-
Content Count
29,830 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Kooxdii SSC oo galabta ka Carowday magaalada buuhoodle iyagoona uga baxay Cago Cadaan, iyo Garaad jamac garaad Cali oo saaxdheer gaadhay Caawa. Posted: August 11/2010, 6:53 pm Wararka aanu ka helayno magaalada buuhoodle galabta ayaa sheegaya in Goor gaaban galabtaasi ka Caraabeen buuhoodle kooxdii uu hogaamiyey saleebaan Ciise axmed(Xaglatoosiyey) Waxana buuhoodle ka tagay sida ay sheegaan Wararka laga helayo Buuhoodle Garaad jamac garaad cali xaglatoosiyey, cali sabaray, iyo dhamaan kooxdii ssc oo iyagu dhawaanahanba khilaaf xoogani soo kala dhexgalay. Warka ayaana intaasi ku daraya in Kooxdaasi Caawa joogaan magaalada dharkayn geeyo halka uu garaad jamacna ku sii jeedo magaalada saaxdheer oo la sheegay inuu doonayo inuu halkaasi ku soomo. Wararka ayaana intaasi ku daray in kooxdaasi Xaglatoosiyey gabi ahaanba doonayaa inay ka baxaan gudaha wadanka somalia kadib markii ay ku guuldarayseen hogaamintii loo igmaday, isla markaana soo kala dhexgalay khilaaf xoogan oo gaadhay halkii ugu saraysay.
-
Max’ed Saciid Atam Oo Ku Hanjabay In Uu Sii Wadayo Dagaalka Uu Kula Jiro Puntland Written by Haatuf Aug 11, 2010 at 11:32 AM Boosaaso, (Qarannews)-Hogaamiyaha dagaalka kula jira Maamulka Puntland ee Max'ed Saciid Atam ayaa sheegay in uu sii wadayo dagaalada uu kula jiro Maamulka Puntland, isagoo intaasi ku daray in haatan ay ku hareereysan yihiin deegaanadii ay qabsadeen ciidanka Puntland Max'ed Saciid Atam oo ah hogaamiyaha dagaalka kula jira Ciidamada Maamulka Puntland oo shalay markii ugu horeysay ka hadlay dagaaladii ka dhacay deegaanada Puntland ayaa wacad ku maray in ay sii wadi doonaan dagaalada ay kala soo horjeedaan Ciidamada Maamulka Puntland. Atam oo la hadlayay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay dhibaatooyin gaadhsiiyeen dad rayid ah markii ay qabsadeen deegaanka Galgala iyo deegaanada kale ee ku dhow dhow, waxaana uu tilmaamay in halkaasi ay tageen sida uu sheegay saraakiil Maraykanka oo Sawiro ka qaatay goobihii lagu dagaalamay. Hogaamiye Atam ayaa sheegay in haatan ay ku hareereysan yihiin Ciidamada Puntland, isagoo intaasi ku daray inay ugu talagaleen ka bixitaankii ay isaga baxeen deegaanka Galgala. Sidoo kale Max'ed Saciid Atam ayaa sheegay in dagaalkii shalay ciidamada Puntland ay kaga gubeen gaadiid dagaal, islamarkaana ay khasaare xoogan gaadhsiiyeen, waxaana uu wacad ku maray inay sii wadi doonaan dagaalada ilaa inta ay ka tirtirayaan waxaa uu ugu yeedhay Ashahaado la dirir. Haatuf
-
Max’ed Saciid Atam Oo Ku Hanjabay In Uu Sii Wadayo Dagaalka Uu Kula Jiro Puntland Written by Haatuf Aug 11, 2010 at 11:32 AM Boosaaso, (Qarannews)-Hogaamiyaha dagaalka kula jira Maamulka Puntland ee Max'ed Saciid Atam ayaa sheegay in uu sii wadayo dagaalada uu kula jiro Maamulka Puntland, isagoo intaasi ku daray in haatan ay ku hareereysan yihiin deegaanadii ay qabsadeen ciidanka Puntland Max'ed Saciid Atam oo ah hogaamiyaha dagaalka kula jira Ciidamada Maamulka Puntland oo shalay markii ugu horeysay ka hadlay dagaaladii ka dhacay deegaanada Puntland ayaa wacad ku maray in ay sii wadi doonaan dagaalada ay kala soo horjeedaan Ciidamada Maamulka Puntland. Atam oo la hadlayay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay dhibaatooyin gaadhsiiyeen dad rayid ah markii ay qabsadeen deegaanka Galgala iyo deegaanada kale ee ku dhow dhow, waxaana uu tilmaamay in halkaasi ay tageen sida uu sheegay saraakiil Maraykanka oo Sawiro ka qaatay goobihii lagu dagaalamay. Hogaamiye Atam ayaa sheegay in haatan ay ku hareereysan yihiin Ciidamada Puntland, isagoo intaasi ku daray inay ugu talagaleen ka bixitaankii ay isaga baxeen deegaanka Galgala. Sidoo kale Max'ed Saciid Atam ayaa sheegay in dagaalkii shalay ciidamada Puntland ay kaga gubeen gaadiid dagaal, islamarkaana ay khasaare xoogan gaadhsiiyeen, waxaana uu wacad ku maray inay sii wadi doonaan dagaalada ilaa inta ay ka tirtirayaan waxaa uu ugu yeedhay Ashahaado la dirir. Haatuf
-
Heartless Hearty and Taking the Piss - Ma Garatay?
