-
Content Count
29,832 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Erigavo So far Unsatisfied with the Government of Siilanyo
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Originally posted by Taleexi: Boowe ma durba ... Awdal, SSC, iyo Maakhir baynu la liidanay ee mahadaa duriyaddiina muran keentay, tolow miyaaney Amiin Amir kartoonkiisii ugu danbeeyey arag. awdal waxba kama jiraan aad bay uu fiicantahay awdal ssc na wax kama jiraan eeh xafaad ka mid ah gobolka cayn bay jabhadi joogaan. -
3-Hadaanu nahay dhalinyarada Beesha Galbeedka Burco waxaan baaq si gaara u gaadhsiinaynaa madaxweynaha inuu u soo kala cadeeyo bulshada dooratay in isbedlka uu ku baaqayay uu ahaa sidii uu u aargoosan lahaa iyo inuu dalkani ku hogaamiyo kitaabkii uu ku dhaartay waxaanan tilmaamaynaa in wax laga xumaado ay tahay iayada oo madaxweynaha lagula yaabanaa in dalku raysal wasaare yeesho hadana manta ay la yimaadaan talaabooyin aan la qaan. duco qabeyaal ama dhaliyaro ha deg degina is bedelki aad rabten wuu idin so socda
-
Erigavo So far Unsatisfied with the Government of Siilanyo
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
LIbaahe what’s the point of defending a man who is wanted by the government for corruption these odayaals are just wasting their time it’s good that the government is going after the money that was lost during the rayaale administration, no one is just after this ducaale guy hanta dhawrka dalka Somaliland is going after every single person oo lacag lunsaday. Don’t forget Somaliland is in debt of almost 20 Million USD who do you want to pay all that money ,,,, as for why don’t they go after siilanyo when he was theminister of finance come on man in 1993 come on men maxa la lunsaday in 1993 somaliland gabigeedu ba 2 sanno bey jirtay, besides if the rayaale administration would go after Siilaanyo and that other wasiir maaliyad in 2002 I don’t think some one would be against that lets all be fair in this. The government is trying its best. As for the security ,,,, I agree there is lots of work to be done and government will work harder in to make Somaliland more peaceful then ever -
That's a clan map obviously
-
General Xudhuun blames Nuux Tani the scandal continues
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Libaahe col Xudhuun he failed and was incompetent the whole Seylac (onlf) fiasco was because of his lack of Performance that's why he was sacked. It has nothing to do with General Nuux ismacil taani, thats just pure Nonsense. Siilaanyo did a good thing sacking Xudhuun. -
Bosaaso: Business man killed from sool region
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by xiinfaniin: I know this is for the cheap political scorecard from xaaji xunjuf's part, Laakiin ilaah ha u naxariisto marxuumka Not at all this is just news from our neigbouring clan enclave. The businessman that was murdered was from somaliland may allah bless his soul. But the security in Boosaaso getting worse by the day that's all Xiin -
I know that but it still looks funny lool. laba kursi oo meel yaala iyo mid dhacay
-
