hoos ku xusan Wasiirka Arimaha Debeda ayaa waxa uu weftiga uga waramay Siyaasada Xukuumada Cusub ee Dhinacyada horu-marinta iyo Dhaqaalaha, waxaanu u sheegay in ay Xukuumada cusubi Soo dhawaynayso waxlaqabsiga Beesha Caalamka Diyaarna ay u tahay Sii-Xoojinta Xidhiidhkii ay Somaliland La lahayd Haya'adaha Caalamiga ah. Dhinaca kalena waxa uu wasiirku tilmaamay Qodobada ay Xukuumadu Muhiimada siinayso kuwaas oo uu Sheegay inay ka midyihin Shaqo u Abuurista Dhalimyarada Tirada Badan ee wakhtigan Camalka la', Dhismaha Kaabayaasha Dhaqaalaha sida wadooyinka, Xoojinta Amaanka iyo Tababarada Ciidamada Nabadgelyada iyo kor u qaadida tayada waxbarashada iyo Caafimaadka. Waxaanu intaa ku daray in ay Xukuumadu soo Dhawaynayso ujeedada socdaalkooda Diyaarna ay u tahay inuu xidhidhku halkisii ka sii socdo iyadoo ay lagamamaarmaan tahay in dib loo eego kaalmadii Bini-aadminimo ee ay Beesha Caalamku Hore u siin jirtay Somaliland. Ugu danbayna waxa uu wasiirku soo jeediyey in la qaban qaabiyo shir balaadhan oo ay Beesha Caalamku Somaliland Ugu yaboohdo Kaalmo Horu-marineed taladaas oouu waftiguna soo dhaweeyey Saraakiisha waftiga hogaaminaysay oo kala ahaa Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea, ayaa iyaguna marka hore Somaliland ku hambalyeeyey tubta hanaanka Dumuquraadiyadeed ee ka hirgalay Dalka iyo sidii ay u dhacday Dooorashadu. Madaxda Waftigu waxa kale oo ay sheegeen in Wakhtigan ay Beesha Caalamku si wayn isha ugu hayso Somaliland una hanwayn tahay. Geesta ka dibna weftigu Waxa ay ka warameen ujeedada Socdaalkooda oo ay sheegeen inay tahay isu Xog-waran ay Xukuumada Cusub kala yeeshaan Barmaamijyadii ay Hay'adahan Caalamiga ah ee uu Waftigu ka kooban yahay kawadeen dalka. Gebegabadii kulankani wax uu ku dhamaaday is Afgarad buuxa. Madaxwaynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Weftiga hogaaminaysa Booqasho gaaban oo salaan ah oo ay madaxwaynaha ugu hambalyeeyeen Doorashadii loo doortay xilka Madaxwaynenimo ee dalka iyo Dumuquraadiyada ka hirgashay Somaliland. Last Updated ( Aug 01, 2010 at 11:48 AM )
  10. Wasiirka Arrimaha Dibedda oo Qaabilay Wefdi Ka Socda Baanka Adduunka iyo Qaramada Midoobay August 1st, 2010 Comments Off Wasiirka Arimaha Dibeda Iyo Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiiradda Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefti Ka Socda Qaramada Midoobay Iyo Baanka Aduunka. War saxaafadeed Wasiirka Arrimaha Dibedda JSL, Mudane, Maxamed Cabdillaahi Cumar oo ay weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ee Cusubi ayaa Maanta Gelinkii Hore Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayay Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea. Wasiirka Arimaha Debeda ayaa waxa uu weftiga uga waramay Siyaasada Xukuumada Cusub ee Dhinacyada horu-marinta iyo Dhaqaalaha, waxaanu u sheegay in ay Xukuumada cusubi Soo dhawaynayso waxlaqabsiga Beesha Caalamka Diyaarna ay u tahay Sii-Xoojinta Xidhiidhkii ay Somaliland La lahayd Haya’adaha Caalamiga ah. Dhinaca kalena waxa uu wasiirku tilmaamay Qodobada ay Xukuumadu Muhiimada siinayso kuwaas oo uu sheegay inay ka midyihin Shaqo u Abuurista Dhalinyarada tirada badan ee wakhtigan Camalka la’, Dhismaha