Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,832
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Africaown the Vp of the pirate state even stooped so low when he said he would teach his grandchilderen about the legacy of the great Tigray people of Ethiopia for loving puntland
  2. Thankful ssc didn't fight any one let alone Ethiopian army a section of the Liyu police from danod district Entered Buhoodle after a qad incident. That took place outside the Somaliland border. That was about it , ssc rebbels can't face the somaliland army they know it two hence the hit and run tactics from the khusuusi.
  3. Africa inadeer sure there are some security problems that need to be resolved . The sirdoon guy needs to be Sacked ASAP Col xudhuun guy is allready sacked By Siilaanyo. because of his inability to perform . So the government is taking measurements when it comes to security.Just give it time
  4. ^^ awdal on fire u must be on some heavy stuff lol. ssc is still where it was last year in buhoodle.
  5. Originally posted by AfricaOwn: We need the Kulimey supporters to tell us how this problem can be resolved. Where are they? this problem existed before Kulmiye won the elections the day of the elections and even before that , people were being ambushed today there is no ucid udub kulmiye. The elections is over. We need to stand behind our goverment.
  6. ^^ talks about what , the time of talking and using diplomacy is over no more gudi only guns can solve this issue.
  7. Jacayl baro suldaan Maxamamd suldaan cabdulqadir suldaan diiriye ma ciid ba wax ka qorta wa wixi boqol jeer loo xiidhi jiray.
  8. Ciidamada Aaga Bari ee Somaliland oo bilaabay Hawlgalo ay ku Ugaadhsanayaan Dableydii Oog Dadka ku laysay Hargeysa (Waaheen) Maleeshiyada SSC ee ka soo jeeda Puntland ayaa habeen hore weerar ku soo qaaday magaaladda Oog ee Gobolka Saraar ee Somaliland halkaas oo ay ku Dileen laba Askari oo ka tirsan Ciidanka Somaliland laba kalena ku Af-duubay Sidaa waxa Waaheen u xaqiijiyay Xildhibaan Axmed Ducaale Bulaale oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiiladda Somaliland ee laga soo doortay Deegaamadaasi, waxanu sheegay in Maleeshiyo ka tirsan SSC habeen hore soo weerartay magaaladaasi Oog “ waxa soo weeraray Oog niman Maleeshiyo ah oo ka tirsan Maleeshiyada SSC oo ku dilay Nin ka tirsanaa ciidanka Somaliland, nin kalena ku dhaawacay laba kalena kaxaystay, markaa waxa la ii soo sheegay ninkii kale ee ay dhaawaca ku kaxaysteen isna inuu dhintay.” Isagoo sii wata warbixinta uu ka helay Oog waxa uu yidhi “ nimankaasi waxa la ii sheegay inay Doraad Calan ka taageen Deegaankaasi, dadka degana u qudbadeeyeen isla habeen horena hawlgalkaasi weerarka ah ay magaaladda ku qaadeen.” Wararka ayaa intaasi raaciyay in kooxda weerarka gaysatay ay baxsadeen markii danbe, hasa yeeshee ay Ciidamo ku baxeen, kuwaasi oo ku raad-jooga sida la sheegay dablaydaasi oo u kacay dhinaca deegaanka Buuhoodle, iyadoo talliyaha aaga Bari ee Ciidanka Qaranku Talliye dhancade uu ku hanjabay in ay weerarkaasi gaadmada ah cidii ka dambaysay tallaabo adag ka qaadi doonaan.
