-
Content Count
29,961 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
^ lool another reason for reer maakhir not to be part of the pirate clan state seems like the guys from garowe cant pronounce even the regions of Maakhir. I even remember faroole saying Wir wir instead of widhwidh.
-
Do you have any proof for your accusations Accusing the commander of the Somaliland army of committing crimes against innocent Citizens is just pure nonsense the same way with the chairman of the kulmiye party
-
JAMHUURIYADDA SOMALILAND Republic of SOMALILAND Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL Email: afhayeenka_jsl@yahoo.com,afhayeenka@gmail.com Date: 20/09/2010 War-Saxaafadeed Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo ) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti Culus oo ka socday Dawladda Denmark Weftigan oo ay Hogaaminayso Ms. Sus Ulbæk Kaaliyaha Xog-hayaha Wasarada Arrimaha Debeda ee Denmark, ugu horaynba waxa uu Madaxweynuhu Weftiga uga waramay Xaalada Guud ee dalka waxaanu madaxweynuhu weftiga si mugleh u dareensiiyey heerka ay maanta taagan tahay Somaliland oo uu sheegay in ay Dawladnimadeedu kaamil tahay. Madaxweynuhu wax uu Weftiga uga waramay Jidka Dheer ee ay Somaliland u soo martay in ay halkan soo gaadho iyo sida ay u xaqiijisay nabad gelyada iyo Dhismaha Qaran ku dhisan hanaanka Dimuqraadiyada, waxa kale oo uu madaxweynuhu Weftiga uga waramay Dadaalka ay Somaliland ka samaysay ladagaalanka Budh-cad badeeda iyo sida ay Xukuumadu diyaarka ugu tahay in ay Beesha caalamka kala shaqayso Nabad gelyada Mandaqada oo dhan. Ugu danbayna Madaxweynuhu waxa uu Weftiga u sheegay kaalmada ay Somaliland uga baahan tahay Caalamka oo ay ugu horayso in ay Beesha caalamku Gacan ka gaysato Dadaalka ay Somaliland ay la timid. Madaxa Weftiga Ms. Sus Ulbæk oo ah Kaaliyaha Xog-hayaha Arrimaha Debeda ee Wadanka Denmark ayaa Somaliland ku amaantay sidii wanaagsanayd ee ay u dhacday Doorashadii Madaxweynaha ee Dhawaan Dalka ka qabsoontay oo ay Madaxweynaha ku Hambalyeysay. Ms. Sus Ulbæk waxa ay Madaxweynaha ku wargelisay in ay Dawladeedu Diyaar u tahay in ay Dawlada Somaliland toos ula dhaqanto oo ay maanta wixii ka danbeeya kaalmada ay siinayso toos u soo marin doonto Dawlada Somaliland ee aanay sidii hore u dhici jirtay aanay u soo marin doonin Hay’adaha Sama Falada. Ms. Sus Ulbæk Kaaliyaha Xog-hayaha Wasarada Arrimaha Debeda ee Denmark waxa kale o ay Sheegtay in ay Somaliland ka caawin doonto Dhinaca Nabad gelyada, Maamul wanaaga iyo Geedi socodka Dimuqraadiyada waxaanay Sheegtay in ay Dawladeedu u aragto in ay Somaliland ku dayasho mudan tahay marka la eego sida ay nabad gelyada u xaqiijisay iyo Sida ay u korayso Dawladnimadeeda ku dhisan Hanaanka Dimuqraadiyadu. Weftigan oo Dalka ku jooga Socdaal Laba Maalmood qaadanayaa waxa ay kulamo la yeelan doonaan inta ay joogan Dalka Wasiirada Wasaaradaha, Khaarajiga, Maaliyada iyo Qorshaynta. Dhinaca Somaliland waxa kulankan Madaxweynaha ku wehelinaayey Wasirka Arrmaha Debeda Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Wasiirka Qorshaynta Dr. Sacad Cali Shire, Dhinaca Weftigana waxay kala ahaayeen:- 1. Ms. Sus Ulbæk. Kaaliyaha Xog-hayaha Wasarada Arrimaha Debeda ee Denmark 2. Ms. Anne Ehrenreich Head of Department MoFA, Denmark 3. H.E. Geert Aagaard Andersen, (new) Ambassador to Kenya (GAA) 4. Mr. Thomas Thomsen, Chief Adviser, MoFA Denmark 5. Mrs. Betina Gollander, Counsellor Development (BG) 6. Ms. Pernille Mortensen, 1st Secretary, Embassy of