-
Content Count
29,830 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Hoggaanka SSC Oo Casuumado Ka Helay DFKS, Itoobiya Iyo Dalka Jabuuti
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Libaahe let people dream men -
qaraxii la sheegay inu ka dhacay guriga wasiirka xanaanada xolaha ee JSL oo noqday haanta biyaha kulaylisa oo qaraxday. Shir jara'iid oo ay wadajir u qabteen taliyaha ciidaanka policeka somaliland iyo Badhitaanka ka dib ayaa waxa la ogaaday in aanay ahayn weerer lagu soo qaday guriga wasiirka . Shir jara'iid oo ay wadajir u qabteen taliyaha ciidaanka policeka somaliland iyo badhasabka gobolka hargeysa ayaa waxay ku sheegeen in aanu ahayn weerer uu ahaa qaraxaasi Haanta kulaylisa biyaha qolka lagu maydho Masuuliiyiinta wada qabtay shirka jaraaid ayaa meesha ka saaray in qarax lagu weeraray guriga wasiirka Gabileynews Desk Hargaysa
-
Hoggaanka SSC Oo Casuumado Ka Helay DFKS, Itoobiya Iyo Dalka Jabuuti
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
maan garan waxa ka maqan ileen dhulka silanyo ba ssc bu ugu yeedha sool sanaag iyo cayn tallow maxay diidanyihin xiin ma qoladu garaadku bintiland ugu yeedhay baad sheegeysa -
Hoggaanka SSC Oo Casuumado Ka Helay DFKS, Itoobiya Iyo Dalka Jabuuti
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Somailand wabu is raaciiye sool sanaag cayn togdheer awdal saaxil iyo maroodijeex uun bu ka reeebey war muxu saaxil iyo maroodijeex ugu so qori wayey colorki calanka sl ba ka maqan uun -
Hoggaanka SSC Oo Casuumado Ka Helay DFKS, Itoobiya Iyo Dalka Jabuuti
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Waxay ayaamahan faafinayeen in aduunku casuumay oo ay martiqaad ka heleen, ilaa hadana ma sheegin sababta aduunku u casuumay oo u danaynayo. Muxuuse aduunku u casuumanayaa koox fidmowaleyaal ah oo hawd cidlo ah ku gadoonsan? Waxay macno tirayaan mariqaadkii iyo siyaasadii. Waxay been aan jirin ka iibinayaan shacabka SSC. -
Hoggaanka SSC Oo Casuumado Ka Helay DFKS, Itoobiya Iyo Dalka Jabuuti
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
KOOXDII ISKU MAGACOWDAY HOGAANKA SSC EE LAGA SUGAYEY DIBUXOREYNTA IYO DAGAALKA OO MARKAY FASHILMEEN MARMARSIINYO KA DHIGTAY ADUUNKAA NA MACSUUBAY OO AANU MARTIQAAD KA HELAY IYO WARAR BEENA OO AY INTERNETTKA KU FAAFIYAAN. Posted: September 17/2010, 4:49 pm Sida aad la socotaan kooxdan oo u badan dhalinyaro qurbaha ku raagtay oo ah nooca Soomaalidu ku magacowdo dhaqan celiska, waxay ka kooban yihiin ilaa 30 qof oo ay ku jiraan dhowr isim oo iyana aan qaan gaadh buuxo ahayn oo aan 40 sano buuxin maskaxdooduna aanay taam noqon. Kooxdani ilaa maalintii ay Nairobi isku magacaabeen waxay ku kacayeen falal xunxun oo ay ka muuqato ciyaalnimo, dhaqan la,aan, masuuliyad daro iyo fidmo shacabka SSC iyo reer Puntland dhexdooda. Falalkoodu waxay u badan yihiin falal ay doonayaan inay shacabka SSC ku ******* kuwaas oo qofkastaaba garankaro waxa ay uga jeedaan: Tusaale ahaan: 1.Mudo 3 bilood ah ayey marba NGO isla sawirayeen oo internetka soo geliyaan oo jaaliyadaha dibadaha tusayeen inay yihiin maamul shaqeynaya. 2.Mudo sanad rubiciisna waxay wareegayaan dibadaha oo lahaayeen dalkii iyo dagaal baanu u soconaaye noo qaadhaama. 