Kaabayaasha Dhaqaalaha sida wadooyinka, Xoojinta Amaanka iyo Tababarada Ciidamada Nabadgelyada iyo kor u qaadida tayada waxbarashada iyo Caafimaadka. Waxaanu intaa ku daray in ay Xukuumadu soo Dhawaynayso ujeedada socdaalkooda Diyaarna ay u tahay inuu xidhidhku halkisii ka sii socdo iyadoo ay lagamamaarmaan tahay in dib loo eego kaalmadii Bini-aadminimo ee ay Beesha Caalamku Hore u siin jirtay Somaliland. Ugu danbayna waxa uu wasiirku soo jeediyey in la qaban qaabiyo shir balaadhan oo ay Beesha Caalamku Somaliland Ugu yaboohdo Kaalmo Horu-marineed taladaas oouu waftiguna soo dhaweeyey Saraakiisha waftiga hogaaminaysay oo kala ahaa Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea, ayaa iyaguna marka hore Somaliland ku hambalyeeyey tubta hanaanka Dumuquraadiyadeed ee ka hirgalay Dalka iyo sidii ay u dhacday Dooorashadu. Madaxda Waftigu waxa kale oo ay sheegeen in Wakhtigan ay Beesha Caalamku si wayn isha ugu hayso Somaliland una hanwayn tahay. Geesta ka dibna weftigu Waxa ay ka warameen ujeedada Socdaalkooda oo ay sheegeen inay tahay isu Xog-waran ay Xukuumada Cusub kala yeeshaan Barmaamijyadii ay Hay’adahan Caalamiga ah ee uu Waftigu ka kooban yahay kawadeen dalka. Gebegabadii kulankani wax uu ku dhamaaday is Afgarad buuxa. Madaxwaynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Weftiga hogaaminaysa Booqasho gaaban oo salaan ah oo ay madaxwaynaha ugu hambalyeeyeen Doorashadii loo doortay xilka Madaxwaynenimo ee dalka iyo Dumuquraadiyada ka hirgashay Somaliland. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL
  11. oo kan jb braces babu u bahanyahay eh Xita marna rayaale mu so raacin sidu ilka uga samaysto garmalka lol
  12. Wasiirka ee Wasaarda waxbarasahda iyo tacliinta sare iyo wasiirka ciyaaraha,dhalinyarada iyo dhaqanka oo Maanta xilalkii la wareegay iyo Dardaaranka Wasiiradii hore:- Xafladani ay labadan wasiir xalalka kula kala wareeyayeen ayaa waxaa ka soo qayb galay dhamaanba shaqaalaha.... Daawo Sawiradda Hargasya (GNS):- wasiirka cusub ee wasaarada ciyaaraha,dhalinyarda iyo dhaqanka Md Maxamed Xaashi Madar iyo wasiirkii hore ee wasaarada dalxiiska iyo dhaqanka md c/rasaaq Waaberi Rooble, ayaa manta xilalkii la kala wareegay, iyada oo ay munaasibada xil wareejintuna ka dhacday xarunta wasaarada dalxiiska iyo dhaqanka ee magaalada hargaysa. Xafladani ay labadan wasiir xalalka kula kala wareeyayeen ayaa waxaa ka soo qayb galay dhamaanba shaqaalaha kala duwan ee wasaradaasi dalxiiska iyo dhaqanka,agaasime waaxeed yada kala duwan ee wasaaradaasi iyo wasiirka cusub ee Wasaarada ciyaaraha, dhaliyarada iyo dhaqanka Maxamed Xaashi Madar. Wasiirkii hore wasaarada dalxiiska iyo dhaqanka Md C/rasaaq Waaberi Rooble oo xafladaasi ka hadlay ayaa si aad ah uga waramay waaxyaha kala duwan ee ay wasaradani ka kooban tahay, isaga oo sheegay wasiirku in ay wasaaradani ka kooban tahay,waaxyaha ay ka mid ka yihiin waaxda maamulka,waaxda Aasaarta qadiimiga ah iyo waaxda hal abuurka,wasiirka ayaa intaasi raaciyay in waaxda hal abuurka ay tahay waaxda keliya ee sida aadka ah ay u gaabinayaan wax qabadkeedu taasina ay ugu wacan tahay iyada oo aanay jirin meel ay ku soo ban dhigaan ab waaniintu wixii ay hal abuuraan ama