Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,830
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Puntland oo Tirikoobaysa Masaajidada iyo Dugsiyadda Quraanka Dawlada Puntland ayaa maalmihii ugu danbeeyey waday tiro koob ay ku sameyneyso masaajidyada iyo dugsiyada quraan ee deegaanada Puntland. Wasiirka Cadaalada iyo dhaqan celinta Puntland Cabdi Khaliif Xaaji Xasan oo la hadlay Horseed Media ayaa sheegay in Wasaarada Cadaalada Puntland ay tirakoob ku sameysay masaajidda iyo dugusiyo quraan oo kuyaala magaalooyinka Garowe,Galdogob iyo Gaalkacyo. Wuxuuna intaasi ku daray in sababta ka danbeysa tirakoobkaasi ay salka ku hayso sidii ay hubanti u noqon lahaayeen arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin : 1 . In La mideeyo manaahijta 2 . In Aqoonsi lagu garto loo sameeyo macalimiinta dugsiyada. 3 . In Loo kuur galo nadaafada dugsiyada 4 . In Puntland ay hesho xasilooni,uusana imaana is qabqabsi …”Waxaan dooneynaa in Manaahijta layswaafajiyo sababtoo ah dalka dagaal diimeed ayaa ka socda,si aysan u dhiicin dhibaato iska hor Imaad ah….”ayuu yiri Wasiirka Cadaalada iyo Dhaqan Celinta Puntland ayaa sheegay in dhowaan ay filayaan in tirakoobyo kuwaasi oo kale ah ay ka sameyn doonaan masaajidada iyo dugsiyada quraan ee kuyaala magaalooyinka Qardho iyo Boosaaso. Waxaana uu ku daray hadalkiisa in uu rajeynayo deegaanada kale ee Puntland ay tirakoobkaasi ka samayn doonaan,haddii buu yiri Wasaaradu ay dhaqaale u hesho. Si kastaba arrimahaan ayaa waxay ku soo beegmayaan xili dhowaan Wasaarada arrimaha gudaha Puntland ay ka dhawaajisay in tiro koob ay ku sameyn doonto macalimiinta wax ka dhigta deegaanada Puntland.
  2. So why did they deport the innocent civilians from Mogadishu and baydhabo? if they are killing eachother
  3. Duke murayaad weyn bu xidhanyahay
  4. Maya camo anigu ma cadhoodo anigu dhoola cadeynaya ayaan hadalka tuurta ,eeg somalidu waxabay isku raaci karayn waxaynu nahay labba quroomood oo kalla Mentality ah , wa halkay salaadu iska qabsan laadahay , Anigu qarranka iyo dumuqradiyada waxan u haysta inay tahay cadalaad sinaan beelaha ama umahada wadda dagan oo mustabalkood iyo ayahoodi ka tashaday idinkuna meesha waxba kuma haysin ,oo waxan ay somaliweyntan ay dhakadu idinku cadaadtay xita ina abdilla xassan marku leeyahay Somali ma oga dawga loo qadayo anigu waan ogahay wuxu uga jeeday , Qawmiyadisa isagu shakhsiyan u ku abtiirsado ayaa ina iimey ku hadhaysa ina bossaaso isbaarada bada u dhiganaysa ina ay gedo alshabaabku ku ciqaabayso isagu wu oga ina dhashi ina walanwal iyo ina igarre ayaa somaliland ugu talinaysa , faraski ina abdilla xassan na manta ayuu ii leeyahay reer somalilandow hanaga tagiina wa abaar la aantiin waleh anaga somaliweyn iyo wax la mid ah lanuguma siro . Walugu digta hadu ruux ku darnaan jiray bal daya waka wadaadki sii dabayshadeye
  5. Xiinfanin idinku qarrannmada waaxad u taqanin in dreys la xiidho iyo billada been been ah na la isku nabbo sarkaal la isku sheegto. La yidhahana hantida ummada qarranka ayaan ilaalinaya Musuq masaaq na abahood ad noqotiin, Anigu waxan ogahay nimanka aad ku leedihid wey sall fududyihin inay yihin ummad barakaysan eeh somaliland eeh og qaabka wax loo mamuulo iyo kala danbayn sharciyo xeer dhaqan dawladnimo , sabbab Ii dhe wax walba dallil bey leedahay oo marki anagu anu gooni isutaagi qarranka Somaliland la so noqonay markay bishi ahayd kun sagaal boqol iyo kobiyo sagaashanki , Somaliland way hana qaaday heer qaran heer dawlad heer dimuqradiyad dawladii ama dalki somaliya eeh anu kala noqonay isutagi midwogi Somalia kun sagaal boqol iyo lixdanki maaanta taako kamaa joogto gebigeedi ba way budhudbay boowe anarchist ba helley iyo ummadu shisheeye u shaqeya iyo qaar tigray u shaqeya iyo qaar afganistan u shaqeya marka maanto oo kale faraski ina cabdulla xassanow gabaygu wa kugu deel qaaf
  6. Hadaba adigu ii dhegeyso oo dhagaha sii fiican u fur , shayga qarranimada la yidhaho maha ariin sahlan shayga qarinimada la yidha wa ummado ama qaabil ama qawmiyadu isku tagay oo ayaahooda ka tashaday, oo wax meel isla dhigay oo qaab qarraan wooxooda uu watta oo dastuurkooda ku dhigtay oo dawlad yeeshay wa ereyga gaaladu nation u yaqaanin , Adigu hadaba waxad ku matashay cuqdad yar iyo ina dawladi hore eeh kacaanka laga cawday Somaliland waxad ogayd in kunsagaal boqol iyo kobiyo lixdanki inqlaab la dhigay oo u hor kacayey mujaheed Xassan kayd walanwal, Marka taasi waxay ku tusasey fikirka ina Somaliland shacabkeedu ay ayahooda ka tashadan duninada waxa laga tixgaliya ereyga la yidha self determeenation adigu hadaba qarranka waxad u aragta, in qaab qabil wax loo qeybsado , in dawlado shisheeye loo yeedho. In calan blue ah lo heeso .oo xita anay ka daacaad ahayn ummada koonfurianska idinku ku caan baxay inad marba madaxweyne meesha keenta xita titelki madaxweyne ayaad sharafti iyo karaamadi ka qaadeen markad kii xafaad yar xukuma aad madaxweyne qarran ku sheegtaan , taasa la leeyahay ha is afgarato , Maanta labadeenu weli weynu is afgaranayna laakin u malayn mayo inu wiilkaygu wilkaga afgarandoono.