3.Mudo 4 bilood ah waxay dhuumaalaysanyeen kenya ilaa Somaliya oo ay marma Baabuurta muuska dusha soo qabsanayeen. 4.Mudo dhowr bilood ah ayey marba war been Buuhoodle kasoo dirayeen oo lahaayeen dagaalkii wuxuu ka socda Widhwidh oo Somaliland waan jebinay. 5.Kooxdani ilaa intay dalka dhuumashada ku soo galeen waxaa fidmadooda ku dhintay dad shacab ah oo tiradoodu kor u dhaafayso 32 qof oo dhintay, 14 dhaawac ah, 6 xabsiga mandheera la geeyey iyo degaanka Widhwidh oo Somaliland la wareegtay. 6.Hada waxay lasoo baxeen inay faafiyaan been cad, iyagoo sheegaya in ay casuumad ka heleen aduunka, iyo wadamada jaarka ah, arintan oo ay u arkeen cardkii ugu dambeeyey ee ay isticmaali karaan. Mudo kadib Jaaliyadaha SSC oo ahaa ishooda dhaqaale ayaa fahmay nidaamka ay kooxdani ku xoogsanayaan, dhowrkii lacagood oo ay u soo urursheena ay sixun u isticmaaleen, waxayna ka jareen dhaqaalihii ay ku caawin jireen. Shacabka iyo waxgaradka Gobolka Cayn ayaa iyana gartay kooxdan qaswadeyaalka ah, iyagoo arkay in kooxdani aanay ku soconin talo iyo midnimo SSC, sidaasdarteedna ay abuurayaan dhibaato degaanka Cayn oo keliya ku kooban. Waxay fahmeen in kooxdani ay ka ganacsanayso dhiiga iyo dhibaatada shacabka Cayn, sidaasdarteed waxay kala noqdeen taageeradii ay u hayeen. Hadaba kooxdan markii meelwalba kasoo xirantay oo taageeradii dhaqaale ee jaaliyadaha waayeen, taageeradii shacabka gobolka cayna lumiyeen, dagaalkii iyo kala qaybintii bulshada reer Puntlandna u socon waayey, wadamada deriska ahna fidmowaleyaal looga aqoonsaday, meel walibana kusoo xirantay ayey waxay lasoo baxeen farsamo cusub oo ay mar uun dalka dibadiisa ugaga laabtan. Khiyaamada ay hada la yimaadeen waa tii ugu liidatay oo ah wax aad loogu qoslo oo aan ilmo caruur ah lagu siri karin. Waxay ayaamahan faafinayeen in aduunku casuumay oo ay martiqaad ka heleen, ilaa hadana ma sheegin sababta aduunku u casuumay oo u danaynayo. Muxuuse aduunku u casuumanayaa koox fidmowaleyaal ah oo hawd cidlo ah ku gadoonsan? Waxay macno tirayaan mariqaadkii iyo siyaasadii. Waxay been aan jirin ka iibinayaan shacabka SSC. Xaysimo.com waxay baaris ku sameysay wadamadii ay magacaabeen ee ay sheegeen inay marti qaadeen, ilaa hadana ma jirto wax casuumada oo ay heleen. Xaysimo.com waxay soo ogaatay inay baryahanba ku mashquulsanaayeen farsamadii ay buuhoodle uga noqon lahaayeen oo wadamadii ay qaxootiga ku ahaayeen ugu noqon lahaayeen, iyagoo la meeshii ay ka dhoofi lahaayeen, waxayna taageero waydiisteen kooxda Al suna wajameeca oo ay ka codsadeen inay tahriibiyaan. Waxayna doonayaan inay fashilankooda iyo cararka ay dib u cararayaan ku qariyaan aduunka ayaa na macsuumay. Arintani waxay noqonaysaa riwaayadii ugu liidatay ee kooxdami la timaado. YAA DOONAYA KOOXDAN ADUUNKU MACSUUMAY INAY TAAGEERO DHAQAALE SIIYAAN? -
yeeshe, marwada wasiirka iyo caruurtiisi oo guriga ku sugnaa ayaa waxba ku noqon qaraxaas. Marwo Layla Cismaan oo ah marwada wasiirka ayaa mar wax laga waydiiyay qaraxaas sheegtay in qolka Bathka ee boilerku ku xidhnaa ay inyar ka hor inta qaraxu dhicin ay ka baxday. Waxay inta ku dartay in yada iyo caruurtiba ay ka badbaaden qaraxas oo cidna wax ku noqon.
