-
Content Count
29,830 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
sxb people are allowed to demonstrate in Somaliland we are democratic country, but you don’t need make things bigger then they are that’s all
-
Sxb u got it from horseedmedia.com do you honestly what us to believe what they spew
-
Somaliland Cabinet members first day in office Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
He visited the gabiley hospital before he was made foreign minister even though the hospital was build by diaspora members who live in the west . Adigu your not even a somalilander why do you care -
Loool@ SNM cabinet Cowke what have u been smoking my friend
-
Dude this is one xaafad in boraama not a big thing the awdal region got 3 ministers . under daahir rayaale they had 3 ministers nothing really change but its internal division with in the borama people Not something to worry about
-
Somaliland Cabinet members first day in office Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Kagan la baxay chief caaqil the ministers that came from Djibouti are Ethnic Somalilanders From gabiley and arabsiyo they have every right to visit gabiley university -
Originally posted by General Duke: Still waiting for you to read his mind lad. All you have told us is in the news, what is the man thinking right now? loool
-
Siilaanyo's Goverment Dissapointments: Countdown
Xaaji Xunjuf replied to Chief_Aaqil's topic in Politics
The thing is what I don’t understand is the ministers form the government , they are not clan elders u have clan elders who represent you as in a clan, Not government officials I think the cabinet is full of people who can do the job , let’s give them a chance and welcome them -
Siilaanyo's Goverment Dissapointments: Countdown
Xaaji Xunjuf replied to Chief_Aaqil's topic in Politics
It doesn’t matter if all the ministers were from the same province or the same clan and they can to an absolute great job , I have no problem with it so be it It’s all about quality my friends -
Somaliland Cabinet members first day in office Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Somaliland Cabinet members first day in office Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Somaliland Cabinet members first day in office Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Wasiirka cusub ee Wasaarada Arrimaha dibada iyo Ku Xigeenka Cusub ee Somaliland Oo Maanta Si Rasmi Ah Xilka Ugala Wareegay Wasiirkii Hore Hargeysa (SDWO 29/07/2010) Wasiirka cusub ee Wasaarada Arrimaha dibada Md. Cabdilaahi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradaasi Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale iyo madaxda kale ee Wasaaradaasi. Xafladdii xil wareejinta oo lagu qabtay xarunta Wasaarada Arrimaha dibada waxa kale oo ka soo qeyb galay Wasiirul Dawlihii hore ee Wasaaradaasi Md. C/Raxmaan Cismaan Aadan (C/Raxmaan Sagal), Wasiir Ku Xigeenkii hore ee Wasaaradaasi Md. Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed Kayse), Agaasimaha Guud iyo Agaasimeyaasha Waaxaha iyo shaqaalaha Wasaarada Arrimaha dibada. waxa kale oo madashaasi lagu soo marti qaaday marti sharaf badan oo u badnaa qurbo jooga Somaliland ee taageera xisbiga tallada dalka ku guulaystay ee KULMIYE iyo xubno ka mid ah Wakiilada Somaliland ee dalalka dibada. Wasiirkii hore ee Wasaarada Arrimaha dibada Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale, ayaa hadal dheer oo uu xafladaasi ka jeediyay ka xogwaramay waxqabadkii Wasaaradaasi mudadii uu Wasiirka ka ahaa waxaanu u mahad celiyay Madaxdii la soo shaqeysay, Wakiilada Somaliland ee dalalka dibada iyo qurbo jooga Somaliland oo uu xusay inay kaalin ku lahaayeen dedaaladii loogu jiro