-
Content Count
29,830 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Keyse Cabdi Yusuf Gudoomiyihii hore ee Gobolka Cayn ayaa ku dhawaaqay in uu isaga baxay kooxda uu hogaamiyo Xaglatoosiye Musharaxii lagaga Awood roonaaday doorashadii Puntland 2009. Posted: July 14/2010, 6:04 pm Keyse Cabdi Yusuf , Gudoomiyihii hore ee Gobolka Cayn ayaa ku dhawaaqay in uu isaga baxay kooxda uu hogaamiyo Xaglatoosiye Musharaxii lagaga Awood roonaaday doorashadii Puntland 2009. Keyse oo warfidiyenka lahadlayay ayaa soo saaray qoraal ay kuwa saxiixan yihiin isaga iyo Maxamed Xasan Buraale oo ka mid ahaa ururka NSUM balse ku biiray kooxda Xaglatoosiye ka dib kulankii Nairobi. Qoraalkan ayaa ay ku sheegeen in ay si rasmi ah uga baxeen kooxda Xaglatoosiye dhamaan ciidmaada hoos yimaada guutada Ismaaciil Mire ee uu taliyaha u yahay Keyse Cabdi Yusuf. Waxaa kaloo uu ku baaqay Keyse in shir ay beelaha SSC isugu yimaadaan kaaso lagu qabto gudaha dalka. Ka hor intuusan ku dhawaaqay go’aankooda ku aadan kooxda Xaglatoosiye, ayaa Keyse iyo saraakiisha gudaha ee ciidmaadas beelaha *********** waxaa ay xalay ka qayb galeen shir weyne dhinaca qadka taleefanka ah kaaso lagu xogwareysanayey taliyaasha ciidamda beelaha iyo caqabadaha hortaagaan. Waxaana ay dhamaantood isku raaceen in ay caqabada ugu weyn ee soo celinta dalka la haysto tahay Xaglatoosiye oo dano siyaasadeed oo dhaqaale urursi salka ku haya ku hawlan. Mustafe Galaal oo dhawaan ka soo goostay maleeshiyaadka hargeysa ayaa sheegay in uu Buuhoodle kala kulmay umad kala qaybsan isagoo si gaar ah farta ugu fiiqay kooxda Hogaanka beesha sheegta. Saraakiil kale oo ku sugan magaalooyinka Boocame iyo Tukaraq oo iyana ka hadlay shir weynaha Beelaha SSC ee Xalay (11-july-2010) ayaa ****olka ka qaaday ay diyaar u yihiin ka qayb galida soo celinta degaamada la haysto balse ay aad uga xun yihiin in kooxda Xaglotoosiye wato ay kala faquuqeen bulshada Sool, Sanaag iyo Cayn. Hadalka ka soo baxay Keyse Cabdi Yusuf ayaa soo afjaray tuhun riwaayadii ay ku qudhaabanyeen Xaglatoosiye iyo koox islaamiyiin ah oo Nairobi ku sugan kuwaaso caadeystay in Axad waliba shir taleefan ah ay qabtaan si ay dhaqaalo uga gurtaan qurbajooga gobolada SSC iyagoo halku dhig ka dhiganaya dalka ayaan soo celineynaa hase ahaate hada u muuqata in ay fashilantay. Saleebaan Ciise oo ku magac dheer Xaglatoosiye ayaa ka mid ahaa musharaxiintii u orday madaxnimada Puntland hase ahaate lagaga awood roonaaday doorashadii 2009. Waxaana uu ku biiray kooxo Islaamiyiin ah oo ganacsi ku leh Magaalada Nairobi kuwaaso arkay in ay fursad dhaqaalo lagag sameyn karo ka banaan tahay mandaqada SSC.