-
“Ma Jiro Weerar La Weeraray Guriga Wasiirka Xananada Xoolaha” Sarkaal Ciidanka Boliska September 17th, 2010 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org) Waxa caawa fiidniimadii markay saacadu ahayd 7dii fiidnimo qarax laga maqlayay guriga uu magaalada Hargeysa ka degan yahay wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Md Axmed Xaashi Oday. Ciidanka Booliska Somaliland ayaa marki ay tageen goobta qaraxa laga maqlayay waxay sheegeen in qaraxaasi ka dhashay ‘Boiler’ kii ama haanta biyaha kululaysa ee guriga ku xidhnaa oo qarxay. Wasiirka Xanaanada Xoolaha ayaa wakhtigan safar ugu maqan dalka Kenya, safarkaas oo ay ku weheliyan afar Wasiir oo xukuumada ka tirsan. Hase yeeshe, marwada wasiirka iyo caruurtiisi oo guriga ku sugnaa ayaa waxba ku noqon qaraxaas. Marwo Layla Cismaan oo ah marwada wasiirka ayaa mar wax laga waydiiyay qaraxaas sheegtay in qolka Bathka ee boilerku ku xidhnaa ay inyar ka hor inta qaraxu dhicin ay ka baxday. Waxay inta ku dartay in yada iyo caruurtiba ay ka badbaaden qaraxas oo cidna wax ku noqon. Dhinaca kale saxaafadda qaar taabacda xukuumaddi dhacday ee UDUB sida qarannews iyo waaheen ayaa soo qoray in guriga wasiirka la wareeray iyada oo ay sheegeen in guriga wasiirka la weerary oo u dhow guriga Madaxweynaha, ujeedadu ahayd in la weerarayo Madaxweynaha. Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska oo guriga wasiirka ku sugnaa cawa fiidki aya sheegay in saxaafad iyo shakhsiyaad faafinaya warar been abuur ah jiraan, taaso ay rabaan inay ku waxyeeleyan qaranimada Somaliland. Isla markaana sheegay in la hubsado warka inta aanay faafin. Gebegabadii, dhaawaca qaraxaas geystay ayaa la sheegay in ay tahay qolkii Bathka ee uu ku yaalay Boilerku iyo saqafki qolkaas saarna oo gubtay, hase yeeshe guriga intiisi kale waxba soo gaadhin. Somaliland.Org Hargeysa
-
Madaxweyne Siilaanyo iyo Xildhibaannada Guurtida oo Jilbaha Isdhigay Kulanka Garnaqsi ah Madaxweyne Siilaanyo iyo Xildhibaannada Guurtida oo Jilbaha Isdhigay Kulanka Garnaqsi ah Nuqurka qodobadda xaasaasiga ah ee lagu lafaguray kulanka Madaxweynaha iyo Guurtida & natiijada ka dhalatay Hargeysa (Jam)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu weheliyo madaxweyne-ku-xigeenkiisa Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo xildhibaannada Golaha Guurtida, ayaa shalay jilbaha isku dhigay kulan xaasaasi ah oo lagaga arrinsanayey go’aankii muddo-kordhinta Baarlamaanka [Guurtida iyo Wakiillada) iyo Golayaasha Deegaanka. Kulan qado-sharaf ah oo madaxweyne Siilaanyo hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa kula yeeshay xildhibaannada Guurtida gelinkii hore ee shalay, ayaa lagu lafaguray waxa laga yeelayo muddada dheer ee Guurtidu u kordhisay baarlamaanka iyo Golayaasha Deegaanka, iyadoo labada dhinac midkastaa goonidiisa u watay ajande uu shirka la yimi iyo aragtiisa ku waahajan muddo-kordhinta goleyaasha qaranka. Shirkaas oo ahaa mid albaabadu xidhnaayeen oo aan saxaafadda loo oggolayn, ayaan si rasmi ah loo ogayn waxyaabaha sida gaarka looga dooday iyo natiijada la isla meeldhigay. Haseyeeshee, sida ay xalay Jamhuuriya u xaqiijiyeen xildhibaanno kulankaas ka qaybgalay oo codsaday in aan la magacaabin, waxa madaxweynuhu ku dooday in muddo-kordhinta dheer ee guurtidu samaysay tahay mid aan la aqbalin karinoo dhaawacaysa hannaanka geeddi-socodka dimuqraadiyadeed ee ka hanaqaaday Somaliland, isla markaana xisbiyada iyo komishanku isla qaateen in doorashooyinku ku qabsoomi karaan muddo sannad ah. Waxa kaloo madaxweyne Siilaanyo uu ka codsaday mudanayaasha Guurtida inay dib ugu noqdaan go’aanka ay muddada ugu kordhiyeen labada gole Baarlaman iyo Golayaasha Deegaanka, isagoo dalbay inay muddo-kordhinta ka dhigaan ku sargo’an waqti kooban oo doorashooyinka lagu qaban karo, isaga oo dalbaday in muddo-kordhinta lagu soo koobo laba sanno oo qudha, maadaama komishanku sheegeen inay sannad gudihii ku qaban doonaan doorashooyinka golayaasha. Haseyeeshee, sida ilahaasi tibaaxeen soo jeedinta madaxweynaha waxa ku gacan-saydhay xildhibaannada guurtida oo ku adkaystay in go’aankooda muddo-kordhintu yahay mid dastuuri ah oo aan laga noqon Karin, balse waxay soo jeediyeen inay diyaar u yihiin haddii doorashooyinka lagu qaban karo wakhti ka yar muddada ay kordhiyeen. Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee Golaha Guurtida Sheekh Axmed Sheekh Nuux Furre oo kulankaas uga xog-warramay telefishanka madaxabannaan ee HCTV shalay, ayaa sheegay in la isla qaatay in guurtidu aanay ka noqon karin go’aankoooda dastuuriga ah, laakiin diyaar u yihiin haddii doorashooyinka lagu qabanayo wax ka yar muddada ay xillka u kordhiyeen golayaasha. “Horta saxaafadda lalama hadlayo ayaa la yidhi oo yaan sheekhiibaa wax yidhi la odhane waxa lagu heshiiyey markaad waxkasta oo doorashooyinka ka horreeya aad dhammaysataan doorasho kasta qabsada xliliga aad doontaan¸ muddada aanu kordhiyey mid ka horreysa haddii doorashooyinka lagu qabanayo ma diidanin oo diyaar baanu u nahay, balse duruufaha badan ee ina horyaal in si degdeg ah wax looga qabto. Golaha guurtidu diyaar uma aha inuu go’aankiisa ka noqdo, laakiin hadday u muuqato muddada aanu kordhinay mid ka horreysa in doorasho lagu qabto diyaar baanu u nahay oo ma diidanin,” ayuu yidhi Guddoomiye-ku-xigeenku. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo saraakiisha madaxtooyada, ayaan dhinacooda ka hadal kulanka ay la yeesheen xildhibaannada Golaha Guurtida iyo qodobadda la isla meeldhigay, balse siday xaqiijiyeen xildhibaannada kulankaas ka qaybgalay, ugu dambayntii madaxweynuhu wuu ku qancay soo jeedinta Guurtida ee ah in aanay waxba ka qabin haddii doorashooyinka lagu qaban karo waqti ka horreeya muddada ay kordhiyeen. Dhinaca kale, warsaxaafadeed xalay cawayskii laga soo saaray qasriga Madaxtooyada oo lagu faahfaahiyey natiijada kulanka martiqaadka ah ee dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo xildhibaannada Golaha Guurtida Somaliland, waxa uu isagoo dhammaystiran u qornaa sidan: “Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu weheliyo Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa mudanayaasha Golaha Guurtida qado-sharaf ugu sameeyey shalay duhurkii hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa. Kulankan oo ahaa kii ugu horreeyey ee ay wada yeeshaan Madaxweynaha iyo mudanayaasha Golaha Guurtidu muddadii gaabnayd ee uu xilka madaxtinimada dalka hayay, waxa uu madaxweynuhu golaha xog-warran ka siiyey xaaladda dalka ee dhinacyada dhaqaalaha, nabadgelyada iyo siyaasadda. Waxa kale oo uu madaxweynuhu uu ku ammaanay golaha xilka ay qaranka u hayaan. Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo xildhibaannada uga warramayey ujeedda uu casuumadda ugu sameeyey, ayaa faahfaahin dheer ka bixiyey dhaqanka talo-wadaagga ee Somaliland iyo qiimaha uu ugu fadhiyo jiritaanka qaranimada Somaliland oo ku soo caano maashay, waxaannu Madaxweynuhu tilmaamay inay Somaliland weligeedba dhaqan u ahayd is-qancinta, isu talaansulka iyo isaga garaabidda hadba arrinka markaa la hayo ee taagan, sidaa darteedna maantana loo baahan yahay in Somaliland marxaladdan kaga gudubto dhaqankeedaa wanaagsanaa ee ay ku soo liibaantay. Madaxweynuhu waxa kaloo auu faaffaahin mug leh ka bixiyey geeddi-socodka dimuquraadiyada iyo dib-u-dhicii muddada dheer soo jiitamayey ee ku yimi doorashooyinka golayaasha iyo tii madaxtooyada ee dhawaan dalka ka qabsoontay, waxaanu sheegay in natiijadii doorashada Madaxtooyada iyo sidii wanaagsanayd ee ay ku dhammaatay soo jiidatay beesha caalamka, dlkeenuna sumcad weyn ka helay. Madaxweynuhu waxa uu sheegay in go’aankii muddo-kordhinta ee uu dhawaan Golaha Guurtidu muddada ugu kordhiyey Golaha Wakiilladu, dhinacyada uu khuseeyo ee kale iyo bbeesha caalamka ee Somaliland ka taageerta doorashooyinkaba uu ugu muuqday mid ka badan muddo doorashada lagu qaban karo, sidaa awgeedna loo baahan yahay in la rog-rogo oo sidii Somaliland dhaqanka u ahayd laysla soo dhaweeyo, iyada oo aannu dhinacna ku dhegayn