ay sameeyaan. Waxa kale oo uu wasiirku ka waramay qaybaha kala duwan ee shaqaalaha wasaarada ku waasi oo ay kala duwan tahay shaqadoodu,tirade baabuurta wasaaraduna ay tahay 4-baabuur,guryaha loogu tallo galay hal-abuurka oo dhawr ah kana mid yihiin tiyaatarka,guriga hidaha iyo dhaqanka, iyo guriga fanaaniinta. Wasiirka cusub ee wasaarada ciyaaraha,dhalinyarada iyo dhaqanka Md Maxamed Xaashi Madar oo isna munaasibadani uu xilka kula wareegayay hadal kooban ka jeediyay ayaa ugu horayn u mahad naqay wasiirkii wasaarada dalxiiska iyo dhaqanka C/rasaaq Waaberi Rooble isaga oo ku amaanay sida wanaagsan ee uu ugu faah-faahiyay qaybaha ay wasaaradani ka koobantahay iyo meelaha ay ka shaqayso.wasiirka ayaa intaasi raaciayay in waxa keliya ee dhibta ku ah wasaaradani uu la wareegay ay tahay shaqaalaha wasaaradani oo qaar ka mid ahi aanay muddo billo ah qaadanin wax mushahar ah,taasina ay caqabku noqonayso,basle uu ku dadaali doono sidii shaqaalahaasi gunadooda loo siin lahaa. SIDOO KALE WAXAA maanta xilkii kala wareegay wasiirka cusub ee uu dhawaan madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) u soo magacaabay wasaarada waxbarasahda iyo tacliinta sare ee somaliland marwo Samsam Cabdi Aadan oo kala wareegtay wasiirkii hore ee wasaaradaasi Md xasan X.Maxamuud warsame 9xasan gadhwayne). Munaasibadani ay labada wasiir xilka kula kala waregayeen oo ka dhacday xarunta wasaarada waxbarshada iyo tacliinta sare ee magaalada hargaysa,ayaa waxa goob joog ka ahaa dhamaanba shaqaalaha wasaaradaa,agaasimihii guud ee hore ee wasaaradaasi,agaasime waaxeedyada wasaarada iyo qaar ka mid ah aqoon yahamiinta reer somaliland oo ay ka mid ahayd Dr Edna Aadan Ismaaciil, iyo xubno ka socday yahadaha caalamiga ah ee ay wada sahqaynta leeyihiin wasaarda waxbarashada iyo tacliinta sare ee somaliland. Wasiirkii hore ee wasaarada waxbarasahda iyo tacliinta sare Md xasan x.maxamuud warsame (xasan gadhwayne) oo halkaasi ka hadlay ayaa si balaadhan uga waramay ahmiyada ay wasaaradani u leedahay qaranka isaga oo sheegay mr gadhwayne in wasaaradani ay ka mid tahay kuwa ugu qiimaha badan wasardaha dalka,iyada oo ah meesha keliya ee laga hago lagana hogaamiyo hanaanka ah sidii ay dad aqoon lihi dalka ugu soo bixi lahaayeen taasi oo haddii ay xumaato ama noqoto mid aan u shaqaynaynin sidii loogu tallo galay kana leexato qorshaha loogu tallo galay,uu dhamaanba xumaanayo musaqbalkii dalka iyo da,yarta oo ah halka keliya ee uu qaranku ku hamiyayo,sidaasi darteedna loo baahanyahay in ay xukuumadu si gaar ah ula socoto arimeheeda. Mr gadhwayne ayaa intaasi raaciyay in ay tahay markii ugu horaysay ee ay wasaaradani wasiir ka noqoto gabadh,isaga oo wasiirka cusubna Ilaahay uga baryay in uu ku asturo masuuliyada culus ee ay u qaaday umada iyo qaranka somaliland. Wasiirka cusub ee wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee somalialnd Marwo Samsam Cabdi Aadan oo iyadna xafladani ay xilka kula wareegaysay hadal ka jeedisay ayaa ugu horayn si aad ah ugu mahad naqday wasiirkii hore xasan gadhwayne oo ay ku tilmaantay in waxyaabo badan uu ku soo kordhiyay wasaardani horumar badan gaadhsiiyay muddadii uu wasiirka ka ahaa,taasina ay uga mahad celinayso.