-
That tells you how disorganised the khusuusi is
-
Kooxdii SSC oo ka baxay fadhiisimadii Buuhoodle iyo Agagaarka widhwidh una Guuray Dharkayn geenyo Posted by admin on August 14th, 2010 No Comment YetPosted in: wararka Buuhoodle(saraarnews) waxa noo suurta gashay in aanu helo waraysi xasaasi ah oo ku saabsan kooxda la baxday SSC oo kala daatay oo ay hayso dhibaato shidaal , raashin iyo daryeel la’aan kale, taas oo ay ku keliftay inay iskaga guuraan degaamadii Buuhoodle iyo dhalaame cune u dhowaa ee ay ku sugnaayeen. waxaana la sheegayaa in kooxdani fadhiisin rasmi ah ka dhigteen Dharkayn geenyo iyo Balicad, Waraysigan oo uu bixinayo taliye ka tirsan kooxdaas oo lagu magacaabo Jaamac Adan Askar (Jaamac dheere) halkan Ka dhagayso. Listen to the wareysi http://saraarnews.com/?p=3512
-
Regional president of galmudug arrives in somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Maamul goboleedka Galmudug ayaan iyagu ka mid ahayn maamulada ka jira Somaliya ee ka soo horjeeda qadiyada gooni isu taaga Somaliland, waxaanu dhowr jeer oo saxaafada uu la hadlay uu sheegay in aanu wax dhibaato u arkayn gooni isu taaga Somaliland. -
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Oo Socdaal Ku Jooga Hargeysa Hargeysa, August 16, 2010 (Haatuf) - Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Col, Maxamed Axmed Caalin, ayaa laba maalmood ku sugnaa caasimada Somaliland ee Hargeysa. Madaxweyne Caalin ayaa Hargeysa u yimid si uu uga qayb galo Siminaar ay soo qaban qaabisay mid ka mida hay’adaha Qaramada Midoobay ee ku sugan Somaliland. Maamul goboleedka Galmudug ayaan iyagu ka mid ahayn maamulada ka jira Somaliya ee ka soo horjeeda qadiyada gooni isu taaga Somaliland, waxaanu dhowr jeer oo saxaafada uu la hadlay uu sheegay in aanu wax dhibaato u arkayn gooni isu taaga Somaliland. Sidoo kale Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Col, Maxamed Axmed Caalin waxa uu hambalyo u soo diray madaxweynaha Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) markii uu ku guuleystay doorashadii dalka ka dhacday 26 June ee sanadkan. Lama oga in madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Maxamed Axmed Caalin uu la kulmi doono madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Maamul goboleedka Galmudug ayaa isagu si weyn uga soo hor jeeda siyaasada maamul goboleedka Puntland iyo Dawlada Sheekh Shariif, waxaanu in badan naqdiyay siyaasada madhalayska ah ee maamuladaasi. si kastaba ha ahaatee maamul goboleedka Galmudug, ayaa loo arki karaa saaxiib cusub oo ogol qadiyada madax banaaanideena oo ay Somaliland ku yeelatay mandaqada Geeska Afrika.
-
Qosolkii dhacay shibaa ka dambeysay
Xaaji Xunjuf replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
^^ he was at the galmudug thing right -
Oodweyne I also like to add a 3th group who associate them self’s with pirate state they call them self’s the nsum group apparently they want to save the pirate state from its failure , recently they became biggest rival of the Khusuusi group they mainly operate outside Africa and are a diaspora group. I think we should hold more conferences with the elders and the traditional leaders specifically those from Buhoodle they seem like they want to talk they are not a fan of the garaads in buhoodle in particular and the ssc group in the hawd region, before the ssc group arrived in Buhoodle the traditional elders used to run the place.
-
Qosolkii dhacay shibaa ka dambeysay
Xaaji Xunjuf replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
cabdilahi yusuf cuqdadi ku jirtay wa halkii oodweyne wa kii ku soo aaray xiiniyo xabashi hadana wuxu jooga Yemen oo school bu tagga afcarabigu barta . Geedi fanax na wa kii yidhi anigu 50 jir ah Kontan malyan oo dollar na waan haysta koley nairobi he is living large. Cali naafto na Marna wa diaspora man marna Shirarka somalidu bu imaada ina caydiid na idinka ba tilmaamay -
Nin Rayad ah oo lugu diley Magaalada Bosaso goor dhowayd.
