-
Content Count
29,990 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
A NEW SOMALI RECONCILIATION CONFERENCE WILL BE HELD IN HERGEISA,
Xaaji Xunjuf replied to UZTAAD's topic in Politics
I agree no such thing will ever happen Somalia’s solution lies within Somalia -
A NEW SOMALI RECONCILIATION CONFERENCE WILL BE HELD IN HERGEISA,
Xaaji Xunjuf replied to UZTAAD's topic in Politics
Sxb maad riyada ka baxdiid Somalias problem must be solved inside Somalia not outside Somalia. That’s why Djibouti and Somaliland can not be a solution for Somalia. So you have to take your reconciliation conference to Somalia maybe jawhar bossaaso or kismayo Hargeisa already is a capital city of a country so it can’t be a capital for 2 countries -
WASHINGTON (Reuters) - Hip-hop singer Wyclef Jean will announce his bid for president of earthquake-ravaged Haiti this week, Time magazine has reported. Haiti, which was hit January 12 by a deadly 7.0-magnitude earthquake, is scheduled to vote on November 28 to elect a new leader to replace President Rene Preval, whose term ends in February. "If I can't take five years out to serve my country as President, then everything I've been singing about, like equal rights, doesn't mean anything," Jean said in an interview with Time on Tuesday. There has been widespread speculation that Jean would seek the office. Last week in Haiti he said he was taking the necessary legal steps toward running for president, including having his fingerprints taken by the judicial police. However, he said last week that he had not made a definite decision. Many analysts predict Jean -- who at 37 is very popular among Haitians, particularly the young -- would easily win the presidential election. A three-time Grammy award-winner, Jean was a founding member of the hip-hop trio The Fugees and won wider fame for his collaboration with Colombian pop star Shakira. He released a song two years ago called "If I Was President." Jean established the Yele Haiti Foundation in 2005 to provide humanitarian aid to the people of Haiti. He said after the January 12 earthquake which killed up to 300,000 people that Haiti's future rested on education, job creation and investment. "If not for the earthquake, I probably would have waited another 10 years before doing this," Jean told Time. "The quake drove home to me that Haiti can't wait another 10 years for us to bring it into the 21st century." Jean emigrated to the United States aged 9, but has maintained his Haitian citizenship, a requirement for running for the presidency. Copyright 2010 Reuters News Service. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten, or redistributed.
-
(R.I.P) Jaalle Siyaad on 1978 Soviet Threat to Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Paragon's topic in Politics
^^Dictators mostly never hand over power, they are either removed by force and ousted by the People -
Mogadishu Bomb Blast Targets Women Street Cleaners
Xaaji Xunjuf replied to Cawaale's topic in Politics
ilahay ha u naxaristo dhamaantood -
(R.I.P) Jaalle Siyaad on 1978 Soviet Threat to Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Paragon's topic in Politics
Dhulkanada Safaraadanada Diyraadanada Ciidankanada Dawlada ma tabbin anigu horta -
Change in Strategy: Obama Hints at working with Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to ANTARA's topic in Politics
loooool@ ku dayo puntland -
Change in Strategy: Obama Hints at working with Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to ANTARA's topic in Politics
loooool@ ku dayo puntland -
Change in Strategy: Obama Hints at working with Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to ANTARA's topic in Politics