  13. war africanku maxay rabban ma osama bin ladanki africa bay raadinayan
  14. Somaliland: Ministers of new administration assume positions in midst of small protests HARGEISA (Somalilandpress) – Power transition between the outgoing administration and President Ahmed Mohamed Silanyo’s newly formed cabinet has been going smooth in the last two days with some changes already in place. Two days of after the inauguration of the new president, a number of the key cabinet positions that President-Elect, Ahmed Mahamed Mahamud (Silanyo) implemented for his new administration, assumed their appointed positions from the previous administration. The outgoing Foreign Affairs Minster, Mr Abdullahi Mohamed Dualeh handed over his duty and portfolio on Thursday to the newly appointed Foreign Minister, Dr Mohamed Abdulahi Omar, during a handing over ceremony that was held at the Ministry of Foreign Affairs. Deputy ministers, local media and ordinary citizens attended the ceremony at the Foreign Affairs building. A handing over ceremony was held at Foreign Affairs building in Hargeisa, which was attended by officials Deputies of both ministers and local media. The new minister highlighted some aspects of the foreign policy of the new administration. Dr. Mohamed Abdoulahi Omar emphasized the importance of the foreign policy for the new administration. The new minister highlighted some aspects of his foreign policy during his address to the local media and the public. Dr Mohamed Abdulahi Omar emphasized the importance of the foreign policy for the new administration. He stated that Somaliland’s success democratic achievements is largely due to its organic and home-grown traditional Somali methods of resolving disputes and conflicts by utilizing negotiation, mediation and arbitration and alternative dispute resolution mechanisms. He said his administration will work with the international community to help Somaliland to sustain its democratic institutions, stability and peace by supporting and strengthening security, the economy and the public service sector. “Achieving full political recognition will remain our main goal but ensuring that international community offers support to Somaliland in these sectors is of a paramount importance,” he said. “We will work with our international partners to achieve these objectives,” he added. Speaking to Journalists after the ceremony, Dr Omar, a British educated with background in academia and Public sector Management cited he will work on broadening and improving Somaliland’s trade relations and security cooperation regionally with the Arab World. Speaking to Journalists after the ceremony, Dr Omar, a British educated with background in academia and Public sector Management cited he will work on broadening and improving Somaliland’s trade relations and security cooperation regionally with the Arab World. Dr Omar, who has been the Foreign Secretary of Kulmiye Party, has in the past been commended for his diplomatic skills in particular for strengthening Somaliland’s relationship with U.S. Congress. He continues to say he will seek to establish closer relations with African States and the Arab World in a bid to accomplish what he describes as: “an environment in which there would be less opposition to the Somaliland’s quest for political recognition”. More cabinet appointments President Ahmed Silanyo announced on Thursday in a presidential decree two new appointees to his cabinet. Hersi Ali Haji Hassan is appointed as the new Chief of Staff. Mr Ali works for the country’s largest private employer and the Horn of Africa’s largest remittance company, Dahabshiil. Also Abdullahi Mohamed Dahir comes to the position of Presidential Spokesman. Mr Dahir, the current editor in Chief of Hargeisa’s newspaper, Saxansaxo, replaces outgoing Saeed Adanni Moge. Mr. Dhair used the president of Somaliland Journalists Union. In addition, Mahamed Abdi Gabose, M.D., took over the Ministry of Interior Affairs from Abdillahi Ismail Irro. Dr. Gabose held this particular position during late President Igal’s administration. Formers Political opponents sharing moment of private