-
Content Count
29,832 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
waxad tirahdin war ciidanka legionka fransisku ilaaliya ha u dirina axmed godane eh ciidanka 25.000 eeh maraykanka eeh xeebta jabuuti jooga eeh somajeestayasha kuwa noo soo dira iyo kuwa fransiiska ah
-
Somaliland president visits Military personnel in hargeisa PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Taleexi walaalaha wa kuwe ma kuwa kugu sheegeya argagixso mise kuwa barlamaankoodi ka so cayrsadey mise waxa weye kuwa garaadkaagi gurigisa ku so weeraray. Dukey those men chased you away and made u flee 3 years ago and now an days your ministers are being hold hostage weak clan enclave i say -
Sudan secession will be dangerous precedent: Gaddafi
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
M/weyne Kadhafi oo ka digay kala qeybinta Sudan Sirte, Libya (Calanka.com) - 10-Oktobar-2010 M/weynaha Libya Mucammar Qadafi ayaa ka sheegay shirka uu dalkiisa marti-gelinayo ee Arab-Africa summit kaasoo lagu lagu qabanayo magaalo xeebeedka Sirte in ay dhibaatooyin badan keeni karto kala qeybinta dalka Sudan taasoo lagu balansan yahay sanadka dambe. Qadafi ayaa tibaaxay in hadii ay dhacdo in ay suuro gasho arinkaasi uu u keenayo qaaradda Afrika dhibaatooyin dagaalo kuwaasoo salka ku haya gooni isu taag gobolo badan. Waxa uu sidoo kale ka raali galiyay wadamada Afrikanka qaarkood habdhaqankii carabta xilligii lagu jiray kala iibsiga dadka madow iyo doorkii ay ka qaateen ka ganacsiga dadka madow ee Afrika. Dhanka kale shirkan ayaa looga hadlay marka laga soo tago arrinta Sudan arrimaha Falastiin iyo Israel iyo arrinta Soomaaliya. M/weynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa isna shirkaasi ka jeediyay khudbad uu kaga waramayay xaaladda Soomaaliya iyo doorka la doonayo in Jaamacadda Carabta iyo Midowga Afrikaba ka qaataan. Shirkan oo lasoo gunaanadayo caawa ayaa waxaa taageero kala duwan loogu yaboohay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda -
Jariiban: Minister Raage staff reach district safe and sound...
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
free at last did the other pirates pay ransom money? -
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta Shahaadooyin Gudoonsiiyey 30 Arday Oo Ka Qalinjabiyey Jaamacadda Geeska (Interational Horn University). Hargeysa(Ramaas) - Munaasibad aad u ballaadhan oo loo qabtay 30 arday oo ay ka qalinjabiyeen Jaamacada Interational Horn University [iHU], ayaa maanta lagu qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Munaasibadan qalinjabinta ah ee loo sameeyey ardayda ka qalinjabisay jaamacada Geeska oo ahayd mid si weyn loo agaasimay ayaa waxa ka soo qaybgalay masuuliyiin ka socday sadexda Xisbi qaran, ganacasto, xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, Maamulka, Macalimiinta iyo Waalidiinta ardayda dhamaysatay waxbarashada heer jaamacadeed. Xaflada waxa ugu horeyn ka hadlay Guddoomiyaha Jaamacada Geeska Sh. Almis Yaxye Ibraahim oo ka waramay xaaladihii kala duwanaa ee ay jaamacadu soo martay muddadii ay ka furnayd Somaliland, isagoo sheegay inay jaamacadani tahay mid wax badan kaga duwan jaamacadaha kale ee dalka ka furan, isla markaana kuliyadaha ay kaga duwan tahay jaamacadaha kale ayuu sheegay inay tahay kuliyada ku takhasuuska iyo barashada Qur’aanka kariimka. Sidoo kale waxa uu carabka ku dhuftay inay jaamacadu tahay ta kaliya ee dalka ka hirgelisay shahaadada MBA Master oo markii hore dalka dibediisa loo doonan jiray, laakiin markii ay arkeen baahida loo qabo ay iyagu keeneen dalka kuna guuleysteen keenisteeda. Guddoomiyuhu waxa kale oo uu halkaas ka sheegay xidhiidho caalamiya oo ay jaamacadu la leedahay jaamacado kale oo ku yaala dalal kale, kuwaas oo ay ka mid yihiin Sudaan, Ingiriiska iyo Malaysia. Guddoomiye Almis, waxa kale oo uu sheegay in dufcadan maanta qalinjabinaysaa tahay dufcadii ugu horeysay ee jaamacada ka qalinjabisa, taas oo tiradoodu tahay 30 arday, kuwaas oo isugu jira 22 inan Siddeed hablood. Madaxweyne ku xigeen Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil [saylici], oo isna madasha ka hadlay, isla markaana ardayda shahaadooyinka gudoonsiiyey, ayaa tilmaamay sida uu ugu faraxsan yahay ardayda ka qalinjabisay jaamacada Geeska. Md. Saylici waxa uu tilmaamay in xukumadiisu xilweyn iska saari doono sidii ay shaqo abuuris ugu samayn lahayd ardayda kala duwan ee jaamacadaha dalka soo qalinjabisa. Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo munaasibada ka hadlay, ayaa ugu horeyn waxa uu mahadnaq aad ballaadhan iyo hambalyo ujeediyey ardayda ka qalinjabisay jaamacada, maamulka iyo macalimiinta jaamacada Geeska oo uu sheegay in ay qabteen wax aad loogu farxo, waxaanu u soo jeediyey arday inay waxbarashadooda halkaas ka sii wadaan inta karaankooda ah. Guddoomiyaha UCID, waxaa kale oo uu xukuumada Somaliland ugu baaqay tayeynta waxbarashada dalka, waxaanu tilmaamay in wakhtigan waxbarashada dalka aanay ka muuqan doorkii wasaarada waxbarashu ku lahayd waxbarashada iyo horumarinteeda. Isaga oo xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay in ardayda ka soo baxaysa jaamacadaha kala duwan ee dalka looga baahan yahay shaqo abuuris u samayso, isagoo sheegay inay wakhtigii ololaha doorashadii madaxtooyada ay ku gashay shaqo abuuris. Wasiirkii hore ee Ganacasiga Somaliland Md Abiib Xasan Fil-fil oo ku hadlay magaca xisbiga mucaaridka ah ee UDUB, ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay ardayda dhamaysatay waxbarashada jaamacada, isagoo hambalyo u diray maamulka jaamacada iyo macalimiintii wax soo bartay ardayda. Guddoomiyaha Xisbiga Xukumiga ah ee KULMIYE Md Muuse Biixi Cabdi oo isna madasha qalinjabinta ah ka hadlay, ayaa hambalyo u diray ardayda ka qalinjabisay jaamacada, waxaanu sheegay in ay sabab u tahay nabadgalyada dalka ka jirta, taas oo uu u soo jeediyey ilaalinteeda bulshadii kala duwanaa ee ka soo qaybgashay xaflada. Wasiirada Arimaha Gudaha Dr Gaboose, Diinta iyo awqaafta Sh Khaliil iyo Wasiiku xigeenka Waxbarashada, ayaa iyaguna dhammaantoodba sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin ardayda ka qalinjabisay, iyagoo hambalyo u diray waalidiinta ardayda dhashay, maamulka iyo macalimiinta jaamacada Geeska.
-
Somaliland president visits Military personnel in hargeisa PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
ssc is part of somaliland and my army will always protect the people of ssc ,, haday qoladi budhcad badeedku ku so habjabaan ii yeedh abti aniga arlada ka sifenaya. -
Somaliland president visits Military personnel in hargeisa PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The Somaliland National army is in perfect shape my friend do you still fear the Mujaheedins sxb The SNM waxa la qarameye in 1993 at garoonka maagaalada hargeisa xafada sinai here is a video of 1993 -
Pirateland In-Fight Drama: Garacad Cartel Takes a Minister Hostage
Xaaji Xunjuf replied to AYOUB's topic in Politics
Originally posted by AYOUB: ^ Cadde Muuse was our boy. He used to come even to Gar'adag, Burco and beyond for fuel and magazines. He only used to feel unsafe in Garowe, something to do with Eyl Cartel. we even gave him shelter in ceelafweyn -
Pirateland In-Fight Drama: Garacad Cartel Takes a Minister Hostage
Xaaji Xunjuf replied to AYOUB's topic in Politics
Originally posted by Thankful: Xaaji and other secessionists. Your leader Silanyo has not travelled outside of the triangle of Hargaysa, Bebera and Burao.....he's been in office for over 2 months. Most leaders tour their region, he knows if he leaves that area and travels to places like Awdal, he will be attacked. you think we are like the pirates like your former tribal chief Mr tuute Muuse who stayed his entire term in bosaaso and not in his so called capital garowe because he feared tribal uprise from reer garowe so he decided to stay in his boosaaso his traditional territory Now let's go back to the topic when will this poor minister be freed -
Pirateland In-Fight Drama: Garacad Cartel Takes a Minister Hostage
Xaaji Xunjuf replied to AYOUB's topic in Politics
