-
Content Count
29,998 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland President Siilaanyo sacks Col Maxamad Cismaan Xudhuun
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Good move by siilaanyo Mujaheed Guray Gabaray will do an excellent job in Selel and awdal region. -
Somaliland President Siilaanyo sacks Col Maxamad Cismaan Xudhuun
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxweyne Siilaanyo oo ina Xudhuun ka qaaday Xilkii Taliyihii Xeebta Galbeed iyo Dareenada ku xeeran Hargeysa (OWN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo”, ayaa bedelay Taliyihii Ciidanka Qaranka ee xeebta Galbeed col. Maxamed Cismaan “Xudhuun”, oo muddo ku dhaw toddoba iyo toban sano ah xilkaasi hayay, waxaanu u magacaabay Abaan-duulaha aaga Bari ee Ciidamadda Qaranka Somaliland. Waxa kale oo uu Madaxweynuhu u magacaabay jagadaas uu ka bedelay Xudhuun Yuusuf Iimaan Diiriye “Yuusuf gaab” oo hore u hayay Maamulka lacagta ee Taliska Guud isagoo Abaan-duulaha Ciidamadda Xeebta Galbeedna ka dhigay Guray Gabaray. Isku bedelka uu Madaxweynuhu isku bedelay saraakiishan ciidamadda ayaan ilaa hada shaacin balse waxa sidaa noo xaqiijiyay ilo lagu kalsoon yahay oo ku dhaw dhaw ciiddamadda Talaabada Madaxweynuhu ku bedelay taliyihii aaga xeebta Galbeed ee ciidamadda ayaa ka dhalatay talaabadii ay Maleeshiyo ONLF ahi kaga soo degtay xeebahaasi, taasoo tan iyo wakhtigaa ciidamadda iyo xukuumaddaba ka dhex aloostay muran la xidhiidha masuuliyad darada Somaliland kala soo gudboonaatay oo beryahanba xalkeeda lagu jiray Inkastoo warar shalay aanu ka helay Madaxtooyadu ay sheegeen in Taliyaha Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani iyo Taliyiha la bedelay col. Xudhuun lagu heshiisiiyay Madaxweynaha hortiisa. Hadana waxa ay sababtay arrintaasi in la bedelo Taliyihii xeebta Galbeed ee Ciidanka Qaranka si loo so af-jaro khilaafka ragaadiyay dantii Qaranka ee u dhaxeeyay labada Taliye, taasoo sida la rumaysan yahay dayacnaanta tirada iyo tayada ciidanka sababtay, sidii uu xaqiijiyay Guddoomiyaha Guddidii xaqiiqo raadinta Axmed Xaaji Cali Cadami oo ah Wasiirka Gaashaandhiga. source oodweynenws -
Madaxweyne Siilaanyo oo ina Xudhuun ka qaaday Xilkii Taliyihii Xeebta Galbeed iyo Dareenada ku xeeran Waxa uu u Magacaabay Abaanduullaha Aaga Barri ee Ciidanka Qaranka Hargeysa (Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo”, ayaa bedelay Taliyihii Ciidanka Qaranka ee xeebta Galbeed col. Maxamed Cismaan “Xudhuun”, oo muddo ku dhaw toddoba iyo toban sano ah xilkaasi hayay, waxaanu u magacaabay Abaan-duulaha aaga Bari ee Ciidamadda Qaranka Somaliland. Waxa kale oo uu Madaxweynuhu u magacaabay jagadaas uu ka bedelay Xudhuun Yuusuf Iimaan Diiriye “Yuusuf gaab” oo hore u hayay Maamulka lacagta ee Taliska Guud isagoo Abaan-duulaha Ciidamadda Xeebta Galbeedna ka dhigay Guray Gabaray. Isku bedelka uu Madaxweynuhu isku bedelay saraakiishan ciidamadda ayaan ilaa hada shaacin balse waxa sidaa noo xaqiijiyay ilo lagu kalsoon yahay oo ku dhaw dhaw ciiddamadda Talaabada Madaxweynuhu ku bedelay taliyihii aaga xeebta Galbeed ee ciidamadda ayaa ka dhalatay talaabadii ay Maleeshiyo ONLF ahi kaga soo degtay xeebahaasi, taasoo tan iyo wakhtigaa ciidamadda iyo xukuumaddaba ka dhex aloostay muran la xidhiidha masuuliyad darada Somaliland kala soo gudboonaatay oo beryahanba xalkeeda lagu jiray Inkastoo warar shalay aanu ka helay Madaxtooyadu ay sheegeen in Taliyaha Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani iyo Taliyiha la bedelay col. Xudhuun lagu heshiisiiyay Madaxweynaha hortiisa. Hadana waxa ay sababtay arrintaasi in la bedelo Taliyihii xeebta Galbeed ee Ciidanka Qaranka si loo so af-jaro khilaafka ragaadiyay dantii Qaranka ee u dhaxeeyay labada Taliye, taasoo sida la rumaysan yahay dayacnaanta tirada iyo tayada ciidanka sababtay, sidii uu xaqiijiyay Guddoomiyaha Guddidii xaqiiqo raadinta Axmed Xaaji Cali Cadami oo ah Wasiirka Gaashaandhiga
-
Cant you see guys TFG is almost on the floor and the pirate state is in his hand , and somaliland wey duushay gacanta ba wu ku qaban kari wayey sidu u eegeyo eeg kuwa kalle xita maba eegeyo
-
Daad ba isku mooday ini joogan Karachi - Pakistan