talks This particular transferring of positions, was the most anticipated and interesting.The two officials have had been political adversaries and had number of political frictions in the past. Dr. Gabose was jailed during past administration when Dr. Abdillahi Duale was the Interior Minister, where as Dr. Abdillahi Duale was jailed during the presidancy of Ibrahim Mohamed Ciigal, in which Dr. Gaboose was the Interior Minister and seniro political figure for UDUB Party. A huge crowd of civilian citizens attended to eagerly hear and witness the exchange of jokes and humor from the two Ministers, who reconlice their political differencess and rocky relations. Dr. Gabose was political dissent during the past administration. He was in favour of expanding the numbers of political parties in the country. Dr. Gabos is well known medical practitioner and respected political figure in Hargeisa . The new Minister of Aviation, Mohamud Hashi also assumed his new role form Ali Mahamed Waranadde. Madam Fadumo Sudi, the former Minister of the Department of Community and Family Services, transferred responsibilities to Madam Ilham Mahamed Jama. Other Ministers that assumed their new roles were: Ahmed Haji Ali Adami, the new Minister of Defense, who was the first commissioner of Somaliland’s Elections Committee. Hussein Ahmed Aided transferred responsibilities of the Department of General Affairs and Housing Development to Said Sulub. The following Cabinet positions have not yet been assumed: Finance, Media and some other departments. Mixed reaction to the new government: While many people both in the country and abroad had welcomed the new appointees for been highly qualified and educated individuals, some locals have voiced their concern citing they have been either ignored or under represented. A number of protests took place in Hargeisa’s Isha Borama neighbourhood and in the town of Borama, where there was a wider protest on Thursday. The demonstrators called on the new administration to include more cabinet ministers representing them in the new administration. A number of people were arrested by police while local reports also indicated the police used live ammunition even though no one was hurt. The protests came as Silanyo halved more than the old regime’s cabinet ministers. Reported by Abdiqani Baynex in Hargeisa
  15. waxyaalo badan ba la yidhi beryahan
  16. Madashii Xafladaha Xilwareejinta Wasiirada Isbeddelay iyo Hadaladii isugu Jiray Kaftanka iyo Duur-xulka ee la isdhaafsaday “Waxa oo jira in qoladiinan saxaafadu aad tidhaahdaan Cabdillaahi Cirro iyo Dr. Gaboose col ayey ahaayeen, waan idinka hordhacayaaye xaga hore ha ku soo qorine col maanu ahaan jirin” Wasiirkii hore ee Daakhiliga “Wasaarada daakhiligu noqon mayso awood lagu cabudhiyo muwaadin fikirkiisa dhiibtay” Wasiirka cusub ee Daakhiliga Hargeysa (Jam)-Xaflado ay xilka kula kala wareegeen qaar ka mid ah wasiirada cusub ee madaxweyne Siilaanyo magacaabay iyo wasiirada xukuumadii hore ee madaxweyne Rayaale, ayaa shalay ka dhacay xarumaha wasaarada masuuliyiintoodu xilka la kala wareegeen ee caasimada Hargeysa. Toddoba wasaaradood oo kala ah; arrimaha gudaha, gaashaandhigga, arrimaha bulshada, macdanta iyo biyaha, xanaannada xoolaha, hawlaha guud ayey wasiiradoodu shalay la kala wareegeen xilalkii. Wasiirkii hore ee Wasaarada Arrimaha gudaha Cabdillaahi Ismaaciil Cali Cirro, ayaa shalay si rasmi ah xilka ugu wareejiyey wasiirka cusub ee wasaaradaas Maxamed Cabdi Gaboose. Munaasibadan xilwariijinta oo ka dhacday hoolka Waasarada Daakhiliga, ayaa waxa ka soo qayb galay qaar ka mid ah badhasaabada gobolada qaarkood, Taliyaha ciidanka bilayska, taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland, salaadiin iyo shaqaalaha arrimaha gudaha. Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha Cabdillaahi Ismaaciil Cali Cirro oo ugu horreyn halkaas ka hadlay, ayaa wasiirka cusub si qalbi furan u soo dhaweeyey, isla markaana sheegay in ay wasaaradu dakhiligu ka nasiib badan tahay wasaaradaha kale, maadama oo loo soo magacaabay Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo hore xil uga soo qabtay wasaarada arrimaha gudaha, isagoo arrintaas ka hadlaayana waxa uu yidhi “Nasiib ayey u yeelatay wasaarada daakhiligu Dr. Gaboose, mar haddaanu ku soo biirin, nin cusub oo aan hore aqoon wasaarada ugu lahayn aanu iman, ee adigoo hore uga soo shaqeeyey, shaaqalaha badidoodana garanaaya aad ku soo biirtay, aad baad nasiib ugu leedahay, waasaradu nasiib ugu leedahay, waayo wasiir cusub oo ay wakhti qaadan lahayd in wax la kala baro, markaa sidaas ayey kaga nasiib badan tahay wasaaradaha kale, anaguna waxba ka hagran mayno wixi itaalkayaga ah, hawshu halkay maraysayna waanu ka sii taabsiinaynaa siduu uga sii wado. Waxa kale oo jira in qoladiinan saxaafadu aad tidhaahdaan Cabdillaahi Cirro iyo Dr. Gaboose col ayey ahaayeen, waan idinka hordhacayaaye xaga hore ha ku soo qorine col maanu ahaan jirin, siyaasadbaanu isku haynee laba nin oo saaxiiba ayaanu ahayn, iskuulkii Xalane ayaanu ka soo wada baxnoo isku kursibaanu nahay, aqoon hore oo badanbaanu isku lahayn, markaa siyaasada yar iyo xangaruufada ha u qaadanina, maantana saaxiibkaynbaan ku soo dhawaynayaa.” Waxa kale oo uu wasiirku si weyn u amaanay ciidanka Bilayska iyo ilaalada Xeebaha, Maayirada iyo Badhasaabada oo uu sheegay in ay door weyn ka soo qaateen muddadii uu xilka hawlaha qaranka. Waxa kale oo munaasibadaas ka hadlay wasiirka cusub ee wasaarada Arrimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo isagu ku ballan qaaday in aanu wasaarada daakhiligu noqon doonin awood lagu cabudhiyo shacabka, isla markaana ay si weyn u ilaalin doonaan xoriyatul qawlka, waxa uu wasiirku si weyn u amaanay warbaahinta Somaliland oo uu sheegay in ay door mihiima ka soo qaateen xasiloonida dalka, isagoo arrintaas ka hadlaayana waxa uu yidhi “ Waxa hubaal ah laba tiir oo ay ku soo caan baxday Somaliland muddadii ay jirtey oo ay wasaaradani laf-dhabar ka ahayd, cid kasta oo kursigan fadhiisata, iyadoo Somaliland ku guulaysatay inay dalkeeda xasiliso iyadoo Illaahayna la qabtay, hareeraheedana dab ka holcaayo. Nabadaa waad arki kartaan in laf-dhabkeedu tahay shacabka Somaliland, tiirka labaad ee Somaliland ku caanbaxday waxa uu ahaa in ay maamulka isku diyaariso siday khilaafka uga baxdo oo ay ku timaado tan maanta timid, in si nabadgalya oo milgo leh loola kala wareego, markaa wasiirkii iga horreeyey ee Cabdillaahi oo aanu ahayn niman isla soo koray, dimuqraadiyada ayaa leh wakhtiga tartanku jiro in xurgufo yar yar ay dhacaan, laakiin marka tartanku dhammaado ummada waxa u qoran inay mid tahay, wax alle wixi turxaan ah ee ka dhashay weerarka tartanka laga dhigo wax shalay tagay, amaantii Cabdillaahi loo soo jeediyey iyo kooxdiisa, waa sida uu u sheegay ee waxay ahayd waajibaadkiisa, anagana waajibaadkaa qaran uunbaa na dulyaal ee noogu duceeya inuu Illaahay noo fududeeyo. Waxaad ogtihiin wasaaradan in ay hoos yimaadan haya’do qaran oo awood waaweyn waxaan idiin balanqaadaya in xisbiga adkaada uu leeyahay hagida, balse shaqaalahu aanu kala lahayn UCID iyo UDUB, waxaanan Illaahay ka baryayaa in uu naxliga qabiilka inaga fogeeyo. Dareenka Madaxweyne Axmed Silaanyo oo aan ilaa jabhadii lasoo joogay oo ah nin Bilaa-aadanka khilaafaadkooda ku xaliya wada hadalka, anoo ka duulaya waxaan idiin balanqaadaya afkaarka siyaasadeed ee dalka ka iman karta, wasaarada daakhiligu noqon mayso awood lagu cabudhiyo muwaadin fikirkiisa dhiibtay, in aan muwaadin danbe CID loogu yeedhin, wixi danbi ummada ka galay ee dil ah annagu shaqo kuma lahine haya’da u qaabilsana, waxaan idiin sheegaya afkaarta kala duwan walow ay tahay mid aanan anagu jeclayn xukuumadayada cusubi, waxa dhici karta in nalagaga saxsan yahay, waxaanan ku diifaaci doona muwaadinku inuu afkaartiisa dhiibto, qofka naga soo horjeeda uu dhiibto, anagoo aminsan in aanan ka xigin nabadgalyada iyo dalka, mucaarikuna maaha ka wax khariba, mucaariku maaha qaran dumis. Dimuqraadiyada iyo caalamka dal inuu jiro waxa laf-dhabar u ah inuu mucaaridka xilkasi jiro, waxaannu balan qaadaynaa inaanu dhisno mucaarid xilkasa, maadama oo aan la kala lahayn dalka iyo ummada, balse lagagu kala duwan yahay afkaar maamul, saxaafaduna waa xor waana tiirarka qaran ku joogo nabadgalyadiisa, doorashadaasi inay timaadana waad ogtihiin