Originally posted by Thankful: They are secessionists what do you expect....their President hasn't even ventured out once from the triangle! He is too scared! Even know Boorama he won't dare visit. Thankful forget about borama or awdal or the secessionists you obsessed with when will the pirate state free their minister who is hold hostage . -
Pirateland In-Fight Drama: Garacad Cartel Takes a Minister Hostage
Xaaji Xunjuf replied to AYOUB's topic in Politics
Originally posted by Libaahe*: No pirate on pirate violence. -
Pirateland In-Fight Drama: Garacad Cartel Takes a Minister Hostage
Xaaji Xunjuf replied to AYOUB's topic in Politics
War Deg Deg ah:Wasiirka Dekedaha Puntland & ilaaladiisa oo ay gacanta ku dhigeen Koox Burcad Badeed ah. 11. oktober 2010 APL Garacad:(Allpuntland)-Wararka imika APL kasoo geeraya lawaaxiga degmada Jiriiban ee gobolka Mudug ayaa kusoo waramaya in Koox Burcad Badeed ah oo kasoo kala gurmatay Degmooyinka Jiriiban,Gaalkacyo,Burtinle & Deegaanada Bursaalax & Bacaadweyn oo aad u hubaysani ay goordhaweyd si rasmi ah gacanta ugu dhigeen Wasiirkii Dekedaha & Gaadiidka Badda ee dawlada Puntland oo saaka ay Dagaalo kala duwani ku qabsadeen deegaano kamid ah gobolka Mudug. Warar ay APL ku kalsoontahay oo ay ka helayso Deegaanadaas ayaa kusoo warmaya in Ilaalada Wasiirka & Wasiirku ay nabad qabaan islamarkaasna laga qabsaday Deegaanka Bali Kumeel oo 30-Km ujira Degmada Burtinel islamrkaasna dhexeeya Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal & Deegaanka Malaasle islamarkaasna ay Kooxdu la aaday dhanka Degaanka garacad. Gudoomiye Xigeenka Degmada Jariiban ee gobolka Mudug Cabdullaahi Cabdiraxmaan ayaa APL u xaqiijiyey Warkan,waxaana uu sheegey in ay wadaan dadaalo lagu baadi goobayo Wasiirka oo aanan weli la ogeyn halka ay geysteen Kooxdii qabsatay,isagoo sheegey in ay imika weli hubin halka lala aaday Wasiirka Dekedaha Puntland. Wasiirka Dekadaha & Gaadiidka Badda ee Dawlada Puntland Eng,Siciid Maxamed Raage ayaa dagaalo culus maanta waqtiyo kaladuwan ay weeraro xoogani dhexmareen isaga & Kooxo Burcad badeed ahi,waxaanan la hubin halka uu imika Wasiirku kusuganyahay. Wasiirka Dekedaha & Gaadiidka Badda ee Dawlada Puntland oo ay APL iskudayday inay la xiriirto ayey suurto gali weyday Taleefoonadiisa oo shaqayn la’Owgeed. Cabdiqani Xayir Allpuntland -
Pirateland In-Fight Drama: Garacad Cartel Takes a Minister Hostage
Xaaji Xunjuf replied to AYOUB's topic in Politics
pirates taking pirates as hostage funny stuff But i am not suprised Ministers being taken as hostage or being killed it all happened in the pirate enclave -
Somaliland president visits Military personnel in hargeisa PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
JAMHUURIYADDA SOMALILAND Republic of SOMALILAND Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL Mobile: 4424126/4423774 Email: afhayeenka_jsl@yahoo.com,afhayeenka@gmail.com,(E-m: private) cukuse@hotmail.com Date11/10/2010 War-Saxaafadeed Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) oo ay weheliyaan Wasiirada Gaashaandhiga, Warfaafinta iyo Cadaaladda ayaa ka qayb galay kulan Balaadhan oo lagu soo Bandhigay Daraasad ay in mudo’ahba ku hawlanaayeen Guddi Heer Qaran ah oo ka kooban Saraakiisha waa wayn ee dalk JSL. Kulankan oo ka dhacay Miiska Saraakiisha waxa uu madaxweynuhu warbixinta Daraasadan ka dhegaystay xubno kamida Gudida saraakiisha ah ee soo diyaarisay. Madaxweynuhu waxa uu gudida ka gudoomay Dhawr buug oo ay ka diyaarisay Daraasadan oo nuxurkeedu ku urursan yahay sidan:- 1. Sharciyada Ciidamada 2. Derajooyinka Ciidamad 3. Iyo Qaab dhismeedka Ciidamada Gebegabadii kulanka Hadal kooban oo madaxweynuhu halkaa ka jeediyey waxa uu marka hore Gudida, Wasaarada Gaashaan Dhiga, Taliska Ciidanka Qaranka iyo Cidkasta oo Gacan ka gaysatayba ku boogaadiyey Daraasadan Kulanka lagu soo ban dhigay oo uu Madaxweynuhu Sheegay inay tahay mid qiimo wayn dalka ugu fadhidda. Madaxweynuhu waxa kale oo uu Qudbadiisaa ku amaanay dhamaanba ciidamada dalka oo uu sheegay in ay Kaalin weyn kaga jiraan dhismaha Dawladnimada, Adkaynta Nabad gelyada iyo Difaaca qaranka, waxaanu ku amaanay Adkaysiga ay u leeyihiin Xil gudashadooda. Madaxweynuhu waxa uu sheegay inay tahay hawshani bilawga dadaalka ay xukuumadu doonayso ee Balan qaadkeedu ahaa inay ciidamadu Derajo-yeeshaan. Ugu danbayn waxa uu madaxweynuhu balan qaaday inuu daraasadan iyo tala bixinta guddidaba fulindoono kolba intii ay awoodu saamaxdo. ALLAA MAHAD LEH Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse ) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL -
War-Saxaafadeed: Madaxweyne Siilaanyo Oo Miiska Saraakiisha Ee Magaalada Hargeysa Ku Guddoomay Daraasad Laga Sameeyey Qaab-dhismeedka, Sharciyada Iyo Darajada Ciidanka. Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay weheliyaan Wasiirada Gaashaandhiga, Warfaafinta iyo Cadaaladda ayaa ka qayb galay kulan Balaadhan oo lagu soo Bandhigay Daraasad ay in muddo’ahba ku hawlanaayeen Guddi Heer Qaran ah oo ka kooban Saraakiisha waawayn ee dalk JSL. Kulankan oo ka dhacay Miiska Saraakiisha waxa uu madaxweynuhu warbixinta Daraasadan ka dhegaystay xubno kamida Guddida saraakiisha ah ee soo diyaarisay. Madaxweynuhu waxa uu guddida ka gudoomay Dhawr buug oo ay ka diyaarisay Daraasadan oo nuxurkeedu ku urursan yahay sidan:- 1. Sharciyada Ciidamada 2. Darajooyinka Ciidamada 3. Qaab dhismeedka Ciidamada. Gebegabadii kulanka Hadal kooban oo madaxweynuhu halkaa ka jeediyey waxa uu marka hore Gudida, Wasaarada Gaashaan Dhiga, Taliska Ciidanka Qaranka iyo Cidkasta oo Gacan ka gaysatayba ku boogaadiyey Daraasadan Kulanka lagu soo ban dhigay oo uu Madaxweynuhu Sheegay inay tahay mid qiimo wayn dalka ugu fadhidda. Madaxweynuhu waxa kale oo uu Qudbadiisaa ku amaanay dhamaanba ciidamada dalka oo uu sheegay in ay Kaalin weyn kaga jiraan dhismaha Dawladnimada, Adkaynta Nabad gelyada iyo Difaaca qaranka, waxaanu ku amaanay Adkaysiga ay u leeyihiin Xil gudashadooda. Madaxweynuhu waxa uu sheegay inay tahay hawshani bilawga dadaalka ay xukuumadu doonayso ee Balan qaadkeedu ahaa inay ciidamadu Derajo-yeeshaan. Ugu danbayn waxa uu madaxweynuhu balan qaaday inuu daraasadan iyo tala bixinta guddidaba fulindoono kolba intii ay awoodu saamaxdo.
-
dee dadku soma so xajiyan miyanad xajiyin wali anu xaajiigi jacaylka baran wayey ku bixine eh
-
Duke dont be angry it's not may fault Yey failed as a warlod as a TFG president as a ssdf rebel leader. And even as a servant to Gen gabre It's not my fault faroole is asking US officals in DJIBOUTI to bomb galgala mountains because he is not man enough to fight the Maakhir boys he is stealing from. who are by the way a few miles away from the city you call you commercial capital. You wished you could be categorized in the same group as the Mighty Mujaheedins of the SNM .
-
War nin gedo ka yimi cidna raisal wasaara ka dhigan meyso meel alshabaab haysato maxay so kordhin karta horta?
-
Duke Nur cade got rid of Yey and forced him to leave office and replaced him with his cousin Sheikh sharif,, who knows Nur cade might just succeed Sh Sharif next year i know duke it feels like your beaten From left to right and there is nothing you can do today the TFG is out of your hand all you have is the pirate state
-
Actually Nur cade is a good diplomat he was a police commander during the siyad bare regime he never invited Ethiopian troops in somalia he was the one who politically removed Yey the warlord from office and forced him to resign.Which resulted the withdrawal of the occupation forcess. As for Abdiqasim salaad hassan he was also against the Ethiopian occupation of somalia.
-
Galoacyu: two Al Shabaab suspects executed by Puntland admin
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
The bomb blast -
Galoacyu: two Al Shabaab suspects executed by Puntland admin
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
That's really fast this incident occurred yesterday and they are allready executed. How sure are you if they were really guilty? -
waleh satelite beynu maalin dhow space u dirayna