  7. warya faraski ina cabdilla xassanow maxaad sheegtey qarrankad wax iga weydiinayse wamaxay ma qarranka somaliland mise qaranki 1991 dumay eeh ki somalia?
  8. Originally posted by Jacaylbaro: I don't personally like Muse Bihi ,,, but good luck to him. You never liked any one from the kulmiye camp remember
  9. maya hanku wa mid heer qarran shacabka somaliland iyo dadkeeda ba la gaadhsinaya, Hanku maha xammar fadhiiso
  10. Originally posted by xiinfaniin: xaaji, adiyo dadkaaguba waad hanyartihiin, ninkii saldana rabaa hal reer kuma filla, a dawladnimadu is balaarintay ku badisaa, more resources, more people oo waa sidaa. tan kale xaaji, sidaan iriba dalka waa lagula leeyahay oo keligaa ma tihid, dadkuna isku ra'yi maaha oo sidii idihii isku surin ma marin doonaa ee taana la soco , oo xatta kolay reerkaaga tahay mid sidii cabdiraxmaan tuuroo kale koonfurta yimaada la weyn mayo koonfurta azma siyaasadeed baa ka dhacday waa meel diverse ah oon reer keliya degin, oo somali walba u qabo inuu asagu leeyahay, aduunkuna iyaduu soomaaliya u yaqaana, oo raadkii maraykanka , ingiriiska iyo orobaba asagoo qoyan buu ku yaala, marka it's a prime real state that attracts damac siyaasadeed, iyo isticmaar intaba, adigu wax badanoo la hunguriyeeyo ma haysatid, masaalixda ajabiga ah ee kusoo gashaa ee amxaar onlf iyo wadaad eryoonaya ee wax kale meesha ma yaalaan adeer eeg hanka ayanu isku sii u fahmin adigu hanka waxad u taqana xaji xunjufo xammar kalay oo siyasada walaan eeh 4.5 dhex fadhiiso guriga gubanaya eeh sheikh dalxiis madfaca amisom hakugu dhaco dibadahana aynu wareegno oo ayny dawarsano dawlad somaliyeed na mar ba mid meelahaas halo caleemo saaro ,hankaygu aniga wa heer qarran hankaygu waxa weye inana jamacatu al carab kursi ku yeesho african union Igad Commenwealth iyo qaramada miidoobay somaliland , wey dhaaftay berigay somali alif iyo ba aqoon isku han ahayeen. taasi wa qodob Qodobka labbaad eeh aad tiri somalia wa divers oo wala hungereynaya somaalida qaar ba aminsan inay shisheeye somalia nabada diidayaan war ma run la sheego somalida ayaan ogalayn inay somalia dawlad u dhalato maxa somalia yaala waxad ka dhigeysiin ina soomalia diamonds ka buuxaan iyo inu webiga nilku marro runta maad sheegtiid oo maad tirahdid anagu waxanu nahay umad ku hungowday siyasadii waxanu nahay dad aan civilized ahayn oo qaabka siyasada loo dhigo waxba ka aqoon.