milgaha iyo dadaalka ay ka qaateen inay muujiyaan, markaa hadday isku keen dirayaan oo ay anshaxeena burburinayaan waxa dhici lahayd sida dawladaha qaarbaynu madaxa isla gali lahayn, waxaan saxaafada ka codsan lahaa iyaga oo xor ah, sida dhakhtarkaba looga doonaayo khibrad, inay ilaaliyaan damiirkooda ee aanay shakhsi nacayb iyo wax ku raadsasho gaara iyo awooda ay haystaan aanay u isticmaalin inay wax ku burburiyaan.” Sidoo kale wasiirku mar uu ka hadlaayey arrimaha nabadgalyada waxa uu ku kordhin doono waxa uu yidhi “Dalkeenu waxa uu leeyahay saddex tiir, saddex tiir ayaanu doonaynaa in aanu wax ka qabano oo Illaahay nagu sii gacan qabto, saddexdaa tiir waxaannu doonaynaa inaanu kobcino nabadgalyada caalamka oo dhan shacabkaa u diyaara inuu ilaasho, shacabka Somaliland waxaannu u sheegayna waxaan ku dhex nool nahay mandaqad aad iyo aad xasaasi u ah, waxaan idinka codsanayaa sidaad horreba nabdgalayada u ilaalin jirteen idinkoon laydin dirin, oo uu maamulkayagan cusubi idinka codsanayaa xaaladu iminka way ka culustee ilaaliya. Ta labadna waxa weeye haya’do sirdoon oo dadku markay maqlaan NNS iyo waxbay u qaataan, balse kuwaan ka hadlaaya maaha haya’do muwaadinka cabudhiya oo wax ka wariya maaha, balse waa haya’do sirdoona oo dabagali kara falalka qaranka lala maagan yahay inta aanay dhicin qaban kara. Mashaakiilka maanta caalamka yaala ee wada gilgilaaya maaha mid Somaliland kaligeed u taala ee waa mid caalamka dhammaantiis u taala, waxaannu u baahanahay inay tobobar noo siiyaan ciidanka, wax alle wixii nabadgalyada wax lagaga qabanayaana naga taageeraan. Cabdillaahina iyo xukuumadiisi hore amaanbay leeyihiin mar haddii Somaliland oo nabad ah midaysana si nabadgalya oo dimuqraadiyada uga tageen hambalyo baan leeyahay.” Dhinaca kale; wasiirka cusub ee wasaaradda kalluumaysiga, khayraadka badda iyo maamulka dekeddaha Dr. Maxamed Yaasiin Xasan, ayaa isna xilkii kala wareegay wasiirkii hore ee wasaarada Md. Cali Maxamed Qoorseef. Md. Qoorseef oo ka warbixiyey waxqabadkii wasaarada mudadii uu xilka hayey, waxa uu sheegay in laga soo bilaabo 2004 ilaa 2008- in dibeda loo dhoofiyey la dhoofiyey 6000 oo tan oo kalluun ah, isaga oo sheegay in dakhliga afartaas sannadood ka soo xarooday uu u kala baxayay sidan: sannadka 2004 waxa soo xaroodaya ayuu tilmaamay $412,000 oo doolar, sannadkii 2005 waxa soo xerooday dakhli dhan $180,000; 2006 waxa soo xerooday $168000 iyo sannadka ugu dambeeyay oo ay soo xeroodeen $65000. Wasiirkau cusub ee xilka la wareegay Dr. Maxamed Yaasiin Xasan oo isna halkaa ka hadlay, ayaa si weyn ugu mahadceliyey mahadax Wasaarada ee xilka ku wareejisay ee uu ugu horeeyo Wasiirkii hore, isaga oo ka coday inay u soo duceeyaan in Illaahay u fududeeyo xilka culus ee uu ku wareejiyeen. Waxaanu wasiika cusub ee wasaaradu ka xogwaramay sooyaalkiisii waxbarasho iyo shaqo, isaga oo arrimahaa ka hadlayana waxa uu yidhi, “Aniga asalkayga waxa aan ka soo jeeda magaalada Berbera, aad bay sharaf iigu tahay oo aan uga mahadnaqayaa madaxweynaha iyo cidda imagacawday, siiba Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo aad buu ugu mahadsan yahay inuu ii magacaabo wasaarad khusaysa magaaladaydii Illaahay waan ugu mahadnaqayaa,” ayuu yidhi Dr. Maxamed Yaasiin Xasan. Waxa uu intaas raaciyey oo uu yidhi “Anigu waxbarashadaydii hoose/dhexe, sare ilaa Jaamacadeed waxa aan ku soo qaatay Koonfurta Soomaaliya. Waxa aan ku takhasusay culuumta diblamaasiyadda. Waxa aan ka shaqeeyey Wasaaradii hore ee Arrimaha dibada ee Somaliya. Meelihii aan ka shaqeeyey waxaa ka mid ahayd dalka Kuweyd oo aan mar Qunsul ka ahaa mar-na Safaarada aan madax ka ahaa. Waxa kale oo aan waxbarasho sare u tegay dalka Faransiiska, halkaas oo aan Master-degree-daydii culuumta diblamaasiyada ku sameeyey. Phd-daydiina waxa aan ka qaatay Paris. Waxa kale oo aan la shaqeeyay African development Bank oo aan ka mid noqday xubnaha maamula oo aan weliba ahaa qofka keliya ee Soomaali ah eek u jira. Dee shaqadaydii iyo Waxbarashadaydii waa sidaan. Marna SNM ayaan ka mid ahaa oo xidhiidhkii Maraykanka iyo meelahaas ayaan u qaabilsanaa.” Wasiirka cusub ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Degaanka