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Originally posted by Che -Guevara: ^Waraa Xaaja ninkaan Libaahe afkiisa waxaa lagahaa Zenawi baan uniikinayaa hadana wataa ragaan Al-Shabaab maryaheey xiran yihiin dabagaley (no pun intended) Wa iska caadi libaahe wuxu rabba inu dharka Tigrayga u xidho Al shabaab , ileen tigrayga jaar baanu nahay Kashmiir waba qaaraad kale eh Horta qolada ahlu suna iyagu maxay xidhaan? -
Daad ba isku mooday ini joogan Karachi - Pakistan
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Libaahe dont u understand Che wears pakistani clothes in The united states To its normal if your a member of alshabaab -
Booliiska Somaliland oo soo furtay laba dumar ah
Xaaji Xunjuf replied to Kamaavi's topic in Politics
labadina hadaad is leedihin isku gabya xaraf kaliya ka bilaaba xarafkaas na ku so gunanada. wamaxay d baan ka gabyaya K ba la igu jawabaya. Wati la odhan jiray Miinka an kaga bilaabay miyaan marin ka habawshay Mudanow aflow iyo sidi muxummad ma u yeedshay ama Afartaa ma cayntaariyo ee maw cidiya jiiday Codkaan kaga bilaabiyo miyaan caynka ka habawshey ama Afartaa ha'da intaan ka deyey hilin ma qaadsiiyey Caawana hiyiba waa hiyi ee hadal kalaan baanay -
Daad ba isku mooday ini joogan Karachi - Pakistan
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
why dont they wear labba go o cad cad thats somali clothes. -
Dugsiga Sare Ceerigaabo Oo Mar Kale Dib Loo Furay + SAWIRO
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
nice pics nothing but good comes from ceerigabo now and days. -
Yeah there are so many koonfurians in Somaliland yet these people are refugees they need to be taken care of I mean our next door neighboring country is having some real issues they have no other place to go these refugees I mean the country they claim to be from is deporting them to war torn places in the southern part of their country. They only chance they have is their neighboring countries such as Kenya and Somaliland. Loool@ lets blame this on Siilanyo let’s give siilanyo a break let’s start the blaming January 2011
-
Kenya is on the verge of recognising Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I am lost here so puntland is seeking international diplomatic recognition as an independent state fill me in here guys so you guys are a secessionist entity after all -
Kenya is on the verge of recognising Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Timur What is reer woqoyi I haven’t heard that term in years , Timur you’re reer woqoyi not me -
Kenya is on the verge of recognising Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
If the Kenyan Parliament approves the report, it will send a signal to the Government to engage and lead the campaign for the recognition of the Republic of Somaliland, as a full member of Inter- Governmental Authority on Development, the African Union, and the United Nations. -
Kenya is on the verge of recognising Somaliland: Somalia’s peace could be found in unlikely place By Juma Kwayera Kenya is on the verge of recognising the breakaway region of Somaliland to get Somali warlords to silence their guns. The breakaway region has enjoyed relative peace for the last 17 years eliciting view whether they should secede. The two are petitioning the United Nations and the African Union to be acknowledged as sovereign states; different from the other war-ravaged central region that includes the capital Mogadishu. Kenya’s move is seen as one of the many efforts – spreading 20 years – to force the militia in Somalia to end fighting. A delegation of Kenyan MPs that visited Hargeisa, Somaliland capital, on fact-finding mission after peaceful elections and change of power on June 26, have recommended that Kenya considers engaging diplomatically with the regions regarded as peace enclaves and semi-autonomous entities that have warded off insurgency, piracy, and terrorism. Vital lessons The leader of the delegation, House Deputy Speaker Farah Maalim, told The Standard On Sunday the group’s report is likely to be debated in Parliament as an urgent matter of national importance given its security and economic implications. “In the interest of regional peace, let’s engage with Somaliland. Somaliland has had peace for 17 years and there is a lot the larger Somalia can learn from the relative stability. They combat terrorism and piracy that have been a major threat to international security,” says Maalim, MP for