Somaliland has been hailed as a beacon of stability in the troubled Horn of Africa region since declaring independence from Somalia in 1991 unilaterally. The recent peaceful transition of power between bitterly opposing sides have added to this testament -
Change in Strategy: Obama Hints at working with Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to ANTARA's topic in Politics
Somaliland has been hailed as a beacon of stability in the troubled Horn of Africa region since declaring independence from Somalia in 1991 unilaterally. The recent peaceful transition of power between bitterly opposing sides have added to this testament -
Somaliland Muuse Bixi the new chairman of the kulmiye party
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Video http://www.youtube.com/watch?v=hh0kF6pP3GU&feature=player_embedded#! http://www.youtube.com/watch?v=lWON4fZDOYA&feature=player_embedded -
Somaliland Muuse Bixi the new chairman of the kulmiye party
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Siilaanyo ayaa si rasmi ah xilkii Guddoomiyanimada Kulmiye ugu wareejiyay Muj: Muuse Biixi Cabdi Written by Qarannews Aug 04, 2010 at 07:19 AM Hargeysa,(Qarannews)-Madaxweynaha Somaliland Mudane; Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa goor dhaweyd si rasmi ah xilkii Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ugu wareejiyay Guddoomiye ku xigeenka xisbigaasi Muuse Biixi Cabdi Siilaanyo waxa uu xafladii xilwareejinta ee Guddoomiyenimada Xisbiga ka sheegay inuu xisbigu fulinayo Go’aamadii ka soo baxay shirweynihii labaad ee xisbiga kulmiye ee Burco kaasoo ay ka mid ahayd inuu xilka wareejiyo haddii uu ku guulaysto talada Dalka., isagoo qadarinaya inaanu laba xil qofna isku hayn karina uu maanta go’aansaday inuu wareejiyo Intaanu xilka wareejin ka hor waxa uu Madaxweyne Siilaanyo sheegay xukuumad ahaan inay ku mashquulsan yihiin dhismaha Xukuumadda isla markaana ay magacaabeen Golihii wasiirada, taasoo uu sheegay inay ku keentay caqabado badan oo ay ugu weyn tahay xukuumadda la yareeyay oo sababtay dadkii iska waayay inay siyaabo badan u saamaysay, waxaanu ka codsaday dadka dareenkoodu lab kacay inay isdajiyaan oo aanay xanaaqin Muuse Biixi Cabdi Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Maanta lagu wareejiyay xilka Xisbiga ayaa Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo uga mahad naqay sida kalsoonida leh ee uu xilka u wareejiyay isagoo sheegay inay Afrika ku yar tahay Madaxweyne taladii xisbiga wareejiyay, waxaanu xusay Madaxweyne Siilaanyo inuu yahay Macallinkiisii Siyaasada haday tahay Halgankii iyo haday tahay ta xisbinimadaba Guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi waxa uu sheegay Axmed Siilaanyo inuu yahay Siyaasi aragtidiisu dheer tahay isla markaana fuliya balamaha, waxaanu xusay maanta oo kaliya inaanu ku sifoobin inuu qadariyo heshiiskii xisbigiisu galay ee uu hore tan oo kale u sameeyay gaar ahaana wakhtigii SNM ee Bali-gaubadle, isagoo intaa raaciyay inuu la shaqayn doono ee aanu ka hor imanayn Waxa munaasibadii xil wareejinta ka hadlay Lbada Guddoomiye ee labada Aqal ee Baarlamaanka Saleebaan Maxamud Aadan iyo C/raxmaan Maxamed C/laahi “Cirro”, waxaanay labada Guddoomiye u mahadnaqeen Madaxweyne Siilaanyo sida uu u wareejiyay Guddoomiyenimadii xisbiga, Muuse Biixina waxay u rajeeyeen in Illaahay u fududeeyo xisbiga iyagoo labada masuul Siilanyo iyo Muuseba ka codsaday inay Xisbiyada Mucaaradka ahna dhisaan Waaheen -
Somaliland Muuse Bixi the new chairman of the kulmiye party
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I have seen it’s just a person’s opinion just like some have negative opinion on the current president and former president , what muse bihi did for Somaliland is much more important in 1988 -
Somaliland Muuse Bixi the new chairman of the kulmiye party
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
what wounds of the past, for the past we are all Responsible its all over now. -
