Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,832
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. ^^ How do you know he Won't according to him America = Satan.
  2. ^^ Not if Emir godane attacks the US embassies in Ugandha and kenya and Yemen and their military base in Djibouti.
  3. oo ma waxa la isku haystey ba gaadhi qudh ah lol
  4. Well done MP amir adan congratulations
  5. i remember a day before Sharif announced his prime minister Cumar Abdirashid in 2009 faroole said the same,,, mark my words Sharif will anounce a prime minister from The pirate state.
  6. Ciidan Ka Tirsan Puntland oo Ku Dhaawacmay Qarax Miino October 6, 20105 comments| leave your own!Askar ka tirsan Ciidanka Puntland ayaa dhaawac soo gaaray kadib markii uu ku qarxay miino,iyadoo qaraxadaas miinada ay ka dhacdey halka lagu magacaabo Balli Khadar oo hada kahor dagaal ku dhexmaray Ciidanka Puntland iyo xoogaga taabacsan wadaadka lagu magacaabo Maxamed Siciid Attam. Wararka ayaa sheegaaya in qaraxadaas miinada ay ku dhaawacmeen askar gaaraya 8-askari oo dhaawacooda lasoo gaarsiiyey Isbitaalka guud ee magaalada Bosaaso oo xilligaan lagu dabiibaayo. Askarta ku dhaawacantay qaraxa miinada ee lasoo gaarsiiyey isbitaalka Bosaaso ayaa la sheegaaya in qaar kamid ah ay qabaan dhaawacyo aad u culus. Ma jirto ilaa iyo hadda cid ka hadashay qaraxa miinadaan, Ciidamada dagaalka kula jira Puntland ee uu hoggaamiyo ninka la yiraahdo Maxamed Siciid Attam ayaan weli sheegan in ay ka danbeeyeen qaraxaas, waxaase loo badinayaa in ay iyagu ka danbeeyeen. Ma ahaan markii ugu horeysay Ciidanka Puntland ay ku waxyeeloobaan qarax miino oo noocaan oo kale,waxaana dhowr jeer hore degaano ay kamid tahay Galgala lagula beegsaday qarax miino oo dhaliyey khasaaro dhimasho iyo dhaawac. Horseed Media
  7. Africa Own Indeer just because President siilaanyo refused to inform Melez about his cabinet before he announced it, or just because adis ababa didn't like Ina xashi and Dr gaboose and the minister of religious affairs a good mutual relationship between two countries doesn't mean The Somaliland admin should please Ethiopia when ever it comes to it Ethiopia should not interfere with internal issues of somaliland. The relationship with Ethiopia isn't gone bad it's just where is was before rayaale took over power in 2002. As for the security Somaliland new admin works hard on the security issue. So lets wait and see the next comming months.
  8. waxa la isku haysta daraha la dummiyey yaa dib u dhisaya
  9. Originally posted by AYOUB: We should open an Embassy in Xarardheere. are we sure they can protect our Embessy When will waax iyo waadi come
  10. Can't you read afsomali Hargeysa (TogdhNews)- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland oo shalay ka laabtay socdaal muddo 20 maalmood ah qaatay oo uu ugu maqnaa dalka Qadar, ayaa shaaca ka qaaday in hay’ad samofal oo xarunteedu tahay dalka Qadar ballanqaaday inay Somaliland ka dhisayo cusbitaal lix dabaq ah oo noqon doona ka ugu weyn mandaqadda bariga Afrika. Xildhibaan Nacnac, waxa uu sheegay in hay’addaas samafalka oo aannu magaceeda sheegin ay hore ula kulantay masuuliyiinta xukuumaddii hore ee Somaliland, isla markaana kala hadleen dhismaha cusbitaalkaas, balse aanay wax war ah dib ugu celin, sidaas darteedna ka soo codsadeen inuu Madaxwayne Axmed Siilaanyo iyo wasiirkiisa caafimaadka farriin arrntaas ku saabsan loo hirgeliyo dhismaha cusbitaalkaas. nacnac is a kulmiye parliamenterian.