Xaaji Xunjuf replied to SayidSomal's topic in Politics
Shaykh-ul-Islam Ibn Taymiyyah (ra) was asked: Regarding the Prophet’s statement: “Anyone who possesses a speck of pride (kibr) in his heart will not enter Paradise” – Is this Hadith specific only to the believers or (is it specific only to the) unbelievers? If we were to say that it is specific for the Believers then (is not) our statement trivial considering (the fact that) the believers shall enter Paradise due to their Eemaan. If, on the other hand, we were to say that the Hadith is specific for the unbelievers then what is the relevance of the statement (since it is already known that the unbelievers shall not gain admission to Paradise -
Somaliland President AMM wishes every muslim a happy ramadan
Xaaji Xunjuf posted a topic in Politics
Madaxweynaha Somaliland Oo Fadliga Bisha Ramadaan Ugu Hambalyeeyey Bulshada Somaliland Iyo Shucuubta Islaamka posted by: mursal Hargeysa(Togaherer.com):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa guud ahaanba shucuubta Islaamka, gaar ahaanna ummadda reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan hambalyo u diray, curashada Bisha barakaysan ee Ramadan oo caawa bilatay awgeed. Wasiirka arrimaha Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa xalay shaaca ka qaaday in ay curatay bisha barakaysan ee Ramadan, isla markaana maalinta beri ah laga soomayo guud ahaan gobollada Somaliland. Sheekh Khaliil Cabdilaahi oo xalay qaar ka mid ah Warbaahinta ugu waramay magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Bisha barakaysan ee Ramadan ay ka curatay dalal badan oo Islaamka ah, isla markaana laga arkay deegaamo ka mid ah gobollada Somaliland, sidaa darteed ay tahay Soon. “Caawa oo Arbaca ah ayay bilatay bisha Ramadan, ka dib markii laga arkay dunida Islaamka qaar badan oo ka mid ah oo uu ka mid yahay Sucuudigu, lagana soo sheegay deegamo ka mid ah Somaliland,” ayuu yidhi Wasiirka Diinta iyo Aw-qaaftu. Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtoooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo la xidhiidha hambalyada munaasibadda Ramadaanta, ayaa wuxuu u dhignaa sidan; “Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) waxa uu Shacbiga Somaliland Meelkasta Joogaanba Dalka Guddihiisa & Debediisaba ugu Bushaararaynaa uguna Hambalyeynayaa Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Kowsatay ILLAAHAYna WAXA uu uga Baryayaa inuu Sannadka Sanadkiisa Bash-Bash & Barwaaqo ku gaadhsiiyo, waxa kale oo madaxwaynuhu uu Dhambaalkan mid la mida u Dirayaa Shucuurta islaamka ee Caalamka oo dhan.” Togaherer.com Hargeysa/Somalialnd. -
Southern Sudan prepares own anthem ahead of referendum Guidelines say the anthem needs to praise southerners killed in the Sudanese civil war Southern Sudan has asked musicians and writers to compose a national anthem, six months ahead of a referendum on independence. The South Sudan National Anthem Committee said the contest did not mean that it was backing separation. However it said the region needed to be prepared for independence. The BBC's Peter Martell in Juba says Sudan's national anthem is rarely played in the south, which fought a brutal two-decade war with the north. 'Land of Cush' The south is expected in January to vote in a referendum about independence from the Khartoum-based northern government. Continue reading the main story Sudan: Country at a crossroadsVillage homecoming 'Cuban-Jubans' return home Slideshow: Ex-child soldier Bridging the gap The vote was set up under the 2005 peace deal. "Just because we are preparing an anthem does not mean that there will be separation, but we do have to prepare for that," said anthem committee member Mallak Ayuen Ajok. Mr Ajok is also spokesman for former rebel group the Sudan People's Liberation Army (SPLA), which