Somaliland Muuse Bixi the new chairman of the kulmiye party
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Somaliland Muuse Bixi the new chairman of the kulmiye party
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Muuse Bixii oo kala wareegaya M/weyne Siilaanyo Xilkii gudoomiyenimada Xisbiga Kulmiye Beri August 3, 2010 By staff-reporter Awdalpress(Hargaysa) 03 Aug,10– Sida ay u xaqiijiyeen warar xogogaal ahi shabakada wararka ee Awdalpress waxaa maalinta beri ah ee 04 Aug, la filayaa in xaflad loo sameeyo xil wareejinta gudoomiyenimada xisbiga Kulmiye, xilkaas oo uu hada hayo M/weyne Silaanyo ayaa la filayaa in lagu wareejin doon0 G/xigeenka xisbiga kulmiye Muuse Biixi cabdi, taas oo ah sida uu dhigayo xeerka iyo dastuurka xisbiga kulmiye in lagu wareejiyo jagadaas Gudmooyiha G/xigeenka marka lagu dhawaaqo natiijada doorashada, ka dib markii uu nidaamkaas xilwareejinta jagada gudoomiyenimada lagu ansixyay shirkii golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ee ka dhacay Burco 2008kii Aug,. Xeerkan ayaa ahaa kii ka reebay golaha wasiirada masuuliyiinta xisbiga ee hogaanka sare ka ahaa ama ka hayay xisbiga Kulmiye, laba maalmood ka hor ayay M/weyne Axmed Siilaanyo iyo Muuse Biixi shir dheer oo labadooda ah ku galeen qasriga madaxtooyada Somaliland, shirkaas oo sida loo malaynayo lagaga wadahadlayay xilwareejinta gudoomiyenimada iyo habka wadashaqaynta ee xisbi xaakimka iyo xukuumada. Dad badan ayaana arintan xilwareejinta ka warwar qaba in ay keento laba awoodood oo iska garab dhisan, halka qaarna aaminsan yihiin in ay keeni karto awood laba jibaaran oo xisbiga kulmiye helo, taas oo xisbiga Kulmiye u keeni karta in ay doorashooyinka soo socdana ku guulaysan doonaan. Awdalpress -
Somaliland Muuse Bixi the new chairman of the kulmiye party
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Muse bixi was the one who was leading the fourth snm division that Liberated hargeisa in the late 1980s The SNA troops were all located at xareed and gadha carmada and muuse biixi moved north words and reached hargeisa and moved his division inside hargeisa to clean the sna from his hometown he is a hero he is a well-respected Politician in Somaliland you shall hear more from him in the next coming years. He will be the next Kulmiye Chairman adeer north burco west burco east burco , north hargeisa south hargeisa its all the same for me we are all somalilanders. -
The president of Somaliland invites Members of parliament PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Xog-waramay Kulankii Qado-sharafta Ahaa Ee Shalay Dhex-maray Madaxweynaha Iyo Golaha Hargeysa (Oodweynenews)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [Cirro], ayaa tibaaxay in kulankii qado-sharafta ahaa ee uu shalay Golaha Wakiilada u sameeyey Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo uu ahaa fursad is-barasho oo laba dhinac dhex-maray. Gudoomiye Cirro oo galabta u warayay idaacada bbc-da, ayaa taafaasiil dheeraad ka bixiyey kulankaas dhex-maray Golaha iyo Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo, waxaana uu yidhi “sida aad ka war qabtaan waxa dhalatay xukuumad cusub iyo Madaxweyne cusub, oo Madaxweynuhu dhawaan ayuu xilka la wareegay. Golaha Wakiiladuna waa Goliihii sii joogay ee shaqaynayay. Markaa madaxweynuhu waxa uu goostay inuu Golaha oo dhan marti-qaado. Waxaana ay ahayd furashad is barasho iyo soo dhawayn uu soo dhawaynayay Golaha.” Mar uu gudoomiyuhu ka jawaabayay su’aal la xidhiidhay in Madaxweynuhu si gaar ah uga codsaday Golaha inay u ansixiyaan xubaha Wasiirada iyo Wasiir ku xigeenada, waxa uu yidhi “Runtii Madaxweynuhu waxa uu sheegay inuu ixtiraamayo Waajibaadka dastuurigaha ee Golayaasha Qaranku kala leeyihiin, haddii ay tahay Xukuumada iyo Golaha Wakiilada-ba, oo uu mid kasta u ixtiraamayo awooda