  11. That's good news reer sool need more schools and more stuff like this, well done somaliland.
  12. That's good news Xildhibaan nacnac is hard working parliamentarian
  13. Cabdirashiid Ducaale Qambi Oo Talooyin Ujeediyey Garaaddada Iyo Qurbo-joogga reer ssc Xukuumadda Somaliland Iyo Jabhadda SSC. Hargeysa(Ramaas) Okt.05, 2010 - Cabdirashiid Ducaale Qambi oo ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeedda Deegaanka Buuhoodle ee Somaliland, ayaa Xukuumadda Somaliland iyo madax-dhaqmeedka Deegaannada Buuhoodle iyo Sool inay xal degdeg ah u helaan dhibaatooyinka siyaasadeed ee ka aloosan Gobolka Sool iyo Buuhoodle. Cabdirashiid Qambi oo shir jaraa’id shalay ku qabtay magaalada Hargeysa, waxa uu ka hadlay dhacdadii dhawaan ka dhacday deegaanka Oog oo Jabhadda Hubaysan ee SSC si gaadmo ah ugu dileen hal Askari oo Ciidanka Qaranka ka tirsan, mid kalena ku dhaawaceen, halka ay hal qof oo shicib oo maalmo ka dib markii ay arrintaasi dhacday la soo daayeyna ka afduubeen, isla Tuulada Oog. Taas oo uu Cabdirashiid Ducaale Qambi ku tilmaamay mid xad-gudub ku ah nabadgalyada Somaliland iyo Ciidammada Qaranka ee sida nabadgalyada ah u jooga jiiddaas, isla markaana waxa uu xusay inaanay dadka ku dhaqan deegaanka Oog reer Buuhoodle ka mutaysan tallaabooyinka lagula kacay oo uu ku sifeeyey inay ahayd mid aad u fool-xun. Mr. Qambi waxa uu sheegay inaanay siyaasadda Kooxda la baxday SSC ahayn mid dani ugu jirto guud ahaanba dadka Sool iyo Buuhoodle. Waxaanu ugu baaqay dadka Gobolka Sool iyo Buuhoodle dibad iyo gudo meel ay joogaanba inay ka shaqeeyaan horumarinta dadkooda iyo deegaannadooda, kana feejignaadaan tallaabo kasta oo dhaqaale loogu ururinayo cid nabadgalyada burburinaysa, xasilloonidana ka soo horjeedda, oo aanay wakhti iyo hanti toona iskaga lumin taageerada SSC. Cabdirashiid Ducaale Qambi waxa uu si wada-jir ah baaq ugu diray Xukuumadda Somaliland, Jabhadda SSC iyo Beelaha uu ka soo jeedo ee Sool iyo Buuhoodle.“Waxaan doonayaa SSC inaan hal idhaahdo, Xukuumadda Somaliland inaan hal idhaahdo, Qurba-joogga Dhulbahantana inaan hal idhaahdo, Xukuumadda Somaliland waxaan leeyahay ballan-qaadkii aad ballan-qaaddeen oo illaa imaka intaan ka war hayo Guddi la saaray la igu yidhi warkoodii iyo wixii ay qabeen waxay u gudbiyeen Madaxweynaha, Madaxweynuhu sidii uu ballan-qaaday wax loo socod-siiyo oo Xukuumaddu u socodsiiso oo wadahadalkii iyo gogoshii Madaxweynuhu fidiyey la socodsiiyo oo laga midha-dhali, oo aanay noqon arrin caajis gala, taas ayaan Xukuumadda odhanayaa.” Sidaa ayuu yidhi Cabdirashadii Qambi. Cabdirashadii Qambi oo la hadlaya Beeshiisa iyo SSC, waxa uu yidhi; “SSC waxaan odhan lahaa, reer Buuhoodle dagaal uma baahna, SSC Laascaanood hawlgal kama fuliso, Xudurna kama fuliso, Taleex kama fuliso, Sanaag kama fuliso, Fiqi-fuliyana kama fuliso, Awr-boogeysna kama fuliso, markaa waxaan leeyahay SSC reer Buuhoodle nabad bay u baahan yihiin, haddaad Boorama eegto xaaladda ka jirta iyo meeshaasi horumarka ay gaadhay ee ay nabad ku gaadhay, siyaasad ku gaadhay ee ay danteeda ku gaadhay ee meesha waxa ka jiraan ay garteen, Buuhoodle Dhakhtarkiisi wuu xidhan yahay, oo Iskuulladiisi way xidhan yihiin oo haddaad magaalada aragto yaab baa Illaahay kuu keenayaa.” “Waar haddaad tidhaahdaan Itoobiya waannu soo oodaynaa, oo Somaliland waa soo oodaynaa oo Puntland waa soo oodaynaa, dee meel loo socdaan jirin. Waar ragga dibadda jooga ee lacagta rasaasta ku bixinayaa inay Qalin ku bixiyaan baa wanaagsan, inay Buug ku bixiyaan oo Iskuul ku bixiyaan oo ay ummaddooda meel walba laga xidhay sadaqad ku siiyaan oo wax ugu kordhiyaan baa wanaagsan, Balse in la yidhaahdo Xagla-toosiye ayaa meel noo fadhiya oo waannu dagaallamaynaa meel walba waannu iska soo oodaynaa caqli iyo cilmi toona maaha.” Ayuu yidhi Cabdirashadii Ducaale Qambi. “Dadkii dhulka maraayey ee Caafimaadka u socdey shaki ayaa galay, waxaannay ilaa Hargaysa, Caynabo iyo Qorulugad ay Dadka joogaa ka shaqaynaayeen wannaag in Wiil yar oo Gaadhi wata haddii la yidhaahdo soollaa