awoodaha uu leeyahay. Madaxweynuhu isaga oo ixtiraamaya oo qadarinaya karaamada iyo sharafta Golaha Guurtidu leeyahay waxa uu mudanayaasha ka codsaday inay ka wadahadlaan sidii ay xeego-xeego u noqon lahayd, ilkana u nabad gelilahaayeen ee doorashadu u qabsoomi lahayd xilli kan ka horreeya oo ugu badnaan ku siman laba sannadood. Dhawr mudane oo u hadlay xildhibaannada Golaha Guurtida ee casuumadda ka qaybgalay oo dhamnaa in ka badan konton xildhibaan, ayaa iska daba maray mahadnaq ay madaweynaha uga mahad-celiyeen casuumaddan iyo xog-warranka buuxa ee uu ka siiyey xaaladda dalka. Mudanayaashu waxay ku dheeraadeen in Golaha Guurtidu niyadsami ku qiimeeyey xaaladda dalka iyo duruufaha ku xeeran doorashada, waxaanay ku nuux-nuuxsadeen qabyada ka jirta sharciyada doorashadu u baahan tahay, dhaqaale xumida ay la kulantay xukuumaddan cusub iyo daynta xad-dhaafka ah ee xukuumaddii hore ka tagtay iyo weliba duruufaha nabadgelyo ee dalka ku xeeran. Sidaa awgeed, ayey mudanayaashu yidhaahdeen waxaanu ku qanacsannahay in ay muddadani ku yar tahay u diyaargarawga doorashada, balse iyaga oo gole ahaan qadarinaya, ixtiraam weyna u haya codsiga madaxweynaha, isla markaana og in aanay marka horeba dan gaar ah ka lahayn muddadan ay go’aamiyeen ee ka ahayd uun mid ay qaranka dan u modeen, waxay mudanayaashu si buuxda igugu raaceen inay madaxweynaha u ballanqaadayaan in aannu go’aankoodani noqon doonin mid caqabad ku ah doorashada hadday qabyadu dhammaato xilli muddadaas ka horreeya, sidaa darteed gole ahaan madaxweynaha u ballanqaadayaan in marka ugu horreysa ee la qabyotiro hawsha qabashada doorashada ay diyaar u yihiin inay madaxweynaha ku taageeraan mowqifkiisa,” ayaa lagu soo gunaanaday warsaxaafadeedka. Jamhuuriya Online
-
Hoggaanka SSC Oo Casuumado Ka Helay DFKS, Itoobiya Iyo Dalka Jabuuti
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
gaaladanu necebnahay darawiish baanu nahay tan iyo waaga akhiro soo akhirki Melez kumay danbeyn -
Borama: Local Group Attack Police Rease one of the Captives
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Mudahaaradki oo video ah yaa ii haya -
Your secret African travel destinations Somaliland suprises
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Dude its 2010 you keep talking about the colonial era move on wake up it’s the 21 century -
Your secret African travel destinations Somaliland suprises
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Your secret African travel destinations Somaliland suprises
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Somaliland, with marvellous beaches, breathtaking diving opportunities, scenic mountains and rich culture, is the definitive frontier of tourism. Not because it is unsafe, but because there is absolutely no tourism infrastructure and you’ll feel like you are the first visitor. Berbera Beach Don’t confuse quiet, democratic and well organised Somaliland with chaotic and violent (southern) Somalia. On most maps, it is the same, as Somaliland is not an internationally recognised country. But Somaliland, de facto independent since 1991, has managed to build the most robust democracy of the entire region and takes great pride in it. It is this confusion with Somalia and Somaliland’s lack of international funding that has so far prevented tourists from discovering the riches of the country and developers from constructing tourist resorts along its magnificent coast. Therefore, Somaliland is the perfect destination for the adventurous backpacker, wanting to “discover” virgin lands without fellow tourists, but also willing to bring all she/he needs in the rucksack and accept low comforts. But Somali hospitality and Somaliland sights easily weigh up for these hassles. There is little travel planning information available in books and on the web. But Lonely Planet’s Africa guide includes a few pages on Somaliland worth reading, listing the following as one of the highlights of the country: “Enjoy the smug feeling of impressing your fellow travellers: ‘Yes, I’ve been to Somaliland!’