dastuuriga ah ee dastuurku siiyey. Inkasta oo ay kaftan u badnayd, hadana gunaanadkii Madaxweynuhu waxa uu codsaday in la soo dhaweeyo Golihiisa xukuumada.” Gudoomiyuhu waxa uu ka hadlay dareennada kulan ee laga muujiyey xukuumada Madaxeyne Silaanyo iyo Wasiirada aanay ansixin ee xilalka la wareegay, “Waxa aan qabaa in dad badani dareenkooda muujiyeen oo meeshii [Xukuumada cusub] ay iska filayeen iska waayay inay ku jiraan. Laakiin waxa aanu shacbiga u sheegaynaa in aynaan isku helayn xukuumad kooban oo tayo leh iyo in qoskaa meel helo. Ta labaad waxa weeyaan qaabka nidaamka dawliga ahi waxa weeyaan Marka wasiirka la magacaabo inuu xilka la wareego. Dastuurkuna waxa uu sheegayaa marka la ansixiyo in 30 maalmood gudahood lagu dhaariyo.” Ayuu yidhi Md. Cabdiraxmaan Cirro. Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro waxa uu ka hadlay qaabka ay noqon doonto wada-shaqaynta Golaha iyo Xukuumada cusub, “Waxa aanu rajaynaynaa in wada-shaqaynta Golaha iyo xukuumada cusubi inay wanaagsanaato, wixii sharci ah-na waanu ku taageeri doonaa wixii sharci darro ah kuma taageeri doono.” -
The president of Somaliland invites Members of parliament PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
The president of Somaliland invites Members of parliament PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxweynaha Oo Wakiilada Ka Dalbaday Inay Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyaan Golahiisa Wasiirada Iyo Nuxurka Qoddobada Wada Hadalkooda Hargeysa, August 3, 2010 (Haatuf)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay kulan uu la yeeshay mudanayaasha Golaha Wakiilada oo uu hogaaminayaan shirguddoonka golahaasi waxa uu kaga codsaday inay cod aqlabiyad ah ku meel mariyaan ansixinta golihiisa wasiirada ee uu dhowaanta soo dhisay. Kulankan oo uu madaxweynuhu qado sharaf ugu sameeyey xildhibaanada Wakiilada oo ka dhacay Ambassador Hotel ee magaalada Hargeysa ayaa waxa kale oo uu madaxweynuhu ka dalbaday Golaha Wakiilada in xidhiidhkoodu noqdo mid wada shaqeyneed oo ka duwan kii u dhexeeyey xukuumaddii Madaxweyne Rayaale. Kulankaasi madaxweynaha waxa ku wehelinayey Madaxweyne Ku Xigeenka, C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Chief of Cabinet-ka madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan. Kulankan oo albaabadu u xidhnaayeen, isla markaana Saxaafadu dibada ka joogtay ayaa socday muddo saacad iyo badh ah waxaana sida warar ku dhow-dhow Mudaneyaasha Golaha Wakiiladu ay sheegayaan, Madaxweynaha cusubi waxa uu ka dalbaday Golaha Wakiiladu inay codka kalsoonida ay siiyaan xukuumadiisa oo ay ansixiyaan dhamaan 26-ka xubnood ee uu Golaha Wasiirada u soo magacaabay todobaadkii hore. Warku wuxuu intaasi ku daray in Madaxweyne Axmed Siilaanyo uu Golaha u soo jeediyay in kor loo sii qaado xidhiidhka labada dhinac isla markaana meesha laga saaro xidhiidhkii hooseeyay ee ka dhexeeyay Xukuumadii hore ee Madaxweyne Rayaale. Waxa la sheegay in Kulankaasi ay ka hadleen Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilahi iyo Guddoomiye Ku Xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Md. C/Casiis Maxamed Samaale, oo ka hadlay kulankaasi ayaa Madaxweynaha iyo Ku Xigeenka cusub uga mahad celiyay marti qaadka ay u fidiyeen Golaha Wakiilada isla markaana soo dhaweeyay in xukuumada iyo Goleyaasha sharci dejintu ay wada shaqeeyaan waajibaadka qaran ee ay ummadda uga masuulka yihiin. Kulankan oo xukuumada iyo Golaha Wakiilada midna ka hadlin ayaa la sheegay inuu ku dhamaaday inay labada dhinac isku afgarteen in laga wada shaqeeyo danaha dalka. Qaar ka mid ah xildhibaanadii ka qayb galay kulankaasi oo aanu wax ka weydiinay arrimaha kale ee ay ka wada hadleen labada dhinac ayaa iyagu ka gaabsaday inay faah faahin ka bixiyaan kulankaasi. Kulankan oo ah kii ugu horeeyey ee dhex mara madaxweyne Siilaanyo