Lagdera, which borders volatile Somalia. However, the views of the delegation are unlikely to find favour in Mogadishu. Somali ambassador to Kenya Mohammed Nur told The Standard On Sunday that despite the two-decade old conflict, a unitary state is still the ideal situation. “The problem Somalia faces today is that we have spent too much time in conferences that do not resolve the crisis. What we want friendly countries to do is provide the military and material support to beef up government efforts to restore peace and stability in Somalia,” says Nur. Somali President Sheikh Sharif Ahmed Sharif kicked off an international campaign last week during his address to the United Nations General Assembly when he appealed for action to stamp out the violence in his country. Nur sees no sense in “more and more conferences”. “It is the same message the president will be taking next week to another international conference in Madrid, Spain, that will address Somalia crisis. This is because we are aware the insurgents are threatening regional peace after the Kampala bombing,” says the Somali envoy. Positive engagement In its report, the delegation recommends that the Kenya Government should develop a framework for limited engagement with Somali land to promote trade and enhance security in the Horn of Africa. “For those who are able to access education, Kenya should provide assistance because there are many idle youth. The delegations said there should be an international reward for stability,” says Maalim. According to the report, lack of international recognition has negatively affected Somaliland, which cannot do business with other governments and multilateral organisations. Now, says Nur, such assistance is available through the non-functioning and fragile Transitional Federal Government led by President Sharif. UN and other friendly states can only provide humanitarian assistance such as food, shelter and medicine, often intercepted by Al Shabab. Maalim says positive engagement would result in peaceful region influencing Somalia. There should be a premium good governance, peace and political stability in the form of funding the operations of police, judiciary and the civil service, which are rather weak for lack of necessary skills,” he says. the Somaliland regime, despite limited resources, has arrested and charged 48 hardcore terrorists and pirates. If the Kenyan Parliament approves the report, it will send a signal to the Government to engage and lead the campaign for the recognition of the Republic of Somaliland, as a full member of Inter- Governmental Authority on Development, the African Union, and the United Nations.
-
"To be honest with you, I have not been impressed, neither with him nor with his leader," he said of Col. Sabarey and Mr. Essa. "They have been getting a lot of money, almost a half a million dollars, from the diaspora and most of it has actually been wasted. So we have been very unhappy with them.... So Ali Sabarey and Suleiman are, I think, on their way out."
-
This is not the first time this happened we all know how the people from the onlf region are treated in the pirate state it was just few months back when they locked up an elder from that particular region. The killings of citizens seems to be a normality now and days in bossaaso the mafia state can’t protect its people. Any way ilahay ha u naxaristo marxuumka. I hope the killers get caught
-
Naxar nugaaleed he was gudoomiyaha badhan mayor even during rayaales administration his name is cabdi xakiin wahaabi, he visited hadaaftimo and badhan before so this is not the first time
-
Xudeeydi indeed Somaliland will never harm or attack their people from maakhir, Somaliland will never try to influence you tribally Somaliland’s message is simple it’s based on interest and on consensus and living in peace and harmony as equal citizens and we shall indeed prosper. On the other hand you have the pirate state who are willing to steal the rich resources from the maakhir region using bullets and their military might to force the people from the maakhir region to submit to the clan administration in garowe. And that’s not all they try to label them as terrorist in the mean time they claim to represent these people in their clannish parliament in garowe. The irony.