qadiyada ictiraaf raadinta. Wasiirku wuxuu sheegay inay qadiyada Somaliland gaadhsiiyeen beesha caalamka oo dhan isla markaana ay Somaliland kasbatay saaxiibo badan oo qadiyadeeda ka gacan siiya waxaanu tilmaamay in dalalka adduunku ay hab- macaamil wanaagsan la leeyihiin. Md. Ducaale waxa uu u mahad celiyay wadamada Jaarka ah ee ay ka mid yihiin Itoobiya, Jabuuti iyo Kenya waxaanu xusay in dalalkaasi uu ka dhaxeeyo xidhiidh iyo cilaaqaad aad u wanaagsan waxaanu xukuumada cusub u soo jeediyay inay halkaasi ka sii ambo qaadno. “Qaramada Midoobay xidhiidhkeenu wuxuu ahaa markii hore bisad iyo jeer hase yeeshee dhawaan ayay xaqiiqdii arkeen waanu wada hadalnay waxaanu isla garanay aakhirkii in la wada shaqeeyo oo ay Hargeysa ka furtaan xafiis siyaasadeed. Waxaynu ka rabnayna waxay ahayd inay warbixinada Somaliland ay u sheegaan si sax ah,”ayuu yidhi Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale. Wasiirkii hore wuxuu sharaad dheer ka bixiyay waxqabadkii iyo socdaalo heerkoodu iskugu jiray mid heer Madaxweyne, Madaxweyne Ku Xigeen iyo Wasiiro oo ay ku tageen dalal badan oo ku yaala Afrika, Yurub, Carabta iyo Maraykanka waxaanu sheegay inay Somaliland marayso heer wanaagsan oo u baahan in halkii uun laga sii ambo qaado midhihii xukuumadii hore ee uu ka tirsanaa. Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale, wuxuu sheegay inuu si niyadsami ah ugu wareejinayo xilka Wasaarada Wasiirka iyo Wasiir Ku Xigeenka cusub waxaanu isagoo Wasiirka la kaftamayay uu yidhi “Qoladayadan barigana waxa lagu xantaa deg dega oo waxaan is idhi salaada Jimcaha ee barri aniga iyo colkaygu, ha salaatu sahwiyina oo ha is odhanina qoladiina (KULMIYE) ma idin sugaysaa inaad xilkii ku wareejisaan, markaa aad iyo aad ayay farxad weyn iigu tahay inaan xilka qaran si kalsami ah kuugu wareejiyo adiga iyo Wasiir Ku Xigeenkaaga. Shaqaalaha aad halkan ugu imanaysaana waa shaqaale wanaagsan oo hawsha muddo dheer ku soo gudo jiray.” Sidoo kale, waxa xafladaasi warbixin ku saabsan qaab dhismeedka iyo waajibaadka Wasaarada khaarajiga si qoto dheer uga warbixiyay Wasiirul Dawlihii hore ee Wasaaradaasi Md. C/Raxmaan Cismaan Aadan (C/Raxmaan Sagal), Wasiir Ku Xigeenkii hore ee Wasaaradaasi Md. Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed Kayse). Wasiir Ku Xigeenka cusub ee Wasaarada Arrimaha dibada Md. Maxamed Yoonis Cawaale, oo ka hadlay xafladaasi ayaa Wasiirada xilka ku wareejiyay iyo shaqaalaha Wasaarada Arrimaha dibada uga mahad celiyay sida ay u soo dhaweeyeen iyo niyad samida xilka loogu wareejiyay. “Waxaan rajaynayaa halkan aad soo gaadhsiiseen Wasaarada Arrimaha dibada inaanu Anaguna sedan si ka sii fiican aanu ka sii ambo qaadno isaga oo uu nagu hoggaaminayo Wasiirka cusub oo aqoon badan u leh siyaasada dibada oo runtii mudadii uu xisbiga KULMIYE ahaana aan u shaqaynayn xisbiga oo qudhee danaha dalka u shaqeynayay,”ayuu yidhi Wasiir Ku Xigeenka cusub ee Arrimaha dibadu waxaanu xusay inay wada shaqayn wanaagsan la yeelan doonaan Shaqaalaha Wasaarada Arrimaha dibada. Wasiir Ku Xigeenku wuxuu ilaahay ka baryay in mudada ay xafiiskan joogaan ay Somaliland hesho ictiraafka caalamiga ah ee ay beesha caalamka ka doonayso. Wasiirka Wasaarada Arrimaha dibada iyo Iskaashiga caalamiga ah Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, oo xafladaasi ka hadlay ayaa u mahad celiyay Wasiiradii xilka uu ka wareegay ee Wasaarada Arrimaha dibada, waxaanu sheegay inay xukuumadani culayska saarayso sidii Somaliland ugu xidhmi lahayd beesha caalamka. Wasiirku wuxuu sheegay inay awooda saarayaan sidii ay cilaaqaad wanaagsan Somaliland ula yeelan lahaayeen dalalka Carabta oo uu tilmaamay inuu dhaqan iyo diiniba ka dhaxayso. Waxa kale oo Wasiirku intaasi ku daray in xukuumada cusubi ay qaabayn doonto isla markaana xoojin doonto xidhiidhka ay la leedahay dalalka dariska ah. Shiine Cilmi Kaahin – SDWO News Desk – Hargeysa