Denmark, Addis Ababa ALLAA MAHAD LEH Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse ) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti Culus oo ka socday Dawladda Denmark + SAWIRO Hargeysa (Oodweynenenews)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta Xafiiskiisa madaxtooyada kulan iyo qaabilaad ku la yeeshay Wefti Culus oo ka socday Dawladda Denmark oo Somaliland booqosho ku yimi. Sidan-na waxa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada oo uu ku saxeexnaa Af-hayeenka Madaxtooyada JSL Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), kaas oo u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti Culus oo ka socday Dawladda Denmark. Weftigan oo ay Hogaaminayso Ms. Sus Ulbæk Kaaliyaha Xog-hayaha Wasarada Arrimaha Debeda ee Denmark, ugu horaynba waxa uu Madaxweynuhu Weftiga uga waramay Xaalada Guud ee dalka waxaanu madaxweynuhu weftiga si mugleh u dareensiiyey heerka ay maanta taagan tahay Somaliland oo uu sheegay in ay Dawladnimadeedu kaamil tahay. Madaxweynuhu wax uu Weftiga uga waramay Jidka Dheer ee ay Somaliland u soo martay in ay halkan soo gaadho iyo sida ay u xaqiijisay nabad gelyada iyo Dhismaha Qaran ku dhisan hanaanka Dimuqraadiyada, waxa kale oo uu madaxweynuhu Weftiga uga waramay Dadaalka ay Somaliland ka samaysay ladagaalanka Budh-cad badeeda iyo sida ay Xukuumadu diyaarka ugu tahay in ay Beesha caalamka kala shaqayso Nabad gelyada Mandaqada oo dhan. Ugu danbayna Madaxweynuhu waxa uu Weftiga u sheegay kaalmada ay Somaliland uga baahan tahay Caalamka oo ay ugu horayso in ay Beesha caalamku Gacan ka gaysato Dadaalka ay Somaliland ay la timid. Madaxa Weftiga Ms. Sus Ulbæk oo ah Kaaliyaha Xog-hayaha Arrimaha Debeda ee Wadanka Denmark ayaa Somaliland ku amaantay sidii wanaagsanayd ee ay u dhacday Doorashadii Madaxweynaha ee Dhawaan Dalka ka qabsoontay oo ay Madaxweynaha ku Hambalyeysay. Ms. Sus Ulbæk waxa ay Madaxweynaha ku wargelisay in ay Dawladeedu Diyaar u tahay in ay Dawlada Somaliland toos ula dhaqanto oo ay maanta wixii ka danbeeya kaalmada ay siinayso toos u soo marin doonto Dawlada Somaliland ee aanay sidii hore u dhici jirtay aanay u soo marin doonin Hay’adaha Sama Falada. Ms. Sus Ulbæk Kaaliyaha Xog-hayaha Wasarada Arrimaha Debeda ee Denmark waxa kale o ay Sheegtay in ay Somaliland ka caawin doonto Dhinaca Nabad gelyada, Maamul wanaaga iyo Geedi socodka Dimuqraadiyada waxaanay Sheegtay in ay Dawladeedu u aragto in ay Somaliland ku dayasho mudan tahay marka la eego sida ay nabad gelyada u xaqiijisay iyo Sida ay u korayso Dawladnimadeeda ku dhisan Hanaanka Dimuqraadiyadu. Weftigan oo Dalka ku jooga Socdaal Laba Maalmood qaadanayaa waxa ay kulamo la yeelan doonaan inta ay joogan Dalka Wasiirada Wasaaradaha, Khaarajiga, Maaliyada iyo Qorshaynta. Dhinaca Somaliland waxa kulankan Madaxweynaha ku wehelinaayey Wasirka Arrmaha Debeda Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Wasiirka Qorshaynta Dr. Sacad Cali Shire, Dhinaca Weftigana waxay kala ahaayeen:- 1. Ms. Sus Ulbæk. Kaaliyaha Xog-hayaha Wasarada Arrimaha Debeda ee Denmark 2. Ms. Anne Ehrenreich Head of Department MoFA, Denmark 3. H.E. Geert Aagaard Andersen, (new) Ambassador to Kenya (GAA) 4. Mr. Thomas Thomsen, Chief Adviser, MoFA Denmark 5. Mrs. Betina Gollander, Counsellor Development (BG) 6. Ms. Pernille Mortensen, 1st Secretary, Embassy of Denmark, Addis Ababa.” Oodweynenewn.com/Hargeysa Office
-
We have indeed a great future ahead of us
-
Galkacyu: Puntland troops arrest masjid Salahudin Imaam