.” By the way, the Lonely Planet representative visiting Somaliland was unable to hide he immediately fell in love with the country. So while you wait for the more detailed planned afrol News travel guide to Somaliland, this “secret African travel destinations” feature should inspire you to consider some of Somaliland’s main sites and adventures; to go there before everybody else will do! Endless talks in Hargeisa You will probably reach Somaliland through its surprisingly vibrant capital, Hargeisa, either overland from Ethiopia or by air flying for example the country’s own private airliner Daallo Airlines. Hargeisa is far from spectacular. Don’t come here to see big palaces or ancient architectural pearls. Still, do dwell here to dive into the articulated and wide-spanning Somali culture in peaceful and well organised surroundings. Getting in contact with Somalilanders – not being difficult at all, and English is quite widely spoken – you risk getting talked your head off. Somali culture is very oral and mastering poetry forms part of basic education. Both the good story and the philosophical analysis are always around the corner, and the freedom and diversity of Hargeisa also permits the deeper and meaningful discussion about hot issues. The Zeila (Seylac) coast of Awdal province, western Somaliland, is spectacular The good talk, permitting the traveller to dig deeper into Somali history,politics and culture, is best shared over a good meal in Hargeisa’s many excellent restaurants. Eating out is marvellous in Hargeisa with all kinds of African and western dishes available. Visitors usually love to dine in outside restaurants where people eat delicious roasted camel meet, camel milk, fried sheep liver, all kinds of fresh seafood and other local products in the open air, under shadow-blessing trees. If you however need a drink to engage in a good talk, Somaliland may be a good country to unhook you from this bad habit. Alcohol is prohibited in Somaliland. Hargeisa also has excellent hotels, including the five-star Ambassador Hotel close to the airport and several three star hotels. Cheap hostels and guesthouses are widely available, and for longer stays, beautiful and low-priced villas are available and a recommended buy. This wealth of safe accommodation choices contributes to making Hargeisa a low-threshold destination; available for any type of traveller. Berbera and the coast Somaliland’s third largest city, Berbera, is far smaller, but still has sufficient hotels and restaurants to offer a good infrastructure for most travellers. In addition, this port town has a more comfortable climate, fantastic beaches and a charming architecture. The somewhat sleepier town is located about 150 kilometres north-east of Hargeisa and easily and safely reached by bus, bushtaxi or air from the capital. Berbera can boast of more history than Hargeisa, with its older Somali, Arab and British colonial architecture bearing testimony to the city’s former role as a major trade port in the Gulf of Aden. Berbera was also less damaged than Hargeisa during the Somali civil war that led up to Somaliland’s declaration of independence in 1991. But lack of international recognition has let the great potentials of the Berbera port crumble, with Djibouti now having taken over the role of the region’s main maritime transport hub. Kilometres of lush sandy beaches stretch out from Berbera, to the great joy of the local population, making active recreational use of them. Berbera used to be a Soviet and later US military base, and locals still remember how the Russians and Americans used every occasion to enjoy their beach. Then, the city was livelier. But remnants of these times still exist, and Berbera restaurants can still offer visitors delicious seafood and other Somali and international dishes. Abtiyo Fastfood in Hargeisa is one of many places providing