-
Siilaanyo's Goverment Dissapointments: Countdown
Xaaji Xunjuf replied to Chief_Aaqil's topic in Politics
100% agree^^ -
The inauguration of Somaliland’s president KTN NTV video
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
NTV report Xiinfinin listen 01:21 you will be very disappointed -
Somaliland and the March of Freedom Written by Ambassador Richard S. Williamson Jul 29, 2010 at 07:55 PM The most recent entry in freedom’s ledger was written in late June in an unlikely corner of East Africa. While the voice of President Obama has grown quiet in championing the spread of democracy, the fire for freedom still burns bright in the hearts and minds of people around the world. Freedom and democracy are difficult to achieve and not inevitable. Nonetheless, history continues to witness freedom flower even in inhospitable soil when patriots cherish personal liberty and are persistent in its pursuit. The most recent entry in freedom’s ledger was written in late June in an unlikely corner of East Africa. Somaliland is desperately poor, Muslim, and nomadic. It has few natural resources, and its limited exports are primarily livestock and fish shipped to Yemen. The international community has not recognized Somaliland and provides it little support. When their brutal war with Somalia ended in 1991, the country had been ravaged. With the horrors of war still fresh, Somalilanders cherish peace. The violent failed state of Somalia to their south reminds them what they must not allow to infect their own society. And they have hope. Over lunch, University of Hargeisa President Dr. Hussein Bullan said: “It is the Somaliland way: No wells will be dug for them. No rescuers are coming for them. At the university we teach the students that no wells will be dug for them, but you are the rescuers.” The violent failed state of Somalia to their south reminds them what they must not allow to infect their own society. In 2001, Somalilanders held a constitutional referendum, opening the door for democracy. From 2002 to 2005, there were three elections—for local offices, the presidency, and parliament. All were deemed acceptable. The 2003 presidential election was decided by a mere 80 votes and the defeated candidate accepted the result, and the 2005 parliamentary elections produced an opposition majority. So far, so good. But this year’s presidential election, just completed, provided ample evidence of the challenges a nascent democracy faces. The vote was originally scheduled for 2008 but was repeatedly delayed as tensions rose across the country and the nation’s democratic institutions were severely stressed. Leading up to the election, Somalia Islamist Al-Shabab, which has links to al-Qaeda, threatened to disrupt the vote. All this contributed to an atmosphere of uncertainty leading up to this election. But the people would not be denied. I was in Hargeisa for election day as head of the International Republican Institute’s Election Observer Mission. What I witnessed inspired me and belied the cynics who would deny freedom’s march and would dim America’s tradition as a “shining city on the hill” for human rights and democracy. Advancing these values is our opportunity and our responsibility. On election day I arrived at a polling station at Waa Kiro School in Hargeisa at 6:30 a.m., 30 minutes before voting was to begin. More than 300 people were already waiting to vote. Betra, a woman in her thirties with seven children, was first in line. I