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Just wondering you arrest two clerics no one knows why and the reason you give is we live in a tough neighborhood delusional pirate -
President Siilaanyo Visits the Construction of the Second Bridge
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
say walahi , anagu rabba inu na khiyaameyo waan yaabay awliyadu ma iyaga ba wax qora markay doodayaan -
Galkacyu: Puntland troops arrest masjid Salahudin Imaam
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
"Boliska waxey xireen labadaan wadaad oo u dhashay degmada ,lamana yaqaan waxa loo haysto ilaa iyo hada " ayuu yiri Maxamed Cali oo ka mid ah dadkii ka qayb galay mudharaadka oo HOL la hadlay. Well no one really knows why they are arrested I did not say wadaads are above the law but they do have rights like every citizen of your clan state , or does the pis just arrest random people just for the sake of the security -
President Siilaanyo Visits the Construction of the Second Bridge
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Horta jacaylbaro sideed intaso sawirood markaliya u so galin karta aniga waxay igu qaadata inan per post u so galiyo Xaaji abdikarim waraabe eeg sidu u cuskanayo silanyo Good pics -
Galkacyu: Puntland troops arrest masjid Salahudin Imaam
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Is he being linked with alshabaab or is it just allegations and is he from south galkacyo or north galkacyo, what are the weird comments is he against the puntland administration or did he openly support attam? -
Galkacyu: Puntland troops arrest masjid Salahudin Imaam
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
They are not called ashahaado la dirir for no reason -
^^ Maya wa ki dalkisa ka xoreystey Dawladi xaraanta ahayd eeh ummada somaliyeed dulmiga ku haysey iyo barakaca iyo bahdilada wa mujaheed dalkisa u so halgamay, ahna inshallah madaxweynaha mustaqbalka jamhuuriyada somaliland.
-
I told you before it’s all about the resources in 2005 similar incident occurred in the area of majiyahaan the ssdf movement is fighting for the resources and rich minerals in and around western part of bari region. Terrorism is a card often used to get sympathy and attention from the west I even heard faroole went to Djibouti and asked American jet fighters to launch air strikes from the air to stop Attam and his guys because garowe was to weak to fight him.
-
Dufacadii Labaad Ee Kaqalinjabisa Jaamacada Admas Oo Maanta Munaasibad Balaadhan loo Qabtey iyo weedhihii Masuuliyiintii kaqayb gashey SDWO (Hargeisa 19/09/2010) Xafladda qalinjabinta ee Jaamacadda Admas University College oo lagu qabtay Hotelka Maans-soor ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa kasoo qaybgalay Madaxweynah guud ee Jaamacadaha Admas Mr Molla Isegay oo fadhigisiiu yahay magaalada Addis Ababa, Axmed Daahir [Cadnaan], Professor Ixsaan Cumar oo ah madaxweynah Xafiiska Jaamacadda Admas ee magaalada Hargeysa, maamulka hoose iyo macalimiinta ee Jaamacadda Admas, Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici, Wasiirka waxbarashada iyo Tacliinta sare Marwo Sam-Sam Cabdi Aadam,Wasiirka Arimaha Dibadda Professor Maxamed Cadullaahi Cumar, Wasiirka Xanaanada Xoolaha Axmed Xaashi Oday, wasiirka Gaashaan-dhigga Axmed Xaaji Cali Cadami, gudoomiye ku xigeenka Xisbiga mucaaradka ah ee UDUB Axmed Yuusuf Yaasiin, guddoomiye ku xigeenka Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Aadam Mire Waqaf, Siciid Maxamed