habari heshay oo Sool illaa Qorulugad ilaa Coobadley Wallaahi oo Bilaahi oo Talaahay in aanay sidaas Nabadgelyo ku haagayn.” Ayuu hadalkiisa ku ladhay Mr. Qambi. Cabdirashiid Qambi oo la hadlaya la hadlaya dadka ay isku deegaanka yihiin, waxa uu yidhi; “Dadka dibadda jooga ee reer Sool, Buuhoodle, Taleex, Ceerigaabo, Fiqi fulliye, Xuddun, Badhan, Laasqorey, Ceelaanyo iyo Dhahar waxaan odhan lahaa waar Dadka dibada joogaa xaaladoodu waxay maraysaa halkii 88-kii, waxa maanta yaalla Hargaysa, Burco iyo Berbera waxa halkaas yaallaa Dadkaasi aan sheegay ma ahaayaan, waar Dadka iyo dalka waxa lagu dhaqi karaa Nabadgelyo oo lagu wadda hadli karaa oo lagu heshiin karaa oo lagu midoobi karaa oo lagu kala tagi karaa sidda aad jecel yihiin, wax aan nabad ku dhalanna xumaan kuma dhashaan, Masuul xilka ka haya Xukuumadda Somaliland oo u hadlaya ma ihi ee Muwaadin reer Somaliland ah ayaan ahay oo Muwaadin Soomaaliyeed ah oo Buuhoodle ah oo Muwaadin reer Dhahareed ah ayaan ahay, waxaan odhan lahaa waar halkan waxa yaallaa iyo waxa aad ku haysaan dibadaha way kala fog yihiin, halkii SNM ay maraysay 88-kii ayaad maraysaan dhulkana Nabad ayaa taalla oo la isku dhex marayaa oo lagu wadda joogaa oo la isku dhaqayaa.” “Waxaan arkaayey Niman reer Buuhoodle ah oo leh waa nala gumaysanayaa oo waa nala haystaa Walaahi in aanay jirin cid cid gumaysan karaa oo qasab ku haysan karaa Soomaali reer ugu yar-na dhahoo cidbaa gumaysan kartaa ma jirto, wax waliba Nabadgelyo iyo xalbay ku shaqayn karayaan, Nimanka la yidhaahdo SSC camalka ay ku shaqaynayaan maaha mid *********** iyo reer Buuhoodle wax u taraaya maaha wax ka qabta ummadaha ay jaarka yihiinna maaha.” “Inta Oog wax lagu laayo oo dad laga soo afduubto in Buuhoodle lagu soo dhuunto oo dadka lagaga furfuro wax ummadda jaarka ah qabta maaha, Puntland waxay ka shaqaynaysaa Nabadgelyo, Somaliland-na waxay ka shaqaynaysaa waa nabadgelyo, markaa Nimanka dibadaha jooga ee leh intaas oo dhan waanu soo oodaynaa waxa ka wannaagsan inay lacagta ay rasaasta ku soo dirayaan ay Qalin ku bixiyaan oo ay Buug ku bixiyaan ayaa ka wanaagsan sidda ay hada waddaan.” Sidaa ayuu yidhi Cabdirashiid Ducaale Qambi. Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu intaa ku daray oo uu yidhi; “Laakiin in la yidhaahdo Xagla Toosiye ayaa meel noo fadhiya oo Oog soo weeraraya oo Askar masaakiin oo diiday inay lafahoodu galaan carro *********** ayaan laynayaa addeer waxaan leeyahay Ragga Garaadada ah ee bud-dhiga u ah SSC ummadda ka daaya fidnadda oo waxaad waddaan ma qabbo reer Buuhoodle sidaas ayaan soo jeedinayaa inagoo ah reer Buuhoodle.”
  14. Godane nin ci ciyaara maha wa wuxu Emir iskugu yeedho.
  15. waan iska oga Gudoomiye admiral Maxmamamd cumar Cismaan ba laga hor keeneya inadeerki oo wasiir u ah Melez zanawi Yeah and i know the other one is from Qabri bayax.
  16. ^^ maya waxan rabba inan ogaado tuuladay ka so jeedaan , Mise waxad iska dhigaysa ONLF nin aan la socon wuxu melez so wal walaqay
  17. ^^ No my friend iley rules you Not my beloved Somaliland , my great nation is ruled by Xaaji Siilaanyo ilahay raali haka noqde eh Zack labbada wasiir halkay ka yimadeen ma qabridhahare mise dhagaxbuur.
  18. ^^bal wayahay halkay xukunta oo yay lid ku tahay weyn ?
  19. Originally posted by Som@li: SSC is a real threat to the seccesionists. How are they a threat if they control only
  20. Warya taleexi somaliland iyada wax rimisa Ciyaar mood, ssc baanu rabna inanu ka dhalino cadalaad hormar gobonimo oo aanu gaadshino si ay qabyaalada iskaga dayaan, say no to qabyalaad Yes to qarranimo. As for the news Reer xammar lugu xidh these people surrendered their arms. Hubka na wa la qaramaynaya inshallah.
  21. Originally posted by The Zack: The Somali region has the third largest number of population in the country and all they got is 2 ministers? That is Meles's democracy Well at least you have ileey running your place the president of kilinka shanaad Where are the two ministers from Are they from dhagaxbuur or from Qabridhahare