asked her when she had shown up. She told me 2 a.m. “Why?” I asked. “This is an important day for me and my children,” she replied. “The election means good things will happen.” When I asked him why he was waiting in line to vote, Abdirahman, a young man, echoed the sentiments of many American voters. He said simply, “I want change.” I met Amina at a polling station at the Imamushashifi School in a deeply impoverished section of Hargeisa. She’s 29 years old with five children, and the youngest, a five-month-old infant, was strapped to her back. She had arrived to vote at 5 a.m., and at 9 a.m. was still waiting for her turn. With a broad smile she told me, “Life is good in Somaliland, and with this election it will get better 100 percent.” This year’s presidential election, just completed, provided ample evidence of the challenges a nascent democracy faces. It was not just hope nor youthful enthusiasm that brought hundreds of thousands of Somalilanders to the polls. There was a deeper understanding of democracy’s promise. At the Puoostu Total School polling site, I met Ibrahim, a 65-year-old man and father of 13 children, who told me he was jailed for three years in Somalia when young on trumped-up charges because he had offended a soldier. Ibrahim observed, “Democracy is very good for Somaliland. If there is democracy every human being will get his rights. From the fighting with Somalia there are mass graves everywhere in Somaliland. They want to kill the people like animals. We are getting stronger. Democracy makes the institutions of government stronger.” A number of voters told me about the accountability that democracy brings. In a small village with dusty dirt roads about an hour outside Hargeisa, Hussein, a 40-year-old public notary voting late in the afternoon, told me that “the candidates have made promises and they will have to deliver or else.” In Somaliland, the democratic process is helping to bring in a younger generation of people. And as the democratic process deepens, the hold of the traditional, male-dominated clan leadership weakens. Like all elections, including our own, there were some irregularities. But it was an orderly, generally peaceful, credible election in which Somalilanders rejected the incumbent ruling party. Ahmed Mohamud Silanyo, the main opposition leader, has been declared the winner. President Dahir Riyale Kahin has accepted defeat. In East Africa that still is a remarkable event. That’s democracy at work. Berbera is a coastal town in the northwest region of Somaliland where temperatures in the summertime can approach 122 degrees Fahrenheit. Here one of my colleagues met Hinda, a Somalilander who had immigrated to the United States, married an American, and now lives in Minneapolis. Thirty-four years old, she has two sons, ages 13 and 12. She was working as an election observer. She had brought her two sons with her, neither of whom had ever before visited their mother’s homeland. She wanted to bring her children this long way so they could know their culture and see its promise. She is proud of the nascent democracy in her native land. She said she had worked in the 2008 Obama campaign and wants to do the same thing in Somaliland. Despite President Obama’s lack of enthusiasm for freedom’s march, there are others for whom the fire burns bright, including those whose democratic impulse helped him become leader of the Free World. Ambassador Richard S. Williamson is a principal at Salisbury Strategies, LLP. He has served as an ambassador and U.S. representative in several capacities to the United Nations, as an assistant secretary of State, and as assistant to the president for intergovernmental affairs in the White House for President Ronald Reagan. In January 2008, he was appointed special envoy to Sudan by President George W. Bush. Source: The American