now acts as the army of southern Sudan. He said the title of the song would be "Land of Cush", a biblical reference to an ancient kingdom in the region. The committee has also told those taking part in the competition that the anthem should be about freedom, peace, equality and prosperity and also praise those killed during the conflict between southern and northern Sudan. Mr Ajok said the best anthem would be chosen by a committee at the end of this month. The ruling party in the south, the Sudan People's Liberation Movement (SPLM), is bound by the 2005 peace deal not to campaign openly for independence. However, there are worries that the authorities in the south as well as the government in Khartoum will intervene in the referendum. Source BBC
-
President of Somaliland AMM meets with top EU officials Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I support the whole cabinet and the government not any particular Ministers or individuals. If you want to know their background well google their cv or something. -
Che u seem happy but alshabaab lost in the pirate state what’s next
-
Time for Kenya Ethiopia to recognize Somaliland independence
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Talladaasi waxay u tala raga u dhashay deeganadaas ama goboladas , Marka xiinow anagu manu aasiin wixi somaliweyn la odhan jiray bal halka ku yaara noqo, Bal ana aan ku sheego rag waxa ugu liita Ninka dantisa garan wayey wa kee kaasi wa ninku ku hungoobay oo waji gabax kala kulmay so celinti Djibouti Dagaalki lugu jabbay 1977 Ninkaasa ugu liita -
Awdal state of Somalia part of the federal republic of Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Qandalawi's topic in Politics
libaahe war maha jabka galgala ka socda bey ku qarinayaan lol -
Time for Kenya Ethiopia to recognize Somaliland independence
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
War xiin fininow Dee kenya ma rabto inay ka tanasusho Nfd Ethiopia na gobolka somalida kama tanasuleyso Marka maxaad yeeli. -
Somaliland Government to pay the debts within 6 months
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Haa laakin he was responsible for maaliyada true the whole regime was corrupt from wasiirka gacansiga to ka maaliyada to the president. -
Originally posted by Jacaylbaro: There is something i know ,,,,, but let's not rush ,,, i mean,, just yet. Warka inoo faah faahi niyo
-
Time for Kenya Ethiopia to recognize Somaliland independence
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Indeed those who want an ethnic Somali state only for Ethnic Somalis from Garisa To Djibouti city which is unrealistic because the African union doesn’t want to change the colonial borders left by the Colonialist. An only Somali ethnic state that will make Kenya less divers and Ethiopia. So if your promoting for gs in the horn you want less diversity in the horn and thats not in the interest of Ethiopia and Kenya. -
Somaliland Government to pay the debts within 6 months
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Cawil left so much mess , but inshallah it will be paid off soon -
Originally posted by Libaahe*: Haji, are you worried about the foreign minister lol, cause magaciisa kuma qorna 14ka la so fasaxay to do their job. wala so fasixi doona inshallah
-