Siciid [Dahabshiil], waalidiin iyo marti sharaf kale. Ugu horayn furitaankii xafladdaasi waxa ka hadlay Professor Ixsaan Axmed Cumar, kaas oo ka waramay marxaladihii kala duwanaa ee ay soo mareen ardayda maanta qalinjabinaysa, kuwaas oo muddo saddex sanadood ah soo baranayey culuumta kala duwan ee Kuliyadaha Jaamacadda Admas iyo inay ku najaxeen dadaalkoodi farahabadnaa ee ay usoo mareen. Waxaa isna halkkaa ka hadlay Madxaweynaha guud ee Jaamacadda Admas Mr. Molla Isegay waxaanu sheegay inay farxad weyn u tahay inay maanta Dufcaddii 2aad ka qalinjabibanayaan Jaamacadda Admas qaybteeda Hargeysa, waxaanu intaasi ku daray inay sii wadayaa ka Admas ahaan hormarinta qaybaha kaladuwan ee waxbarashada Jaamacadda Admas gaar ahaan qaybteeda magaalada Hargeysa. Madaxweyne ku xigeenka C/raxmaan c/laahi Ismaaciil Sayslici “Waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan ardayda halkan qalinjabisay waalidiintii muddada dheer ku soo tabcaysay ee naf iyo maalba u huray, jaamacada admas oo horumar intaa leeg keentay hambalyo iyo salaam ayaan u dirayaa, intaa ka dib waxa aan u ducaynayaa dhalinyartaa quruxda badan ee dedaalkaa muujisay ee maanta ku guulaystay inay jaamacada ka baxaan, waxaan ugu ducaynayaa in illaahay uu ka dhigo kuwo dalkooda iyo diintooda anfaca, waalidiintii tabcadayna wax u tara. Runtii waa aynu ognahay aqoontu qiimaha ay leedahay nabigu (CSW) waxa uu yidhi “cilmi doonto siina ha ahaatee), macnihii meesha adduunka ugu dambaysa cilmi u doonto siina ha ahaatee. Waxa maanta ii farxad ah iina sharaf ah intii la ii dootay madaxweyne ku xigeenka in qalinjabintii koowaad aan ka qayb galo oo ay noqoto admas ayaa ii sharaf ah. Ka dawladd ahaan in badan ayay Somaliland nabad ku soo caano maalaysay Soomaalidu waxa ay tidhaahdaa nabad iyo caano qoladii hore haday nabad uun ku joogtay anaguna waxa aanu rabnaa in aanu ku daraynaa caanihii, hadaan nabadi caano lahayn nabadi ma soconayso, waa in caano lagu daraa sababtu waxa weeyaan, nabadu waxa ay u baahan tahay in cadaalad loo sameeyo, in ummadda shaqo loo abuuro si nabadii seeskeedu u adkaado, markaa anagu waxa aanu ku talo jirnaa haddii aanu dawladda cusub nahay in shaqo abuur samayno, in khayraadka dalka si cadaalad ah dadka loogu sooro in aqoontiinaasi mid waliba ku meel maro oo aan lagu kala saraynin kanaa ina wasiir ah iyo kanaa ina xildhibaan ah, markaan in aad aqoontiinaa ku tartantaan ayaan idiin balan qaadaynaa, waxaanu xoojinaynaa si shaqo abuurkaasi loo helo private sector-ka ganacsiga gaarka loo leeyahay, waxaanaanu ku talo jirnaa in la tayeeyo, jaamacadihii runtii waxa aad moodaa in la wada furtay, laakiinse tayadii ayaa maanta loo baahan yahay, dawladduna waxa ay ku talo jirtaa inay tayayso. Waxa kale oo aan aad ugu mahad naqayaa dawladda Itoobiya oo iskaashigeenii uu gaadhay heer ay cilmigoodii inoo soo gudbiyaan oo ay wax inaga taraan”. Waxa kale oo iyana halkaasi hadal hambalyo iyo dardaaran ah ka soo jeedisay Wasiirka waxbarashada iyo Tacliinta sare ee somaliland Marwo Sam-Sam Cabdi Aadan waxaana hadalkeeda ka mid ahaa Samsam cabdi aadan wasiirka waxbarashada “Farxad weyn ayay tahay maanta intaas oo arday oo u qalinjabisay somaliland oo aynu halkan kaga qayb galayno farxadaa qalinjabinta iyo waalidiintoodii oo aan maanta garanayo dareenkooda oo aad u faraxsan waxaan leeyahay Mabruuk, insha allaah waxa aydun noqon doontaan kuwo anfaca wadankooda, waxbarashadaa aad barateen ay noqoto mid somalialnd waxtar u leh, wixii kordhisanayana warbarshadana insha