-
Awdal community a little pissed of at Siilanyu cabinet
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Actually awdal got 3 ministers including the Djiboutian Minister post so it’s all fair, in the article it says people are saying awdal gabiley and salal didn’t get what they want but if you include gabiley well they have four. So it’s all good -
Dawasho wacan
-
Wasiiro Ka Tirsan Dawlada Jabuuti oo Booqday Jaamacada Timacadde ee Gabiley. Wasiirka Warfaafinta wuxuu halkaasi ka balanqaaday inay diyaar u yihiin inay ka qaybqaataan dhismaha..... Gabiley (Gabiley News): - Wafti Balaadhan oo ay hogaaminayaan Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dawlada Djabuuti Cali Cabdi Faarax iyo Wasiirka Iskaashina Qaranka Jabuuti Maxamed Axmed Cali ayaa maanta kormeer kusoo Jaamacada Timacadde ee Gabiley iyo goobo Kale oo ka tirsan gobolka Gabiley. Waftiga Wasiirada Jabuuti oo ay wehelinayeen Gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka jabuuti iyo laba xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka dalkaasi, wafigaasi oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay gobolka Gabiley ayaa waxaa dhinaca Somaliland ka socday masuuliyiin saresare oo ay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland C/raxmaan Maxamuud C/laahi (Cirro), Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somaliland C/casiis Maxamed Samaale, Badhasaabka Gobolka Gabiley Maxamed Axmed Aw Cabdi (Xabiib), Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Talada Dalka Hantiyay Muuse Biixi Cabdi, Suldaanka guud ee gobolka Gabiley Suldaan Ismaaciil Suldaan C/raxmaan, Xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada Somaliland, xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Gabiley,Ganacsade Maxamed Siciid Geedi, Gudoomiyaha golaha deegaanka Aadan Muxumed Badde iyo marti sharaf kale oo tiro badan. Kormeerkan waftigaasi ayaa ujeedadiisu ahayd sidii ay usoo indho indhayn lahaayeen xaalada guud ee gobolka Gabiley gaar ahaan Jaamacada Gabiley oo ay doonayeen inay ogaadaan halka ay marayso si ay uga qaybqaataan dhismaha iyo dhamaystirka Jaamacadaasi iyagoo socdaalkooda subaxnimadii saaka kasoo bilaabay magaalada Hargaysa ee Caasimada Dalka Jamhuuriyada Somaliland, waxaanay ugu horayn kormeerkooda kusoo bilaabeen Jaamacada Abaarso (Abarso Technology University, iyadoo halkaasi uu warbixin kooban ku siiyay Gudoomiyaha Jaamadaasi iyo Dr. Axmed Xuseen Ciise. Dhismaha Dugsiga Sare ee Timacadde oo loogu talo galay in loo wareejiyo jaamacada Gabiley ee Timacadde ayay waftigu booqashadooda kusoo mareen, iyadoo halkaasina uga warameen Badhasaabka Gabiley Maxamed (Xabiib) iyo Gudoomiyaha Jaamacada Timacade Dr. Cismaan Yuusuf Magan iyagoo labaduba tibaaxay taariikhdii dahabiga ahayd ee dugsigaasi ku lahaa waxbarashadii dawladii soomaaliya iyo masuuliyiinta waftiga la socday badankoodu wax ku soo barteen dugsigaasi oo qalax la odhan jiray Badhasaabka ayaa waftiga uga waramay dugsigani iyo waxa hada loogu talo galay inuu noqdo isagoo arintaasi ka hadlayana waxaa uu yidhi "Dugsigani waa dugsi ay aqoonyahanada maanta halkan inala socda badankoodu kasoo bexeen, goobtan waa dugsigii sare ee Timacadde oo aanu jaamacada usoo rari doono marka uu dhamaystirmo dhismaha dugsiga sare ee loogu talo galay in kan loo raro oo hada jaamacadu kusii dhigato, waana kaa dugsigu quruxdiisa iyo barxada uu haysto, incha allah isagoo jaamacadu ku jirto oo wax lagu dhigtona waad soo booqan doontaan, waftigani baladhan ee wasiiradu hogaaminayaana