President of Somaliland AMM meets with top EU officials Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxwayne Siilaanyo Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Wakiilka EU-da Ee Somaliland Iyo Somaliya. Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) waxa uu Maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ka socda EU-da, weftigan oo uu hogaaminaayey Geroges-Marc Andre oo ah wakiilka EU-da ee Somaliland & Somaliya. kana koobnaa 13 Xubnood oo ka kala socda wadamada Sweden, Finland, Denmark, France. Netherlands, Hungary, Spain, Germany, Austria, iyo UK. Waxa uu madaxwaynuhu uga waramay xaalada guud ee Somaliland ee dhinacyada nabad gelyada, maamulka iyo dhaqaalaha. Waxa kale oo uu madaxwaynuhu weftiga uga waramay Dhismaha xukuumada oo uu sheegay in ay tahay xukuumad aad u tiro yar, isla markaana tayo leh oo ay Aqoonta iyo Khibradu saldhig u yihiin, madaxwaynuhu waxa uu tafaasiil ka bixiyey siyaasada xukuumada cusub ee horumarinta wadanka & in ay uu yoolkeedu yahay rumaynta iyo meel marinta balanqaadyadii xilliga kaanbaynka ee hore. Dhinaca kalena madaxwaynuhu waxa uu ku nuuxnuuxsaday adkaynta nabad gelyada iyo ka hortaga argagixisada iyo budhcad badeeda. Madaxa Weftiga Ceroges-Maec Andre ayaa isaguna waxa uu madaxwaynaha si wayn ugu hambalyeeyey doorashadii dalka ka dhacday iyo sidii nabad gelyada lahayd ee isbedelku u dhacay, madaxa weftigu waxa uu somalilnad ku dhiiriyey dadaalka ay ugu jirto inay horumar ka gaadho dhismaha dawladnimada & hanaanka dimuqraadiyada, waxaanu sheegay in ay EU-du diyaar u tahay in ay Somaliland ka caawiso farsamada iyo aqoonta lagu xaqiijinaayo taas. Gebegebadii kulankan waxa uu ku dhamaaday is Afgarad. ALLAA MAHAD LEH AF-hayeenka Madaxtooyadda JSL -
President of Somaliland AMM meets with top EU officials Pics
Xaaji Xunjuf posted a topic in Politics
Siilaanyo oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka EU-da u qaabislan Somaaliya iyo wasiiro Written by Qarannews Aug 09, 2010 at 08:31 AM Hargysa,(Qarannews)-Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) waxa uu Maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ka socda EU-da. Sidaasi waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxtooyada mr Cukuse, warsaxaafadeedkaasi oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabkada qarannews waxa uu u dhignaa isga oo dhamystiran sidani hoos ku xusan Weftigan oo uu hogaaminaayey Geroges-Marc Andre oo ah wakiilka EU-da ee Somaliland & Somaliya kana koobnaa 13 Xubnood oo ka kala socda wadamada Sweden, Finland, Denmark, France. Netherlands, Hungary, Spain, Germany, Austria, iyo UK. Waxa uu madaxwaynuhu uga waramay Xaalada Guud ee Somaliland ee dhinacyada Nabad gelyada, Maamulka iyo Dhaqaalaha. Waxa kale oo uu madaxwaynuhu Weftiga uga waramay Dhismaha Xukuumada oo uu sheegay in ay tahay Xukuumad aad u Tiro yar isla markaana Tayo leh oo ay Aqoonta iyo Khibradu Saldhi u yihiin, Madaxwaynuhu waxa uu tafaasiiska bixiyey siyaasada xukuumada Cusub ee Horu marinta Wadanka & in ay uu yoolkeedu yahay rumaynta iyo meel marinta Balanqaadyadii xiliga kaanbaynka ee hore. Dhinaca kalena madaxwaynuhu waxa uu ku nuuxnuuxsaday Adkaynta Nabad gelyada iyo Ka hortaga Argagixisada iyo Budhcad badeeda. Madaxa Weftiga Ceroges-Maec Andre ayaa isaguna waxa uu madaxwaynaha si wayn ugu hambalyeeyey doorashadii Dalka ka dhacday iyo Sidii nabad gelyada lahayd ee isbedelku u dhacay, Madaxa weftigu waxa uu soo maalilnad ku dhiiriyey Dadaalka ay ugu jirto inay Horu-mar ka gaadho Dhismaha Dawladnimada & Hanaanka Dumuquraadiyada, waxaanu sheegay in ay EU-du diyaar u tahay in ay Somaliland ka caawiso farsamada iyo Aqoonta lagu Xaqiijinaayo taas. Gebegebadii kulankan waxa uu ku dhamaaday is Afgarad -
what about the other six
-
Siilaanyo OO RABA In somaliland Lagu Daro-Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Captain_Mike20's topic in Politics
Waxan waxa qoray nin muufo ku mirqaamay I have been hearing this since the early 90s during egals days laakin wa iska sheeko dadku mirqaanku ugu baxo -
Puntland Vice President and Minister of Interior coordinating battle
Xaaji Xunjuf replied to Thankful's topic in Politics
You need to control your emotions Liibaan this topic is not about snm or Somaliland or Mudane AMM silanyo, according to you everyone is a warlord But xaglajifiye is an angel