Ganacsate Reer SSC ah oo lagu Dilay Magaalada Bosaso waxaa xala oo tarikhdu ay ahaayd 29/09/2010 sacada geeska afrikada barii ahayd waxaa magaalada. boosaaso lagu dilay Farax Sanyare X. Diiriye ka dib markii u salaada cishe ka soo baxay masaajidka. Marxuumka geeriyooday oo gancsade ka ahaa magaalada Boosaaso oo aan ilaa iyo hada wax dilay aan la garanaayn waxaana ilaahay uga bar yaynaa.... n ilaahay naxariisti jano ka waraabiyo eheladu ka tegayna samir iyo iimaan ilaahay ha ka siiyo. halkan waxaa tacsi tiiraanyo leh ka diraya dadkan hoos ku qoran halkan waxaa tacsi tiiraanyo leh ka diraya dadkan hoos ku qoran 1.aabe cimaan xaji diiriye 2.adeer ismaacil x.diiriye 3.maxamed boodayre x.diiriye xaaskiisa iyo caruurtisa 4. maxamed osman x. diiriye xaaskiisa iyo caruurtisa 5.yusuf aadan aar xaaskiisa iyo caruurtisa 6.yusuf osman x.diiriye xaaskisa iyo caruurtis 7.clrashiid osman x.diiriye.xaaskisa iyo caruurtisa 8.clcalanle cllaahi xaaskisa iyo caruurtisa 9.ahmed osman x.diiriye xaaskisa iyo caruurtisa 10.sabaax maxamed boodayare 11.buraan maxamed boodayare. 12clrashiid ismacil x.diiriye 13.clrashiid maxamed boodayare 14.bashiir osman x. diiriye 15.caaqil clraxman x.ahmed x.diiriye 16.xildhibaan xuseen yaasiin x.diiriye 17.cali diraac awsahal.xaaskisa iyo caruurtis 19.asad ahmed xaji diiriye 20.mixye diin osman x.diiriye 21.faysa ismacil x.diiriye 22.fadxiya ismacil x.diiriye 23.sahra ismacil x.diiriye 24.hooyo ruun xasan x.diiriye 25.xasan jamac qanbi 26.maxmed tusbax faarah 28.khadija tusbax farah. dhamaan dadkas iyo dadkele oo aan halkan lagu soo kobi karin waxay tacsi tiiraanyo leh uga dirayan dhamaan xaski iyo caruurti . iyo ilma sanyare xajidiiriy geeridi naxdinta lahayd ee ku timi farah sanyare x.diiriye. waxaanu ilaahay uga baryayna ilaahay jana fardoowsa ka waraabiyo. aamin aamin sidoo kale bahdawidhwidh online waxay Tacsi gaar ah u diraysaa dhamaan Reer Sanyare X.Diiriye, waxaanu illaahay ugu baryaynaa farah sanyare x. diiriye in janadii fardoowsa ka waraabiyo, Aamin Aaamin Amiin..........................
-
Mr somaliya anigu darwiish iyo waxas aad sheegeysid ma aqaaan dhulkaan wa somaliland ciidi sii sharaf leh ugu noolanaysa nidaamkan aan so dadjiye wa welcome ciidi kalle waad ogtahay anagu hadalkayagu wu cadyahay dadka guura dhulku marnaba ma guuro, so sida ula ma socotid. cidi dhulkaan haysan jirtay anigu waxan oga Buun buuniland iyaguna waka gaabsadeen oo wa naga baqeen oo , waxa yidhahdeen anagu dagaal ma naqane eeh Nimanka somaliland iska ma celin karne anagu halkayagan baanu iska joogayna. Inta kumey deyn kuwey leedahay waan diifaaci laha Mr somalia ayuu saaxdheer ku gumaadaya wa cayudibilah. shalay ba xita dagaal ka dhacay dadki laga sugeyey inay gobolka sool inay ku dagaalaman hab mamuul iyo hab dawli ah. bay intay Gurigi garaad jamac hor istageen bey dagaal ku qadeen. Anigu dhulkan waan goostay From lawyacade ila yoocade Cid iskay hortaagtay na jidho Boowe Mid isku afgaranay inanay dhaqan inaga dhaxayn calan inaga dhaxayn taarikh inaa dhaxayn isir Inaga dhaxayn intaasi ba wa runta layano diintu wa ti islamka waynu wada aminsanahay anigu halka gaadhi mayo Marka doodi wanu isku af garanay Taleexi adigu maalinba iso yara dhun dhuumo oo marba xabbad meel yar ka so rid markana buhoodle isku qari hadanaan ku helin Dalka la isku haysto ba wa dagaladini bu yidhi ninki jiray
-
^^ Mr somaliya faanayey dee oo yidhi walahi waanu so socona ana hadalkan ka gurayey uun