Xaaji Xunjuf replied to Beer-Gaal's topic in Politics
ilahay ha u naxaristo wa ramadan dhiig islaamo oo dadanaya bisha barakaysan wa wax laga naxo -
jb ma buurihi galgala baad ka so warmaaysa lol
-
Tiresome Zenawi: Stronger sub-clan is negotiating with us
Xaaji Xunjuf replied to The Zack's topic in Politics
halka kaga haya karbaasha waad gaadhasiin goalkina inshallah,, War Melez zanawi ictraafka somalilaand wuu ka baqa it will make him powerless lol bal idinku so karbaasha anaga xita xidhiidh hagaagsan hada tplf ma lihin siday dawlada cusub u dhalatay bal weynu eegi -
Tiresome Zenawi: Stronger sub-clan is negotiating with us
Xaaji Xunjuf replied to The Zack's topic in Politics
wooow anigu nimanka onlfta gacan baan u tagay waleh, qoloda u aad uga cabanayo wa reer dhagaxbuur -
Jen Gabre oo loo magacaabay madaxa amniga iyo hoowlgalada ciidamada AMISOM
Xaaji Xunjuf replied to Liqaye's topic in Politics
Axmed cabdi godane ba xabashigan arliga ka saari doona waad arki doonta -
Reconciliation Conference for Somalia in Somaliland ??
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
i dont support this whats the source jb -
Ciidamo ka soo goostay C/samed Cali Shire iyo Puntland oo soo gaadhay Sarmaanyo. Warkii 13-Aug-2010 iyo Qormadii: NEWS Ciidan gaadhaya 150 askari oo ahaa kuwo ka soo jeeda degmada Taleex ee gobolka Sool,oo qayb ka ahaa ciidanka ka dagaalamaya buuraleyda Galgala,oo uu C/samed Cali Shire u kaxaystay dagaalkaas ayaa soo gaadhay tuulada Sarmaanyo ee degmada Taleex ee gobolka Sool,iyaga oo ku hubaysan gaadhi iyo hub kala duwan,kuwaasoo ka mid ahaa ciidanka Puntland. Ciidankan ka soo goostay jiida hore ee Puntland ayaa sheegay in markii hore loo sheegay in lacago badan la siin doono,oo ilaa iyo hada aan mushahar la siin,oo dagaalka loo sheegay in Alshabaab lala dagaalamayo,balse markii danbe uu noqday dagaal u dhexeeya laba beelood oo deegaankaas wada dega. Ciidankan oo maanta afur loogu sameeyey degmada Xingalool,intaanay soo gaadhin Sarmaanyo ayaan la garan karin meel ay u gudbi doonaan,iyada oo la hadal hayo inay ku biiri doonaan ciidanka SSC ee ku sugan dhinaca hawdka ama nugaasha. C/samed Cali Shire ayaa dagaalka Galgala u kaxaystay ciidan ka soo jeeda beeshiisa oo keliya,kuwaasoo ay hada badankoodii soo goosteen. Maamulka Puntland ayaan ilaa iyo hada wax war ah ka soo saarin ciiankan ka soo goostay,iyada oo dagaalkii uu sii xumaaday oo uu faraha ka sii baxayo. Wararka oo faahfaahsan ha ka fogaan Afnugaal.com
-
a khadar masabidka jooji silanyo ciidna uma so dirin buhoodle eh , mala garaad soofe diidan kuwan meesha u fadhiya?
-
A khadar nimankan khsuusuusi diidka eeh buhoodla ka dhashay maxay ahayeen?
-
I told you this atam guy is the pirate states worst nightmare, he said he will continue the war till the puppet regime is ousted
-
^^ Daahir rayaale ba dalkisa walugu aasi doona when he dies inshallah
-
Maxammad attam tageerayaal baddan bu leeyahay. baritoole bu faroole bbcda ka hadli doona oo u odhan doona mudaharaadka hala joojiyo Wa ramadan eeh iyo anigu pista ma kontrole eh
-
they do that waxad mooda yuhuuda inay somalida wax xun ku sameyen what did yuhuuda do to somalis oo loo nacay bal . Yuhuuda manu ilahay abuurin
-
Dahir Riiyaale goes into exile, the Mugger gets away with it...
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
He wants attention , wa kalay ii arka ana wa ii kan -
Koox kalle ayaa ka dhalatay buhoodle ba la sheegeyey oo babuur qabsaday oo khuusuusigi ka bacsaday buhoodle Jidbaale ku jirta lol