allaa waxa ay noqon doontaa wax ku jaango’an horumarka somalialnd waxa aan leeyahay idinka oo soo dedaalay oo muddo waxbranayey oo aan garan karo intii aad soo jeedeen oo aad wax akhrisanayseen, maanta ayaad midhaheedii guranaysaan ilaahayna ha idinka dhigo kuwo waalidiintood iyo wadankooduba ay ka faa’idaystaan, waxaan hambalyo u dirayaa waalidiinta caruurtooda hareeraha galay ee intaa u dulqaatay inay waxbartaan, waxa kale oo aan madaxda somaliland oo kuwii hore kuwa maanta jooga oo aan u kala hadhin inay dareenkooda kala qayb galaan” Sidoo kale halkaasi waxa ka hadlay madaxweyne ku xigeenkii hore ee somaliland mudane Axmed yuusuf yaasiin, kaas ardayda qalinjabisay kula dardaarmay in aan waxbarashadu dhamaan ee ay halkaasi ka siii wadaan, waxaan hadalkiisa ka mid aha oo uu yidhi “Maanta waa maalin weyn, waa maalin weyn oo aynu xusayno oo aynu hambalyaynayno ubaxeenii mustaqbalka, waxaan leeyahay hambalyo, waxa aan idiin sheegayaa in aan tacliintu halkaa ku dhamaan first degree waxa loo baahan yahay second degree, inanku ama inantu marka ay second degree qaato isagaa loo baahan yahay, isagay ummadu u baahan tahay isagaa shaqo abuuraaya, taasi waa taa hambalyaan idin leeyahay, illaahayna mustaqbalkiina haka dhigo kii idin anfaca, waxaan doonayaa inaan halkan kalmad ummaddeena daalisay aan ka idhaa kalmada (Mucaarid), arinugu hore waan u diidanaa kalmada Mucaarid, waxaanan u bixiyey Toosiyeyaasha Qaranka” Waxaa isna halkaa ka hadlay gudoomiyaha Shirkadda SOMTEL Siciid Maxamed Siciid waxaanu ka waramay mawqifka shirkadaha SOMTEL iyo Dahabshiil ee kuwajahan waxbarashada dalka iyo kalaintooda ay ka qaataan taakuleynta Jaamacadaha dalka iyo guud ahaamba barnaamijka waxbarashada.waxaanu sheegay inay sii wadayaan ka shirkad ahaan is garab taagga Jaamacadaha dalka iyaga oo ka gyesanaya habsami usocodka dariiqa waxbarashadooda. Mr Siciid waxa uu intaa ku daray inay shrikadoodooda SOMTEL shaqaalaysiinayaan 4-tii Arday ee ugu sareysay kaalmaga Imtixaankii guud ee Jaamacadda Admas,isaga oo intaa ku daray inay Shirkadda SOMTEL 1000$ abaalmarin u siinayso Ardaygii ugu sareeyey dhibcihii imtixaanka Axmed Maxamed Shaqalle Sdwo News Desk Hargeysa Somaliland
-
-
Taleexi Erigavo since it was liberated by the SNM in 1991 it was only administrated by one administration the republic of Somaliland.
-
^ Erigavo is administrated only by somaliland not by two administrations
-
Originally posted by Libaahe*: Lol@Bintiland classic name invented by Garaad Jamac Garaad Ali. Yeah garaad jamac is hilarious
-
hee maadeey mu takfiireyn laha ciidamada iley?
-
oo sorry ciidamadi iley ban ku qalday
-
Ciidamo iyo Gaadiidka soo goostay Maamulka Puntland Monday, 20 September 2010 Ciidamo iyo Gaadiidka soo goostay Maamulka Puntland Burco-(TogdhNews)-Cidamo iyo Gaadiid ka tirsan Maamul goboleedka Puntland ayaa Caawa Fiidkii isku soo dhiibay Ciidamada Qaranka ee Jiida hore ee gobolka Sool . Ciidaman ayaa tiradooda lagu sheegay in ka badan 200 oo Wata Saddex Baabur oo Tikniko ah, Waxaan cidamada ay dhamaantood ka soo jeedaan Degaanka gobolka Sool. Wixii warar ah ee Faah faahsan kala soco Shebekadda Togdheernews
-
ilahay ha u naxaristo
-
Somaliland tax Revenue money tripled in wajaale and kalabaydh
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Hales: This chap is still running...? This is how he looks like now wu ku nastay dalki u xoreyey No more rastafari -
Galkacyo is the only city in Somalia which is administrated by two different regional clan states