-
Originally posted by Mr. Somalia: ^ Marmar sidaan caadi kuula sheekaysanoyo ayaan soo xasuustaa caqli xumidaada iyo nin marqaamaya inaad tahay. War i dhagayso: Anaka iyo idinku wax naga dhexeeyaaba majiro! Isku deegaan ma'aanu nihin, isku dhaqan ma'aanu nihin, xataa marmar isku diin ma'aanu nihin(anagu dad muslim ah ayaan nahay oo Illaahay iyo Rasuulkiisa ixtiraama)--marka wax naga dhexeeyaaba iska yar. Horaynah ayaan kuugu sheegay, dhulkaan aad ku faanaysid oo aad ku qarowdey inaad leedahay, nimankii lahaa waa joogaan oo waa kuwaan jabhadaha iyo ciidamada la rigrigleenaya meel walba bal orodoo iyaga xal u hel. Iyagaaba tabar u la'dahayee, furunto kale maxaad u doondoonaysa? Siiba furunto haraagii dhafoor qiiqqii SNM-ta waayihii aasaaskooda xaarka ku dhajiyey! Aniga waxba excuuse iyo reason ha i raadiin dhulka waad ka talin jirtay maantana kama talisid wa so simple adeer mala fahanka kugu yar eeh dhul aad ka talin jirtay hadanad maanta ka talin dee walaga qabsaday mamuulkaagi na waxba wa kaqaban wayey awood bu u wayeye siidan is yidhi, is that simple saxib waxba ha cadhoon oo ha odhan wanu idinka diin jecelnahay , umaduhu kala siyasad fiican kala mallatary adag kala xiiniyo baddan Inanay waxba inaga dhaxayn aniga ba hore u sheegey wa waxan dalkayaga u goostay inan noocina dal la yeesho watan hora ta uga tashaday adigana ii markhaati furay inanay waxba inaga dhaxayn Gobonimo is afgaranay Maalin danbe uun yaan ku arkin adigu naga daba ooyaya
-
Originally posted by Jacaylbaro: It is a sensitive transitional period .... been only two months. Let's give them time and see. i agree give it more time and things will go smooth inshallah.
-
Contrary to the Farole propaganda machine, this militia is, according to knowledgeable sources, recruited from within Puntland and the overwhelming majority of its members hail from the hamlets of the western Bari sub region. Their leader, Mr. Atom, is not a radical individual nor is he, unlike President Farole, given to dictatorial tendencies. Those who know him well say he is a mild-mannered, thoughtful person. Nor is his philosophy particularly anti-Western in outlook, as the regime would have the world belief. They try to portray him as a terrorist but on the contrary he is just protecting his people and his land from thieves (Pirates)
-
^^ saaxibow kaftanku qoladiina budhcadbadeedka wuu idinka xiidhanyahay maalintad xiiniyo iska baadhaan oo aad dagaal so qaadan oo aad noo soo badheeedhan. ayaanu wada hadli markaad leedahay piratsku toodi bey ku mashquulsanyihin Marka ,,marki hore ba dan kamaad lahayn dhulkan ka qabsaday wayahay eeh arimihina iska watta, piratski beryahan duco uun ba ka so hadhay waan idin duceynaya maxay tahay inan ku sii qabso ku duceyso wayahay eh lol
-
Originally posted by Emperor: The secessinists are in trouble, their good relations with Ethiopia is fragile, the SSC movement is gaining momentum and are recruiting and rearming heavily, the Awdal regions is rebelling. The test of is on Siilaanyo to deliver. I forgot to mention the ONLF incident. No wonder Gaboose has repeadly called for cooperation with Puntland. There is no Trouble my friend Ethiopia and somaliland are close allies and the diplomatic relations between the two countries is better then ever. And i am not aware of any awdal rebbelion i don't know where you get your news as for the Khusuusi well they are still where they were last year Which is buhoodle