iyo Horumarinta reer Miyiga Dr. Axmed Xaashi Oday, ayaa xilka loo magacaabay kala wareegay Wasiirkii hore ee wasaaradda Dr. Idiris Ibraahim Cabdi. Munaasibad shalay lagu qabtay huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa oo ay ka qaybgaleen masuuliyiintii hore ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, shaqaalihii wasaaradda, masuuliyiinta hay’adaha caalamiga ah ee wasaaradda kala shaqeeya caafimaadka xoolaha, mudanayaal badan oo Golaha Wakiillada ka tirsan iyo marti sharaf kale. Wasiirka cusub ee xilka la wareegay Dr. Axmed Xaashi iyo wasiirkii hore Dr. Idiris Ibraahim ayaa si weji furan iyo saaxiibtinimo ah isugu wareejiyey xilka wasaaradda, iyagoo labadooduba sheegay in aanay ahayn rag isku cusub, balse muddo badan iyagoo isku xirfad ah ka soo wadashaqaynayeen isla wasaaradda ay la kala wareegeen. Wasiirkii hore ee Xannaanada Xoolaha Dr. Idiris Ibaahim Cabdi oo ka hadlay halkaasi, ayaa sharraxaad dheer ka bixiyey heerarkii kala duwanaa ee wasaaraddu soo martay, waxqabadyadii ugu waaweynaa ee u hirgalay iyo arrimaha qorshaha ugu jiray. Wasiirku waxa uu sheegay in wasaaraddiisu ka mid tahay kuwa ugu horreeya ee horumar la taaban karo dalka ka samaysay, isagoo tilmaamay in waxqabadka ugu wayn ee u hirgalay yahay inay ku guulaysteen dhoofka xoolaha Somaliland oo muddo badan xidhnaa iyo weliba dhismaha maxjarka lagu baadho caafimaadka xoolaha marka ay dhoofayaan oo ay aqoonsan yihiin ilaa lix wadan oo ka mid ah kuwa Khaliijka. “Hawsha ugu way nee aan qabtay ee Ilaahay ii suurtogaliyey, masuuliyiinta kale ee wasaaradda iyo dhakhaatiirta hay’adaha ka shaqeeyaaba igala shaqeeyeen waxay ahayd furintaankii dhoofka xoolaha oo wax wayn inoo soo kordhiyey, dadkii reer Somaliland dib ugu celiyey xoolihii,” ayuu yidhi Dr. Idiris. Wasiirku waxa kale oo uu sheegay in waxqabadka wasaaraddiisii ku faanayso uu ka mid yahay maxjarka lagu baadho xoolaha Somaliland ee ka dhoofaya dekadda Berbera, kaas oo uu tilmaamay in markii ganacsatada wadaniga ahi ka dhego-adaygeen inay maalgashadaan ay markii dambe dhistay shirkadda Al-jabiri. Waxaannu sheegay in maxjarkaasi oo ay aqoonsan yihiin lix waddan oo ku yaala Khaliijka Carabtu wax weyn u soo kordhiyey Somaliland. Wasiirka cusub ee wasaaraddaasi Dr. Axmed Xaashi Oday, ayaa isagu ballanqaaday inuu halkaas ka sii wadi doono horurmarka iyo waxqabadka wasaaradda Xannaanada Xoolaha. “Anigu ma ihi nin wasaarad kale yimi ee meeshii aan joogay ayuun baa magacii aan ku joogay la beddelay, waayo waxaan ahaa La-taliye, mar waxaan ka shaqaynayey hay’ad xidhiidh la leh wasaaradda, marna waxaan ahaan nin la shaqaynayey saaxiibkii oo caawinayey. Markaa xilalkaas ayuun baa la beddelay oo wuxuun baa la igu yidhi wasiirkii baad tahay ee wax cusub oo igu soo kordhay ma jirto,” ayuu yidhi Wasiirka cusub, waxaannu intaa ku daray, “Waxaan ballanqaadayaa in halka uu soo gaadhsiiyey Wasiir Idiris ee horumar ah iyo halka uu soo gaadhsiiyey aan halkaa ka sii qaado.” Waxa kale oo xilalkii la kala wareegay wasiirada cusub ee gaashaandhigga, arrimaha bulshada, macdanta iyo biyaha, iyo hawlaha guud oo xilkii kala wareegay wasiiradii hore ee Rayaale. Jamhuuriya Online
  17. Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Awdal. posted by: admin Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland 01/08/2010 War-saxaafadeed Madaxtooyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud, ayaa maanta soo saaray xeer Madaxweyne No.004/072010 oo uu ugu magacaabay Gudoomiye cusub Gobolka Awdal. Madaxweynuhu, isagoo tix-raacaya qodobka 90aad ee dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana tix-geliyay baahida loo qabo in Gudoomiye loo magacaabo Gobolka Awdal, waxa uu u magacaabay Mudane, Maxamed Daahir Cabdalle inuu noqdo Gudoomiyaha Gobolka Awdal ee Jamhuuriyadda Somaliland. Allaa Mahad Leh, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL
  18. soodigi adigu yidhi garowe baan tagay oo markan tagoo telefoon qudh ah uun baan qaata markasad dad eedeneysa , War anigu qurbaan jooga
  19. dee wa argagixisada caalamiga kuwa nabbada neceb lol Are you telling me puntland people are not peace-loving people and want terrorist in their backyard