  9. Ma oktobertii ba la gaadhay nin walba meel ba u daran Afrikaan iyo inqlaab.
  10. Cidamo Itoobiyaan ah oo soo Deegaanka Bakool Ee Koonfurta Soomaaliya Wednesday, 29 September 2010 Ciidamo Itoobiyaan ah iyo ciidamo ka tirsan dawladda ku meel gaar ka ah ayaa lagu soo waramayaa in ay soo buux dhaafiyeen degmada Quracjoome iyo deegaanada hoos yimaada ee ka tirsan gobolka Bakool. Ciidamadaasi ayaa ah kuwo degmadaasi soo gaaray waabarigii saaka halkaasi oo ay ka bilaabeen dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xoogan kaasi oo ah mid ay ku doonayaan in ay deegano ka mid ah gobolka Bakool uga saaraan maleeshiyaadka Alshabaab ee ku sugan qaybo ka tirsan gobolkaasi Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in ciidamadaasi ka kala tirsan ciidamado Itoobiyaan ah iyo kuwa dawladda ku meel gaarku ay yihiin kuwo si xoogan u hubeysan oo sita gaadiidka dagaalka iyo Uuraalo waxaana ay saldhiyo ciidan ka sameysteen degmada Qurac joome iyo deegaanada hoos yimaada, iyagoo hakiyey isku socodkii gaadiidka dadweynaha ee iska kala gooshi jiray dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo gobolka Bakool. Goob joogayaal ku sugan degmada Quracjoome ayaa sheegay in ay arkeen ciidamo Itoobiyaan ah iyo gaadiidkii ay wateen oo gudaha u soo galay degmadaasi saaka aroornimadii hore mana jirto cida ay waxyeelo u gaysteen hase yeeshee saraakiil ka tirsan ciidamada dawladda ayaa dadweynaha ku wargalieyey in ay is dajiyaan una sheegay in wax dhibaato aysan deegankasi ka jirin. In badan ilaa iyo 3 biood ayey ciidamo ka tirsan dawlada ku meel gaarku ay fariisimo ay ku leeyihiin deegmada Quracjoome iyo Yeed ee gobolka Bakool, iyagoo ammaanka deeganadaasi sidoo kalana dhawr dagaal kula galeen maleeshiyadka Alshabaab ee qaybo ka mid ah gobolka Bakool kusugan. Waxaan sidoo kale ilaa haatan si dhab ah loo ogayn sababta ay ciidamo ka kala tirsan Itoobiyan iyo kuwo dawladda ku meel gaarku ay haatan degmaadaasi u soo buux dhaafiyeen walow ay jiraan warar sheegaya in ay dhici karto in ay doonayaan in gobolka Bakool ay ka saaraan maleeshiyaadka Alshabaab ee ka horjeeda dawladda kumeel gaarka
  11. ^^ Dude you and your Little Militia will be exterminated before they even know it , this is Not Booto it was just a few months back when we captured widhwidh and took 12 Prisoners of war to maandhera No hit and run cowardly attacks will liberate Laaska for you try harder. as for faisal he is just sending a clear message to the nabbadids.
  12. Che Guevara dont you know Libaahe he him self is from ssc
  13. This was a cowardly attempt by the ssc insurgents the thing is they can't face the army of somaliland so it's hit and run tactics it familiar this most of the time happens at the end of the month this is the time the khusuusi collects money from the diaspora so it was all a show. But they will exterminated for sure.
  14. ^^ We are still waiting for the pirates to grow some balls and claim back laascanood after 3 years still no move .
  15. Originally posted by Jacaylbaro: Raggu dalkoodii bay joogaan ,,, markaa ha u baqan you will see them at the graduation ceremonies in 2014 ,,, 2014 wey fogtahay war 2011 arinka ku so dhame dhe odayga
  16. it was an accident in xaafada caabaaye , ilahay ha u naxaristo wixi halka ku dhintay
  17. Libaahe the only way these Nabbaddiids will be crushed is with Military Might and that has to be done. They will be destroyed before they even know it.
  18. Faisal cali waraaabe wa halyey qarran
  19. Godane maha nin ci ciyaara waleh cidu doonu u magacaabaya gobolada bay iyo bakool
  20. The new goverment need to step up their game and take measures against the nabbaddiids with their shoot and run tactics. There is no need to wait any Longer, a large military offensive in the hawd buhoodle region will bring good results and smoke the rebbels out of the territory of somaliland once and for all
  21. War deg deg ah:Oog weerar ay ku soo qaadeen Kooxda Nabad diidka SSC oo ay ku dileen Laba askari kuna qafaasheen Saddex Kale.. posted by: Webmaster Oog (ToggaHerer) War hadda na soo gaadhaya ayaa waxa uu sheegayaa in Kooxda Nabad diidka SSC ay xalay weerar ku qaadeen magaaladda Oog ee Gobolka Sool oo ah taliska xarunta gobolada Barri ee ciidanka Qaranka Somaliland. Dagaalkaa xalay ka dhacay magaalada Oog ayaa sida wararku xaqiijinayaan waxaa dhintay laba askari oo ka tirsan ciidanka qaranka , waxaana sida la xaqiijinayo ay ku afduubteen kooxda nabad diidku saddex askari oo ka mid ah askartii ku sugnayd Oog. Dhanka ka kale lama sheegin wax khasaare ah oo soo gaadhay kooxda Nabadiid ka . Warar lagu kalsoon yahay ayaa seehagaya in weerarkan ay uga dan lahaayeen in ay ku furtaan kooxda nabad diidku maxaabiis hore looga qabsaday ciidamadadooda dagaal hore uga dhacay magaalada Widhwidh. Wixii warar ah ee ka soo kordha waan idinla socod siin doonaa Inshaa Allah ishana ku hay shabakada ToggaHerer
  22. i welcome this the state of israel and the rep of somaliland should work together when it comes down to trade and also in creating a healthy transparent diplomatic relations with the state of israel.Siilaanyos goverment should seriously consider in working with the super power in the middle east. i agree with the article Israel needs more friends in africa so does somaliland in Asia.