-
Originally posted by Mr. Somalia: ^ To Xaaji Marduuf: Haye calanka lagarey-- laakin ma ii sheegi kartaa dadka masawirada ka dhex muuqda yey yihiin? ma habraha reer marfash miyaa, mise waa daraawiishta reer sool? Caqli xumidaada, waa waxaad ulasoo shir tagtey dhisma xuna uu Xaabsade iyo ilma adeeradiis oo Daraawiish ah ey ka dhisteyn magaaladooda oo aad moodey rinjiga iyo calankey ey kuu sureen meesha inuu daacaad ka yihiin. War alwaax yahow, nimanku wey idiin qayileyn oo lacag been been ah ayee rabaan iney idiinkaga cunaan ee qaadka yuu shortage kaa gelin, nimankaan Illahay keliya ayaa iimaankooda deeqee! Aniga meesha qabsaday ciidankayga haysta calankayga ka tagaan nidaamkayga ka shaqeysta meyeen pirateski dagaalami jiray ma cabsi ba idin hellay war dagalaama ambaydanba dhiman ba weydaane eh Meesha mamuulka budhcad badeedka eeh bahluulsan ba ka talin jiray walaga fiiqay iyaguna taw bay yidhaheen oo meel jaan iyo cidhib ay dhigeen lama hayo,, mr somalia aya wali ka had hadal haya iyaguna sadex sanno ka bacdi wali hadal laga ma hayo , waliba faroole somaliland babu amaan kala daala maalinkaasta. marka Mr somaliyow goormaad dagaalamaysin oo aad xabbad soo qaadaysan xita nimanki is yidhi bal ka kiciya somaliland laascanood wayidinki u diiiday inay Dalkina ka soo duulaan
-
No amount of you talking about qaad and mirqaan will get you back the land i took from you iska mirqaan saaxib ka jiidhi mayo In the mean time Ku raxayso
-
he did in jan the second in 2009 during the voter registrations it was posted by all kind of websites. But you can believe what ever you want Somaliland owns sool, and the pirates got owned
-
Originally posted by Mr. Somalia: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Laascanod Daawo Sawirada Written by Qarannews. Apr 02, 2008 at 11:52 AM Psst! Xaaji Marduuf , over here. Lets not start deflecting the fact Mudane Siilyaanyo, as alleged by Thankful as an established matter, cannot visit Las Canood(a supposed marfashland city), by recycling old propaganda from 2008. We all know that Siilaanyo has never set foot on an inch of Las Caanood soil in the past. He never did during his most recent campaign against the * mugger-extraordinaire , and like Thankful , I'm willing to bet that he will NEVER EVER lay a foot in the future, on such a hallowed precinct as Las Caanood is for the Daraawiish peoples. Now try posting something a little bit more convincing than your usual claptrap, you mewling propagandist! P.S * mugger-extraordinaire a.k.a NSS thug Riyaale Kaahin Siilaanyos and his visit to laascaanood. you lost the bet pirate Diiwaangelintii oo Ka Bilaabatay Laascaanood, Siilaanyo oo Ku Sugan & Axmed Yuusuf oo caynabo Ku hakaday Friday, 02 January 2009 12:16 xusen Ololaha Diiwaangelinta ayaa maanta ka bilaabanaya guud ahaan gobolka Sool, iyadoo ay xalay halkaasi gaadhaya kolonyo gaadiid ah oo gaadhaysa 100 oo ku raran agabkii loo adeegsanayey diiwaangelinta Sool & Buuhoodle, & shaqaalaha hawshaasi fulinaya qaarkood, waxaanna horeba magaaladaasi u gaadhay gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye Axmed Siilaanyo halka madaxweyne ku xigeenka Axmed Yuusuf yaasiin uu isna ku sugan yahay Caynabo oo ku sii jeedo dhinaca laascaanood. Gobolka Sool ayaa la filayaa inay diiwaangelintu ka bilaabanto ilaa 160 goobood oo ku yaala gudaha gobola Sool iyo Degmada Buuhoodle oo Komishanku ka soo reebay gobolka togdheer balse raaciyay gobola Sool, hase ahaatee ay tirada dadka Buuhoodle iska diiwaangeliyaa lagu kabi doono tiradii iska diiwaangelisay gobolka togdheer. Sidoo kale gobolka Sool ayaa ah gobol aanay inta badan ka dhicin doorashooyinkii Somaliland ka qabsoomay, iyadoo ay gacanta ku hayeen maamulka Puntland marka laga reebo deegaamo dhawr ah oo Somaliland ka talinaysay, balse Dhawr iyo toban bilood ka dib oo Xukuumadda Somaliland la wareegtay talada iyo gacan ku haynta gobolkaasi ayaa laga hirgelinayaa hadda diiwaangelinta Codbixiyayaasha. Allhawd.com Laascaanood
-
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Laascanod Daawo Sawirada Written by Qarannews. Apr 02, 2008 at 11:52 AM Laascanood(Qaran)-Wefiti balaadhan oo uu hogaaminayo Maxadwayne Kuxigeenka Jamhuriyada Somaliland Mudane Axmed Yusuf Yasin Ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, imaatinka weftida uu hogaaminayey M/kuxigeenku ayaa in dhawaydba laga sugayey Laascaanood iyo Gobolada Bari ee Somalilandba. Ujeedada Socdaalka wefdigan ayaa lagu sheegay inay la xidhiidhi Dib u dhiskii gobolka Sool iyo u kuurgalka abaaraha ba’an ee ka jira gobolada Bari ee Somaliland taas oo ay hada masuuliyiinta Somaliland isku dayayaan sidii ay wax ugu qaban lahaayeen dadwaynaha ay dhibaatadu ka soo gaadhay abaaraha sii fidaya. Weftida ayaa waxay ka koobnayd Golaha wasiirada, Golaha Wakiilada iyo Siyaasiyiin kale oo uu ka mid yahay Muadane Ahmed Abdi Xaabsade, Mid ka mid ah baabuurtii soo galbisay madaxweyne ku xigeenka iyo waftigiisa oo ay saaranyihiin qaar ka mid ah ardayda dugisyad magaalda Laascanood oo iyagu ka mid ahaa dadweynihii maanta sida balaadhan u soo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka. Ali Maxamed Warancade oo ah wasiirka duulista iyo hawda, wasiiru dawlaha arimaha gudaha soo dhawayntii waftida ayaa waxaa ka qayb qaatay dhamaan shacabka oo aan u kala hadhin ayaan orankarnaa iyo ilaa 150 gaadhi oo kala duwan ayaa lagu soo dhaweeyay iyo caleemo qoyan iyo calanka Somaliland oo caruur iyo cirooleba ay ruxayeen, maanta waana masuulkii ugu sareeyay ee xukumada Somaliland ka socda ee booqda magaalda Laascanood, tan iyo intii ay mar labaad ay magaalada Laascanood soo gashay gacanta xukumada Somaliland, sideedaba magaalda Laascanood ayaa ah magaalo ka mid a magaalooyinka Somaliland, dhaqan ahaan deegaan ahaan intaba waxa ay la wadaagtaa magaalooyinka kale ee Somaliland, dadweyanaha reer Laascanoodna maanta waxa ay muujiyeen soo dhawayn iyo gacmo furan, taas badalkeedana waxa laga sugayaa dhamaanba shacabka iyo xukumada Somaliland oo balan qaaday in ay gobolka Sool soo gaadhsiin doonaan gobolada galbeedka oo iyagu horumar aad u balaadhan sameeyay. Madaxwayne kuxigeenka iyo weftida ayaa ku degey Hotel Xamdi halkaas oo uu Maxadweyne ku xigeenku qudbad gaaban ka jeediyey khudbadiisiina waxaa ka mid ahaa sida uu uga mahad celiyey sida ay u soo dhaweeyeen Shacabka magaalada Laascaanood, wuxuu kale oo