cheap and tasty basic foods in Somaliland's capital Beyond Berbera, the rough adventures of Somalil Fastfood in Hargeisa and begin. Especially the westernmost coastline, in Awdal province, can easily claim a title among Africa’s most spectacular landscapes and seascapes. Rugged, green cliffs, tropical beach bays, unexploited coral reefs and ancient towns and ruins – this surely will become an international tourist destination in the future! The Awdal coast is dotted with small villages and towns, but has no major settlements or tourism infrastructure. The dirt road along the coast is a disaster, and the recommended way of travelling would be in your own boat (do however seek regular updates on the piracy situation!). Travellers should bring all kinds of provisions as only the most basic items can be bought locally. For accommodation, bring your tent or pay locals for a bed.The best would nevertheless be to seek a guide in Berbera or in Boorama – the latter located inland with a dirt road connecting it to Zeila at the coast. A local guide will help out with language – here Somali is mostly the only language spoken – customs, contacts, transports and accommodation. From Berbera, the first major settlement is Lughaya. Here, the beach with nearby grazing camels and the unspoilt reefs are the main attraction. Also, Lughaya is a good place to mingle with rural locals, mostly cattle nomads and farmers, to learn about the other side of Somaliland, the non-urban lifestyle that still dominates the country. Further west, the landscape culminates in scenic cliffs, bays and beaches. Especially the smaller islands off the coast, for example Saad-Din Island, provide the best coral reefs and spectacular dives. Off course, no diving equipment rentals are available. This breathtaking coastline ends up in Zeila (or “Seylac”, on some maps). Today, the town of around 25,000 inhabitants is a mere shadow of its historic heydays, when it was capital of the Sultanate of Adal. The Sultanate was an influential power in the 9th and 10th century. Zeila again flourished as a city state and a trade and learning hub from the 14th to the 19th century. During colonial times, Zeila lost out to Djibouti port in French Somaliland and the British port in Berbera, leading to rapid decline of the town. But the ruins of Zeila’s old city can still be seen and culturally interested travellers can enjoy pondering about it and walking through the old buildings, mosques and city quarters. Basic accommodation and restaurants are available. Finally, the beaches, reefs and landscapes are tremendous. Altogether, this makes Zeila one of the most charming and recommended coastal destinations in Somaliland. Zeila is most easily reached from Hargeisa, via Boorama. Soulseeking further inland A Somalilander would say that, to really understand the country’s culture, history and soul, you should look inland, away from the coast. Here, where generation after generation has struggled to overcome a challenging climate by small-scale farming and semi-nomadic pastoralism, the true essence of Somali culture is found. The Erigavo Valley in Somaliland provides lovely trekking landscapes Lucky then, that there are quite a few worthy sites, landscapes and activities for travellers in the historic inlands of Somaliland. A “must visit” site, Las Geel, takes you way back in history, up to 7,000 years. Located some 50 kilometres outside Hargeisa, close to the Berbera road, Las Geel is the richest, most well-preserved, but least studied and least visited prehistoric rock painting site in the world. It was only discovered in 2003 and still lacks professional preservation, but can easily be visited from Hargeisa. Deeper into the soulscapes of Somaliland, a visit to the beautiful Erigavo mountain area is truly recommended – but only if security permits it. Erigavo town (also written “Ceerigaabo”) and its hinterland are closer to troubled Puntland in Somalia-proper, which