  11. Originally posted by Captain_Mike20: Last time i checked your not allowed to use clan names on somalia online. Moderator should check this guy out. Now the topic firstly, I dont think any right thinking Somalilander would hold a conference in hargaisa because two governments in one location operating from the same city with two different objectives and two different flags doesnt make sence, i really don't know how holding a conference in somaliland would help us achieve what we want, unless the condition placed on the conference is that any government created has to recognise the soverignty of somaliland, now if this was the deal no somalilander would reject it, but i dont think i would trust any of them. but at the end of the day this is not Tuur, this is not Egal this is not Riyale this is the scum of somaliland Silanyo, saxran, manchester, 75 year old demensia suffering SOB. he would probably sell his own mom for his ambitions, these people dont care about somaliland, he is already having a heart attack. this whole government is based on clan alliances, clan allegences and under the table dealing, in 5 years if i still have a country alxamdullilah, forget somalia saxib. but as history shows, no man can conquer me, no..abdullah hassan, no british, no afweyna, no somalia, no silanyo or mar yallol kisaba. 6 months silanyo...we give you six months, we have to see change in 6 months, or else, you will become another Cigal. Southern Hargasia and western Burco will only tolerate and not participate, until the next election. See what happens. Stay off the beer, ilahay ka baqo...and dont forget you and bixi waste of space...the real men are watching you, you slip and its gone. you come with Bull like im holding a conference for Somalia and As GOD IS MY WITNESS YOU ARE FINISHED. Stop the personal insulting masuuliyinta qarranka
  12. Originally posted by xiinfaniin: xaaji, masiir aad keligaa leedahay ma jiro mar haddii lagula dego meesha lagaana khibrad badanyahay...sow maadan arag kuwaan yar yar ee faroole aqrin la'a ee u qaba inuu isku dhiibay carada la ururiyey ee beerta hargeysa laga muday, anigu waxaan mooday inaad xulufo waaweyn dhisaysaan ood nimankan adinku xukumi doontaan, laakiin koonfuriyaan baad ka dhammaan la'dihiin sidii inaad idink dutch tihiin Maxaan anigu u xukumaya iyagu may is xukumaan anigu hadaan dalkayga iyo shacabkayga iyo umadadeyda xukumo tasa igu waajib ah , Maasirka aniga leh dee sabab anagu wadda tashi baanu wax ku wadda wadna sasay jamhuuriyada somaliland hormar buuxda ku gaadhay, Kuwa koonfuriansku iyagu maxay wax u noqon wayeen maxay marba cumamaad cas iyo mid akhtara u so qaataan maxay dalkooda uga tashan wayeen
  13. war maayaa somali lama nicin , laakin somali siyasada kuma heshinayaan marka si umada somaliyeed lo bad badiyo wa ina lugu noqda xuduuduuhi gumeystaha sida ay dadku u noqdaan ummad wax dhisata oo dantooda ka shaqeysata beri baanu masiirkayaga dadka koonfuurta somaliay ku aminay mar danbe dhici meyso Beesha aad afka ku dhufatay wa beel anu wax walba isku nahay siysad banu isku afgarayn weyney mooyane hadaba somaliland wa nala joogan
  14. Originally posted by UZTAAD: xaaji, the last time i checked Hergeisa located in side somalia lol Not to my knowledge
  15. I agree no such thing will ever happen Somalia’s solution lies within Somalia
  16. Sxb maad riyada ka baxdiid Somalias problem must be solved inside Somalia not outside Somalia. That’s why Djibouti and Somaliland can not be a solution for Somalia. So you have to take your reconciliation conference to Somalia maybe jawhar bossaaso or kismayo Hargeisa already is a capital city of a country so it can’t be a capital for 2 countries
  17. WASHINGTON (Reuters) - Hip-hop singer Wyclef Jean will announce his bid for president of earthquake-ravaged Haiti this week, Time magazine has reported. Haiti, which was hit January 12 by a deadly 7.0-magnitude earthquake, is scheduled to vote on November 28 to elect a new leader to replace President Rene Preval, whose term ends in February. "If I can't take five years out to serve my country as President, then everything I've been singing about, like equal rights, doesn't mean anything," Jean said in an interview with Time on Tuesday. There has been widespread speculation that Jean would seek the office. Last week in Haiti he said he was taking the necessary legal steps toward running for president, including having his fingerprints taken by the judicial police. However, he said last week that he had not made a definite decision. Many analysts predict Jean -- who at 37 is very popular among Haitians, particularly the young -- would easily win the presidential election. A three-time Grammy award-winner, Jean was a founding member of the hip-hop trio The Fugees and won wider fame for his collaboration with Colombian pop star Shakira. He released a song two years ago called "If I Was President." Jean established the Yele Haiti Foundation in 2005 to provide humanitarian aid to the people of Haiti. He said after the January 12 earthquake which killed up to 300,000 people that Haiti's future rested on education, job creation and investment. "If not for the earthquake, I probably would have waited another 10 years before doing this," Jean told Time. "The quake drove home to me that Haiti can't wait another 10 years for us to bring it into the 21st century." Jean emigrated to the United States aged 9, but has maintained his Haitian citizenship, a requirement for running for the presidency. Copyright 2010 Reuters News Service. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten, or redistributed.
  18. ^^Dictators mostly never hand over power, they are either removed by force and ousted by the People
  19. Dhulkanada Safaraadanada Diyraadanada Ciidankanada Dawlada ma tabbin anigu horta
  20. Somaliland has been hailed as a beacon of stability in the troubled Horn of Africa region since declaring independence from Somalia in 1991 unilaterally. The recent peaceful transition of power between bitterly opposing sides have added to this testament