-
Somaliland secret service moving to a new headquarters
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by nuune: quote: Ciidanka Sirdoonka Somaliland ayaa maanta u guuraya Qalcad ay Sirdoonka dalalka Maraykanka ee CIA iyo Ingiriiska ee MI6 ka dhisteen Hargeysa Subxaanallaah i dont see anything subxanallah? -
SOMALIA : Ahlu Sunna wal jamaca we will no longer be part of The TFG
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ahlusunna Waljamaaca oo sheegtay inay ka baxeen dowladda KMG ah, kuna baaqay shirweyne dib u heshiisiineed Sabti, September 25, 2010 (HOL) − Culummaa'uddiinka Ahlusunna Waljamaaca ayaa maanta shaaciyay inay ka baxeen ka mid ahaansha dowladda Soomaaliya, kaddib shir saddexdii maalmood ee ugu dambeeyay uga socday golayaashooda degmada Caabduwaaq ee Gobolka Galguduud. "Markii ay Ahlusunna u caddaatay in dowladda Soomaaliya aysan daacad ka ahayn difaaca dalka iyo dadka Soomaaliyeed, ee duulka lagu soo qaaday, goonina looga noqday Ahlusunna, waxaan go'aansannay inaan isaga baxno ka mid ahaanshaha dowladda," ayuu saxaafadda u sheegay Sheekh C/llaahi C/raxmaan Abuu-Yuusuf oo ah afhayeenka Ahlusunna iyo xoghayaha wafaafinta. Sheekh C/llaahi Abuu-Yuusuf, wuxuu ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inaysan ka ahayn daacad, dagaalka lagula jiro Xarrakatul Shabaab iyo kooxaha kale, sidoo kalena aysan doonayn inay iskaashi la sameysato Ahlusunna. "Culummaa'uddiinka Ahlusunna kama mid noqonayaan dowladda lasoo dhisayo, mana jirto cid ku matalaysa," ayuu yiri afhayeenka Ahlusunna Waljamaaca oo ah koox ka talisa qaybo ka tirsan gobolka Galguduud. Afhyeenka Ahlusunna, wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan doonayn inay midnimo iyo wax-wadaqabsi la wadaagto Ahlsunna, maadama ay dhowr shir oo ay u gaareen uga baxeen, isagoo sheegay in taasi ay qayb ka tahay go'aankoodan. Dhanka kale, Ahlusunna waxay ku baaqeen in la qabto shirweyne lagu dhisayo dowlad ay Soomaaliyeed, iyagoo ka dalbaday beesha caalamka in shirkaas lagu qabto gudaha dalka, si uusan u noqon shirarkii hore ee fashilmay. Hadalkan, kasoo baxay Ahlusunna ayaa noqonaya kii ugu horreeyay ee noociisa ah, iyagoo dhowr jeer oo hore sheegay in dowladda KMG ah ay uga baxday heshiisyo ay la gasha, kuwaasoo uu ka mid ahaa heshiisii Addis Ababa ee awoodda lagu qaybsanayay. -
Ahlu-Sunna Waljameeca oo Sheegtay in aysan Kamid Noqon Doonin Xukuumada Cusub September 25, 20101 comment| leave your own! Share Culima’udinka Ehlu-Sunnah Waljameeca oo ka taliya gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in aysan kamid noqon doonin Xukuumada cusub ee Dawladda Federaalka. Masuuliyinta Ahlu-Sunnah ayaa maanta kulan ku yeeshay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud,waxaana ay ka hadleen arrimo ay kamid tahay kamid ahaanshaha Xukuumada Cusub kadib markii uu iscasilay Raysalwasaarihi hore ee Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke. Afhayeenka Ahlu-Sunnah Sheikh Abuu Yuusuf Al-Qaadi oo la hadlaayay kulankaas kadib Wariyaasha ayaa sheegay in Dawladda Federaalka ay hore u burburisay heshiiskii ay ku gaareen labada dhinac magaaladda Addis Ababa. Wuxuu intaas ku daray in ay go’ansadeen in aysan kamid noqon Xukuumada Cusub ee u hogaamin doono Raysalwasaaraha cusub ee usoo magacaabi doono Madaxweyne Sheikh Shariif. Dhanka kale wuxuu ugu baaqay Beesha Caalamka in ay qabato shir weyne oo dib u heshisiin ah iyadoo u xusey in Ahlu-Sunnah Waljameeca ay diyaar u tahay in ay qabato.wuxuuna tilmaamay in lagu qabto gudaha dalka Soomaaliya.
-
Wafdi ka socda Somaliland oo kormeer ku marey magaalada Badhan, isla markaana shir jaraa’id ku qabtey. Badhan (SPR): Wefdi ka socda maamulka Soomaaliland ayaa waxay booqasho kusoo mareen meelo muhiim ah oo ka tirsan magalaada Badhan. Wafdigan ayaa waxaa hogaaminayay Gudoomiye Badhan Cabdi-Xakiin Wahaabi waxaa kaloo la socdey masuuliyiin badan oo ay ka midyihiin taliyaha Boliska degmada Badhan ee maamulka Soomaaliland. C/Xakiin Wahaabi iyo weftigiisu waxa ay saaka subaxnimadii socdaal ku soo mareen xarumaha dowlada iyo cusbataalka guud ee magaalada Badhan. Intii ay ku guda jireen booqashadaas waxa ay kulamo gaargaar ah la yeesheen mas'uuliinta cusbataalka guud gaar ahaan agaasimaha Isbitaalka C/raxmaan Jibriil Cali. Wafdigan ayaa waxay shir jaraa'id ku qabteen magaalada Badhan gudeheeda iyagoo casumay saxaafada gobolka Sanaag, iyagoo uga warbixiyey kormeerada ay wadaan sidoo kalena tibaaxay in ay wax ka qaban doonaan hanaan socodka maamul ee gobolka iyo waliba hormarka. Badhan source dhahar.com
-
Somaliland Exchange Pirates with Kidnapped Trucks Drivers
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Thankful instead of being happy you got your pirates back you are saying we should of kept your pirates at mandheera this is illogical even from you