makes claims to the eastern parts of Somaliland. Before travelling to the east, especially Sanaag and Sool provinces, you should contact tourism authorities in Hargeisa, asking for the current security situation! They will give you an honest answer, as their greatest concern is the security of foreigners. If the Erigavo area is calm – which it usually is – the growing provincial town at 1800 meters altitude can be reached by plane or poor roads. Erivago is the entrance to the highest mountains in the region, reaching over 2400 metres. With the height, the climate improves and the vegetation increases. Some of the misty valleys even surprise with juniper forests. The scenic mountain landscape and its many trails are an open invitation to trekkers looking for the unusual. In addition to some breathtaking landscapes, wildlife – while rapidly declining – is interesting and includes jackals, gazelles and baboons. Especially, Somaliland is famous for its extensive and exotic birdlife, with over 600 species known, and the mountains being the best place to observe them. The area also has some nice challenges for mountaineering and rock climbing, including Shimbibris Mountain (2450 m, in the Surud mountain range). Of course, you will have to bring all necessary equipment as nothing is found locally. But you will be able to brag about your exotic peak bagging in Somaliland when you get home. Camels are a common sight all over Somaliland, even on the beaches Make sure to get a guide knowing the area well and able to introduce you to villagers, farmers and nomads. Alternatively, if lucky, the many foreign humanitarian agency workers in Erigavo can introduce you to someone or may even invite you to join them. In Erigavo, or anywhere else in the Somaliland countryside, there is one particularly memorable activity that can be organised, especially for the younger traveller. Spend a day or two with a typical Somali nomad group and see the men watering camels, the young lads milking and herding camels, while monkeys lead their life in the background. You can sleep in a Somali traditional hut or in the open air courtyard, where you drink milk in wooden containers, eat food in wooden spoons and talk yourself to sleep under the stars. It doesn’t get more memorable, and you couldn’t get deeper into the Somali soul! Practical advices Somaliland is not the standard tourist destination, meaning you should plan your trip well if going outside Hargeisa and Berbera. If you want some comfort, make sure to contact Somaliland tourism authorities or local industry specialists such as Daallo Airlines before you go, asking them to tailor your trip. If you will be backpacking through the landscapes of Somaliland, make sure to bring all you need from Hargeisa, Berbera or abroad. For example, you cannot count on getting even scuba diving equipment where you suddenly need it. Always have enough water available! And do not shy away from listening to authorities when it comes to security. All travellers should consider Somaliland’s tough climate as a key to travel timing. There are two rainy seasons – March to June and October to November – and unlike other travel destinations, this is the time to go. Avoid the dry season from July to September, as temperatures up to 40 degrees Celsius make travelling exhausting. Anytime from December to June would be a good time. You need a visa to go to Somaliland, which will be issued rather easily at Somaliland’s Liaison Offices in Ethiopia, the UK or the US. Now, get set for the experience of a lifetime. Have a safe journey!
-
Senior Human Right commissioner visited Puntland Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by The Zack: Xaaji, Haddii la yidhi Puntland iyo Somaliland bey UN booqatay ma dhib baa? Maya dhib maha Laakin Duke oo istreexsan oo aad moodid inu doon so dhacay oo dhoola cadeynaya ayaa meesha so galay markasan fahmay inay isaga sumcad weyn u tahay inu somaliland isku ag sawiro