waxaa leeyahay si balaadhan oo heer qaran iyo heer gobolba ah ayaan wadanka idiinku soo dhawaynayaa, intaas ayaanu illaa hada wax ka qabanay dee inaad idinkuna waxaad qaban karaysaan nala qabataan waan idin soo dhawaynaa, waanad ku mahadsan tihiin booqashada aad noogu timaadeen iyo sida aad noo sharafteen. insha allah waxaan rajaynaynaa reer Gabiley ahaan inay qiimo gaar ah noogu fadhido macne wayna noo samaynayso booqashada aad noogu timaadeen, xidhiidhkeenuna wuu sii libilaabmi doonaa haddii alle yidhaa." Waftiga Wasiirada jabuuti intii ay ku jireen jaamacada Timacadde ayaa waxaa warbixinta jaamacada oo kooban siiyay Gudoomiyaha Jaamacada Timacadde Dr. Cismaan Aw Yuusuf Magan oo si kooban uga waramay marxaladihii kala duduwanaa ee jaamacadaasi soo martay, isagoo sheegay in jaamacadu ay marayso sanad oo ardaydii fasax gashay dhawaan loona baahan yahay in jaamacada loo raro dhismhihii Dugsiga sare ee socdaalka kusoo mareen, tusayna dhismaha ay hada ku jiraan oo intiisa badani qabyo tahay iyo in dhismahaasi loogu talo galay dugsiga sare ee Qalax oo halka ay hada ku dhigtaan loo rari doono jaamacada. Dr. Magan waxaa kale oo uu waftigaasi u sheegay in dhamaystirka dhismahan qabyada ahi yahay iyadoo la dhamaystirayo dhismihii jaamacada maadaama kaasi dhamays tiran yahay isagoo waftiga wasiirada ahna ka codsaday inay kala qaybqaataan dhamaystirka jaamacada oo ay rajaynayaan inay sanadkan ku wareegaan goobta dugsiga sare yahay. Waftiga oo Qado sharaf loogu sameeyay tuulada Ceel-giniiseed ee ka tirsan degmada Gabiey ayaa waxaa uu wasiirka Warfaafinta Djabuuti oo hadal kooban halkaasi ka jeediyay Balan qaaday inay dhamaystirka dhismaha jaamacada iyo agabka kale ee jaamacadu u baahan tahayba kala qaybqaadan doonaan, isagoo wasiirku ka waramay booqashadiisii uu ku soo maray jaamacada iyo goobaha kale ee ka tirsan gobolka Gabiley sheegay inay aad u farxad galisay quruxda dhulka, aadna uga mahad celiyay badhasaabka iyo Gudoomiyaha Jaamacada warbixinaha kala duduwan ee ay ka siiyeen dhulkii uu soo maray. dhinaca kale wasiirku waxaa uu mahadnaq balaadhan usoo jeediyay masuuliyiinta baarlamaanka Somaliland iyo Xisbiga Kulmiye ee waftigaasi hor kacayay isagoo Somalilanda ugu hambalyeeyay xil wareejintii nabad galyada ahayd ee ka dhacday. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland C/raxmaan Maxamuud C/laahi (Cirro) oo masuuliyiinta waftigaasi uga mahad celiyay booqashada ay kusoo mareen gobolka Gabiley isagoo dawlada jabuutina uga mahad celiyay waftiga ay usoo dirtay xil wareejinta isagoo sheegay in Jabuuti iyo Somaliland ka dhexeeyo xidhiidh diblamaasiyadeed. Booqashada wasiirada jabuuti ayaa daba socotay safar ay badhasaabka gobolka iyo Gudoomiyaha jaamacada Gabiley horaantii sanadkan ku tageen dalka jabuuti halkaasi oo ay kulamo kala duduwan la sameeyeen masuuliyiin ka tirsan xukuumada jabuuti, ganacsato iyo jaaliyada reer Gabiley ee dalka jabuuti oo ay kala yimaadeen balanqaadyo faro badan oo qayb ka ah dhamaystirka ddhismaha jaamacada Gabiley iyo barnaamijyada horumarinta ee ka socday gobolka, tanina waxay daba socotaa safarkaasi hore waxaanay ku dhamaatay guul iyo jawi qurux badan. Weriye C/risaaq Axmed Hayaan (ilkacase) Gabiley News Office Gabiley Somaliland ilkacasenews@hotmail.com
-