iyo Wakiilada tan iyo intii xilka loo dhaariyay madaxweynaha ayaa dadka siyaasada falanqeeyaa ku tilmaameen inuu xambaarsanaa siyaaasad qunyar socod ah oo Siilaanyo ku doonayo inuu ku hantiyo kalsoonida aqlabiyada Golaha Wakiilada oo tiir dhexaad u ah hawlo badan oo fulintooda laga sugayo madaxweynaha. Madaxweynihii hore ee Somaliland,Daahir Rayaale Kaahin, ayaa isagu ku guul dareystay inuu xidhiidh wanaagsan la yeesho Golaha Wakiilada oo u badan xildhibaano ka soo jeeda labada xisbi mucaarid ee Kulmiye iyo UCID, taasoo markii dambe ee xidhiidhkoodu aad u sii xumaaday ay gaadhay heer xukuumaddu Golaha Wakiilada albaabada u laabto isla markaana furitaankiisii uu dhiig ku daatay. Dhanka kale sida ay Haatuf u sheegeen ilo xogogaal ah oo ku dhow xisbiga Kulmiye, waxa toddobaadkan bilawgiisii shirar hoose u socdeen qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada iyo hogaanka sare ee xisbiga Kulmiye oo uu hogaaminayo guddoomiyaha koowaad ee xisbiga Kulmiye,Muuse Biixi Cabdi, taas oo la sheegay in Muuse Biixi uu ka codsanayay xubnaha Wakiilada in aanay ansixinin wasiirada Maaliyada iyo Arrimaha Gudaha,Eng.Maxamed Xaashi Cilmi iyo Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, kuwaasoo ay ku eedaynayeen in xukun maxkamadeed ku dhacay isla markaana ay waajib tahay in aan la ansixinin. Hogaanka xisbiga Kulmiye ayaa ka hor intii aanu madaxweynuhu ku dhawaaqin golahiisa wasiirada,waxay cadaadis weyn ku saareen inuu ka qayb galiyo xukuumada ama uu kala tashado xubnaha uu magacaabayo, taas oo madaxweynuhu gaashaanka ku dhuftay isla markaana uu magacaabay xukuumadiisa. -
Hargeysa: Madaxwayne Siilaanyo Oo Maanta Qado-sharaf Ku Qaabilay Golaha Wakiilada Somaliland iyo Dulucda Kulankooda + SAWIRO Hargeysa (Oodweynenews)- Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta markii ugu horeysay kulan qado-sharaf ah u sameeyey Shirgudoonka iyo Xildhibaanada Golaha Wakiilada Xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland. Kulankan qado-sharafta ahaa oo ka dhacay Hotel Ambasador ee Magaalada Hargeysa, oo ahaa mid albaabadu xidhnaayeen oo aan warbaahinta loo ogolayn, isla markaana soconayay muddo dhawr saacadood ah, ayaa waxa ka soo qaybgalay Xildhibaanada Golaha oo uu horkacayay Gudoomiyaha Golaha Md. Cabdiraxmaan Ciro iyo Gudoomiye ku xigeenka 1-aad Md. Cabdicasiis Maxamed Sameele. Waxaana ujeedada kulankan daarnayd isbarasho dhex-martay Golaha Wakiilada iyo Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa, isla markaana uga wada hadli lahaayeen sidii ay uga wada shaqayn lahaayeen danaha shacabka Somaliland. Waxa kale oo mudanayasha golaha Wakiilada qaarkood halkaas ka soo jeediyeen hadalo kala duwan kuwaas oo qaarkood ahaayeen tallo loo jeedinayo Madaxwaynaha cusub ee dalka dhawaanta loo dhaariyay Md Axmed Siilaanyo. Xildhibaanada golaha ee halkaas ka hadlay ayaa Madaxwayne Axmed Siilaanyo kula taliyay inuu ku dadaalo sidii uu uga dhabayn lahaa balan-qaadyadii uu hore ugu qaaday shacabka somaliland kuwaas oo hadda u baahan in isbadal dhinacyo badani ahi uu dalka ka dhaco. Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo isaguna qadada ka dib xildhibaanada Golaha khudbad kooban u jeediyay ayaa la sheegay inuu sharaxaad dheer ka bixiyay waxyaabaha u qorshaysan inay dalka ka qabtaan maalmaha ugu horeeya ee xukunkiisa. Madaxwayne Axmed Siilaanyo ayaa la sheegay inuu golaha Wakiilada ka dalbaday maadaama oo uu xukuumad kooban soo dhisay inay niyad sami ah ula shqeeyaan, si la isugu kaashado horumarka la doonayo in dalka la gaadhsiiyo.
-
Originally posted by Xudeedi: ^ which topic was that. Cowke was hilarious, i object to him being banned. looooooool I think the topic was deleted but it was sure funny something cowkes father told him
-
looool poor cowke is banned I think it was because of that topic concerning the zanzibarians