sheegay Md/Axmed Yasin in ay u socdeen sidii ay wax uga bedeli lahayen raadiikii Maamulkii hore ee Puntland balse ay Gobolkiiba uu Abaar baaxad wayn ku jiro sidaas awgeeda ay arinta Abaara iyo Biyaa la’aanta ay wax ka qabanayaan hada,wuxuu kale oo uu sheegay M/wayne ku xigeenku dad intii isku dal ah ba ay isku dad tahay isku DAWLADNA tahay maraa aanan anigu sheegan karin Soomaalida Jabuuti,ta Kililka Shaan ee Ithoobiya ama konfurtaba. Waxaa kale oo Xafladii ka hadlay Odayaal dhaqameen waxaa ka mid ahaa Caaqil Saleebaan Caabi (Bagaf),Caaqil Cali Maxmed Kaarshe iyo Caaqil Maxmaed C/laahi (Gadhyare),sidoo kale waxaa ka hadlay Uruuro Sama falka iyo Qaybo kale oo Bulshada ka mid ah. Waxa sidoo kale maanta ka mid ahaa odayadii madaxweyne ku xigeenka iyo waftigiisa aad ula hadlay mid ka mid ah odayda reer Laascanood oo yidhaa Saleebaan Cabdi (Bagaf), oo isagu ka mid ahaa odaydii sida aadka ah ugu ololayn jiray maamulkii Puntland, waxa aanu sheegay in ay soo arkeen maamulkaasi, xagan Laascanoodna ay tahay magaalo ka mid ah Somaliland, maamulkii horena saaristiisii ay iska kaashadeen shicibka iyo xukumada Somaliland, oo aan aan anigu ka mid ahay, waxa aan soo dhawaynayanaa xukumada Somaliland, waxa aananu eegi doonaa waxa ay noo qabato oo aan ku qadarin doono ayuu ydhi oday Bagaf, oo hada aad ugu ololeeya qadiyada Somaliland, kana mid ahaa odaydii soo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka iyo waftigiisa. Madaxwayne ku xigeenku wuxuu tegey goob kala duwan sida Xarumaha Gobolaka iyo Dawlada hoose sidoo kale wuxuu gaadhey Jiida hore ee Ciidanka Qaranka ka dibna wuxuu ku soo noqday Hotle Xamdi halkaas oo kula shirayo qaybaha bulshada, iyaga oo mamulka gobolka ku wareejin doona raashin iyo hawlihii biyo dhamiska ee loogu talo galay goobaha ay abaaraha xoogani ka taaganyihiin, caawimadana ma aha tii ugu horaysay ee xukumada Somaliland ay soo gaadhsiiso gobolka Sool, waxa hore ay xukumadu raashino iyo daawooyin ugu deeqday ama keentay gobolka, iyada oo xiligan uu cisbtalka magaalada Laascanood uu ka soo kabtay daawo laantii ku habstay xiligii ay maamulka Puntland ay maamuli jireen. Lama oga ilaa xiliga ay ka ambabaxayaan weftidu Gobolka Sool balse waxaa la sheegay in ay ku laabanayaan magaalada Caynabo ka mid ahayd Goboladii la magacaabay dhawaan halkaas oo ay weftidu Xaflad ka qaybgelayaan sidoo kale waxay marayaan Gobolka Buuhoodlle, wararkale ayaa sheegaaya in madaxweyne ku xigeenka iyo waftigiisu ay toos ugu ambaba bixi doonaan gobolka Sanaag oo uu socdaalkoodu uu ka midyahay in ay soo maraan ama tagaan goobaha abaaruhu wax yeeleeyeen ee biyo dhaamisku ka socdo taasi oo ay xukumadu si balaadhan uga qayb qaadanyso xiligani.
-
xeebaha galbeed is my land my friend all of somaliland belongs to me A khadar tell me about the costal situation of the future khusuusi state
-
A khadar adeer dhulka wa ka so fuuri jiray ciyari wa gali danbe ha ii dan dansan somaliland shacabkeeda bay u tudhaysa iyo inay ka dhex dagaalanto guryaha shacabka. laakin jabhada inay cagta marinayso muran kama jiro , wamaxay noohdu sidad somaliland iskaga fogeyneyse baad xita lahjadi is tidhi badal lol
-
^^ in other words we are scared of somaliland.
-
^^ adigu wax aad kiireysid ba ma haysid horta buhoodle dekked ma leedahay