war niyo awoowga ina cabdilla xassan wuxu doonayey inu cashuur naga qaado si u inankisa inankisu u xaji xunjuf kula kaftamo oo u yidha awoowgay ba awoowga cashuur ka qaadi jira anagu wanu ka diidnay Muse farah igarre oo faraskisa saaran oo af carabi iyo af ingrees mix heeseya ayaa ina cabdulla xasan ku duulay ama suit ha xidho ama dreys ha xidho , sayidku ba dhar cad bu xiidh na lol Waliba waxa jirtay cashuurta ina cabdilla xassan intanu ka diidnay ayanu waxanu xita ka diidnay cashuurti caarsha dheere gaalki ingreeska markasanu waliba dilnay giiib markasanu ka bixinay mag ingrees carre sidasey u shaqeyan camo markasay cuqaashi isku qabsadeen war gaalka imisa laga bixiya horta ina cali shire na isna ingreeska aad bay u saaaxib ahayeen isaga fasixisi ugu danbeye seyshels bu ku qaatay Horta ninkaasi suldaan wa u eeka royalty ragga lama caasiyo Nin Boqora wa u eeka laakin wuxu iska caashaqay uun title ka sultan of somaliland wuxu na ka cadhooday ninkasi marki ina cabdila xassan u magacabay silanyo awoowgi ibrahin boghol governatorihi lasqoray , markasu suldaanku cadhooday , laakin titleka somaliland aad bu jecla , maantana xudeeydi somaliland wu ka carara
-
War hee dhe Al xaaji muse farax igare wuxu aha askari cadan intanu noqon risaaldr xita India bu ka shaqeyn jiray oo uu gudoomiya degmo ka aha war ninkan Wa Nin khirbad u leh ciidanka iyo arimaha dagaalka Ingreesku waxay u yaqanin muse farax igare The highest ranking Somali Offical In the colonial empire wa hadalkoodi iyada hadalka sida u dhigay Mida gabadha iyo waxan la qaad qaadayo war waxas waxba kama jiran maha berbera mala wa dhanka iyo lasqoray xiinfanin wuxu ka dhigay ingreesku inu berbera uun haystey war waxa ahayd dhanka iyo seylac iyo xeebaha awdal ama meeshi maxamuud ali shire ileen ingreesku dhulkayaga uun kuma dhamayn eeh lol War dr gaboose 1988 wuxu ku biiray Daariiqadiii SNMta isaga iyo selebaan gaal markasey snmta ku biireen ta labad dr gaboose dee maha dakhtar caadiga ah wa dakhtarka maskaxda wa dakhtarka sheekeya , maha kan dadka gu gujia eeh ta tabta War niyo tiiro yaa ka hadlaya ama badnow ama yarrow waxba no samayn meyso anaga , anaga ba laga yaaba ba inanu ugu badanahay somalida , ileen dadka la isku ma tiirin eeh
-
ilahay haka bad badiyo shacabka onlf from this pirate
-
War maha Risaaldrku wuxu aha Expert military warfare fahmi kare qaabka ciidan , ina igarre isago laandhere ah wa halki cowke eh lol Military uniform xiidhan oo hubka Beelahay ay tolka yihin u qeybin jiiray sii ay dadka kale iskaga celiyaan , ingreskuna berbera wu fadhiya laakin ciid qaad qaadi jirtay ma jirto halkisasu iska joogi jiray badahasu iska ilaalin jiray ma ingrees ba wakhti u haya in dad qaad qaadan war Yemen iyo hawlahooda bey halka ka dawanayeen haade ina cabdilla xassan xoolaha ina igarre dadkisu dhici jiray isna w aka so dhaca jiray intasey ahayd lol Ama af ingreesi ku hadal siiida oodweyne ama af talyaani ku hadal sidi nur cade xoolahaga wala so dhaca by any means necessary niyo ta reer muduga Niyo tooda wa mid cajib ah wa ummad aad u indho adag afsomaligoodu na wa tii cabdilahi yusuf Dr gaboose dee wuxu wasirnimada ku heley Mujaheed wax bartay weye waba doctor eh inkastow reer hargeysa ka maadeystaan
-
haa ina igarre wa ninki darawishta bacsan jiray geela ka dhici jiray wa ninki ay ku magac baxday iskaaa hadloooow ina igarre , cadan buu askari ka ahaan jiray marki danbe intanu ku biirin ciidanki Camel Corpska ayuu abaandulle u noqday the risaaldr. Ninkaso gabyi laha waleh taarikh buu ka tagi laha ka sii badan intaynu imika ka hayno,, Jiiro Nuuur baan ka gartay ragaas kaasa gabayada sii fiican u tuuur tuuri jiray , Nin cidahayaga bey isku gabyi jireen , dadka gabya waxay u badanyihin hawdka somaliland iyo dhanka iyo buhoodle iyo qollada dhagaxbuur fadhida , waliba kuwasa geeraarka ku xajiya , reer mudug markay gabyayan inay heesayaan baad mooda lol
-
Xiinfanin war wa nin dhan oo suldaan ah Ma xassan tarabi banad aqoon waxay ilmadeer ahayeen Qawdhan ducaale suldaan Iyo Suldaan Nuur dhago cun etc Dr gaboose waxay is xigaan Halyeygi Xaji Muse farax igare kaasina ma gabyi jirin lol